Daawo; Dood kulul Hubkii Hawiye waxa xoog kuqaatay Beesha Mareexaan Cabdiqadir Boss & Kabtan Ayuub.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 71

  • @ibrahimabdi226
    @ibrahimabdi226 Месяц назад +8

    Boss adiga ayan munofiqi ah

  • @SundusMaxamad-bz2um
    @SundusMaxamad-bz2um Месяц назад +7

    Walaal ilaahay baa kaqabtay umada soomaaliyeed meelkasta aye joogto

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Месяц назад +4

    Xaqa Allah Ayaa Dilaacay, Anigoo Reer Hiiraan ah Cabudwaaq Waalagagardanyahay!
    Xaqii Baadilaacay.

  • @ibrahimabdi226
    @ibrahimabdi226 Месяц назад +6

    Boss iyo xassan labo munofiqi

  • @mkhalif6834
    @mkhalif6834 Месяц назад +6

    Kabtan 💯

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Месяц назад +5

    Bos weli Farmaajo aya ku qufulan mariixan xasan munafaq gaaluu ka dhigay laakiin ilaahey baa u gargaarey oo siiyey qaniimadas alhamdulilah dhaha mariixanow eedhegaha ka garaaca wixii idiin yimaada

    • @ahmedfeleb4877
      @ahmedfeleb4877 Месяц назад

      wixi inoo imaada faro saarenaa 😂😂😂

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 Месяц назад

      Asc.
      Wa run oo A.Boos waxaa wali madaxiisa ka guuxaya Ina Farmaajo iyo Mareexaan.A.Boos ma arko qaladaadka iska batay ee Xassan Shiikh. Calaa kulli xaal Insha Allaahu wa in deg-deg loo casilaa Xassan Shiikh,Aadam Madoobe iyo Hamse.

  • @user-cl4ii5mw6t
    @user-cl4ii5mw6t Месяц назад +6

    Ayub iyo Bos mabadodi karaan waayo Isku Aqliba ma ahan Ayuub waa labaxiniyood waa nin filada xoog kugeyey Dolad somaliyeed Burburki kadib

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Месяц назад +5

    Hubkan dawladaa keentay xoog baa lagaga qaaday maxad ku murmaysaan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +7

    boos wa munaafiq caqli aruura

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Месяц назад +2

    Waa sax qoor qoor aya loo watey ader yaahuu

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Месяц назад

    Xasan munaafaq iyo kooxda xaraash qaran ilaahay haka badbaadiyo guul walaalaheen mareexan

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Месяц назад +2

    Xaqiiqada wuu arkaa cqadir boss wuu difaacayaa adeerkiis

  • @Sadaalin
    @Sadaalin Месяц назад +3

    Waakaa badalayaa Hassan Ayax😂

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Месяц назад +1

    Habraha xitaa bara sida hubka loo rido iyo gabar iyo wiilba 💪💪

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Месяц назад +1

    Waan Kaxumahay In Somalia Muslim aysheegtaan Hadana Cadowgoodu badanyahay welina Dhiigooda Dhexdooda Kabeecmushtaraya.

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Месяц назад +2

    Kabtan Ayoub nin leefalkaga ahayn hala doodin

  • @user-py4xl8fd2b
    @user-py4xl8fd2b Месяц назад

  • @ibrahimabdi226
    @ibrahimabdi226 Месяц назад +1

    Waa saxa

  • @avv.abdirizaknuh1315
    @avv.abdirizaknuh1315 Месяц назад

    Saqiir

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn Месяц назад +1

    Subxaana allaah

  • @ubaxismaciilgeele4025
    @ubaxismaciilgeele4025 Месяц назад +1

    Hadalkaa boos ayaa sah ah hubkan waxaa lahaa madaxwaynihii hore ee marmaajo wuxuuna ku ibsaday lacagtii marku kadagay kursiga oo uruurinaayay ee lalahaa guri qasriya ayaanu udhisaynaa marka kuxuu hada ku cawiyay uu siyay reerkiisa taa ogaada somaliyeey

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 Месяц назад

      Asc.
      Ma markhaati baad haysaa waa adiga yiri Ina Farmaajaa lahaa Hubkii lagu qabtay ardiga Caabudwaaq?Waayahee haddii uu Ina farmaajo lahaa Hubkaas ha ka hareen Xassan Shiikh iyo Haybtiisu.Illaa hubkii waxaa qaatay reerkii Xaqa u lahaaye.

