Kaftanka Siyaasada 351 oo aad u xiisa badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 272

  • @abdirisakabdilahihassan7238
    @abdirisakabdilahihassan7238 2 года назад +1

    Ali iyo yasin ducaale allah ha idin xafido abtiyaal wax badan bad somali u iftiimiseen , samaliya ilahay cadawga haka qabto dad xumo ba ina haysata.

  • @wilo8533
    @wilo8533 2 года назад

    Mashallah huno somali weyn Allah ha ine xidiyo somalinimo hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️

  • @idilcali8108
    @idilcali8108 2 года назад +13

    subxaana allah ilaahay somaliya ha u gargaaro.lakiin somaliyey carab maro dheer man iska celino see wax u jiraan

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 года назад

    Bismilaahi raxmaani raxiim ilaahow masaari hanoo keenin.

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 2 года назад +3

    Waa barnaamiyada aan aadka u daawado maanshalaah 🌹🌹

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 2 года назад +1

    Somalia wa laguso duulaye Allaha badbaadiyo

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +1

    CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare 👏
    Barnamijki Kaftanka Siyasadda Xalqadii {{ 351 }} Aad ✔️👍🎤

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 2 года назад +9

    Kaftanka siyaasada waxaan ku xidhnaa in ka badan 3 Sano waxaan kala bilaabay barnaamij kii ugu horeeyey ilaa iyo maanta 351 Episodes Thank you so much. Mr Ali Harare, Mr Yasin Duale, Mr Riwaan, Mr Badri iyo Mr Abdi Aar lkn Legend kaan long time mahayno.
    Guulaysta walalayaal💙💙👏👏

  • @kchanad
    @kchanad Год назад

    Yes. Boragraam waa cajiib lana socda YUHUUD ayaa ku hoos qarsoon Falastiin oo kale ayey rabaan in ay Kadhigaan SOOMAALIYEY hurdada aynu kakacno yeynaan Madax Wayna XASSAN sheekh ku aaminin

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 2 года назад +4

    Alle ayaa u maqan Somalia 🇸🇴 30 sano Arab ayaan nabad ka heli weyney, lakiin alle ayaa talidiisa wato🇸🇴🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 года назад

    Maxaa ka Celinaaya in
    Soomaaliya la qeybsada
    Hadaba gacan kuma jirto
    Allaah ha na suga xaqa
    Waxaa uga dhiman wax yar
    Waayo saan saanta ayaa u Eg🌿🌿🌿🌿🌿🌿🍀🌿

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 года назад +8

    Salamaad minkuli afaad Dalkeeni Allaha noo badbaadiyo amiin yaarabi 🤲💙💟🇸🇴

  • @WayoHoreOfficial
    @WayoHoreOfficial 2 года назад

    Xasan sheikh Ha loo Bixiyo xasan Gaajo

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 2 года назад

    MD Ismaaciil Cumar waa muwaadin soomaali gaar ahaan soomaali waa kala qabiilo oo Rabbi ka dhigay waana nin Samaale ah...

  • @buraale134
    @buraale134 2 года назад +7

    My favorite 📺 show aad baad u mahad santihin guys

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 2 года назад

    LEGIONAIRE baa la dhaha Jabuuti

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 года назад

    Masaarida daba barkooda fiirshadheh marka hore dab hocaya waxan ahayn kuma taba bartaan

  • @yasukeuchiha6458
    @yasukeuchiha6458 2 года назад

    Prof Samatar waad qabyaaladeynaysaa.

  • @dubademmen6099
    @dubademmen6099 2 года назад

    Absoultly cali haraare waa Reer magaalo Si Reer magaalinino ah buu inoo sheegay Cali subscripe in badan ahaa

  • @afbile1
    @afbile1 2 года назад +4

    Waa wadan cadow gacanta u galay...

