Hees Wadani ah "Maxaan Kaligay Hamiyey" Codkii iyo Erayadii Cabdi Muxumed Amiin Aun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 75

  • @sgutube1000
    @sgutube1000 11 лет назад +13

    The greatest Somali singer, songwriter, the best Somali nationalist musician,one of the best that Somalia ever produced. An era gone by, and a great feat unlikely to be repeated.
    Cabdi Muxumad Amiin aabihii xikmada fanka iyo wadaninimada soomaliyeed.

  • @ajmoham
    @ajmoham 7 лет назад +16

    Abdi Muhumad Amiin, a hero that will forever live in the Somali nation's psyche. A shining example of fervent Somali patriotism and a spirit of pure love for his country and people both in support and opposition to successive Somali administrations since independence.May you everlast in Jannatul Firdowsa. Amen!

  • @LunaticStruggler
    @LunaticStruggler 2 года назад +7

    Masha'allah what an amazing man, i am happy to have had him as my grandpa may Allah grant him the highest place in jannah Ameen

  • @mohamedabdilahi6574
    @mohamedabdilahi6574 6 лет назад +17

    Ilaahow adeerkay u naxariiso aniga oo ah xasan siciid muxumed amiin

    • @kaahinyare7566
      @kaahinyare7566 5 лет назад

      Adeerkaa ma jibriil abokor ayaad moodaysaa kkk

    • @civilengineering6343
      @civilengineering6343 5 лет назад

      QOLAMA AYUU AHAA SXB, HAYBTIISA WAAN RAADIYAA WELISE MA HELIN

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 4 года назад

      Aamin yaa allah, wlh adeer muwaadin dhab ah ayuu ahaa alow janatul fardowsa geey

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 3 года назад +1

      Aamin ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahid cabdi muxumed amiin meel fog ayuu nagaga yaalaa hadaanu nahay reer somaliland
      Wuxuu ka hadlayaa 1988 faqash siday ka yeeshay shacabka somaliland ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 3 года назад +1

      @@kaahinyare7566
      Mayee waa nin dir ah oo isaaqa walaalo yihiin qadiyahan uu ka heesayaana waa wixii 1988 siyaad barre ka gaystay somaliland

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 10 лет назад +8

    ALleh yaa Raxma abwaanku qiimo iyo qaayo ayuu ku lahaa ummada somaliyeed,xataa Abihii caan ayuu ka ahaa wadankii hooyo

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 7 лет назад +9

    Ilahay ha unaxariisto waxaa uu ahaa abwaan caana oo kudhashay Magaalada Gabiilay

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 6 лет назад +3

    Cabdi muxumad amiin waa labada wadani ee aan waligood qabyaalad iyo qurun lagu aqoonin allow unaxariiso cabdi muxumad amin. Alow caafimaad iyo cimdhi dheer u hibeey saynab xaaji cali baxsan. Amiin amiin aamiin

    • @omaryounis6754
      @omaryounis6754 Год назад

      Amiin ilahay ha u naxariisto labaduba,maxay ugu abaal gudeen,waa taariikh lama ilawaan ah zeynab geerideedii dad badan ayaa indha kala furey si fiican dowlada iyo ciidanka ay guubabin jirtey meedey.

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 лет назад +4

    ilaahy ha unaxariisto abwaanka
    isaga iyo 3 saxibadii ah baa hben lasoo weeraray 3 waa ladilay isna dhaawac ba gaaray lkin mayd ahaan ba loga tagay
    xiligaas jabhad bu ka mid ahaa itoobiya bu joogay

    • @slmndow
      @slmndow 4 года назад +1

      Dilka laba socotay abwaan Cabdi M.Amiin, aan aqaan mid waa xildhibaan Cabdiraxmaan Ceeydiid, oo golahada dhexe ka tirsanaan jiray, midna waa wiil uu dhalay aasaasayaashii SYL Xaaji Maxamed Xuseen, Abuukar; laakiin ma maqal qof saddexaad oo ku dhintay shirqoolkaas ee dilka ahaa...lkn, Abwaan Cabdi waa ka badbaaday waa sax....

