Marinka baabul mandab muxuu caalamka oo dhan indhaha ugu hayaa! Malaga yaabaa in dagaalku ku soo...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 116

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 7 месяцев назад +9

    Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤

  • @apdiwahidabokor
    @apdiwahidabokor 7 месяцев назад +6

    inta nabiga jecel muhamed scw scw scw

  • @mohamett......isse7
    @mohamett......isse7 7 месяцев назад +14

    𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮...𝗻𝗻𝗸𝗵...❤🎉

  • @simanfarah-ln5pt
    @simanfarah-ln5pt 7 месяцев назад +4

    Masha allah keep going brothe❤💪

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 7 месяцев назад +10

    Every thing will be better soon ❤❤😊🎉

  • @ahmedyaasiin5881
    @ahmedyaasiin5881 7 месяцев назад +6

    Dhaqaalaha Aduunku dhulkuu galay maraykan shaqo kuma hayno alle ha sahlo Somalia 🇸🇴 shaqo ma jirto hadaan tegi lahaynba

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 7 месяцев назад +4

      Dal walba madaxdiisa iyo shacabkisu wax Ku yahay lkin somali iyo madaxdeedaba isma dhanto iyo dhasheda waye, madax dhunta u duleesha iyo shacab ayaga isku maqan ilahey unba tala saaranay

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 7 месяцев назад

      @@hollaatme2991 waa sidaa wll Dhaqaalaha muqdisho ka warran mise isagana madaxdaa cunta?

  • @elmeastro
    @elmeastro 7 месяцев назад +3

    Balidoogle Soo Shabeelada Hoose ma ahan Ustaadii

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 7 месяцев назад

      Haa waa Shabeelada hoose, carabkaa uga dhacay baa laga yaaba wllaken

  • @user-wb9jx7lm4n
    @user-wb9jx7lm4n 7 месяцев назад +2

    Wll hormarku maha hadalka ee waa daadalka horay uu soco wll c/raman❤❤❤❤

  • @Dowgaagamedia29
    @Dowgaagamedia29 7 месяцев назад +1

    Mahasanid zxp c raxmaan omar

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 7 месяцев назад +7

    Waberi channel waa halgama, tariikhyaan islaamiya, nasrigisa allaha kusiiyo,waxbadaan waad nofa'ideysay,hadalkagu waa faseex uu dagaan yahay, khabiir soomaliyeed,cabdirahman cumar,wll
    Jiraa no'ahaw,halgan weeyi hadalkagu,baraaruujiin,tusaleen,waxsheeg
    Walaalahaga reer jibuuti 🇩🇯weey kutahniyadeynayan wacabdurahman,keep going

  • @MaxamedidirisXadi
    @MaxamedidirisXadi 7 месяцев назад +3

    C/raxmaan soo akhri buugga mashruuca ladagaalanka nuurka wax weyn ayaad fahmi doontaa😊😊

  • @XAMSEMaxamud-dp5fq
    @XAMSEMaxamud-dp5fq 7 месяцев назад +4

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Afandhe
    @Afandhe 7 месяцев назад +4

    Soo gudpiyaha ugu wanaagsan❤❤

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z 7 месяцев назад +8

    الله منسراخوننالمستطعفين❤❤❤❤

  • @abdifatahhusseinali7486
    @abdifatahhusseinali7486 7 месяцев назад +5

    Shabeelada hoose dheh mudane maahin shebeelada dhaxe belidoogle😊

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 7 месяцев назад

      Waa runtaa, arintaa ayaaba iyara qastay,
      Belidoogle Shabeelada hoose ayaan u'aqaan

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media 7 месяцев назад +5

    Cabdiraxamaan waabari ❤🎉

  • @-Y95
    @-Y95 7 месяцев назад +5

    🇩🇯☪️🇵🇸❤

  • @nimcoyaasin997
    @nimcoyaasin997 7 месяцев назад

    M.a thanks dhiirigiliyehen shabeelah hoose waaye bildoogle

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +3

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @hejnbe4276
    @hejnbe4276 7 месяцев назад +1