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 2 года назад

    SOMALIYA ALLAAH AYAA UMAQAN MADAXDA SOMALIYA AYAGA AYAA MURTASAQIIN AH WAA JARIIFIIN DALKOODII JARIIFAYA WAA DANBIYADII UMADA OO MADAX LOOGA SOO DHIGAY UMADA SOMALIYEED

  • @alinurjama8108
    @alinurjama8108 2 года назад

    Waa marki ugu horeyse ankamaqlo subscribe ali

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 2 года назад +1

    Ali harare iyo Yasin ducaale mahadsanidiin dhamaantiin

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 2 года назад +1

    Niyow horta wararka yaa ku siiya waan yaabaye

  • @mahamedali6310
    @mahamedali6310 2 года назад +1

    Asc
    Cali toosh sida aad u ifisay waa sax

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 года назад

    Cali xaraaraw qabyaalad baad u dhimanaysaa aakhirka xiligii farmaajo shibaad ahay ee alle kabaq wll

  • @maalmedia623
    @maalmedia623 2 года назад

    Commentaire, inta Ishaydu qabatay hal Qof oo wax ka soo qoray Jigjiga ka arkin, Allow sahal amuuraha.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 года назад +1

      Internet RUclips iyo video dheer oo daawasho ah u kicin Kara ma iyagaa haystaba

    • @maalmedia623
      @maalmedia623 2 года назад

      @@mohamed88466 🤣 Yaaab, meeshu waa ina daysay ba miyaa ? Oo talaba faraha inooguma jirto.

  • @Myway3801
    @Myway3801 2 года назад +2

    My ayeeyo gave something call abu fas is the 👌 👍 😍 best

  • @zuldanahmed3482
    @zuldanahmed3482 2 года назад

    Herariyoow waxaagu waaa nin ataaag u ka hadalay professeur ku qaraxyada wana ka tacsi yeeyay hooy waxad hupin mesha halaso farisan sheekh wa talo👈🙏👈

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 2 года назад

    Somali heshiis ah dunidana heshiis la ah!!

  • @mohamedyusuf4020
    @mohamedyusuf4020 2 года назад

    Aniga waxaan umaleynayaa madaxweynaha in uu lacag ku qaatay in uu wadanka god kurido. Reer galbeedka wadamada dariska uu baqay Kenya iyo ethiopia. Madaxweyne lacag kadacay iyo kaliya taliye calamka waa kadacaa lakin waligey maarag madaxweyne wadankiisa iyo dadkiisa bahdilay.

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 2 года назад

    Caliyow jabuuti anaa jooga oo hada imi laakiin calow Facebook iyo Ticktock ba waaka xidhanyahay sidii Canfartu uqafaalatay Askarta qaarna udishey intaasan kuu sheegayaa.

  • @bahjosheikh1330
    @bahjosheikh1330 2 года назад

    Waa mooryan baaahanayaal ah aa dowlad noqotay🫤🫤🫤🫤

  • @feysalyareofficial1526
    @feysalyareofficial1526 2 года назад

    asc cali xaraare waan ku salaamay kadib su'aal shaarkaan ad sidito waxaa ku sawiran uwax ama fiyoore u jeedka manoo micneenkartaa adugoo mahadsan intaasna waa kaftanka iyo siyaasada

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 2 года назад +1

    Asc Suldaan Ali & Suldaan Yasin Mashaa Allah:

  • @daudabdi1186
    @daudabdi1186 2 года назад

    Caliyow zadiq jon wuxu guursaday inanta ismacil cumar gele dhalay

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 года назад +2

    Xasan xoolo waan gaaranay ina waadanka laga qaadayo

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      Xasan dhiqoh iyo unkah iska leh xamar waan ogah in wadankah lagah qadi donoh inkarih idin ku dhacday moryan

    • @siraadcali8636
      @siraadcali8636 2 года назад +1

      Dadka shabaab ama khawaarij u sameeya dacaayadu waa banyihii xaraare iyo dhanaane waan idila soconaa cidaad kasocotaan iyo afkaad ka wakiilka tihiin

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 года назад

      @@siraadcali8636
      Haye, Hsye adna ma is keentay., hadda waxaa socda in qof kasta oo kaa fikir duwan ama sheega wax aadan Ku qanacsaneyn oo reerkiina taabanaya in la yiraahdo khawaariijta ayuu la safan yahay.
      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 2 года назад

