Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa erayadii Ustaad Axmed Nuur Yuusuf..allaha u naxariisto..
Mirihii pro axmed nuur yuusuf laxankii a.naaji sacad codka hobolada waabari
Sanadkee la Alifey.
@@wadaaywadaay95901971 meelahaas
War Maxaad Tiri.Ayaamihii Dahabiga Ahaa Ee Na Soo Maray.
Dadka Soomaaliyeedeey hoowaa,Waxay deggan yihiineey hoowaa,Dalka Afrika dacalkiisa bari,Dhaqan kala duwiyo hoowaa,Bado kala dadbiyo hoowaa,Qarar kala dafiraaKala dayra malee (malehee)Waa duul quroo hoowaa,Dimoqoraadiyaa hoowaa,Xeer doora iyo diin bay leeyihiin,Waxay doonayaan hoowaa,Danahooda guud hoowaa,Way daryeeliyoo kama daalayaan
Walaal Allaha ku sharfo
waa hees wadani ah oo aad u qiimo badan
Waa erayadii Ustaad Axmed Nuur Yuusuf..allaha u naxariisto..
Mirihii pro axmed nuur yuusuf laxankii a.naaji sacad codka hobolada waabari
Sanadkee la Alifey.
@@wadaaywadaay95901971 meelahaas
War Maxaad Tiri.
Ayaamihii Dahabiga Ahaa Ee Na Soo Maray.
Dadka Soomaaliyeedeey hoowaa,
Waxay deggan yihiineey hoowaa,
Dalka Afrika dacalkiisa bari,
Dhaqan kala duwiyo hoowaa,
Bado kala dadbiyo hoowaa,
Qarar kala dafiraa
Kala dayra malee (malehee)
Waa duul quroo hoowaa,
Dimoqoraadiyaa hoowaa,
Xeer doora iyo diin bay leeyihiin,
Waxay doonayaan hoowaa,
Danahooda guud hoowaa,
Way daryeeliyoo kama daalayaan
Walaal Allaha ku sharfo
waa hees wadani ah oo aad u qiimo badan