    Balidoogle shabeleda dhexe kuma taalo pro
    Balidoogle wxay ku taalaa Degmada wanle weyn ee G▪︎Sh.Hoose 🙏😊

  • @raamsade389
    @raamsade389 7 месяцев назад +1

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 7 месяцев назад +2

    Walal Alle dartiis flow isoo dheh❤❤❤❤🎉

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o 7 месяцев назад

    Alle haka abaal mariyo waaberi media wax badan ban kaa faaidey runtii

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 месяцев назад +1

    Waa Halbowle muhiim ah

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 7 месяцев назад +1

    Marinka hurmuz ugu muhiimsan caalamka

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 7 месяцев назад

    Mahadsanid👍❤️

  • @hamze875
    @hamze875 7 месяцев назад +4

    Asc sxb❤❤

  • @cumarawdheegle55
    @cumarawdheegle55 7 месяцев назад

    Balad doogle sh dhexe maahan waa sh hoose bro

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz 7 месяцев назад

    اليمن اكرم واشجع وطن عربي سلام من اختكم بنت الداروود

  • @mascud3079
    @mascud3079 7 месяцев назад +3

    Haddi maraykanka u somalia faraha la galo dagaal ha u diyarbakir garooban Remember black hawk down 🥷🔥☠️

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 7 месяцев назад +2

    Ragga allaha daayo,hutiyiinta yemenida geesinimada 10kiba 9ba lasiyeey ragganimada,hajaraan marakiibta,hagubaan,haxidhaan marinka,hantida calaamul islaami lagaso dhaco ayaa lalaso maara

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 7 месяцев назад +1

      War been bdnida yaa siyaay 10kiiba sagaal teda kleh ina laga soo ceelin doono waa ogtahy maana sii haysaan donaan maraykaan laguma aado runtii

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALM😢

  • @1cnmg1
    @1cnmg1 7 месяцев назад +1

    More videos pro

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 7 месяцев назад +1

    Wow

  • @ahmedgalad5933
    @ahmedgalad5933 7 месяцев назад

    Balidoogle sh dhexe maaha wa shabelada hoose

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 7 месяцев назад +1

    Bro aan ku toosiyee 2007 ma ahayn xiliga la dah furay saldhiga maraykanka ee dalka jabuuti ee waxay ahayd 2002

  • @matheyibdowhasanow9342
    @matheyibdowhasanow9342 6 месяцев назад

    Masha 🎉

  • @user-yf2dq2fj4t
    @user-yf2dq2fj4t 7 месяцев назад +2

    Muraad ayaanleyahy isoduceya gys❤🎉😢

  • @ahmedhanadofficial3610
    @ahmedhanadofficial3610 7 месяцев назад +2

    Bali doogle waa shabeelaha hoose gaar ahaan dagmada walawayn sidaa u baro sxb

  • @Samaside12
    @Samaside12 7 месяцев назад +3

    Wllkei please Fursadii wan sugi la’ahay wa goorma 🙏

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye 7 месяцев назад +3

    Madsanidiin uztad

  • @Munasarcabdi4613
    @Munasarcabdi4613 7 месяцев назад

    Soo dhig zxp

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 7 месяцев назад +1

    Ustaad please mixnooyin waxbarasho noo soo diyaari, dhalinyarada soomaaliyeed way uga baahi badan yihiin dhacdooyinka kale ee cidwalba kasoo hadasho. Mahadsanid masuul.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 7 месяцев назад +1

    Waberi medie aad bad u mahad san tahay somali bafan ba kugu hirn guuleyso

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 7 месяцев назад +4

    qofkii ubaahan inuu quraanka. higaada. tafsiirka online kubarto haylasoo xiriiro

  • @suhaybmaxamed1479
    @suhaybmaxamed1479 7 месяцев назад

    Scw

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 7 месяцев назад +1

    Kanaalka ben gorion kayaanka sahyuuniga doonayaan kasoohadal sxb

  • @MUKTAR2002
    @MUKTAR2002 7 месяцев назад

    Gobolka sh/hoose waayee

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 7 месяцев назад +1

    Wakhti adag ayaa lagalaya 2024 wayo waxaa sadaaliyeey salax al cukeyri,wartime=2024

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 7 месяцев назад +1

      Muxuu yidhi?

