Maxamed Saleybaan tubeec & fadima Maandeeq guryo samo allahayoow Sulaiman Saleymaan lyrics qarami a
HTML-код
- Опубликовано: 18 янв 2025
- Fadlan chanelkan ku xirnoow waxaad ka heleysaa heesihi horre iyo kuwii dhexaba dabayaqadii 1991 sida kuwa hadda aan idinla wadaagnay oo kale Waliba iyagoo lyrics ah ama qoraal Akhris ah
#HEESO QARAAMI
Heestan waxaa ku lu qeyey maxamed Saleymaan tubeec Allah ha u naxariiste
HEESO QARAAMI
HEES QARAAMI
/ @heesoqaraami1
#tubeec_guryk_samo_allahayoow_fadlan_subcreb_iyo_like
Heestan waxaa ku luqeyey maxamed Saleymaan tubeec
Waxaan zoo galin doona maalmaha dhow heesihi hirgalay sida Xaliimo KHALIIF magool xasan aadan Samatar iyo SAADO Cali warsame iyo maxamed Saleymaan tubeec iyoHibo nuur iyo dhamaan fanaaniiti horre oo dhan waxaan kaga Bogan kartaa lyrics ahaan ama qoraal ahaan sidaad u Fahantaan ereyda iyo laxanka heesta
#alfanaan_tubeec
#maxamed_saleybaan_tubeec
#guryo_sama_allahyoow
#suleybaan
#maxamed_tubeec
#heeso_qaraami_tubeec
Fadlan nagala so xiriir gmailkan
Coladiyarre.92@gmail.com
Erayadii maxamed ali kaariye.
Codkii macaanaa m s tubeec iyo faadumo abdillaahi kaahin (Maandeeq)
#Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
#A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1973
Waxayna ku jirtay riwaayadii aabahay
Ka Samray ADIGA 1973 KAARIE AHN
#Laxanka
U/ Xasan Sabriye ( Xasan Great) AHN
Luuqda Maandeeq iyo TUBEEC AHUN
❤❤❤❤