Somali waxaas ma qorto meeshu waa afrika dee yurub iyo amerika aya qofku markuu hawlgab noqdo xaquuqdiisa fadhiga lagu siiyaa wll lkn hadaynu sidaa u samayn lahayyn dadkeena halgabka noqday inay fadhiga ku qaataan way fiicnaan lahyd dawladaha qaar baa u shaqa galiya qof hawgabka noqday haaduu wiiil ama gabar dhalay ama qof family giisa kamid aha loo shaqa galiyaa
Somalia goormay iska dhaafaysaa dulmiga dadka war dadka xaqooda siiya waxyaabaha lagu halaagsamo ayay ka mid tahay xaqa dadka oo la qaato allah umadaan ha soo hanuuniyo
War yaab badanaa, odaygan oo kale waa in la siiyo xuquuqda darajadisa. Inuu shaqeeyo ma ahan waa pension kisii la siiyo. Mashala welina shaqa diyaar u yahay. Alaha kuu barakeyo reer ka
Xanuun waaye, ciyaal in xidigo lagu safo 60 Sano ka badanna qof shaqeeynaayo dable loo diiwaan galsho, hada intimate hore laga sii tir tiro darajadiisii, goormeen horumar gaari karnaa
😢 Allah qof kaan oo kale waa qof maskiin ah qofka la dulmiyo habarkiisa waa La aqbalaa ee haleyska jiro. Aabe madaxaaga Ayaan ku hurdeynee Ajir iyo xasanaat Allah ku siiyo Allah kaga soo qado madaxda xuquuqdaada 😢
May Allah reward him for he’s still in uniform to serve for his country and his people…🥲🥲🥲xasan dhiiqo waddanka hallaga qabto XARIGNA hallagu ceejiyo Khaa’inka qurmay ☝🏼
Alaha ha ka qabo ku hada heysto Ninkan xaq wuxuu u leyahay in uu gurigiisa ku qaato lacagtisa Waa 86 jir muwadan ah Moryan muxuu askari ka yaqaan iyo muwadan
Wadankaas ayaa la rabaa hormar inuu gaaro waxaa maalinkasta nala dhahayaa new muqdisho airport ayaa samanynaa oo been ayey ku shaqaystaan madax ku sheega dalka iyo dadkaba xaraashaka u ah
Xasan Shiikh wiilkiisa waligiis ciidan ma noqon maantanna waa gaashaale sare. waacadaalad darada uu Xasan Shiikh ku dhaqmayo. Odaygaa wuxuu xaq u leeyahay in la siiyo Jeneraal gurigiisanna loo dhiso.
ninkaan waa howl gab mushaarkiisa iyo xaqiisaba waa in uu fadhigii ku qaato waa haddii ciidamada la karaameynaayo,odeygana waxaan kula talinaa darajo waa tan ilaah uu bixiyo iimaankaada sugo ee illaahaada amin.
Asago shaqeynayo ayaba laga qaataye yaa wax siinayo bisinka meeshan dad ma jooga
Somali waxaas ma qorto meeshu waa afrika dee yurub iyo amerika aya qofku markuu hawlgab noqdo xaquuqdiisa fadhiga lagu siiyaa wll lkn hadaynu sidaa u samayn lahayyn dadkeena halgabka noqday inay fadhiga ku qaataan way fiicnaan lahyd dawladaha qaar baa u shaqa galiya qof hawgabka noqday haaduu wiiil ama gabar dhalay ama qof family giisa kamid aha loo shaqa galiyaa
Thanks for serving us 🇸🇴🫡😭
Waa in la siiyo Xaquuqdiisa ciidan.
Waan ka xumahay.
