Sheekh Muxamad Nuur Bukhaari oo si wayn loogu Soo dhoweeyay Muqdisho.
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- Ku Soo Dhawaaw Salaaxu Diin TV
Waa madal lagu Faafiyo Waxyaabaha khayrigaa Sida Casharo Diiniya Wacdiyaal Digriyaal Qasiidooyin
Sidoo kale waxaad ka helaysaa waxyaabo ku saabsan dhacdooyinka dalka
Waxaan kaa codsanaynaa in aad nala faafisid arimahaa aan kor ku soo xusnay
#DAAWO_SUBISCRIBE_SHARE_LIKE_SAAR
Masha allah sheikhana 😊
Masha Allah ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢 alahusali cala sayidiina Mohamed scwscw
Odeyaashan si fiican baay dhaatada u yawaanaan
Waa muuqaal aad u qiima badan
Maashaa allaah ilaahay habarakeeyo dhamaantiin
Cudurada waaweyn ee soomaliya.
1. Suufi
2. Kofiyad bacle
3 Siyaasi isku sheeg tuug ah
4. Mooryaan qori sidata
5. Burcad badeed
6. Maraakibtaiyo doonyaha jirifka ah. Ku dar adigu fikirkaaga.
Suufi quraafi
War mâle Suufiyo
Waa kharaabiin
Aqli Male
Kit
Sucuudiga haddii uu tegey cibaadadaan niikada iyo sawaxanka ah in laga yaqaanno hala weydiiyo sheeqa