Basra Somaliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Sheikh Cabdiraxim o Cijaso ama khalifid u siyayay Axmed Sheikh september132013

Комментарии • 61

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil9340 7 лет назад +5

    xadiisul qudsi allah wuxuu kuyiri ninkii wali geyga lacoleytamo anuu ilacoleytame haye is ilaaliya hee dhalinyaradiina ceytamayow cilmi diinta uma lihidiin awliyada ilaahey qur aankaa rabi noogu sheegay xabiibkeena muxamedna wuu noosheegay

  • @alinasrihared6414
    @alinasrihared6414 5 лет назад +2

    maaaaaaaaaaaaashaaaaaalllaah waa ahlu xaq rabi ayee si dhaba u caabudaa n waa dad niyadooda Allah iyo nabi muxamed u saafi yeelay ilaahoow dariiqooda nasii oo nagu dil oo Nagu soo bixi maalinta qiyaame ee kurbada badan

    • @maslahissak2775
      @maslahissak2775 4 года назад

      Walal waxasi waa shirki ma'aha wax dinta islaamka sal iyo raadkuleh, tani waa firqa kamid 73da firqod oo NNnk ha'ahaate uu noshegay wuxuna yiri kuluhum finaar ilaa waaxidatun mida lagarebayna malaha astaanta ay hada kuwan ay hada leyihin.

  • @hanuuniyetv5120
    @hanuuniyetv5120 3 года назад +1

    Ilaahey aabo shiikh cabdi raxiim shiikh xasan macalin

  • @kamalahmed4859
    @kamalahmed4859 8 лет назад +4

    Awoowe ilahay janada fardowzo Allah ku keeyo ayeeyo maansitina janada Allah Ka waraabiyo amiin.

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 5 лет назад +2

    Mnsha allh sayidii allaha kubarakeyo

  • @aishoomar1191
    @aishoomar1191 2 года назад

    Allah u naxariisto sheekheena

  • @shukrihajji9889
    @shukrihajji9889 Год назад

    Ala awowgey meshan ku arkaa ilahey ha unaxaristo

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil9340 7 лет назад +2

    waxaan rabaa inaa ujawaabo cawanka dhahaayo indha ha muu furto asiga oo aflagaadoonaayo atheer athey kudhibeysaa aflagaadada lakin ogow saxaabada ayaa awliyada ilaaheyda ilaahey bey ka mid ahaayeen waxaa na kamid ahaa dad xanuunsan oo waliba kadortay cafimaad iney xanunsanaadaan allah ayaana wax caafiyaa lakiin baryada awliyada ilaahey wuu aqbalaa maxaayeelay asiga ayaa qur aanka noogu sheegay wuxuuna yiri awliyada bishaaro mid aduun iyo mid aaqiro ayaa usugnaatay cabsi iyo tiiraanyo umaba sugnaanin. dadkaa ilaahey qur aan kiisa sidaa ugu amaanaayo yaawaaye alladiina aamanu wakaanuu yatquuna. adiga hadii aad shantii salaadood ba isku wadi la dahay atheer dadkaan meesha qabiil iskuguma imaanin iyo in dad lacaabudo ee waxa la iskugu yimaaday in allah meesha ey kuwada caabudaan sidii saxaabadiina dhaxdooda maxabo iyo jeceel iney isku qabaan allah dartiis haye isjira hee qabri baa idinka dambeeyaa intii lagu yirahdo nimankaa shirki bey iskugu yimaadeen adigooba cilmi ulaheyn dhaqankii saxaaba ha ukafin atheer baro diinta manta aad baad ubaran kartaa dinta yaan wax laguu sheege aadan kunaar tagin allah halaga cabsado diinteenu hada mabilaaban ee inlagu daydo ayaa naga doonayaa tii leewaaye tukale majirto marka waxa cusub halkee kayimaadeen oo culumadii tiinta nasoo garsiisay lagu aflagaa deynaayo subxaana allah waa baadi nimo cad. alxamdu lilaahi alladii jacalanaa musliman wa alxiqnaa bisaalixiin.

