Haddi ay u.s ku arkaan danahaaga ma jirto qof ama bulsho joojin karta. xataa haday ilhaan cumar iyo dublamaasiyiinta somalia boqol dhacdo marti galiyaan. Siyaasadda juquraafiga ee bariga dhexe iyo badda cas ayaa isbeddelay sannadkii hore. maanta wadamo badan ayaa u baahan in somaliland ay ka samaysato saldhig ciidan. siyaasaddu way isbedeshaa mar walba.
Anigu waxan aaminsanay afar gadh dhee oo listida markanka ugu jira iyo habaro qaxoti nimo ku tagay waxay doonan ha kiraystan hadi dani maraykan iyo Donald Trump somaliland ka so gasho inay waxba ka qaban karin lakin dadalki wa ficanyay
Win jahliyad dibada galahad jogota marakaka win aysl ololah citiraka sixoobadan loogashaqeeya udhimo jaclalka sl ❤❤❤❤❤❤
Wle wixi dalka iyo dadkisuba baahanyihin sidii Somaliland adunka wx uqaybsanlahyd meshii danteedu gashana waa soo dhawaysayso weyi
Guuuuul Somaliland ❤️🤍💚
Viva Somaliland ❤😮.
Hambalyo oo Hambalyo guul baan idiin rajaynayaa, I am calling from Canada and I congratulage you and your family. Thanks
Waxba qaadi maayaan. Xaasidnimo hore meel ku meey gaadhin ,hadana meel ku gaadhi maayaan. In Sha Allah, ilaaheey baa kashifi doonaa.
Xaasid ma aflaxo.
Is it possible for you to send where and how to communicate with the two Congressmen
guuul guul dauladayda somaliland💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️✊️✊️✊️✊️✊️💪💪💪💪💪
BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES DIFFERENT BETWEEN BORDERS AFRIKA
❤❤❤❤❤❤❤ 🇺🇸 HANBALYO USA hanbalyo hanbalyo
Amb Bashir hambalyo geesi dalkisa u halgamaya khaïr badan ban ku rajaynaya
Nice
GUUL SLAND GUUL GUUL SLAND JAALIYADAHA SLAND MAXAY QABANAYAAN WAA INAY MEEL WALBA QORAAL DHIGAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
FANTASTIC
❤❤❤❤
S𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝❤
Sheeko dhamaada waxaasi gaari meyaan hays ceebaynina
FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED
INSHALLAH JILKAA DAMBEEE SO SOCDAA NO BADBADI OOO DAAL JACAYL IYO LEXEJECLO IYO AQOON IYO ISKU DUBNI SIIII WAAA DAAAD LA DULMIYAAAY REEER SOMALILAND ILAHOOOW U HILIIIOO U HIRGALI HORUMAR IYO ICTIRAF IYO ADUNKO AAAY LA TARTAMAN
21:46 21:49
REPUBLIC OF SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES BETWEEN BORDERS AFRIKA
Hanbalyo
war kuwna hada wakuwii odaygan meesha haysata kuwa ina citirafaya waa kuwa soo socoda ee donal trump cirno dalka wuu u dhaartay makhiyaami karo
China reason for Lascaando and Ceerigaab war
Waar kaca Reer Somalilandnow waa in aad support siisaan Sanatada Maraykanka 🤯🤯🤥
Soomaliland maaha quruurad jiritaanka Soomaliland waa goaan shacab
Manihin soomali
❤😂❤❤❤❤
Aqoon yahano faaladiinu way fiican tahay ee halkaa ka wada si dadka oo dhami wax u fahmaan
Haddi ay u.s ku arkaan danahaaga ma jirto qof ama bulsho joojin karta. xataa haday ilhaan cumar iyo dublamaasiyiinta somalia boqol dhacdo marti galiyaan. Siyaasadda juquraafiga ee bariga dhexe iyo badda cas ayaa isbeddelay sannadkii hore. maanta wadamo badan ayaa u baahan in somaliland ay ka samaysato saldhig ciidan. siyaasaddu way isbedeshaa mar walba.
💚🤍❤️ Ilov U S A
Anigu waxan aaminsanay afar gadh dhee oo listida markanka ugu jira iyo habaro qaxoti nimo ku tagay waxay doonan ha kiraystan hadi dani maraykan iyo Donald Trump somaliland ka so gasho inay waxba ka qaban karin lakin dadalki wa ficanyay
Mastar figrii noolaw
Beenta daaaa
Aduumba hayayda u guntane heeryo lagu saaryey.Wasiirka Arrimaha Dibadu madmado ayaa ku duugan. Aaminaad ma leh;
Waxaa jira kuwo SSC, AWDAL iyo kowo WADDANI ka mida ayaa ku jirey Mudaaharaadkii kala hortagy markuu MUUSE BIIXI Maraykan yimid oo hadii aan doono magac yadooda