Qalbi waafiya la kaalaya kuna dhiirada inaad sii daysan Somaliland. Idinkoo ogsoon waxay yihiin ee wanaag ah taasoo ah taa kaga dayanaysaan ee indhaha Africa oodhan u ah maanta. Geesinimo la imaada faraha ka qaada macalumiinta Africa Somaliland. Ilaahayna tawakala.
Madaxweyne hore waa laso tijaabiyay hada kan yimi aya loo bahana dalkuna waxa u ku jiray xalad halisa oo badbaadadu ahayd dorosho dalka ka dhacday kala dorasho ma jirin lakin alx waanu codaynay dalkiina waa badbaaday walaw itaxaanki aan la wada baasin hadana dadku rajo ayay qaban ilaahay hanaga bakhtin ilayska raja ee hada noo bidhaamay shacabkana qulubtooda noo midee adigu maalin qaaliya oo fartada loo bahna aya kuso martay lakiin waad garan wayday waan ka xumahay inaad qiimayn kari wayday 7 sane muuse joogay wixi dhacday iyo halista ilaa badaha dalka itoobiya soo hunguraysay
This young gentleman himself is semaliar code of ethical standards enhancing mm tv( Hasan) he is an active interviewer of entire somali speaking reporter long live to u insha Allah
Dadkaas aaminsan in wadanka lakala jaro baa u dhaartay midnimada somalia kawarama!mudisho wuxu u jooga oo kaliya isku dirka beelaha koonfureed iyo basaasnimo si dawlad adag uga hirgalin koonfurta somalia🇸🇴
kaah waa xusbiga qudha ee yidhi ma kala lihin xusbiga insha Allah xusbiga kaah waa la wada yeelanayaa waana xusbigi hagi doona Somaliland dad badan aya aku jira awadal lakiin waxay aaad ugu codeyen hilaac kaahna waxooga yar bay siiyeen Somaliland oo aan cidna wax siin ayaa doorashooyin wanagsan qabtaa masha Allah
Gobolada waqooye waqtigii siyaad Barre ayeey ahayeen 35 year s Ago Ayee badasheen noqodeen SL waana dad inka go aye koofuraye walaalen xasidnimada ka taaye anigu waxaan waligaye amisanaye Inaye dad tashadaye yiihiin mana Soo noqonayaan aduunka imisa dowladda ka yira aqoonsi hayesan Oo dowladdo aqoonti hayesta ka hormarsan mala magacooda igu yeedha oo afkiinu aha karo somaaliland❤❤
Soomaaliya waxay beenta u sheegeysay dadkeeda in ka badan 30 sano. Somaliland dal bay ahayd hore, waa xaqiiqdaas, Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee burburtayna way dhamaatay, mar dambe ma jirto !
Doorashada somaliland waxey ka dhacdey oo laga codeeyey ( sool & sanaag & cayn ) ee qolyihi harti ee xasan cadow aad gobolada siin jirtey waydii sababta looga codeyey 😎
Asc Horta Muxuu Mr. Dube ugu boodaa Puntland mar kasta oo su’aal laga weydiiyo Somaliland? Horta ha la ogaado inta ay Puntland qabatay tan iyo markii ay dib u soo laabaneeysey dawladnimadii Soomaaliya inay mar kale cagaheeda isku taagto!!!
Asc First Mr. Why does Dube jump to Puntland whenever a question is asked about Somaliland? Let him find out about how much Puntland has done since the return of the Somali government to stand on its feet again!!!
Qof waliba 2 card ayuu haystay ama 3 meelood ayuu car ka qaatay. Laakiin codayntii waxa adkaaday in qofkii uu galo kuyuuga 2 jeer. Kuyuuga ayaaa dheeraa oo dadku uma haystaan wakhti ay ku lumiyaan saacado badan.
Declaring the independence of Somaliland is a statement that is not recognized internationally. In contrast, MPs from Somaliland in the federal system of Somalia seem to have a different meaning. The involvement of the federal government while simultaneously supporting separatist sentiments, they are a threat to the stability of the south because they are always leading those who are fighting or igniting each other or against southern Somalia. Even without being able to go to Somaliland or a places like elections yet they tend to lead the break up laws among southern Somalis!!!