  • @AA-vf7np
    @AA-vf7np 3 года назад +2

    Allaha u Naxariisto Abwaan ka heeskaan markuu tirinayay waxey aheed sanadkii 84tii xiligaas wadanka waxaa ka jiray Jabhado ku kacsan Dowladii kacaanka isaganu wuxuu ayaamihii kahoreeyay ku biiray jabhada SSDF Runtii Abwaan ka inta aan ka aqaan wuxuu ahaa nin aan la Gamban Aragtidiisa wadaniyada laheed Allaha u naxariistee heeskaan waxaa ka horeeyay oo uu Qaaday sanadku markuu Ahaa 1983 heeska Halgankeenu waa labo' oo uu ku Guubaabinayay jabhadaha uuna ku iftiiminayay farqiga u dhaxeeya dowlada iyo Dowladnimada.
    Hase ahaatee Dhag jalaq looma siinin kaaga Darane heeskaas oo Qaaday ayaa lagu colaadiyay kadibna xili habeen Ah 1983dii ayaa lagu weeraray isaga iyo labo nin oo ay sxb ahaayeen oo laka oran jiray Cabdiraxmaan Ceydiid iyo likaar xaji qorshuhu wuxuu ahaa in ladilo Abwaan ka lkn ilaaheybaa wax Dila ee sadexdoodii oo xili habeen ah hurda meel kasameesan cooshad Yar oo kutaala diridhabe lagu weeraray waxaana ku dhintay labadii Nin ee sxbadii ahaa isagana waxey uga tageen Ragii soo weeraray meyd ahaan hase ahaatee Dhaawac buu noqday waana uu ka bogsaday kadib ayuu tiriyay Heeskaan oo ahaa
    MAXAAN HOG ABEESO GALAY
    ALLE ha u naxariistee heesihiisa waxaa ka mid ahaa heeska ALLAHU AKBAR
    oo aywada qaadaan isaga iyo labada fanaan ee ahmed naji sacad iyo saynab xaaji cali baxsan Rabbi h u naxariistee 2008dii ayuu ku dhintay Nairobi
    Aad ayaan iskugu fiicneen Qoraal laguma soo koobi karo lkn heesa uu tiriyay waxaa ka mid ahaa
    Allahu Akbar
    Wadadii cadeed cagta saarnaye
    Dalkeegow Dabeeshaadu waa udgoontahee
    Kuwii horay inoo gubay oo kala jeeday musharaxiintii xisbigii leegada waa 1968dii
    Isla 1962dii wuxuu curiyay maansada geediga wadaay oo uu ku guubaabinayay hogaan kii Dalka oo bergaas ahaa mid Daacad ah oo wanaagsan
    1964tii Dagaal kii dhexmaray Soomaaliya iyo Ethopia ayuu kaalin weyn ka qaatay Rabbi ha u naxariistee wuxuu curiyay heeso oo ku guubaabinayo xooga Dalka Soomaaliyeed
    Rabbi ha u naxariistee isla Sanad kaas wuxuu curiyay waa 1964 markii ay bilowdeen ololihii Doorashada Baarlamaanka ayuu curiyay heeska
    KUEII DAANKA BUUXSADAY OO UU shacabka UGU BAAQAYAY INEYSAN DOORANIN MUSARIXIINTII XISBIGII SYL
    Waxaad moodaa inuu maanta kahadlayo Farmajo iyo xertiisa maxaa Yaab isdaba Yaal allow wadanka noo hagaaji

  • @abukarsanei
    @abukarsanei 8 лет назад +5

    Cabdi Muxumed Amiin naxariis jano Allaha siiyo. Indheer garad aad u aragti fog ayuu ahaa, murti ma guurta ah ayuu uga tagay Soomaali! Allow kuu naxariiso.