Masha allhhh allxmduliilh abe macn ciimri dheer caafimd allhaku siiyo Amin amiin ❤
Illahay aya xaqaga kosiin aboo insha allah meshan qabilba kajiira Mahé Dowlad kamajirto
Xaquu u leyahaye ma dalacsiiyan dawlada allaha ugu so qado
Wllhi waaaa xanuun ilaahayaw umadeeena somaaliyed cadaaalad siii
😭😭ilaahow u gargaro amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️❤️🇸🇴❤️✅️geesi qaran weeye dulmiga somali eey isku heeyo iyo qabyaada subxaanallah
Mnsha allah ilaahay ha xifdiyo, isaga iyo familkiisaba ,waa cajiib walee aakhiro war waa jiraa ,adeer mcn cadaalad waa tii ilaahay insha allah
MAHADSANID AABE SHAQADAA NOO QABATAY
ILLAH DARAJADIISA MIDA UGU SAREYSO HAKU SIIYO INSHA ILLAH 😢😢
Ninkan camal xata xaq waxa uu u leyahay guryihi dawlada sida shirkalaha in la dajiyo xaqaaga allaha ha ku so dhiciyo dulmi ma fiicno
Cimri ga ilaahay haa barakeeyo
Allow xuquuqdiisa sii oo dulmiga lagula kacay iyo xakh darrada ka dulqaad.😭😭😭😭😭😭
Somalida halyayyadooda maxusto, nin kaan qibrada uu leeyah hadii lagafaaiidaysto somali hormar ayay gaareysaa❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dowlad nimadii waxi noqotay wax aad u qariban insha allh one day wahelesaa xaqada legendary man 🫡
WAXAA LA LEEYAHAY SOMALI AYAA DAWLAD KU JIRTAA XASAN SHIIQ UMMADA ALLAHA KA QABTO
Somalia goormay iska dhaafaysaa dulmiga dadka war dadka xaqooda siiya waxyaabaha lagu halaagsamo ayay ka mid tahay xaqa dadka oo la qaato allah umadaan ha soo hanuuniyo
Qabyalad aa ku heeso ninkaan waxo ka hadlay ma aragtay
Xasan xaraash qaran waa qaainu wadan
Mash Allah illahay cimriga Haku siyatsho inshalh wa Hali donta xaqaga illahay idinki amiin ya Allah
Alle Haku Garab Galo Adiga iyo Kuwa Kula Midka.ah.Ba Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War yaab badanaa, odaygan oo kale waa in la siiyo xuquuqda darajadisa.
Inuu shaqeeyo ma ahan waa pension kisii la siiyo.
Mashala welina shaqa diyaar u yahay.
Alaha kuu barakeyo reer ka
Waa la dulmiyay sida cad wlhi😢😢😢
Shariifka xaqiisa hala siiyo,
Maxay ufaaninayan xaarmaajo asigaba xaqiisa xaraashay odaygan qaranka ahaay❤❤
ILLAAHEY DAWLAD CAAFILA HA KEENO ISKA SAMIR FARMAAJO AYAA NOO IMAAN DOONO SHACABKA SOOMAALIYEED OO DHAN AYAA DHIBAN
War Ilaaheey Halaga Baqo Oo Dulmiga Iska Daaya
Xanuun waaye, ciyaal in xidigo lagu safo 60 Sano ka badanna qof shaqeeynaayo dable loo diiwaan galsho, hada intimate hore laga sii tir tiro darajadiisii, goormeen horumar gaari karnaa
😢 Allah qof kaan oo kale waa qof maskiin ah qofka la dulmiyo habarkiisa waa La aqbalaa ee haleyska jiro. Aabe madaxaaga Ayaan ku hurdeynee Ajir iyo xasanaat Allah ku siiyo Allah kaga soo qado madaxda xuquuqdaada 😢
Ina lilaha waa inaa ilahay rajacuun😢
Allaha awoodaleh haka siiyo xaqiisa ninkaan iyo inta lamid ah dawladaan iyo midkaleba, waxyaabaha uu toosi la'ayahay wadanka ayey kamid tahay Rabbi aan cadaalad weydiisaneynaa inuu nasiiyo
May Allah reward him for he’s still in uniform to serve for his country and his people…🥲🥲🥲xasan dhiiqo waddanka hallaga qabto XARIGNA hallagu ceejiyo Khaa’inka qurmay ☝🏼
Abahan umaleymayo in uu jiro intu sohalgamay qofsohalgamay illahay cimriga iyo cafimaadka FADLAN HALOKOCO ABAHAAN WAA HOWLGAB FADHIGIISA HALAGU SIIYO BIILKIISA MUSUQMAASUQA ISKA DAAYA DADKA HADA DOWLADA
😢daraiada ilmo yar Yara qabil Lagu siya darajada cidanka wax ka fican kastumada dumarka wad arktan 3xidigle ayadabla
sub xannallah war kaan sax hduu yahay waa halis wlhi lkn inta badan shabeela warkayda sax mahan
Alaha ha ka qabo ku hada heysto
Ninkan xaq wuxuu u leyahay in uu gurigiisa ku qaato lacagtisa
Waa 86 jir muwadan ah
Moryan muxuu askari ka yaqaan iyo muwadan
Wadankaan waxoo la toosi la’ayahay waa cadaalada darada
somalia qabil mahane dowlad majirto odegan hadu ahan laha abgal lama dulmiseen
REER XAMARKI WAA WAASHEEN
Odayga waa in mushaharkiisa iyo xuquuqdiisa helaa.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sarakiisheenii e dacada ahaa ayaa sidaa u silcaayee xageenu horay umaraynaa uf uf uf tukta dalka xukunta ee musuq maasaqu hadheeyay ee qabyaaladaystayaashaa
Yarbiiii💔💔💔💔😭😭
Subxanalaah goormey dulmiga laga dhaafa dadka Soomaali ciidamada si qaas haloo fiiriyo war wadanka ayey noo dificaan.