Indha adeyg waa rasamalaa , puntland & somaliland isku mid ma ahan oo somaliland waa gooni gosad somali diid ah oo oromo & somali oromo nowoney ay halhays u tahay ee ha gefin hana simin qof sonalinimaddii diidey & qof somali ah isma lahane wana la wada og yahay intiina badan shaqo abuur & in aad siriqda konfurta ku sii fogeysan bad xamar u jogtane dacad idin kama ahan aburista somalia cusub!
Hassan waa nin ad uu nacab somaliland waa nin ay ku dheertahay nacabka somaliland bal ha noo sheego halka ay somaliland sharciga ay ku qorantahay wuxuu sheegayo.
Eyga gooni-goosad aynu fahansaneyn weriyuu..somaliland maha gobol ka go'ay Somalia ee wa gobol ku biiray Somalia si ay u sameeyaan jamuuriyadii somaaliyeen u jeedaduna ahyd in 3di gobol ee kale la doono..lkin axmaqnimadii koonfurta waxay dhashay in somaliland 10sano halgen hubaysan ay dib ugala so noqoto xoriyadeedi ay beerdaraysay. Markaa kelmad kasto quracan oo Somalia masuuliyjinteedu yidhaahdaan wa u faaido soamliland. Hal heshiis uun ba somaliland iyo Somalia u furan oo ah inay somaliland ku taageraan qadiyadeeda. Waxkale ma dhici karaan waayo qarni kaata waxa dhalanaaya jiil aan si naba u ogalayn midow danbe...asc
Wariye dag dag badan kujiro, kama sugayo hadalka mana fahmayo macnaha iyo xikmada professor ka, wariyaha maskaxiyan ma fayooba wuxuu ku dhaawacmay qarax muqdisho.
Legendary dube lagama cajisi karo xataa😂
Maasha allah senator dubbe wareysi xiiso badan thanks xasan cadde
Ninkan wuxuu fahmay sidah logu noladoh xamar iyo maxan cunah Good job 👍🏾 mr dubeh
Prof, x-wasir Osman dubbe waa siyaasi aqoon dheer leh oo ku darsaday af-tahannimo. Saxib hadal macaan.
Qalbi waafiya la kaalaya kuna dhiirada inaad sii daysan Somaliland. Idinkoo ogsoon waxay yihiin ee wanaag ah taasoo ah taa kaga dayanaysaan ee indhaha Africa oodhan u ah maanta. Geesinimo la imaada faraha ka qaada macalumiinta Africa Somaliland. Ilaahayna tawakala.
Insha Allaah, qayb qabta iyo xuduudaha nadhexyaala Allaha noomideeyo.
Wasir dube waa nin xikmad badan waxaan jecla ino ludaro wasirada somaliya
Anigu kaadhka Cod bixinta waan haystay lkn ma codayn waayo aragti ahaan maan arag Cid aan taageerto
Madaxweyne hore waa laso tijaabiyay hada kan yimi aya loo bahana dalkuna waxa u ku jiray xalad halisa oo badbaadadu ahayd dorosho dalka ka dhacday kala dorasho ma jirin lakin alx waanu codaynay dalkiina waa badbaaday walaw itaxaanki aan la wada baasin hadana dadku rajo ayay qaban ilaahay hanaga bakhtin ilayska raja ee hada noo bidhaamay shacabkana qulubtooda noo midee adigu maalin qaaliya oo fartada loo bahna aya kuso martay lakiin waad garan wayday waan ka xumahay inaad qiimayn kari wayday 7 sane muuse joogay wixi dhacday iyo halista ilaa badaha dalka itoobiya soo hunguraysay
Anba kula mid ayaan ahaa wan haystay card ma codayn mana iibsan cardkyga waan ku adkaystay ugu danbayn alleh kan helay haynoga dhigo mid khayr ino leh Inshallah
Waa waraysi qiimo bdn lkn weriye xasan Cadow qofku intuu jwbta dhamaysanayo sug haka dhex gelin hadalkisa 😮
Calooshisa hadleysa meel fog ayn ka dareemay😂😂😂
Dawladda Federaalka Soomaliya mise Dhulka Xornimo Gaadhsiinta ee Soomaliya (Somali Trusteeship Territory)
Dube wa nin waxgarad ah kalay inader somaliland❤❤❤❤
Sanator Dubbe waa adke oo dhiiqada waa iska ilaaliyey.