  • @princessamiisha4391
    @princessamiisha4391 9 лет назад +10

    Abwaan qaali aha illaahoow kuu naxariiso adeer

    • @saladali5226
      @saladali5226 7 лет назад

      allow Ku naxriso aamawan qaali alaha umada somaLiyeed muurti magac aagu ka iga tagayan asc sAlad alj

  • @cabdiqaadirmaxamedarwaax1144
    @cabdiqaadirmaxamedarwaax1144 5 лет назад +1

    Allah yaa raxma abwaan Cabdi muxumad amiin wuxuu ahaa shaqsi taariq fiican leh

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +2

    لك الرحمه والمغفره عبدي مُحمد ..... تركت ذكري خالده في قلوب كل الصوماليين واصبحت مصدر الفخر لهم

  • @MuhammadAhmad-bi4pj
    @MuhammadAhmad-bi4pj 5 лет назад +1

    Allah ha u naxariisto Adeerkeey C/Muxumad Amin

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 26 дней назад

    Ilaahy ha u naxaristo

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 2 года назад

    Heestaan siyaa sad ayey ahayd waxa ayna ku socotey Walaalaha koonfureed ee dhibka faraha badan kala kulmeen walaalaha waqooyi siiba dowladda Siyaad Barre

  • @mukhtarhassan2150
    @mukhtarhassan2150 2 года назад

    Illahayo uu naxariso abwaan abdi muxumad amiin oo geeriyoday maanta

  • @CumarCaliBashkax
    @CumarCaliBashkax 6 месяцев назад +1

    😢allha u naxariisto abwaanka

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 7 лет назад +1

    Waa habenkii Dhiridhaba uu ka badbaadal dilkii qorsheyseyd ee dhawacu ka soo gaadhay habenkaa .

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 6 лет назад +2

    Ninkaa alah ha unaxariist waxuu ahaa wadani dhab ah

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 Год назад

    Hadalkii cabdi muxumed amiin ee aan ilaawin waxaa kamid ahaa. Dadki nalagudboonaa dayaxuu uguuree nin qabiil gargaarsaday meelna gaarimaayee guulestayaalow geediga wadaay waa hees xikmad wadato. Soomaalidii qabiil ayeey gargaarsadeen oo mid waliba xiro ayuu ootay kadibna maamulaa ilaa iyo hada wax horumar gaaray lama arag lamana hayo

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 6 лет назад +1

    hobeeya hobeeya hobeeya! Amazing

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 4 года назад +1

    Allow unaxariiso Abwaan keena yaa allah

  • @ahmedmalim3588
    @ahmedmalim3588 5 лет назад +1

    Waa hesihii wadanka lagu burburiyey

    • @axmedgaashaan3167
      @axmedgaashaan3167 4 года назад +1

      Alaha unaxariisto hada ayaynahaysataa anagana alaha nagasaaro dhibaatada aamiin

  • @Learnlearn-cj7yn
    @Learnlearn-cj7yn 7 лет назад +1

    allawunaxariiso anaganoogadabanaxariiso waahalabuurkhaaliya taariikhdaakhoridoonta waxaatahay maansha allaah halabuurigukhaaliya waxauusheeganaaysaxaheyd😭

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 9 лет назад +2

    Murxuumku wuxuu sheegay inuu Qamro cabay. "maxay talo iga hab tidhi, maxaan hiil mooday Jiin, sidii Caanaha hirqaday, habsaamoo hadalka gabay"Alloo ka cafi.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 8 лет назад

      maluhu waa dambi abwaanku fanaaniinti qamriga lagu xaman jirey kuma jirin tan koowaad. mida labaad qisadi Yemen iyo silici uu marey ee dhaawacu kamid ahaa raadi adigaa ogaan doona meesha dhibuu ka hadlay ee qamri mayaale. cida tumaysa iyo gabdhaha jiibinayaba waa hobalo cadmeed oo Yemen ah.