  • @2daysago_
    @2daysago_ Месяц назад +2

    Abdikadir boss hadiiba tiisa aan uraacno oo Farmaajo hubka iska lahaaa ...maxey Nisa hubka uu ilaalineyse sida warqada dowlada shalay soo baxdey ku qoran ileen farmaajo iyo ragiisa meesha maba joogaan oo waa dowladii hassan sh.
    Bal caqli xumadan uu Boss ku doodayo fiiriyaa.....farmaajo wuxuuba iska noqday wixii dhacabo in asaga sameeyay

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Месяц назад

      Hhhhhhhhh waa caqliga caruurta Hassan dhiiqo hhhhhhhhh...

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Месяц назад

    Ayuub ilaaheye Ila Iyo cadawab kaa qabo😂😂😂❤❤ ha dhihin munafaqa haye anyax Igu qaado😂😂😂❤❤❤ Anigu waxn layaba boss korantadiu waxye kaga tagateye faramaajo

  • @AhmedMohamed-lr7ot
    @AhmedMohamed-lr7ot Месяц назад

    Hadii aan Soomaalidu meel u wada Socon waxaa wanaagsan in la iska kala tagore sababtoo ah inta nin jeclaysi iyo kanaa I xiga lagu jiro Soomaaliyi wax noqon mayso ,

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 Месяц назад +1

    Bal xayawankan eeg moryanta ahee farmajo kaga dhagan tahay mooryan mooryan dhashay dhe😊

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Месяц назад

    😊

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Месяц назад

    Ayuub ninkan wuu iska hadlah. Adeerkiis Xasan shiekh aqligiis ayuuh wata.. Ninkan wuu iska hadlah

  • @AbdirizakSulub
    @AbdirizakSulub Месяц назад +1

    War booskiii maxa kakhaldamy 😂😂😂

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Месяц назад

    Waryaaya A'Boss iyo K'Ayub: doodiina waa inoo muhiimee Maxaaad inoogu soo waqti dheereyn weydeen ugu yaraan Ku dhawaad 30mnts~40mnts naguma filna 8daqiiqo" is not enough. Runtii waaa aan ogahay inaad tihiiin saaxiibbo aad isugu dhow isuguna aad fiiican aad baan idiiin Salaamayaaa.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Месяц назад

    Laba Rag oo Midna Afmaal ah Weliba Reer Mudug u ah iyo Midna Reer Xamar ah Weliba Ciyaalka Xaafada ah Oo Meeshii ladoono Hadalka Uqaloocinkara ayaan Ka Arkaa Meeshan Laakin Gartu Hadeytahay In Sideytahay Looqaado Waa Kaaf iyo Kalidheere.

  • @AbdullMohammed-pq9zj
    @AbdullMohammed-pq9zj Месяц назад +1

    Munaafuqa tahay was c.qaadir boos hubka jabuuti ayu ka yimid adeerka xasan munaafuq aya iska leh

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 Месяц назад

    Markii aan dhagaystay odayaasha hadalkoodii waxaa ii soo baxday in ninka la yiraahdo A/kadir Boss uusan hayn wax qodobbo ah oo uu u caddaynayo dooddiisa oo ka tahay kaliya iska dhici asaaggaa , iyo is Difaac, ninka kale ee ah Kabtan Ayuub warkiisa waa qodobbeeyey oo meel buu saaray , anigu kolleey sidaas ayaan u arkay WBT

  • @ibrahimabdi226
    @ibrahimabdi226 Месяц назад +1

    Kkkk xasan munoqik

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 Месяц назад

    Kabtan kani ciiden wax kama yaqaane ee waa dameer ciyey

  • @qadragurac7093
    @qadragurac7093 Месяц назад

    Farmaajo ruuxaantiisaa waashay Hassan iyo tolkiis,
    Habartii kuftaaba jarmaajaa kadanbeeyay, war ninweyn maahan waxkale maheysaan.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Labadani waa CABTOOY qabiilada ay sheegtaan waxey ka yihiin laangaab waxba lagama weydiiyo

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn Месяц назад

    Laa illaaha ilaa laah

  • @aminaaadan6620
    @aminaaadan6620 Месяц назад

    Boosow mareexan niceybka jooji

  • @mohamedmahad2440
    @mohamedmahad2440 Месяц назад

    Asc boosoow waxaagu adeerkaa xasanbaa lahaaye isadkeeyska iskadaa

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Месяц назад

    Kkkkk kkkkk Fafmaajo aaaaa?????? Beeeeenlooooooooow

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Месяц назад

    Gaalo jabked waa qarsataa waa Heeshiski Farmajo horay ula galay etopia waxba Dabiyada madaxa Haku dhudhufan Marexan

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 Месяц назад

    FARMAAJO kuye Subxaana allah 😂

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 Месяц назад +1

    Bosku waa kaa taalkk

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Месяц назад

    Etobiya Hubkaas Waxeysiisey Farmajo

  • @LowServant
    @LowServant Месяц назад

    General Ayub, waxaan shacabka maxaad Kala doodi? Adeerow qof ciidan ah oo fahmaya xaaja rag la dood.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Месяц назад

    Haddii Hubku ku sacday Heshiis Hore maxaa Ciidan Dawlo u dhiibay? Maa Mareexaan iyo Luyuu Boolisku isku wareejiyaan ileen looma dhexeeyee

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Месяц назад

    Waa yahaye boosow haduu farmaajo lahaan lahaa maxaa loogu dagaalamay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    Boosoow kabtanka wax badan sii waayo waa kaa caaqilsan yahay.