    Wlhi waa runtaaa visa kenya waaba siiii adkaaday fududeyn daaa warkiisa

  • @AbdukadirAli-u1t
    @AbdukadirAli-u1t 9 месяцев назад

    Waa maxay

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 года назад

    Warkaasi waa khatar kafiirso

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 года назад +1

    inaalilaah wa inaalilaahi raajucuun xasan soomaliya bohol ayuu ku riday

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 2 года назад

    Subxallaha subxallaha subxallaha allow noo gargaar

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 2 года назад +2

    Masha allah tabaraka allah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад +1

    Mnsha allah waa warbixin fiican,calooshiod u shaqaystayaashaas khalad ma lahanee, aaway dawladii

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 года назад +2

    Xasan waa musiibo loo soodiray soomaliya

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 2 года назад +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @diniali612
    @diniali612 2 года назад

    CIIDANKA QARANKU HA DAGAALAMO MACAMUSLEY IYAAN LADHOBIN

  • @caliahmedcali6025
    @caliahmedcali6025 2 года назад

    Cali cars are saaxib waan ku kusalaamayaa waxbadan baad saaka fahansiisaa waad mahadsantahay ENG ALI AHMED

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 2 года назад

    Prof lacgti oo balaqaday away
    Wagihi oo musharaxa aha arday badab bab deeq waxbarasha siin wa kee dhahaye
    Away hosha?

  • @guwa1980
    @guwa1980 2 года назад +5

    Masha-allah legends❤

    • @beelecaynaanshe1469
      @beelecaynaanshe1469 2 года назад

      ASC WAXAN ANIGU IDIN SHEGAYA , DADKA SIDA TOOSKA UGU XIDHAN , AYAN AHAY , EE ( XAGA CODKA IN YAR KOR UQAADA , PLEASE , TAKLE ALI , & YASIN DHACDOOYINKA LAYAAB KU LEH ADUUNKA AMA MUCJISOOYINK KU SO DARA, MAHADSANID

    • @safiyomaxamed4293
      @safiyomaxamed4293 2 года назад

      @@beelecaynaanshe1469 00

    • @fadumofiqi4594
      @fadumofiqi4594 2 года назад +1

      ​@@beelecaynaanshe1469 6 byby byby6

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 2 года назад +1

    Allaha inaga qabto masar iyo imaaraadka sharkooda

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 2 года назад +8

    ali we like your funky old g styles

  • @nadiirkeyaptiidoon8282
    @nadiirkeyaptiidoon8282 2 года назад

    Yasiien ducale Ali harari

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 2 года назад

    jabuuti waa meel lagu shirqoolo soomaaliya sidaas darteed tolow ma shirqoolkaa
    la sheer gareynayaa

  • @omardhaanto4021
    @omardhaanto4021 2 года назад

    xasan sheekh madaxwayne fiican maaha farmaajo ayaa wadanka u fiicnaa soo laabo

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 2 года назад

    Horta hadii aan taa samatar waxan leeyahay samatar Marka Hore ayuu qaldanaa sababtoo ah muxuu ka doonay meel aan Laga Rabin oo iyadiiba iscunaysa oo aan naf isku hayn oo aqoonyahanka u imiday ee wax taraya ee somalinimadu qaaday ay qabyaaladay nayaan isaga iyo baylaba iyagoo wax laqabtay somali

  • @bouhmohamed8415
    @bouhmohamed8415 2 года назад

    Asc. Waan inisalamay Xadhadhe iyo Ducaale. Gendarme maaha calooshii u shaqayste ee maa sida Biliskoo kale. Askarta calooshood u shaqaystayaashu waxaa la'yidhaa " Légion étrangère ": waa askar fransiisa oo militariya. Waa dad lagasoo ururiyay wadamabadan oo la askareeyay si ay fransiiska u difaacaan.

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 года назад

    Saliidii xabbadka lamarinjirey mahaysaan?