    • @Ibrozanaaji21345
      @Ibrozanaaji21345 2 года назад

      Mushrik qabriyada caabuda
      War maidan ogayn in shirikigu ka midyahay baryada?

  • @ahmedhusein9276
    @ahmedhusein9276 5 лет назад +1

    shielh ahmed o fartaa lugu fiqayo canada ku dhinatay allaha u naxristo toronto ku so asay

  • @mukhtarabdullahi3207
    @mukhtarabdullahi3207 5 лет назад +2

    ماشاءالله

  • @hanidalnoorshe7788
    @hanidalnoorshe7788 7 лет назад +1

    masha allaah

  • @saynabcabdalle2256
    @saynabcabdalle2256 5 лет назад

    Alle haso hadeeyo alle Ada naga badbadiyay bidcoyinka

  • @abukarsharifhaji9523
    @abukarsharifhaji9523 5 лет назад +3

    war odeyga asaba xanuusane me hospital geyan muxu waxdhiwaa لااله الاالله الواحد الاحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد

  • @rahmoahmed1580
    @rahmoahmed1580 6 лет назад +1

    Masha Allah

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 6 лет назад +1

    Subxaanalaah wal xamdulilaah walaal ilaaha ilaalaahu

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 4 года назад

    Subxana allaah ilaahow na hanuuni kuwaan asigana hanuuni.......danbi badan waa la galay

  • @abulcizasoomali7005
    @abulcizasoomali7005 3 года назад

    Juhalo waalan bal indahiisa fiiri waa inyar oo waalan

    • @fadimaadontiialle8333
      @fadimaadontiialle8333 2 года назад

      Mowtada miyay kaa fakan wayday Allah Ku qabto waliba qabasho daran🤲

  • @saafimohm3871
    @saafimohm3871 4 года назад

    Subxaana allaah ilaahow soo xanuuni anagana illaahow naga badbaadi shirkiga

    • @saafimohm3871
      @saafimohm3871 2 года назад

      Adiga hitaa ilaahey ha kuu soo xanuuniyo hadii Aad waxaas aaminsantahay shirkiga eh

  • @mukhtarabdullahi3207
    @mukhtarabdullahi3207 5 лет назад +3

    Dadka caytamaya waa wahaabiya،khawaarij aandl maahee cilmika lahayn

    • @Ibrozanaaji21345
      @Ibrozanaaji21345 2 года назад

      Mushrik ayaad tahy waxba haku marmarsiiyon wahaabiya
      War maadan ogayn baryada qabri lacaabudo inay shirkinga maidan midtahy

    • @Ibrozanaaji21345
      @Ibrozanaaji21345 2 года назад

      Ilaahy kacabso will
      Axmadiya maxaad kataqana?

  • @luulmohamed1476
    @luulmohamed1476 6 лет назад +2

    Odaygu. Markiyara. Quruxbadnaya. Gargadudja

  • @kabayaregubadleey
    @kabayaregubadleey 7 лет назад

    subxanallaha subxanallah

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 7 лет назад +1

    sheydaan ayaa meesha isugu yimid Allow wax hanoogu darin ayagana ka soo hanuuni waaba ku cireysteen qaarkood

    • @bodayeabod4345
      @bodayeabod4345 6 лет назад +1

      Um Maxamad A adi allaha kusoo hanuuniyo shartaadana allaha naxifdiyo iyo beentaada meesha aad kashegeyso illey bidcadaada naguma dilo

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад

      Allahuma Aamiin ya rabi

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад

      @@bodayeabod4345 alla maxa madaxa dab ka rabta adiga qatar ku sugan hadi kuwan culumo ku yihiin

  • @kamzinowl5609
    @kamzinowl5609 7 лет назад

    waryada suufiyda umadi ayaga aya badiyeya oo waxey raban ayey xalaleyan oo ilaahey diintisa aheyn ilaahey mjhidinta ha guuleyo wayo ayaga aya haqa ku taagane

