Ninka muxu u jeclaada Gabadha Ku Adag noocana sidan noqo waligi kaama Haraye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Ninka muxu u jeclaada Gabadha Ku Adag noocana sidan noqo waligi kaama Haraye

Комментарии • 179

  • @marwomaida3950
    @marwomaida3950 4 года назад +26

    Gabdhaheyga wlhi been ma ahan halmar na iskuday gabaryahay adigoo ay nafta kaga baxeeso inaad ninka ku adkeeso aniga markii hora dabeecadas malaheen lkn hada waan bartay mid baa hada idaba orda anigaba waan u haaya jacayl blse madareensiyo waana isku adkeeya markuu illahadlaayana hadala macaan uu ileyahay ana wll ama abowe ayaan ugu baxaa afkeygana wuka saari la ayahay inaan sidookale wankujecalahy aan dhaho wuu ooya xaqiiqatan markaan wax ugu baahana hana waan weydiista anoon jiljilaac tosayn wuuna isiiya markuu ii imaanayana xafaduu igu imaada macmacan ayuu ikeena sidaasey tahy xafada dadka jooga gabdhaha kaar wuu uwada gada ilmahana lacaguu uqeebiyaaa hoyana marwlbo wuu soo xiriiriya mararka anoo ubahan uxiisayo ayan film kadartaa ugusoo baxaa mel wlbo uu igala soo hadlaya asxaabtiisa qofaan igaraneen kumajiro hada wayna isoowada xiriiriyaan
    Gabar yahay iskuday halmarna inaa adkaato kah nafta kaga baxeeso aad yur dhahdo mararka qaar asoo kusoo wacaaya qadkaba ugu bax hakaa walwalo hakaa fakaro
    Nin intuuna kaa oysiin ka oysee asaga isma dhaaman kuligooda🖐️✌️😏😎

    • @anizoahmed6603
      @anizoahmed6603 4 года назад

      Fariid thanke you xbbti

    • @asmoabdinuur6772
      @asmoabdinuur6772 4 года назад

      wwwww qisadada kahely

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 4 года назад

      Thanks marwo maida

    • @laylamohmed8087
      @laylamohmed8087 4 года назад

      Oky wad saxan tahy hadii aynan iska adkaan waxpa ma innoo hagagayaan

    • @roodajamac2521
      @roodajamac2521 4 года назад

      Qali thanks side noga sheekaysay
      Rabi hadii khyr isugu keen jirto
      Ha is keen siiyo

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 4 года назад +16

    Masha Allah sh mahadsanid chanalkaada nolosheyda wax badan ayuu kabadaley wlh alx Allah ayaa kumahadsan. Dumar badanne waan rajeynayaa iney sidaas oo kale qabaan horey usoco

  • @suhuurbintusuhuur5711
    @suhuurbintusuhuur5711 4 года назад +5

    شكرا شيخنا جزاك الله خيرا

  • @fowziachannel2649
    @fowziachannel2649 4 года назад +17

    Wlhi waa runtà tusale ninkyga igu filan

  • @aaqilaelmi3451
    @aaqilaelmi3451 4 года назад +6

    Xaqiiq weeye .hablow is adkeeya waa iga talee walalayaal . Oo nina ha isku jilcinina in badan oo waraabe dad ah aya jirtee .
    Masha Allah adna sheekh keep going insha Allah
    Guul ban idiin rajynayaa jaalayaal
    مع السلامة

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 4 года назад +11

    Masha Allah allaha kaa abaal mariyo wanaaga iyo qeerka aad nosoo gudbisid maali walbo insha Allah ❤️

  • @bigproofficiall3029
    @bigproofficiall3029 4 года назад +16

    Kkkkkkkk, kkkkk, kkkkkk.
    Ragu sidiisaba waxa laga qariyo ayuu daneeeyaa.
    Taaasi dhaqanka qof walvo.

