Barnaamijka maka heshay? || Fariido Vs Abaska - Xalqada 1-aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Labo qof oo Lab iyo Dheddig ah oo aan is garaneyn, isna arkeynin marka ay ka sheekeystaan mowduucyo badan oo nolosha ah, ma laga yaaba inay iska helaan?

Комментарии • 36

  • @theonedirir
    @theonedirir Год назад +2

    Barnaamijka wuxuu u muuqdaa in ladiyaariyay hadalada labada dhinac ay is waydaarsanayaan.
    Lkn wuxuu ku qurux badnaan lahaa in labada qof la isku fasaxo hadaladooda.
    Sababtoo ah hadii kale barnaamijku matalaad buu u ekaanayaa..
    MAHADSANIDIIN

  • @Abdikafi.
    @Abdikafi. Год назад +2

    wow intresting vedio

  • @sayidalicabdihaamud
    @sayidalicabdihaamud Год назад +2

    Meesha waxaa ka maqan eay contact lkn sheekadood ma xumo

  • @filsanbbe2293
    @filsanbbe2293 Год назад +4

    Barnaamijkaan waa igu socdaa 😂

  • @sundusothman2169
    @sundusothman2169 Год назад

    barnamij carabta laga sameyà qofkii arka arky waaba sugaye asoo somali ah 🥰👍 respect

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад

      RUclips ma ila wadagi karta walalo

  • @SomaliWomen
    @SomaliWomen Год назад +3

    Nasiibka waaye ku lahaa, dadaal baa lagaa doonaya

  • @ayaanmahad5863
    @ayaanmahad5863 Год назад

    Waan sugaye thnks astaan❤❤

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Год назад +1

    1 diin 2 aqlaq 3 dulqaad 4 kalsoni 5 nadafaad

    • @faysalmedia85
      @faysalmedia85 3 месяца назад

      Aabaska wllhi waa legend🤚👍💪

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Год назад

    Labadiina wax meesha .because 1 diiinta leyahay

  • @mihiimcabdi1703
    @mihiimcabdi1703 Год назад

    Next mawduuc kale nozoo raaciya

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Год назад +2

    Barnaa mijkaan waa Copy😂😂 Lakiin waa Waxkale ❣️❣️

    • @axmedcadde3257
      @axmedcadde3257 Год назад +1

      Inspired dheh

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад

      Halke lagaso copy gareyay walalo?

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Год назад

      @@Naruura4 BingeCircle waa kuwo masaari ah

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад

      @@Mohamed_Qadar cadaan baan moday

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Год назад

      @@Naruura4 mya waa masari lakiin carabta oo dhan ayaa kaqayb galo

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Год назад

    Wlhi noola tajir no ma jacali

  • @sayidalicabdihaamud
    @sayidalicabdihaamud Год назад

    Astaan waax ka codsanaa inaad noo soo badisaan barnaamishikaan

  • @FadumoAhmed-zv5vv
    @FadumoAhmed-zv5vv Год назад

    Waayo aragnimada so ma ahan nolosha waxey ku bartay mase Wax barasho Iskul iyo Jamacad ma fahmin

    • @hibaomar2880
      @hibaomar2880 Год назад +1

      Waayo aragnimo waa nolosha waxa ey ku bartay english waa life experience

  • @qadroxasan7921
    @qadroxasan7921 Год назад

    Sheekadaan hala ifahanasiyo

  • @KeyowAbdiAliKeyow
    @KeyowAbdiAliKeyow Год назад

    17 hadii eenan dhalikariin soony😅 sooy

  • @geseymoqtar9987
    @geseymoqtar9987 Год назад

    Galguduud waa gobal ee magaalo maaha maandhey

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i Год назад +1

    😂😂😂 de waxani waxay😅

    • @hibaomar2880
      @hibaomar2880 Год назад

      😂😂😂😂 shukaansi live ah

  • @zakiifitness9669
    @zakiifitness9669 Год назад

    aniga joog hore u shaqeysaney😂

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 Год назад

    Maskiin qac baa ka yeertay 😂

  • @mariamabdallaali6344
    @mariamabdallaali6344 Год назад

    Naya ilahy kabaq ilmo la mahelo

  • @waitingforthesunhehe4830
    @waitingforthesunhehe4830 Год назад

    Magaciis wiilkaan

  • @suweysnature8629
    @suweysnature8629 Год назад

    😂😂😂😂

  • @mohamedhusien8368
    @mohamedhusien8368 Год назад

    Gabdha Heena wxaan Kala yaapey yagayoo calool leh eey Ku lee yihiin wxaan rapnaa nin 6 back leh " Horta adi iska shaqeey markaas diid wxaad rapin

    • @Galool._media.
      @Galool._media. Год назад +1

      Gabdha Somalia Boqolkii ba 90% shukansi ma yaqanan
      Inta badan Raga ayaa shekeya
      Gabdha Ayagana wey jiibiyan
      Xita sualo shekada fur furayo makenan
      Gabdha aftahanka ah waa 10%
      Qof marka wada hadleysan waxa fican in Mar adiga mowduc ka hadasho
      Marka qofka kale

    • @Gaduudowinthehouse
      @Gaduudowinthehouse Год назад

      😂😂