ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الله 🥰😙😙😊😊😊😊😊❤❤❤💚💚💚✋
JazakaAllah keyral jazza sheikhena qali ah....
Mashaa Allah wllo c/ casiiis
Barnaamijkan aad ayaan ugu xiraanahay lkn waad nagala dib dhacday isbuuci laba mar inoo soo gali shukran ustaad
Wll isoboqo
Amiin ya Rabbi. Maa shaa Allah very educative jazaaka Allahu kheir
Salaatu duxaa ayuu kudarar
Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Ku barakeeyo Adiga Iyo familygaaga inshaa Allah jizaaka’Allaah Qayr
Umu salama miyaa
Waa umusalama
Welcome back shiekh
Jaskallahu khyran more challenging questions today MashAllaah
Bismillah, haddaan isku dayo su’aasha gabadha aan hinaasin dumarka kale ee uu rasuulku (csw) guursaday waa Ummu Salama radiyallaahu canhaa.
JAZAAKAL KHAYR Sheikh abdulaziz
Keep going sheikh noo soo badi InshaAllah JazakaAllah khair ❤️❤️
Waaw su aalo fiican oo lagucim ragaaato
Masha Allah Sheekh Allah hakuxafido ❤️❤️❤️❤️👑👑
Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka sh. Abdulaziz
MaanshaAllaah Tabaarakallaah Sh Abdulaziz Oogle ManshaAllaah Allaah Yaxfidaka Jazaakallaah kheyran. Aamiin yaa Allaah Aamiin yaa Allaah Allaah roob iyo wax walba oo qeyr ah Allaah hasiiyo
(من استمر صلاة الجماعة اربعين عاما او يوما کتبت له براتان براءة من النار او براءة من النفاق)
قل أربعين يوما لا تقل عاما
ماشاء الله جزاك لله خيرا
Walahay waxa badan ayaan ka faiday baro diintad shugran sheekho Masha allah
MashaAllah tabarakaAllah sheikh ....sheikh sualaha lagaranwaaye fadhlan noo fur
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
Masha Allah tabarikllha jizakallh qeer wll Allah haku barkeeyo hor usoc ♥️♥️
Welcome back sheikh 🙏🏻❤️
Asc mcn
Masha Allah 👍
Wll isoboqo
Wuxuu necebyahay xaqa waa mowdka ama dhimasho wuxuu jecelyahay aduun wallaahu aclam
Masha Allah shiikh Allah haku barakeyo
Surah Nooh Ayah 23
Wcs masha allah
isu soo noqosho wngsn sheikh ❤🙏
Mansha Allaah ❤️❤️❤️
Qofka uu nabiga scw uusheegay inusan naar galaynin uu munaafaqnimo ka dheer yahy
Waa qofka oo asigoon qofna arkYn ilaahy swt dartiisa u dukaty una ilmeeyay
Mansh allaah illaahay haku xafido
Vell kommer tillbaka mashaalaa
Suasha hal xiralaha waa
Wa dhimashadu waayo qof jacel majiro dhimashadu waana xaq
Aad Aw u wanaag santahay barnaamijka baro diin taada
Sh oogle suaalaha Maka jawaabeysid intaa badan
Aaaaaamin yaarab🤲🤲
صلى الله عليه وسلم 😍
Mansha allah illahy miisanka xasanadkaga hakugu daro ♥️
mashallah ilahayha ku barkeeyo wllo
Mnsha allh Soo Badi wlaal
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAARABI
Mashaa Allaah
Mnsha ALLAH shiikh
Sheekh maad borama timadid
Noso badii sualaha
ماشاء الله تبارك الله رحمن ❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
Maanshaallaah waxaan halkaa ka arkaa rag aan wada garanayo waa xaafadaydii tuwali iyo meheeadii bashiir
Mashallah sheikh barmajika sodahay
Rabi haku barakeeyo shiikh
Welcome back Sheikh, We♥️ you .
Wll isoboqo
Masha Allah Tabaarakallaah
Asalaamu calaykum sheekh abdiaziis
Google jazaakilaah khayr sidaa
Dadka ubaraysaan diintooda xagee
Idinkala soo xiriiraa xaga taakulaynta.
يارب يارب يارب يارب العالمين يارب يفرجها فرجه الخير اومه المسلمين والمسلمات أمييين امين امين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Assalama Caleykum. Waxaan ahay qofkii 101-aad oo barnaamijka daawado!
Baarakalah Fiik SH abdiaziz Oogle.
Masha'Allah sheekh
Ammiin allow naga duul qaad abaraha
MashaAllah barnaamij aad u qiimo badan
Allaha idiin xifdiyo dhamaan
Calaamadaha qaangaadhka
1 timaha hoose
2 qofku inuu 15 gaadho
3 qofku inuu biyaha shahwada helo
Gabadha hal ayaa udheer waana inay hesho dhiiga caadada
Qabilaahi tawfiiq
Masha allah keep go
Solabasho wanagsan sheeqoow
Allaah abaarta haynaga gargaaro
M.a xafidaka allah sheq
Luul wll isoboqo
MashaAllha sheikh jazakallah kheyr.
asc sheikh A/Aziz we miss this program 😳
Allahuma barik 🌺
♥️♥️🎋amamiin amamiin yaa rabi
Masha allah 😍 😍 😍 😍 😍
Masha Allah
Masha alh
Waa geerida
Masha Allah maxaa u xiisnay barmamujkan
Maasha allah brother
Asaalam Aleikum shekhuna? MashaAllah soo nogosha wanagsan ayan kuleyahay illahey haku barakeyo adun iyo akhiraba beithnillahi bari. Ameen thuma Ameen
Amiin wll isoboqo
Asc sheikh allaha kubarakeyo shaqo fican baad haysa lkn su'aalaha qayb aanan laga jawaabin baa jira sida hal xiraalihii inaad noso shegtan rajaynaya
Masha Allah illahay hakuxafido
Abdulaziz oogle maansha allaha hawasha fican wado waa taa dhaliyaradii iyo odaashii waa kuwaai isku haystaa anaa jaawi iyo naa jawaabi maansha allaha intaad nooshey tacliintaa wad somali oo dhan wadan kasata shegtaan waa inaey ku taageeraan kuwa ka taliya o kolba halkaad joogto lacagatootada qabaan iyo qarshakaaba hadiii kale diiintoda suaal ba ka tagan
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Muqdisho imaw mo sheikh
Aamiin aamiin aamiin
Soo dhowow macalin abdi Aziiz
Waa anigoo aduunyada jecel geeridana neceb
Mansha alahaa xagee ayaad joogta hortaa wall
HALKAAN QUR' AAN IYO KHAYR AYAA KU JIRAA ,ASXAABTA WANAAGA JECEL ,# SUBSCRIB SAARA ,MAHADSANIDIIN.
Masha allah jazakallah wll
Waa Ribada
Salalahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤
Aaamiiin Aaamiiin yaa allaah
Thanks wll kugu Taagersanahy
masha allah barakalaahu fiikun
WA geerida iyo adunyada jecelka
Tnx more
Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz
Asc brother
Waa ribada
Maasha allah
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الله 🥰😙😙😊😊😊😊😊❤❤❤💚💚💚✋
Good job 👏🏽
❤️❤️🔥
Umu salama
Aamin aamin
Ribada❣️☝️
Awliyada illaahay
Wa nolosha wxu jecelyahay wuxuna necebyahay dhimashada
Waa ribada
Inshaah allaah