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 года назад

    Ali waad salaamantey, waad ku mahadsantay arimaha somalia ku saabsan ee aad umada u iftiimisid. Tu'aal dawlada Emirates waxaynu la socanaa in ay somaliland galisay aduun badan Dekada Berbera laakin wax Ciidan ah uma joogaan umana tababarto inta aan ka ognahay. Arintaa miyaanay hayn in laga war doon.

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 года назад

    Yaasiin hhh iyo cali

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 года назад +5

    Alloow baadbaadi somaliya

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 года назад

      😂😂😂

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 года назад

      Wax Somalia la idhaahdo majirto saxiib

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 года назад +8

    صل الله عليه وسلم

    • @june6206
      @june6206 2 года назад

      War cali an ku da ee maha jandaren calooshise u shaqayste wa voidable la yidha lonjineer

    • @abdirahmaneman1505
      @abdirahmaneman1505 2 года назад

      @@abdiabdulkadiryusuf6068 p0

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 года назад

    Wallaahi waayaab waa gumaysi caadiya oo mujrimiin gacanta u kashay

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 года назад +2

    War soomaaliya yaa umaqan bilaahi caleeykum soomaaliyeed dalka haa ladabaqabta ee ninwalba siyaasigiisa haa lahadla

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 2 года назад

    Waa wadan ayidhamatey

  • @mohanoudalasow9280
    @mohanoudalasow9280 2 года назад

    Ali haraare markaan dharka ayow soo dhigtay si asluubeysan ayow u ahaa jiray qabyaaladeeste lakin hada waa soo dhar dhigtay war umadaan rejada haka dilina

  • @safiyocadey8544
    @safiyocadey8544 2 года назад

    Asc Ali Hahere Yasiin Ducaale Ali sxb cawa sanad guuri daadi miyaa fiyoraha wadnaha bidixda kuso dhegsatay
    Tanna waa faalada jacelka

  • @y.abtiyow2545
    @y.abtiyow2545 2 года назад

    متي نسمع منك أن تذكر شييء واحد إيجابي منذ مجيء رءيس حسن شيخ

  • @maxamedmuse6743
    @maxamedmuse6743 2 года назад

    Waxaa lad hahaha saxiib BAABULMANDAM

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 2 года назад +2

    Asc calioow dadka dhan maad ku dhadid wlloow carabiga barta markaad sxbkaa kaliya dhaheysid yaasinoow carabiga baro.

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 2 года назад

    Meel fiican baa lagu wadaa soomaaliya.
    Halkaa ha ka wadeen calooshood u shaqeeysta yaasha 20000 ha gaarsiiyaan meel walbana ha qabsadeen

  • @naimoismael7778
    @naimoismael7778 2 года назад

    Calow caalo siija u dhinte dhee

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 2 года назад

    Cali Xaraarow idinkaaba ka qayb qaadanaya qabsashada Somalia ,iyo soomaalida .

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 года назад

    viva xidhibanad ilhaneto Omar is a back

  • @Luvhlix
    @Luvhlix 2 года назад +1

    Love this

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 года назад

    hadaa kuwa ku maqan eriteriya iyana ma calooshooda u shaqaysta yaalbaa

  • @husseinabdirashiid6014
    @husseinabdirashiid6014 2 года назад +1

    Caawo dhan bam usoo jeeday mana ogayn inu soo galayo du france 🇨🇵

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 2 года назад

    Somaalida dhibaatada haysataayi waa inay iyagu isu geesi yihiin lk. Cadowgooda madaxa uruxaan

  • @asiyafarah784
    @asiyafarah784 2 года назад +1

    ‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад

    Bacda Salam caliyow jigjiga xooga saar meeshaas xoreyn bey U baahan tahay wixii macluumaad ahna waa lagui hayaa

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 2 года назад

    Wlhi waaa run visa waaa dhagax

  • @cabdlamaxamad3427
    @cabdlamaxamad3427 2 года назад

    Waa idin salaamayaa jaajayaal

  • @osmanjibril7494
    @osmanjibril7494 2 года назад

    caliyoow Gendarmerie maaha ee waa Legionnaire.🖐

  • @Roobleh
    @Roobleh 2 года назад

    Somalina qabyaalad ayaan u nacay, marka qof la dhaho Raysal wasaare meelna kama soo gashid,, cali xadhaadhe xabadaas waa la badheedhay