Wa in lasiya Darajadisa
Wa nabsi qaran
Walaahi waa. Dulmi.
Iyo. Yaraysi. Waan. Ka. Xumay. BAABA
Wadankeena dulmiga ayuu hormar la gaari la yahay ciidanka hadii qabiil darajo lagu siiyo maxey ciidan qaran ka yihiin horta yaabnaye 💔😢
Sorry Abti 😢😭😭
XASBUNALLAH WANIMCA WAKIIL
❤🎉🎉
Xaqiisa hahelo
Odaygaan xuquuqdiisa waa in geed dheer iyo geed gaaban aan u fuulnaa, si xaquuqdii ka maqnayd oo dhan loo siiyo.
Wllhi waa xanuun
Subaxanalah
Waxaas oo Documents ah in uu ummadda la wadaago waxaa ku kalifay Nadaamka Qabyaaladeysan ee 4.5 waxa aan rajeynaa in lasoo afjaro 4.5
Generaal Odawey isagoo oo bidix iyo midig fiirin waa in uu odigaa laxiriiro oo toos ula fadhiisto oo dhageyso. Ogaadana in beri isagoo generaal ahayn aaqiro lasoo taagayo.
SNM guuuuuuuul
NACALATULLAH GURGUURTE MOORYAAN MOORYAAN DHALAY
Allah ha aqbalo nacladaada😂😂 sxb
Adey kugu dhaceysaa lacnada waxuush aan diintiisa baran ayaa tahay oo qabyaalada dhiigiisa raacday GARAC always GARAC
Wadankan waxaa haysta moryan
Waxu mudan yahay in la karaameeyo oo mushaar fadhigiisa lagu siiyo taladiisana hadey wax ku ool tahay lala tashto
Dowladda waa iney kawarhaysa dadkii usoohalgamey dalka qabiil umashaqeynine qofka
somalia haisracdo 🇸🇴
Wadankaas ayaa la rabaa hormar inuu gaaro waxaa maalinkasta nala dhahayaa new muqdisho airport ayaa samanynaa oo been ayey ku shaqaystaan madax ku sheega dalka iyo dadkaba xaraashaka u ah
Hadan sidaas ah ayan laleeyahay Madagascar xagay kadaga
🫡 XAQIISA HALASIIYO 🎖️🫡
😅😅😅😅😅😅😅Mogadishu 2024😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
Dulmi xun baa ku dhacay ina laaha Maca saabiirin
Jareerweeyne
Janeraalkoodii SHEEGOOW waxaa xirtay MD XASAN DALABEEY.
Xasan garguurte usheeg
Eelaaynimaa loo yeelayaa laakiin xaqiisa ilaah baa siinaya
Waayeel waaya arag ah asyaano ah Ciidamadda ku soo jiray 60 Sano Odaga kor haloi qaado Gen halagu sharfo
Somali wadan mah iskaga sootaga
Niinkan Hassan sh iyo familkiisa ha lagaa baadbadiyo
Xasan shiq maxa ka galay
Ax walahi waa aabe somaliyed oo cadaalad waayey.
