Ganacsi Sidee Loo Sameeyaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali: smma.facacusub...
    wa.me/25290561...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 36

  • @Shukrish-q8v
    @Shukrish-q8v 7 месяцев назад +5

    7 buug 📕 oo noloshada ganacsi wax badan ka badali kara :-
    1: The lean startup.
    2: The emyth revisit.
    3: Good to great.
    4: The 4 Disciplines of Execution.
    5: $100 million leads.
    6: The psychology of selling.
    7: $100m Offers.
    ustad warsame bade

    • @KhalidAbdi-z4r
      @KhalidAbdi-z4r 7 дней назад

      Intee kaheli karaa.7 buug tarcuman Arabic Ahaan iisheega

  • @tkidzzz2913
    @tkidzzz2913 9 месяцев назад +10

    RUclips kaygu waa billow 1k igaar siiya ❤ wll mudo ayaan ku daawanayey ilaa laba bilood ah rajadayda wax badan ayaa iska bedelay Maansha allaah guul ayaan kuu rajay naya adiga iyo team kaaga

  • @Sheekopro11
    @Sheekopro11 9 месяцев назад +3

    Ninkaan dhiirigilintiisa aad baan uga helaa. ❤❤❤❤

  • @saacidcali-dn1ed
    @saacidcali-dn1ed 9 месяцев назад +4

    ustaad ka soo hadal skills aad u muhiim ah oo ardayga biliwga ah uu bilaabi karo hal xirfad uu naftiisa dul dhigo kadibna siinaysa natiijo wax ku ool leh

  • @abdourahimhassanabsieh8007
    @abdourahimhassanabsieh8007 9 месяцев назад +1

    One of the most valuable channel in our Community.
    I tried few times in e-commerce and failed but we keep going.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 9 месяцев назад +3

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 137 EE VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANKS MY DEAR BROTHER 🎉🎉🎉🎉

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale 8 месяцев назад +1

    Warsamow where I found book called the learn startup and how I can

  • @bish_hassan
    @bish_hassan 6 месяцев назад

    Ustaad aad umahadsanthy wax badan kafaida muqaladada🥰👏🏻

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 7 месяцев назад

    Ustaad aad bad umahsanthy

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale 9 месяцев назад +2

    Insha allah saaxiib

  • @MohamedHassan-pf5iz
    @MohamedHassan-pf5iz 9 месяцев назад

    Ustaad ila soo xiriir plz thumnailka wan aqaanaa sida lo sameyo

  • @AbdillahiCamiir
    @AbdillahiCamiir 9 месяцев назад

    Asc ustad aad iyo aad ayaa uu mahadsantahay wax badan ayaa kaa faa iday

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 9 месяцев назад

    ASC ustaad warsame bade
    Mahadsanid dhamaan dhirigalin taada
    Kutubka
    Afaf kale Maa laku heli karaa

  • @diidihassan5716
    @diidihassan5716 9 месяцев назад

    Thank you very mush teacher

  • @wehelkadhalinyaradachannel555
    @wehelkadhalinyaradachannel555 9 месяцев назад

    Mahadsanid macalin warsame bade
    Sharaf iyo karaamo korkaga ha ahaato macalin

  • @osamahassan7864
    @osamahassan7864 9 месяцев назад

    Muuqaaladaada waa ku raaxeystaa wll

  • @KhubaybMaxamed-s2t
    @KhubaybMaxamed-s2t 9 месяцев назад

    Course upwork Aya ubahanhy Macalin pleas

  • @akhad2664
    @akhad2664 9 месяцев назад

    macalin dropshing maa halaal ayaa

  • @asadjirde1604
    @asadjirde1604 8 месяцев назад

    Wll sidee idinla soo xidhiidha

  • @CumarMaxamedbakaal
    @CumarMaxamedbakaal 9 месяцев назад

    Dhiiri Galiye samaliyeed keep going

  • @Didyouknow-vk6yb
    @Didyouknow-vk6yb 9 месяцев назад

    Macalim droppshipping kii culimadii waxay tiri waa xaraam ka soo hadal ❤

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 9 месяцев назад

    Hore usoco ustaad

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 9 месяцев назад

    thank you so much

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 9 месяцев назад

    Plz Aaway liknkiga

  • @Zalkiali7469
    @Zalkiali7469 9 месяцев назад +1

    Zxb wlhi marking aad bilowday you tobe taloyinkii adbixisay wan ku faa iiday waa minset aya idabalmay

  • @khalidabdiqadir
    @khalidabdiqadir 9 месяцев назад

    Booka kowada ban ku qancay qacidadisa 🔥

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 9 месяцев назад

    Asc walaalkey waankusalamay walaalkey waxaan donayaa inaan only ka barto lacag waan heestaa waxaana jeclhy in terest aan ku ahay online ka plz coors miyaad bixisaa hadii aana adiga bacinin xataa qof bixiso isii lambarkiisa

  • @Kaldeeqa229
    @Kaldeeqa229 9 месяцев назад

    Sidee small business ku bilaaba Isoo sheega talo iyo tusaale pls 😢

  • @fardowsamaxed5590
    @fardowsamaxed5590 9 месяцев назад

    E-commerce ina bilaba rabaa ano somalia joga walal hints bal igasii ado mahadsan

  • @hamdaali1994
    @hamdaali1994 9 месяцев назад

    Ganacsato gooormaa noqonaaa ani anoo lacag ka fikiraynin noloshayda noolaanaaa😭

  • @Itsxuriya
    @Itsxuriya 9 месяцев назад

    Waa u hamplyeenaaaya Ganacsatada cusub ani cml 😅

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 9 месяцев назад +1

    Soomalidu ganacasi ayeey ku maqan tahay halka dhuul koodi la boobayo

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 9 месяцев назад

    Mar dhaw waxaan rajaynayaa in aan gaaro 1k subscriber's 😢❤

  • @SomaliAllemagne
    @SomaliAllemagne 9 месяцев назад

    jow kow now ninkan walaahi wa scam wa tuug wana jaaajuuus ee iska ilaaliya waxan u sheegaayo maxiim maha waayo wa wax been iyo run iskugu jiira bug la aqriyo ganacsade kuma noqonaysiid ee wa mashruc aad iska kuga xirirtiid si uu lacagtaada kaga xaado ee iska ilaaliya ninkan beenalaha ah waliba wa qof meel u dagan yahay la hubin karin marka warsame wa nin internetka kuso gaala waajigi maskaro ah marka wajiigan maha walahi wajiga saxda ah ee warsame ninkan wa tuuga internetka wana nin darbi jiig ah oo bila nolol ah ganacsadee maha coach maha wa been waxas jow kow now hadana bow