    • @maxamudliiban1795
      @maxamudliiban1795 8 лет назад

      eryaga heesta wuu ku jirraa hadduu cabay xitaa ilaahay buu hoos joogaa oo qafuura raxiima qofna kuma dhinto isagoo bilaa danbi ah

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 лет назад

      Cumar Ganacsade kadaa beenta abaawanka adeer
      heesta waa qoomamo
      isagoo jabhad ah baa habeen lasoo weeraray isaga iyo 3 saxibadiis ah 3 dee saxibadi ahaa hortiis baa lagu dilay isna mayd ahaan ba looga tagay alx ilaahy ayaa badbaadiyey markaas bu yamen u cararay hlkaas bu heesta ku tiriyey

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 лет назад

      Cumar Ganacsade kadaa beenta abaawanka adeer
      heesta waa qoomamo
      isagoo jabhad ah baa habeen lasoo weeraray isaga iyo 3 saxibadiis ah 3 dee saxibadi ahaa hortiis baa lagu dilay isna mayd ahaan ba looga tagay alx ilaahy ayaa badbaadiyey markaas bu yamen u carara
      y hlkaas bu heesta ku tiriyey

    • @abdullahiali7007
      @abdullahiali7007 7 лет назад

      asc dadka.oo waxa gaartaa waa ogo yihiin cabdi muxumed uu ssdf ka mid noqadaye markaas ka dibi ayaa la shirqoolay asga iyo cabdiraxamaan caydiid iyo nin dhaqatar ahaa lkn nasiibkiis ma dhiman meeyey ahaan ayaa looga tegaye. markaas ka diba waa yaan ayuu u cararaye raga kale cumar salada Cilmi xaaskii cabdiraxamaan caydiid. heest aan la samayey

  • @muhudiinmaygag2345
    @muhudiinmaygag2345 11 месяцев назад

    allaha unaxaristo

  • @MohamedAdde2020
    @MohamedAdde2020 7 лет назад +1

    ilaahaw u naxaristo

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 4 года назад

    Illaahay haow naxariisto abdi muxumed amin waa lagu tabay ooh😪

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 11 лет назад +2

    Hiwaayad kun jeer mudnid, aadbaan kaaga mahadcelinayaa heesta aad kaydisay inbadan baan dhagaystay waliba canjal duq iyadoo ah baan heystay lkn maanta iyadoo faseex ah baan ku raaxeystay mahadsanid mahadsanid sxb mahadsanid

  • @mustafemaxamedmaxamud7941
    @mustafemaxamedmaxamud7941 Год назад

    xususti abwanada

  • @maxamuudcabdi8009
    @maxamuudcabdi8009 2 года назад

    Allah yarxam

  • @abdulkadirabdulle2015
    @abdulkadirabdulle2015 2 года назад

    Xes

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 года назад

    Aun

  • @muhudiinmaygag2345
    @muhudiinmaygag2345 11 месяцев назад

    wlhi hestan aniga aye igahadle dhibka igudhacay ala xanunbada marka yartahay xaqada dhacsan karin adun

  • @abdulkadirabdulle2015
    @abdulkadirabdulle2015 2 года назад

    Xesenada

  • @abdullahialiseed6236
    @abdullahialiseed6236 Год назад

    Waarkii uu biiraye ssdf oo la dilaye cabdirxmaan caydiid asgan meyde ahaan looga tegaye malada diir dhaba oo uu fadaye jamacanta bari asga cumar saalad heesta yaman ayuu alafiye qofkii rabaa warsigiisa ha raadasho

  • @abdulkadirabdulle2015
    @abdulkadirabdulle2015 2 года назад

    Xasanadan
    Xxxz

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 7 лет назад +1

    Waa sababta Abdullahi Yusuf Amxaaradu u xidhay