Aad I aad weriyuhu waxaa uu raba inuu bad geliyo oo labada dhinac ah
Dubbe iyo.mahdi gulleed ayaan tiro waraysi ah dawatay laguma deg.dego raaga xatta gadhbahooga khaas ahan xil gobsan
@@MaxamedfaraxTalanDUBE MA G36 baa??
Wariyihu wa bila cilmi reer sheek isaaq wa daad banaanka daagay guul reer Somaliland .somaliduna abalkiina ma gudikaran .
😊
BANAANKACDEGA😂? XAGEE BOOWE? DAAROOD🎉MAAD IS MOODEY ABOKWEE? KENYA, ETHIOPIA , ZAMBIA, UGANDA!! got cha??
Masha Allah ninkan wa legend ❤❤❤
Dowladii xasan sheikh ee 10 wasiir ahayd waa tii ugu quality badnayd ilaa maanta.
This young gentleman himself is semaliar code of ethical standards enhancing mm tv( Hasan) he is an active interviewer of entire somali speaking reporter long live to u insha Allah
Sadaasha barteeda ayuu dhigay mr Senator Dubbe ❤nin xikmad badan hadana farxad badan, xisbigii kulmiye waa lagu faataxaystay
Alaha heshiisiiyo ayaga iyo sool maanshaa alaah
Haday la heshiiyaan Sool, Buuhoodlena oo Togdheer ah waa inay la heshiiyaan Kadibna Sanaag, laakiin Sool kaliya ma shaqeenayso!
Aamiin yarabi
@@am.b5688 heshiis idinkaa diiday shalay iyo wadahadalba markaa waxaan u qaatay inaad kaliya uxiisteen lacagtii qurbajoogtu ay idiin soo diri jirtay dagaalkii
Barnamijka hordhacdiisa Dawada inta u dhafiyo Uganda gadna Somalilana waa wadan illahay sharaf iyo karaamo siiyay waaye🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Xildhibaanada iidoor gidi waa jawaasiis u shaqeeya gooni goosatada hargaysa jooga
Oo Adeer Haduu Gooni U Goosadka Ka Shaqeeyo Maxaa U Diidaaya Ma Wax Hooyadaa Leedahay Ayuu Cunaa Dowlada Shisheeyaa Inoo Dhexeeya Idinkuna Hawiyaad Tihiin Anaguna Isaaq Hada Hadaad Soo Eridaan Wixiisa Waxaa Naloogu Keenayaa Hargeisa Waayo Indhaha Ma Kala Heysaan Indhaha Kala qaada
Nin wixiisi haysta waxna kaga darsaday raaganimo u dhaaf😂😂😂😂😂
Maxaad ka badali kartaa kolay inaad adigu culays dareento mooyee😂😂
Waxba kama badali kartid
Osman waa nin Somaliland ah, dabaqa uu burco ka dhisayo wax yar ayaa u dhiman, ee ama dhuus ama xaar
Mashallah Senator Abokor waa hadala yaqaan guulyso geseyow. Senator Abokor🌹🌹👍🏼👍🏼👍🏼
Waa fariid dube soo noqo yaan meesha lagugu dilin soomaaliland baa ku baahan kama maarno bilaash haku dhiman illaahay hadan ilaaliyo 🙏🏼
Dube waa siyaasi
Republic of somaliland
Aduunka waa la kala faseexsan yahay imika wariyuhu maaha nin u carbisan wariye nimo
Lkn senator ku waa high quality person
Wallee qof walba ilaahay yaa og qalbigooda kooxda hargeisa iyo burco 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
qalbigaayagu waa somaliland oo dawlada
Habar jeclo jufu hoose maaha .Shiikh Isxaaq bay a farcamaan.ka farabadan hawiye.