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Месяц назад

    Salam kabtan ayub maxad kalahadlesa moryaken kasojeda grub hirab 91 anukaleh xamar siyasadodu dhagarka iyo dhiga shacbiga kabayamustara nabad nolol dawlede sharafle somaliwen wada qireen horoomarki kabayasha heelkaste dawlede wanagsaan laguyaqano dhidiibada adaag oo haykalki dawlednimada kalumay diibloogu dhiisay dawlada caalimku kamareg fureen ee nasibdarada kudhacday dadalki iyo juuhdigi lagashay waxa ishotagtay casimedi xamar oo loqotay waraabe galeen dawladna aan rabiin oo bahaalo kunool yihiin wana kuwa mata dhibta kadhacaysa somaliya umaada somalie arkaayaan waa grub hirab 91 oo xirfadodi taqasuskogu yahay dhagar argagixiso alshabab dagalo qabaliya hub kontrabana waxase kasilito ciida waax kasugeso dawladna modeysa grub hirab 91 ee argagixiso alshabab ku abtirsado ee dadka sharaftale kaleexda oo xaq xagashada farmajo kadaya somaliwen waytaqana moryanta grub hirab dhigmirata ah

  • @AlisaladAhmed
    @AlisaladAhmed Месяц назад

    Xasan ayax
    😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад

    Xaqii iya feedha ka dilacay boqol mar ka badan iyaay bariga sool ku so dabulen fiila somaliya oo walhiya wa siday uu bilawmatay nin walo lacag haaystaba manta itobiya iyubay uu talabayan wanay ka so iibsanayan waliba bash inay inagu so siiso iya laga yaaba si aay Somali isku dhamayso

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 Месяц назад

    boss caqli ma leh wuxuun buu iska iska oranayaa carruur baa la moodaa

  • @user-xs2vm7ty8o
    @user-xs2vm7ty8o Месяц назад

    Hhhhhhh kuwaan iyo kuwa lamidka oo dowladnimadii ader iyo qabiilka ka dhigay wax ma garatadiina dhumiyay Allaha naga qabto war hubkiina ma ahee ordaya ama micna ka hadla ama iska aamusa

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад

    Boos rag lama doodi karo aderkis Hassan qabuure faagte bu lafikir yahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo abgaal Dameeroley aheed oo qori AK47 sida loo rido baratey

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Месяц назад

    Manalehaan beenta afuufayo waxaa dhib qabo hesheeskedi hore ku kenta

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkk
    Dood la isku riiqmay

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

    Kkkkkkkkjjj😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 Месяц назад

    Adeer ma haysto mariixan ee daarood ayaa boobey hubka hiraab sidaad ku raadsan lahaydeen idinkey idin taal samir weel ka buuxso hiraabow

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur Месяц назад

    Cudur Farmaajo & cuqdad aan dhaameyn Alle kugu rid Bossow. 2 sanno ayuu adeerkaa Hassan Munaafuq heysatay waxaan colaad & dhib aheyn dalka uma soo kordhin.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад

    Hubkaasi haduu kontorabaan ahaa maxaa keenay iney nisa soogardaamiso, boss farbaa kugu godan adeerkaaga ayaad taageereysaa sxb hubkana inuu xasan lahaa waa laogyahay sxb mid caadsaaran maaha farmaajana talada dalka mahaayo hubka farmaajo keenijiray dalka waa tii sawabtay cunaqabateynta hubka in dalka lagaqaado waayo waxkastaa sharci ayuu ugasoo degijiray dekeda lkn adeerkaa ladhuumo keen hub sharcidaro ayuu kadhamaan layahay

  • @AbdirizakSulub
    @AbdirizakSulub Месяц назад

    Kkkkkkkkkkk

  • @DawoYasiin
    @DawoYasiin Месяц назад

    Kafuq farmajo tuugyohow qacinkaa

  • @momindekk1
    @momindekk1 Месяц назад

    Nacas abgaal u daaa

  • @NuurXasan-st1lu
    @NuurXasan-st1lu Месяц назад

    Bacaac

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Месяц назад

    Xaqa Allah Ayaa Dilaacay, Anigoo Reer Hiiraan ah Cabudwaaq Waalagagardanyahay!
    Xaqii Baadilaacay.