DAAWO; Yaa Ka Dambeeyay Hubkii Gacanta U Galay Beesha Mareexaan Iyo Xog Sir ah oo Caawa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 20

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 месяца назад

    Aqli xumo war baxa odayahow xigmada xun subxanallah

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 3 месяца назад +1

    Cajib masheey sanayaan mise wareysi buu kaqaadayaa

  • @mahadAshkirdirshe1234
    @mahadAshkirdirshe1234 Месяц назад

    Ninka ma qadana ee waxa ka sii qadan nin warasiiga ka qadaye okay 😊

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 3 месяца назад

    Misa kale qof hadaan maqlo insurance hadkiisa xaadhehee walaahi inuusan magaalo ku dhalan baadiya dadkii ka soo galaxy weekend markii dowlada dhacay kk aniga walaahi waan qofka magaalo ku dhashay iyo Kan baadiyaha ka yimid

  • @Ego-Kills
    @Ego-Kills 3 месяца назад

    Waxuu yiri "cadeeyn kuuma hayee Cabirkeeyga" 😂

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh 3 месяца назад

    Marka mareexaan bey rabtaa dowladu inay meelwalba ku duulaan. HG, dir, raxanweyn iyo ogaadeen, tolow hub helee yaa ku xiga ay ku duuli mareexaan aragaane kolay hub intaan ka badan waa soo maraye Allow yaa idin yiraa madaxu haydiin shaqeeyo.

  • @SharmarkecabdisalamSharmarkeca
    @SharmarkecabdisalamSharmarkeca 3 месяца назад

    Miskiin aan siyasad laheyn cadeyn mahayo kulahaa

  • @Ego-Kills
    @Ego-Kills 3 месяца назад

    Midaana weey naga sii waashay inkastoo warkeeda igu socday 😂

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 3 месяца назад

    Koofiyada island bixi caqli Zeeshan ku ma haysid

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 3 месяца назад

    6

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 3 месяца назад +1

    Nalaaa kugu tal hubkii maa korka marexan korka saartey
    Adigaa soo gaday duq yahaw

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 месяца назад

    Inya fakadaye kulahaa mujenga Sanaa war hobkass hawiya lahaa tasna wacadahaye ii,,daarood hatu hob soo iibsanayo mababa qarsado Somali,,galbedna waa dowlad somaliyed xolayahow

  • @mahadAshkirdirshe1234
    @mahadAshkirdirshe1234 Месяц назад

    Kkkkk oodaga ma walaye the

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 3 месяца назад

    Waa munaafaq iska ciyaya! Ma hub reer caabudwaaq leeyihiin bay dad uga dhiman lahaa!? Maxaase NISA keenay meesha.waa qofkii aduunka ugu neefsanaa oo la waraysto.

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 3 месяца назад

    Waxaan xoolaha ah kan wareysana aa ka. Aqli cun

  • @mahadAshkirdirshe1234
    @mahadAshkirdirshe1234 Месяц назад

    Mareexaan baa la rabaye inu uu kuwero waa hadii aye Ruun tahaya bise Aniga ma amassing tasa saabto ah government the is low and shiikee

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 3 месяца назад

    Shacabka inu u gacan galo waxaa ka xun oo murugo ah in hub intaas leeg dalka la soo geliyo si tuugo ah oo loo wado qabiil si uu qabiil kale u baabiiyo 2024 ina lilaahi wa ina ilayhi raajicuun dagaalo sokeeye oo hor leh Mr. President gurigaaga ALLAH ha biiyo akhiro ILAHAY inaad hor tegeysid kama baqaysid oo xisaabi ku dambayso.

  • @muhyadinmohamed5847
    @muhyadinmohamed5847 3 месяца назад

    Beenlow

  • @Ego-Kills
    @Ego-Kills 3 месяца назад

    Odayga waa maskiin lasoo lugooyay. In lagu shactireesto ayuu RUclips usoo galiyay. Maskiinka haka inkaarsan.
    Hadii mareexaan loo waday maxeey dad uuga dhinteen? 😂

  • @CaliAxmadCofiya
    @CaliAxmadCofiya 3 месяца назад

    Hubka.shackiilowada.waqaten.waxankale.wabeenguur.dadcadiya.aygalbinayay.ootirayar