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 4 года назад +8

    Masha allah sheekh alle haku deesto
    Ii soo ducee arin baan leeyahee in illhay sidaa jecelahay ii yeelo

  • @laylabugle6295
    @laylabugle6295 4 года назад +1

    Asc manshaa’allaah sheikh allaaha noo kaa daayo amiin waxaa tahay sheikh xaqiida ka hadla Gabdhaha iyo haweenkana garab taagan runtana u sheega waniya niyadana u dhisa xumantana ka waaniya kana dhoowra ee ALLE RAXMAANKA ah hanoo kaa dayo addi iyo reerkaga amiin amiin jisadaada janno amiin

  • @hamdaadadan4312
    @hamdaadadan4312 4 года назад +3

    Allha yaxfidka yaa mucalimu qali
    Wa xaqiiqa wanan tijaabiyay wan ku guulay satay Alxm shukuran JasakAllha yaa sh khanaa💞💞👍👍😍😍

  • @fardawsabsshir572
    @fardawsabsshir572 4 года назад +2

    Masha alaa shiikha runta ka hadashaa

  • @queenlovelychannel6823
    @queenlovelychannel6823 4 года назад +5

    Iso duceya jacel ayaa ku dhibanahy 🙏

    • @Nasiib724
      @Nasiib724 4 года назад +1

      waa cadow jacaylku haysu jilcin xppti

    • @shugrifarah7267
      @shugrifarah7267 4 года назад

      Alle kuusahlo wixii wanaga hbbti

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 4 года назад

      Waxaad jeceshahayoo macsi leheen alah kusiiyo

  • @faadumocabdulahi1358
    @faadumocabdulahi1358 4 года назад +2

    masha alah jazakalah sheeq walahi waxad nabarty ban ku barakowny bas iyo balayo alah kaxijawo badbado ba ubahi qaba bahidi kabaxe markan badbado barty walahi sheqow inta anka faidy lamaso kowi karo rabi haku xafido masha alah ♥️♥️🙏🙏

  • @CudoonCudoon-fg8kt
    @CudoonCudoon-fg8kt 4 года назад +2

    M.a Shiiq allh kubarakeeyo wlhi cashirka isiisay hore waan kufaaiday waana helay natiijadii abaalkga allh kudo

  • @sulekamajabe3587
    @sulekamajabe3587 4 года назад +1

    Mansha Allah tabarikala Alle jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku xifdiyo amiin amiin yaa Rabi

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 года назад +4

    Qofwalba waa Sidu iska dhigo, Laxwalbaa meshay is dhigta lagu Qalaa
    Lkn ma ficno kibirka iyo islaweynida xad dhafka ahi.
    Sharftaada ilaasho waxyaabo bdnna iskala qabweynaw abyo, Kibir aydo aysan ka ahayn

  • @qadraqaliqadraqali13
    @qadraqaliqadraqali13 4 года назад +3

    Mashallaah shiekh jazzakllah khery 👍👍👍👍👍😘😘😘

  • @cabdulqadircabdiibrahim3633
    @cabdulqadircabdiibrahim3633 4 года назад +7

    Waa mamnuuc inaad jiljilicsanaataa

  • @fadhlimohammed8181
    @fadhlimohammed8181 4 года назад +3

    MashaAllah brother Allah hakubarakeyo

  • @anisaali5402
    @anisaali5402 4 года назад +3

    Masha allah.asxabta anaa u horeya manta 👌👌🌹

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp 4 года назад +3

    Xayaakallaah sheekh❤

  • @nafisanafta780
    @nafisanafta780 4 года назад +1

    Mansh Allah thanks sheikh

  • @queen-sb7is
    @queen-sb7is 4 года назад +4

    Sheekhow illahay dartii 🥰 aan ku jeclahay nolow sheekhena

  • @nuurasiciid1407
    @nuurasiciid1407 4 года назад

    Allah haku barakeeyo shaykh c/dullah

  • @libansharif6872
    @libansharif6872 2 года назад

    Dabeecadaada ha nagu wada tilmaamin. Doqon baad ka sheekeeyneeysaa.

  • @hamdiabdirahman8403
    @hamdiabdirahman8403 4 года назад +1

    Jazakallah sheikh

  • @kossfarax8793
    @kossfarax8793 2 года назад +2

    Masha alaah

  • @fwsyonafyar7885
    @fwsyonafyar7885 3 года назад +1

    Mashllh shiiqow

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 4 года назад +1

    M,a sheeq alla hagu barakeyo

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 4 года назад +1

    Allah ya cizak yaa Shaikh

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 года назад +1

    Asc mansha Allaah Tabarka Allaah jasaka Alahu kheer Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi

  • @farxiya2786
    @farxiya2786 4 года назад

    Masha Allah true point

  • @sharifamohamed585
    @sharifamohamed585 4 года назад

    Mahadsanid sheikh JazakahuAIIAH kheyr ❤❤

  • @ashoahmed2882
    @ashoahmed2882 4 года назад +2

    Aaad iyo aaad u dhageeysadaa sheekh waa runta waxaad tahay qof I siiyey dhiira galin weeeyn