  • @ahmedshabdi5076
    @ahmedshabdi5076 2 года назад

    Asc cali xaraare iyo yaasiin
    Waad nagu taagteen caawa
    Afrikada bari
    07.30

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 2 года назад

    Rag aragti dheer baa tihiin laakiin nin somali reer habel baan ahay baa indha iyo dhaga tiray

  • @cfataaxbadhan9699
    @cfataaxbadhan9699 2 года назад

    Ana ugu horeeya commentiga

  • @abdiabdi8138
    @abdiabdi8138 2 года назад

    WAR CALIYOW DAAWADA SIFA 🇨🇦 CANADA MA LAGA HELO MIYAA WAX BADAN YAA DHAGEESANAAYAY MEELAHA LAGA HELI SIFA
    LAAKIIN CANADA MA KAA MAQLIN 🇨🇦

  • @essataabit6385
    @essataabit6385 2 года назад

    Somali dhan saas aa u dambeeneeso gumeysigaas

  • @owmahamedosman7801
    @owmahamedosman7801 2 года назад

    Imisa ayaa heshay jagooyin mareykanka

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 2 года назад

    Caliyoow mudo badan ayaan barmaamujkaaga ku xidhanahay anoo jigjiga ku nool hawshaa jigjiga maanta lagaaga soo dhiibey iskamaad baandhayn inkastoo wax runi ku jiro sida adeeg xumada xafiisyada oo xafiiskaa gaadiidka iyo ganacsiga kow ka yhy lkn tan odaygaa la diley sida laguugu dhigey maaha waana jiraa dilka odaygu ta magaalo qarana iyadana sida aad u sheegtay wax uma jiraan Ustaad ee bal marka wax aad dhulka somaliyeed iska baandhee hadii kale sida hotelka hargatsa ina biixi iibsadey ayay barnaamujkaagu kaa wada noqo
    Waan ku slmeyaa adi iyo ina ducaale

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 года назад

    CALI XARAARE, XAMZA MA BEEL AHAN AYAD U DAAFACEYSA ?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Hassan Sheekh waxuu ku daynayaa Farmaajo isba Farmaajo ciidmada uu geeyey Eritrea

  • @idilcali8108
    @idilcali8108 2 года назад

    somaliyey aan midowno hadii aan cadowga u midawno somalia dubai way dhaafi laheed lakiin mee rageedi

  • @adama2578
    @adama2578 2 года назад

    XASAN SHEEKHOW UMMADDA SOOMAALIYAEED DHOWR IYO SODDON SANNADOOD AYAY QAX,QARAX, IYO QAXAR KU JIRAAN EE FADLAN DHAARTA AAD U DHAARATAY DHOWRIDDA DASTUURKA QARANKA SI DAACAD AH,SI WADANNIMO, UGU ADEEG UMMADDAN RAFAADSAN EE ADIGA IYO MAAMULKAAGA KA DHOWRAYA SAMATA BIXINTA QARANKA IYO UMMADDA SOOMAALIYAEED.

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 2 года назад

    Aniga su.aal aan qabaa madaxweynaha diyaarada haloo iibiyo safar uu ki jiraa

  • @siciidcawil
    @siciidcawil 2 года назад

    ilahay umada soomaaliyeed waxay kujiran tihii wana loo tashadey ilahay caqligii iyo maskaxdii hau soo cesho cadwga hakaqabto

  • @zamzamabdillahi5298
    @zamzamabdillahi5298 2 года назад

    Calooshii u shaqayste = Mercenaire in french no gendarme. 🇩🇯

  • @sharmarkeadan1709
    @sharmarkeadan1709 2 года назад

    Waligaa dhaleecayn kama baxdid miyaa Cali xaraaroow

  • @matmat735
    @matmat735 2 года назад

    Hal saxid Caliyow. Gendarme was noc Police ah ee waxaad u jeeday legionnaire.