  • @mohamedabdalle5194
    @mohamedabdalle5194 6 лет назад +1

    Subhana laah waa gaalnimo

  • @mohamedhanad6694
    @mohamedhanad6694 5 лет назад

    Maxaa ka taqaanin hee ilahey ha barakeeyo shekha

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 6 лет назад

    Waxaan shirki
    War alaah xalaga cabsado dadow
    Subxaanalaah

  • @bashiirdiiriye2006
    @bashiirdiiriye2006 2 года назад

    Alla haidin hanuuniyo

  • @hashihas1845
    @hashihas1845 9 лет назад

    funny

  • @geeska25
    @geeska25 9 лет назад

    kkkkkkkk Really Verrry Funny
    Ma'duun tahay kkkkk Ziyarada shiikha Gaalo ayaa U imaanayso Kulaha .... Alla Beerka Been Badanaaa

  • @yassinjama8743
    @yassinjama8743 8 лет назад +2

    nin walbaaba hadduu muraadkiisa u oo uu helayo. asaguna muu indhihiisa araggooda soo ceshado!!!
    qabuuri the caqli xumaa!!! bal maxay tahay ijaazada kali uu bixinayo, oo ummadda inteeda kale loo diiday!!! ma ilaah baa yiri Kaligaa baan shati kuu siiyey Ijaazada.

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад

      Marka dad juhula ah ay jaahil kudaba faylan dhibkan ayee leedahay

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад

      Allaha so hanuuniyo anagane alle nama fitneeyo

    • @cabdulaahimohamed1806
      @cabdulaahimohamed1806 4 года назад

      Kkkķ

    • @ahmedjama4600
      @ahmedjama4600 4 года назад

      Shiikhaan towxiid ayuu ku dhawaaqaye xagee ka caayeysaan. Miyaadna fahmin?
      Bal dib u dhageysta. Mida kale wax hala barto. Sida iiga muuqato comments ka ereyo xun qabuuri hataa qabuur nooma muuqato marka Allah yaa la xusin waa halis. Bal naftiina u ixsaan fala.

    • @dawahchl4182
      @dawahchl4182 4 года назад

      shiico iyo suufi wa iskumid Allah haso hanuuniyo

  • @cabdulaahiaxmed1543
    @cabdulaahiaxmed1543 4 года назад

    Warwaxaan gafuursda dherre waxeykudhahayaan waashirki

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 года назад

    Indhaha qabso tusbaxana qabso waxna la aqrinayo micnihis weydiyay waxay kadhadhicinayan biri qayamo waa kox kox oo shiq xorsacdo kamid noqo bari inad hesho koox aad lasocoto wayabi jiray oo wadidi jiray tusbaxa kagoynjiray ila qabso hadana indhaha qabso tusbaxana waaislaheynaa anuucaqlilahen waaiga dhadhiciweyday oona iska qawna qabso kaliya makabaqi jirin indha qabso aankucameyo aqun anqiro baaufahmay aana kurarto aniga adoonitahay oowasixirba uhestay maxa tusbaxa lodidi ilen meshan karakay bey ka arken muhim tusbaxa wardiga laguxususta dadka nanacsinaya hadayan indhaha halesku qabto waxas iyo waxas waa lacameyay aqira idaba socone indhaha isku qabo labadas baqadan wayay anoo markas aqiro adun kalajeclen aqiro waxa isweydiyay xataa hadan dhinto mailasocon maxa igukaxiray mawaxa tahan aqan ninba qabrigis ilahis calosha kuirsaqay noqsada dadke adomanas miyaa boqor biri maxa lodhahay aan cid lashegan karin isago konka iskaleh ilaahey

  • @jamalyare7283
    @jamalyare7283 8 лет назад

    Beerka sac niika haraati been iyo qubxi badanaa

  • @aishoomar1191
    @aishoomar1191 2 года назад

    mashaAllah