Laba ninbaa jifo hoose oo faarax cabdile ina kaahin iyo xirsi
@@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Waa runtaa,Ogow Faarax cabdulle majeerteen ka badan. Bal baadh tirkoobkii ingriisku sameeyey ee soo baxay 1950kii markii labada qayboodba uu ka talinaayey. Isaaqu waxu ahaa boqolkiiba kow iyo labaatan dalka oo dhan darood labaatan , hawiye laba iyo labaataan. dir afar iyo toban.Idinka qolyihiina Xamar irsqa u doontay ayaa beddeley miisaanka oo ogaalaaday in isaaq xitaa la qayb noqon waayo daarood iyo hawiye iyo raxanweyn, waxad ogolaateen inaad magaca dir wax ku qaybsataan oo xaqiraaddaa ogolaataan. waxa la yidhi haddaad xaar cunaysid fandhaaladiisaa la samaysataa.haddaad xaaraan cunaysidna waa la doortaa, haddaad koleyba waxa xadeysidna waa la badsadaa.Tira koobka aan kuu sheegay ka baadh inernetka ama buugga laydhaado somali nationalism oo ay qortay sa'dia Touval 1950 Harvard university.
Nimanka soo baxay jufo hoose ayay isku yihiin
Xasan cade waa ku salaamay zxp noo badi
Guull🇸🇴🙏
Waziir dubbe waxa oo ufaraxsanyahay
Xizbi oo taageersanyahay ayaa guuleystay ((wadani))
WAA SAX LKN SIDAAD U FIKIRAYSAAN WADANI UMA SHAQAYNAYO DASTUURKA DALKA U YAAL MA DHAAFAYO WIXII QUNYAR SOCOD FURDURID AHAANA SHACABKA IYO MUCUURADKA AYAA ISHA KU HAYA DALKANA SNM TII AYAA ILAASHANAYSA
ALLE ayaa Muse bixi wadanka ka qabtay. Dagaal ayuu rabay inuu galiyo matkale.
Hada Ciro ku dagdagi maayo dagaal ssc khatumo
ALLE ayaa Muse bixi wadanka ka qabtay. Dagaal ayuu rabay inuu galiyo matkale.
Hada Ciro ku dagdagi maayo dagaal ssc khatumo
Xatta garaad jamac garaad cali malahayge Aqaal hoosti ku dabal dagay.😂😂😂😂😂
Wax La Yiraahdo Somaliland Majirto?Ee Waxaa Jira Gobolada Waqooyi Ee Soomaaliya Midaas Ayaa Sax Ah
Dadkaas aaminsan in wadanka lakala jaro baa u dhaartay midnimada somalia kawarama!mudisho wuxu u jooga oo kaliya isku dirka beelaha koonfureed iyo basaasnimo si dawlad adag uga hirgalin koonfurta somalia🇸🇴
Madc 44:41
Wariyahani xitaa qabaa’ilka Somaliland degan maba yaqaan
senator dubbe waa hadal yaqaan caqli badan,
Afka somaligana heli'og,
Sidaashii uu ka bixiyay doorashadii Somaliland sidii ayee noqotay uu uga warbixiyay:
M.a.
mr dubbe waa nin fiira dheer'leh:
Wadanka Somaliland ❤❤ maxaa ninkan wariye ah ee bila aqoonta dube ag fadhisiyhy
kaah waa xusbiga qudha ee yidhi ma kala lihin xusbiga insha Allah xusbiga kaah waa la wada yeelanayaa waana xusbigi hagi doona Somaliland dad badan aya aku jira awadal lakiin waxay aaad ugu codeyen hilaac kaahna waxooga yar bay siiyeen Somaliland oo aan cidna wax siin ayaa doorashooyin wanagsan qabtaa masha Allah
Gobolada waqooye waqtigii siyaad Barre ayeey ahayeen 35 year s Ago Ayee badasheen noqodeen SL waana dad inka go aye koofuraye walaalen xasidnimada ka taaye anigu waxaan waligaye amisanaye Inaye dad tashadaye yiihiin mana Soo noqonayaan aduunka imisa dowladda ka yira aqoonsi hayesan Oo dowladdo aqoonti hayesta ka hormarsan mala magacooda igu yeedha oo afkiinu aha karo somaaliland❤❤
Beentii laguu sheegayaa aamintay , hadaad dalkale tahay maxaa paspporka Somaliga ugu dhooftaa, hawadaada u maamulaa, hadaad dal tahay maxaa 3 xisbi kadhigay isaaq. Qabiil cuqdadeysan baa tihiinee miyirka ha idiinsoo noqdo
Weliba Somalia hada waa isku toostay oo adinkoo ogol baad imaaneysaan
Soomaali oodhana alaha heshiisiiyo
Waagii siyaad bare ayaa idiin wanaagsannayd
Soomaaliya waxay beenta u sheegeysay dadkeeda in ka badan 30 sano. Somaliland dal bay ahayd hore, waa xaqiiqdaas, Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee burburtayna way dhamaatay, mar dambe ma jirto !