Walahi suma walahi suma walah ilaa ay cadaalad ka helaan isaga iyo kuwa lamidka ah somaalidu
Daawo mahelyso ILAHY na indho naxariisle naguma soo eegayo. 😂😂😂
Xasan Shiikh wiilkiisa waligiis ciidan ma noqon maantanna waa gaashaale sare. waacadaalad darada uu Xasan Shiikh ku dhaqmayo. Odaygaa wuxuu xaq u leeyahay in la siiyo Jeneraal gurigiisanna loo dhiso.
soomaaliya waxa illaahay ugu saladay. belaayada. waa cadaalad xumo. dadka dhexdooda
xaqdarada iska daaya dadka masuulka umada looga dhigayoow
HADABA DOLADII UU KA TIRSANAA WUU YARAA LAAKIIN HADA WUXUU LEEYAHAY XAQUUQDII SHAQA KA FARIISASHO
86 hada maxuuu qaban karaa adeer odaygaa lacagta howlgabka halasiiyo
Madaxweyne lafta gareen sarkaal kan waa Reer KG wax laqabo waxay isku waqti yihiin Gen Shub sodogaa
Kamid noqoshada ciidan nimada soomaaliya iyo nacladda rabbi oo kugu dhacdo waa isku mid
Asc Asxaabeey Yaroow waa la dulmiyay Qaab Qabiil ayaa loo adeeg saday Calooshiisa hala qaboojiyo Darajadiisa haloo raadiyo waa Askari la musuq maasuqay ku beertada halaga qaado Qabiil ayaa lagu Dulmiyay
Cuqubo inteeda la eg somaaliyeey
Wadan somaaliya cadaalad kama jirto
4
Wale wa gesi garab wayay sory taliye 🫡
Tugo madax ku sheeg ah u madaxwenaha ugu wenyahay.
Sorry baba
Ciil badanaa
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa beentii suuqa ar Jantzen ayuu musqulaha qodi jiray niikiyow
Asoo askari ah shaqo kale ma
Qaban karo miyaa 100 dolar marna la waayo marna la
Helo moo meel u fadhin lahaaa
Cadeenta uu wato been miya xoolayahow
Ka xishoo odayga
Jahliga ku haayo allaha ka qaado
@@cabdisalancabdullahi1975 waxa ku hayo jaahilnimo waa dhaaftay ee waa xanuun aan favorieten lahayn
Sorry Aabe macn
DARAJADADA WAN HELI EE LIIQADA BADAL 😂😂😂
86 jir 😂😂😂😂😂😂 muxuu cunay tolow . 86 jir waa hool gab .
Maasha alah dheh 😂😂😂😂
Masha Allah dheh tuf ninka ha cuninee
Taba barka uu heesto aya yeeleyso alxamdulilah waana caafimaad qabaa wayo
M.a dheh ina disha ma rabta
@Wanagjecel-w2m aniga miyaa wax dilo. Sidee wax yeeshay wlaal
Mooryaan indhacade wuxuu yiri janan Fake ah baan waxaan ku qaataa $8020 ninkaasna ilaa cali bacaad oo ahaa 1962kii dulmigaas baa lagu hayaa
Wariyihu waa munaafaq
Ninka hadalka
Afkuu u galinaya
Farmaajo ayaab walaalkiis siiyey Darajadi la isiin lahaa waa hadal aad arkayso inuu been yahay
Maya ma Dhihin ee Wuxu yiri Odayga Markii Farmaajo xerada yimid Gacanta taagtay xaaladeyda usheegay Taliyihii xeradaas ayaa lagu Amray inuu isoo qoro kadib ayuu Taliyihii Walaalkiis qoray Farmaajo ugeeyey Gaashanle looga dhigay wuuba isoo hormaraa Waa Sida sister sifican udhageeso
Hubsiino hal baa lasiistaa
He has to retie he is too old to serve
hala caa wiyo si uu u daraamo dadkiisa somaaliyaad
Bal Dulmigaan eega Dable Ayuu Ku Shaqeeyaa Farmaajo lakulmay taliyihiisa xeradaas iikeen Markii layirina ninkale ayuu Geeyey bal edeb daradaas eega
Leave Somalia its not a country, let the politicians rule themselves.
Wa in lasiya Darajadisa