  • @mohaaamin2501
    @mohaaamin2501 4 года назад +5

    easy come easy go🤣🤚🏻

  • @قناةالعامه-ن8م
    @قناةالعامه-ن8م 4 года назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 4 года назад

    Mansha allaah jasakalahu khayr sheikh

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 года назад +5

    Nin aandoonin ayaa sidaa iidab ordaya

  • @mustashaarahrawdah9832
    @mustashaarahrawdah9832 4 года назад +1

    Barakow sheikh

  • @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671
    @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671 4 года назад +1

    Maansha allaah tabaarakalaah

  • @ubaxaqueenubaxaqueen2513
    @ubaxaqueenubaxaqueen2513 4 года назад

    Jazakallaah khayar sheekh badbaado

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 4 года назад

    Masha Allah sheikhqoow illaahey ha ku xifdiyo.

  • @asmadahir1430
    @asmadahir1430 4 года назад

    Mahadsanid. Barakallahu fik:).

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 4 года назад

    Masha allaaah jasakallaah kher shiiq

  • @fadumoxuseen6227
    @fadumoxuseen6227 10 месяцев назад

    Factor ✔️✅️☑️

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 4 года назад +1

    Msha allah shiikh

  • @nasraahmed1183
    @nasraahmed1183 4 года назад

    Masha allah sh badbaado allah haku xafido runtii waad nala talisay

  • @maryamomohamed2023
    @maryamomohamed2023 3 года назад

    Tanks you sheeq qeer an dhamaan alahaa kusiiyo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 4 года назад

    Masha Allaah Thank you so much wll Qali 🥰🥰🥰👍

  • @beelizamaxamedcusmaan9771
    @beelizamaxamedcusmaan9771 4 года назад +2

    Mashallah

  • @hindaaadan4743
    @hindaaadan4743 4 года назад

    Mansha allaah tabarakallaah ilahay haku xifdiyo jasakallaah khayr

  • @shukriahasan3770
    @shukriahasan3770 4 года назад

    Masha Allah sheikh ❤❤

  • @kafiyom8492
    @kafiyom8492 4 года назад

    Thanks sh allah ku barakeyo aamiin

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 4 года назад

    Mash Allah

  • @drsikraanalawi4894
    @drsikraanalawi4894 4 года назад

    Masha allah ader axsanta wlh wa sax midas ilahe qer haku siyo anigana iso doce in ilahe iyelo sida an jec,lahy insha allah &inti islam ah o murad leh♥️👍