  • @BishaarNasiib20-ig1oh
    @BishaarNasiib20-ig1oh 7 месяцев назад +2

    ❤❤❤

  • @user-zg4mb3cv7s
    @user-zg4mb3cv7s 7 месяцев назад +1

    Somalia aaaaa

  • @ASADHAGl027
    @ASADHAGl027 7 месяцев назад +3

    First😊

  • @IdirisAbdiasisMuqtar
    @IdirisAbdiasisMuqtar 7 месяцев назад +1

    😮

  • @ubax7758
    @ubax7758 7 месяцев назад +1

    Macluumad channel yuotube ❤

  • @Tall_mann
    @Tall_mann 7 месяцев назад +6

    Istaraatiijayada aduunka anakaa heesano somaliyeey😢

    • @qumbe
      @qumbe 7 месяцев назад +1

      Aduunka qaabiil ayaa nagareebay

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 7 месяцев назад

    Kusali Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @djibrap
    @djibrap 7 месяцев назад

    Waa bada Djibouti. Is for Djibouti undercontrol.

  • @AmiinAxmed-jn2jd
    @AmiinAxmed-jn2jd 7 месяцев назад +2

    I first one

  • @CabdiraxmaanMaxamad-ci4uj
    @CabdiraxmaanMaxamad-ci4uj 7 месяцев назад +1

    Rree palastin

  • @xamdasuldaan3431
    @xamdasuldaan3431 7 месяцев назад

    Muuqaala Nadi

  • @AbdiHassan-eu6vn
    @AbdiHassan-eu6vn 7 месяцев назад +1

    Shabeelada hoose dheh balidogle ma ahan shabelada dhexe

  • @SouhaibAbdi-mw3wx
    @SouhaibAbdi-mw3wx 7 месяцев назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdimaalikmohamed8480
    @cabdimaalikmohamed8480 7 месяцев назад +1

    Xage qabaty sxb

  • @momeddaher8528
    @momeddaher8528 7 месяцев назад

    Please kaa so hadal Djibouti

  • @maxamadmaxamuud-dw7qu
    @maxamadmaxamuud-dw7qu 7 месяцев назад

    Waa matin aad umuhima

  • @Siciid22
    @Siciid22 7 месяцев назад +2

    Somaliland difficult military border ❤

    • @user-wj3ds3yx9f
      @user-wj3ds3yx9f 7 месяцев назад +2

      Somaliland is part of somalia 😂

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 7 месяцев назад +1

      ​@@user-wj3ds3yx9fWho the f*#ck who know your ass

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 7 месяцев назад +2

      Wlhi dacadaa uqoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 anaa kumaqle yeeysan dadka kula yabiin jahilow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 7 месяцев назад

    ASC wabari media

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 месяцев назад +1

    Maxaa somaali wax kuma lahan miyaa babul madab

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 месяцев назад +3

    🥺..🥺 .. ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @Mmahad19
      @Mmahad19 7 месяцев назад