Asc Wariye Sare Xasan Cade Waa Kusalamay
Waar duboow dib unoqon maayno muqdisho ama aqoonsi ha lawaayo ama ha lahelo iyagaaba is haaystee xageen ugu biiraa
WE DONT GO BACK DUBOOW
Halkaasaan taagnaanayna intu adunku jiroba hadan nahay s.land illahaybaana(swt) na aqoonsan
Anagu Hilaac ayn aaminsanayn dubow taa la soco
REER KOONFUREY AFSOMALIGA ISKA SOO SAXA! HABAAR BAA IDINKAGA DHACAYE!! ABUUKAR MAAHA, WAA ABOKOR!WAX SOO BARTA!!!
Kkk Mr Dube is so funny🎉🎉🎉
Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland
BURIZKU HAANDARAAB WAXBA MA DHASMO EE BARIISKA AA MEESHA UGA JIRA HHHHH❤😊
midnimo dhimatuu wali ku siii dhagan yahee. dhagaha ugu rida inaaney dhaceyn, waar soomalinimadii ayaan idiin nacney
Dubbe waa nin xikmad badan oo hadana funny ah 😂
Doorashada somaliland waxey ka dhacdey oo laga codeeyey ( sool & sanaag & cayn ) ee qolyihi harti ee xasan cadow aad gobolada siin jirtey waydii sababta looga codeyey 😎
CALANKA TOWXIIDKA LEH AYADA OO SOMALI WADA QAADATO OO HALKA ILLAHAY LAGU WADA BARYO MOOYO SOMALI MIDOO AYSAA MA JIDHO BOOWE❤❤❤
TAWXIIDKA WAAD KU QORTEEN?? MIYAAD KU DHAQAN TEEN? WAYDINKII UMMADA XASUUQAYE?
🥺 🥺 😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Asc
Horta Muxuu Mr. Dube ugu boodaa Puntland mar kasta oo su’aal laga weydiiyo Somaliland? Horta ha la ogaado inta ay Puntland qabatay tan iyo markii ay dib u soo laabaneeysey dawladnimadii Soomaaliya inay mar kale cagaheeda isku taagto!!!
Puntland wali madaxwaynaha kuma dooran qof iyo cod
Asc
First Mr. Why does Dube jump to Puntland whenever a question is asked about Somaliland? Let him find out about how much Puntland has done since the return of the Somali government to stand on its feet again!!!
Ninkan waa wariye cunsuri ah
Wiilasha h jeclo qurxa badanaa masha allah
Ninkan iyo ninkii doorashada miyaad aragtay
Just say MashaAllaah ❤
CALOOSHAAS😂MIYAA QURUX😂U TAQAAN?
wariyahani wixii afkiisa ku soo dhaca ayuu ku hadlayaa
Weriyuhu xog ogaal ma ahan
Census hadii la qaban waa loo malaynaya in lugu degdago ma ahan. Khuburada qaar 3M ayay ku qiyaasaan ayagoo meela badan ka sabbenaya.
Reer somaliland guul
*Reer somalia ilmaaderayaal ictiraafka yar na siiya xaasidnimada iskadaayo raganimadu wxy ku jirtaa walalkaa oo guushiisa uu gaadhay aad u qirtid somaliland iyado aqoonsi heysata waxay faaido u tahay reer somalia iyo dhamaan somalida oo dhan lkn sidan aan isaga laalaadno somaliland iyo somalia midna faaido uma aha*
Qof waliba 2 card ayuu haystay ama 3 meelood ayuu car ka qaatay.