  • @zaynabmohamed2627
    @zaynabmohamed2627 4 года назад +1

    MaashaaAlah

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 4 года назад +1

    masha allh shekh waxaa mooda inaa dabeecadahyga kasheekaynysid

  • @munahaaji4881
    @munahaaji4881 4 года назад +3

    Hhh masha allah

  • @nuuramaxamed78
    @nuuramaxamed78 4 года назад

    Sheikhu wlhyi waxbadan ka fa iidan JaasaKaAllah

  • @فرحاسماء-ي8ج
    @فرحاسماء-ي8ج 4 года назад +1

    ماشاء الله

  • @juweriahussein9535
    @juweriahussein9535 4 года назад +1

    Magaaladeebaa joogtaa adigu sh.badbaado

    • @ashaasha4547
      @ashaasha4547 4 года назад

      🇰🇪🇰🇪🇰🇪 ayu joga

  • @nasrahassan5777
    @nasrahassan5777 4 года назад

    Masha Allah jazakallahu qer

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 4 года назад +7

    Wadaad runbaad sheegtay

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 4 года назад +3

    Mansha Allah baaraka Allah shiikh

  • @kowtharkhalif2018
    @kowtharkhalif2018 4 года назад +3

    Qofkii 12aad ee comment soo qortaa ahay hhhh

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 4 года назад +2

    Asc sheqow jaskalaho qeer

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 года назад +2

    Walah waruntaa

  • @qalisalad1224
    @qalisalad1224 4 года назад

    Masha Allah sheeq

  • @izoohassn6994
    @izoohassn6994 4 года назад

    Thanks sh hore usocoo🙏

  • @nimcoali3553
    @nimcoali3553 4 года назад

    ماشاءاللہ

  • @hanicabdi6423
    @hanicabdi6423 4 года назад

    Masha allaah

  • @safiyoqaasim916
    @safiyoqaasim916 4 года назад +1

    Aniga u horeya maanta

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 4 года назад

    Maasha allaah tabaaraka allaah afkaaga caano lagu qabay

  • @xabiibamaxamed4451
    @xabiibamaxamed4451 4 года назад +2

    Wlhi 😓 shiqaan anigabo iga haadla

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 года назад

    Mansha allah

  • @ubaxismailfarah9517
    @ubaxismailfarah9517 4 года назад

    Mashalllah zhekh

  • @amalfidow8655
    @amalfidow8655 4 года назад

    Kkkkkkkk sheekhow kuli runmaha aniga Ina adeerkry xaaskis labo asbuuca but yaqaney.Marku gursadey hadan waxay is qaban 25 Sano,maasha Allah

  • @fariixafilsan7294
    @fariixafilsan7294 4 года назад

    Mansha allaah mawduuc qiimo badan weeyi alle hakaa abal mariyo

  • @hawoapdikani5797
    @hawoapdikani5797 Год назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149 4 года назад

    Mashaa allh

  • @saraabdi4834
    @saraabdi4834 4 года назад

    Adana Allaah ku barkeeyo

  • @sunduscabdi5201
    @sunduscabdi5201 4 года назад

    Ale haku xafido

  • @Hugoyyyyyyyy
    @Hugoyyyyyyyy 4 года назад

    Asc shiikhoow waad mahadsantahay marwalba sidad waxyabo fàiidoleh noogusoo gudbiso fadlan riyadaan iifasir habeen walba dahab iga lumay ban kuriyooda anoo naxsan ban hurdada kakacaa

  • @barwaaqoaadam2562
    @barwaaqoaadam2562 4 года назад +1

    Sheekh riyo biyo daad ah ayaa igu soo noqnoqota bal ii soo fasil

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 года назад

      Kkkk ani xly ugu danbesay an biya wasaq ah madow ah ku dhex jiry mana aqan

    • @aziizadiamond861
      @aziizadiamond861 4 года назад

      @@simanxaaji228 hhhhhhhhhhhh Aar manoli hhhhhh biyo wasaq aaakkkkkkk

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 года назад

      @@aziizadiamond861 ha wlh biya madow

  • @ikraanqaali8091
    @ikraanqaali8091 4 года назад

    Masha.alaah.keep.goin

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 4 года назад

    Maansha alh taloyinkaga Waka
    Helaaa wlahay aniga dabecadas
    Leyahay mansha alh

  • @elmiaicha8608
    @elmiaicha8608 3 года назад

    T
    Mashalah

  • @mumtaztacaashaqa5596
    @mumtaztacaashaqa5596 4 года назад +10

    Shikh anaba uxiiso qaba argtidada wayo xigmadahaga io maskxdyda waa isku mid alle amrkii🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @hoyoomumtazfamily
    @hoyoomumtazfamily 4 года назад

    Mansha allaah

  • @faysayuusuf8931
    @faysayuusuf8931 4 года назад +1

    Mashallah sheekh alleh hakuu barakeeyo

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 года назад +1

    Fist ahy 🥰

  • @zeynabmahamuud5654
    @zeynabmahamuud5654 2 года назад

    Waxan arkay tala bixinta fariimaha kamid ah dad dhahaya shaqo ayan heynaa warkas masaxaa

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 года назад +2

    Wuxuu iguyir adagysig

  • @aminaabdirahmanali617
    @aminaabdirahmanali617 4 года назад

    mansha aallaah

  • @nagiskadhig5195
    @nagiskadhig5195 4 года назад

    Manshllah

  • @esther3571
    @esther3571 4 года назад

    Shiqa waxyalo badan ban kafaiday als haidin xafido adiga rekaga

  • @farxiya2786
    @farxiya2786 4 года назад

    Just like my husband

  • @nihaamnihaam9828
    @nihaamnihaam9828 4 года назад +1

    😁anu waku arkay 6street

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 года назад

    Walah xitaa baloogwaasary

  • @xafsamuuse4367
    @xafsamuuse4367 4 года назад +1

    منشاءالله شكرا شكرا شكرا شكرا الله يبارك فيك ويجزيك على كل شيء جزاك الله خيرا الجزء يا شيخ
    Hhhhhh wllhi shikhw anaaa is dhaha gurmaaad lakulmidoontaaaa sh wangzn runtii waxad tahay shikh aa aan ale dartiii u jeclahay
    ربي يحفظك يا شيخ