      Ma kaftameysaa sxb

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 7 месяцев назад

      @@Mmahad19war comment wlba saasu utaganhy kkk

  • @ameennikke
    @ameennikke 7 месяцев назад +1

    Waaberi media

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 7 месяцев назад +1

    Waxaan joogna duni maraykan quwada adunka sheganayo

    • @FatahkeyTube
      @FatahkeyTube 5 месяцев назад

      wuu ba yahay somahan hee sxb

  • @cabdi849
    @cabdi849 7 месяцев назад

    Wallo noosoo koob taariikhda masar ADOO MAHADSAN

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 7 месяцев назад +1

    Somaliland dheh

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw 7 месяцев назад

    Asc ustaad see tahy
    Maxaa kuheley aawey barnaamijyadii aad nabartrey

  • @user-pt4op6mq7f
    @user-pt4op6mq7f 7 месяцев назад

    Canaqabataynta laga qaaday somalia kasoo hadal iyo waxyaabaha ka dhalanaya

  • @kaderdempele3569
    @kaderdempele3569 7 месяцев назад +1

    Waberi média sxb maxa kakadacay wararki Gaza ee nosotabinaysay

  • @fadxi.mustafeciisman4720
    @fadxi.mustafeciisman4720 7 месяцев назад +1

    Hours that your puosy

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 7 месяцев назад +1

    Baabul mandab

  • @24vT
    @24vT 7 месяцев назад

    B❤❤❤❤

  • @muqtaardaha1761
    @muqtaardaha1761 7 месяцев назад

    Xereda balidoogle Sabelada hose degmada wanlaweyn✅
    Shabelada dhexe❌

  • @LAAMPODCAST
    @LAAMPODCAST 7 месяцев назад +3

    Aduunka meel xun ayuu u socdaa.

    • @FouadElmi
      @FouadElmi 7 месяцев назад +2

      Waan kusalaamay walaal islaamkaw
      Waa sunaha nolosha walaal isbedelki, galada jabeysa,islaam quwesanaya,dagaal waa mahuraan wayo islaamka kuxorrobayo,fitnadu weykacday dagaalki yukreen 2022,xamas iyo israiil 2023,iraan iyo reer galbeed 2024,gal iyo islaam 2025,burburka israiil 2027 iyo libaaxa weyn
      Duulaan ayaan walaal halis ugu jirna soomali hadaan nahay,itoobiya badaa cas guso maqaan ,balse waan isdifaacayna i.s

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 7 месяцев назад +2

      ​@@FouadElmiwaad fikir dheertahay

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 7 месяцев назад +1

    Halaagba kama horeen jexidi kanal suweys 1869 waxa nosojiday galaada waa kanalkas masarida,
    Ruush iyo islaam versus yuhuud iyo reer gabeed

  • @dahirsharifabdi9446
    @dahirsharifabdi9446 7 месяцев назад

    Balidoogle gobolka Shabeelaha hoose oow Ku yaal .

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b 7 месяцев назад

    Waabari

  • @cabasilkacaseofficiall773
    @cabasilkacaseofficiall773 7 месяцев назад

    🎉🎉❤❤❤❤❤😅😢

  • @user-ju3xt2kh7k
    @user-ju3xt2kh7k 7 месяцев назад

    Xerada belidoogle wexey ku talaa degmada wanlaweyn ee gobolka shabeelada hoose

  • @user-wr8ds1wl5l
    @user-wr8ds1wl5l 7 месяцев назад

    Sxp shabeelada hoose dheh bali doogle

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 7 месяцев назад

    Aadban ugu boogay sidad uso taxday tariikhda walaal cabdirahman, balse marinkani uu xidhmaya dhawaan 2025:
    1869+78=1947
    1947+78=2025,
    1869+78=1947,falestiin waxa loo kala qaybiyeey labo wadaan,israel iyo falestiin qaraarki qaramada midoobay
    1947+78=2025, 2025ka marigaan bab el mandab iyo kanal suweysba way xidhmayaan dagaalka iran iyo xulufadeeda iyo reer gabeed dhexmari doona awgeed inshallahu tacaala
    Islaamka guuleysan 2027 Marinkani wuxu qudiya reer galbeed oo ah cadawka islaamka haa xidhmo bidini alli tacaala,anakuna musliinkaan waxlaqabna💯💪

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 месяцев назад

    BEENAALE BEENAALE DHALAY OO TUUG

  • @kai_lino
    @kai_lino 7 месяцев назад +1

    waaberiyow maxaad ka leedahay elon musk waataa ninka cimaamada ka riday oo dhahdey wuu isdhiibe hdda waaka yiri "go f$ck yourself"😂

  • @ahmedhanadofficial3610
    @ahmedhanadofficial3610 7 месяцев назад +1

    Bali doogle waa shabeelaha hoose gaar ahaan dagmada walawayn en.m.wikipedia.org/wiki/Baledogle_Airfield

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