Laakiin codayntii waxa adkaaday in qofkii uu galo kuyuuga 2 jeer.
Kuyuuga ayaaa dheeraa oo dadku uma haystaan wakhti ay ku lumiyaan saacado badan.
Hadaan awoodo anaa qaadan lahaa 4 idhood yeelo markaa 2abo kaadh yeelo.
taasi wax macquul ah may ahayn sababtoo ah qofna afar indhood ma yeelan karayn. hadii aad aragtay qof laba kaadh haystayna wuxuu kugu khalday kaadhadhkii badalay.
12 percent wax ka yar ba codeyay hawsheda iyo gobuhu way yaryen dadka ka niyad jabau inshalah ya so socta ila 2 milion wa codeyn donan
Been badanidaa 1 kii Card ka badan maba qaadan kartid information kaaga ayaa mesha ku jira markale maqaadan kartid
faqash beenawaas. qofna lix indood ma leh. garac foqol garac ka xanaqsan in aan la isku leeyn somaliland. ducayso in doorashada dambe la isku leeyo
Weriyuhu wuu cuqdadaysanyahay wallaahi
Declaring the independence of Somaliland is a statement that is not recognized internationally. In contrast, MPs from Somaliland in the federal system of Somalia seem to have a different meaning. The involvement of the federal government while simultaneously supporting separatist sentiments, they are a threat to the stability of the south because they are always leading those who are fighting or igniting each other or against southern Somalia. Even without being able to go to Somaliland or a places like elections yet they tend to lead the break up laws among southern Somalis!!!
Wllhi ninkan cid kasta ha ahaado se waa geesi
Waa HABARJECLO xirsibay ilmaadeer yihiin
Waa Dawlad Somaliland Hooyadiin Wasee
Munaafaqadiisa bal.eeg awdal.waxaan jirin.buu sheegayaa
Adduanaka dhan wax yar baa codeyaaa markeyn eeg imisa codeeyey
Ilaa salal waa laga codeeyay. Sool bari uunbaan laga codayn markii horeba sool bari doorasho fiicani kama dhici jirin.
Indha adeyg waa rasamalaa , puntland & somaliland isku mid ma ahan oo somaliland waa gooni gosad somali diid ah oo oromo & somali oromo nowoney ay halhays u tahay ee ha gefin hana simin qof sonalinimaddii diidey & qof somali ah isma lahane wana la wada og yahay intiina badan shaqo abuur & in aad siriqda konfurta ku sii fogeysan bad xamar u jogtane dacad idin kama ahan aburista somalia cusub!
Kan wariiye mahan waamaxay
Isaaq waa xoolo
Guull hamaababu
Waar aniga kushegaya soomaaliya ma aqoonsanaa Dubbe iyo dhammaan kuwa reer Somaliland toona ee mushahaar bayrabaan.
Weriye liitaa ah doqon cade
Waa.Faalalaw
Somalia waxey la midoowi la'dahay wax waye
kuwa matalo gobolada waqooyi waa dad qadiyada midnimada aan aamisaneen.
Maaa xilka gobolada waqooyi
loo dhiibo aqoonyanada iyo prof reer waqooyi oo aamisan midnimsda
Sida prof cabdi isma'il samatar
Jaliga aya laraba wacana loraba ina wax lalacuno wayo damir maleh wax kugaceliyo wayo wa jahil amisan nigan inu qabacil ku imid tasina wa inay wax dhacaan aniga leh réerki watay kusiga dhulkay lajarayan farsamo uu isku fuurtana maleh way og yihin inu jahil mesha uu joko dalkena iyo datkena jahil aya babiyey aqoon lahiin profeser lamarabo jahil aya laraba wllalo waxa ladelaha farmajo oo cadaga somaliya ladagalamayey
Waxaa sababay Voter cardka 1.227.000. Laajiin waxaa la qaatay 2016, 2020, 2022 markaa waxaa lumay kaadhadh badan
Hassan waa nin ad uu nacab somaliland waa nin ay ku dheertahay nacabka somaliland bal ha noo sheego halka ay somaliland sharciga ay ku qorantahay wuxuu sheegayo.
Kaah wa xisbiga kaliya e lawada leeyahay
Somali Hal arin ayaa dhib ah waana tira koobka
In lagu shubtay way cadahay natijDa ayadoon soo bixin ayuu sheegay حسبي الله ونعم الوكيل
Kan badiyey iyo kanbadiyey midna waxba idinkama galin insha Allah guul iyo nabadgalyo cadawga Illahay ha jabiyo xasadkoda Illahay haku celiyo
isaaqa Somaliland aan danbbee hubaal somalidand 80% waa isaaq yara dhinba 70%
Weriyaha wax badan ayaa ka dhiman, wuu ka dhex gelayaa qofkii oo aan jawaabtii dhammeyn.
Weriye qofka jawaabta ka sug.
Puntlandba 3 xisbi oo cismaan max'ud hogaaminayaan ayaa soo baxey markaa way dhacdaa.
Eyga gooni-goosad aynu fahansaneyn weriyuu..somaliland maha gobol ka go'ay Somalia ee wa gobol ku biiray Somalia si ay u sameeyaan jamuuriyadii somaaliyeen u jeedaduna ahyd in 3di gobol ee kale la doono..lkin axmaqnimadii koonfurta waxay dhashay in somaliland 10sano halgen hubaysan ay dib ugala so noqoto xoriyadeedi ay beerdaraysay. Markaa kelmad kasto quracan oo Somalia masuuliyjinteedu yidhaahdaan wa u faaido soamliland. Hal heshiis uun ba somaliland iyo Somalia u furan oo ah inay somaliland ku taageraan qadiyadeeda. Waxkale ma dhici karaan waayo qarni kaata waxa dhalanaaya jiil aan si naba u ogalayn midow danbe...asc
Cilmi Falaguu Yaqaana
Midna waxaa mudan dawlada ssc khaatumo iyo jabhada mucaaradka argagixisada ah ee isaaq
Caanoole kastaa Dee somaliland ha ku kala qabto
Awdal waza ka codeeya boqol kun qof
koonfru waan ku darsan laheyn maxad haysaan in ciidmada shiisheeya idin ilaliyan in Xalane laga xukumo Somaliland dwadeeda somali baa xukuntaa
Munaafaq dube calooshiish u shaqeyste
I like the way you analyze everything but please mislead low information people
Wariye dag dag badan kujiro, kama sugayo hadalka mana fahmayo macnaha iyo xikmada professor ka, wariyaha maskaxiyan ma fayooba wuxuu ku dhaawacmay qarax muqdisho.
Mudane dube waxan ka Codsanaya inu dib uso noqodo oo dadkisa iyo dalkisa uso noqoda una shaqeye dalkisa somaliland inta cimrigiisa ka hadhey
S dube caadi ma ahan
Xildhibano iyo wasiiro ayan tagi kari garowe kismanyo baydhabo hargeysana la mid
1960.06.26 juun ayey Somaliland 38 wadan aqoonsadeen .Konfur yaa aqoondaday kii Somaliland baad ku daaqda xoolayahaw Taljanigina 2 nin oo isaaqa idinka furfuray isagoo waadad waxna qorin waxna aqriyin dawlad ma noqon karan jaahilyaw buka
Kaan wariyaha waxba kala garan maayo
Somaliland maaha gooni gosad
Lakiin konfur iyo waqoyi
Waa laba dhiinac oo waax isku darsaday
Somaliand madax baninidi aay konfur kula midowday 1960
1991 ayay diib ula noqotay waana daal ka gaara somaliya
Majirto waax midinimo laayidha nefow kaan wariyaha sheganya
Dube somali ehel maha waxana iskuma aha
Madaxwaynaha somaliya jarmalka tagay dadaka ha la so celiyo ayuu isagoo u arakaya inau isaaaq
Hooyada cunsurinimad ka was wariyuhu waa ey ey dhaly😒😒
Inever sea ssb ( ibelieve h,jeclo is god-clan