You did Good Job,goormaa Caawinaada ceeb noqotay,dadka qaarkiis Xumaanta ayey jecel yihiin, Wixii wiilkaasi aad u samaysay waa Waajib ilaahaybaana Miisaanka Xasanaadka kuu Daraayo,uma baahna in aad Xanaaqdo iyo hadal badan midna ,waxaa badan inta Fahmayso Wanaaga wuxuu yahay Mashaallah
MARIA O CUNUGEDI GAALO KA QATEY IYO IS BAR BAR DHIGA IYO KANADIAN BOY O 20 SANO BAALKA UGA JIREY HOYADIIS O BARTEY DIINTA DHAQANKA LUQADA SKUUL DHIGTEY O KANADA TEGI KAREY MARKU RABEY
You did Good Job,goormaa Caawinaada ceeb noqotay,dadka qaarkiis Xumaanta ayey jecel yihiin, Wixii wiilkaasi aad u samaysay waa Waajib ilaahaybaana Miisaanka Xasanaadka kuu Daraayo,uma baahna in aad Xanaaqdo iyo hadal badan midna ,waxaa badan inta Fahmayso Wanaaga wuxuu yahay Mashaallah
Abtigii la arkijiray waa abuudujaana illaahay ha xafido aamiin aamiin yaa rabi raxmaan
KANEDIAN BOY HADU AQLI LEYAHEY HA DHEGEYSTO ABTIGIIS ABU DUJANA
Abutijano manshaallah
Inay ku mahad celiyan ayeyba ahayd habargidir
Ilahay.hakunaxaristo
Masha Allah May Allah help you my brother Don't listen to these people🤲☝️🦁🦾🇨🇦👑🌹💯👍👏👏♥️🫶♥️🎉🎉
Masha Allah
Ilahay.shartoda.hakaqabto
HABARGIDIR WA BOQORTOYO WIILKANA HOYADIIS AYA SOMALIA GEYSEY
Manshallah
🌹🌹🌹🌹🌹🌹
HOYADIIS AYA GEYSEY SOMALIA
Waw waw waw sabuxa weliba wadadka ugu go aanka adag cayrka ama habargidirta tibana hada kaa muqata abudujanow kusoco gesinimadada
Maash allaah
WIILKA HOYADIIS AYA SOMALIA GEYSEY HADI KALE WA LAGA WADAN LAHA SIDA CUNUGA MARIA
Canadian poy xushme abudujana waku dacad wilyara tahay ilaali mustaqbalkada habaryarna halaga qaleyo
EEY JEEY WUXU KU RADSANEYEY FIYUUS 😂😂😂😂😂😂
ABU DUJANA SOMALI HA DHEGEYSAN WAXA KU BADAN DAD YAHUUDU DHANTO😂😂😂😂
QOLKA EEY JEEY O HOYADIIS INKIREY O DIIDEY INU ISKA QADO DNA MUXU KA DONEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ceebta habar gidir abad asturtay markad wilka ay dayacen ad gacan qabatay
Warkuwan.way.kudhiben
War away gewsi calasow cida kala dhax galo rerka
Haduuba ku jisaaro. Wiilkan. Ninii dhabarka udhigtay. Walee. Media qof danbe. Aan aaminin cabaadaaya
KANEDIAN BOY MARKU YARA WAXA RONEYD IN LA SIIYO GALADA MADOOW O CABIIDKA LAGU GEYEY AMERIKA
HABARYARTIIS WAXBA KAMA SAMEYN HALA HISHIYO
WAX SOMALIA LA DHAHO MA LEH
ABU DUJANA HA DHEGEYSAN SOMALI WAXA KA BUXA KUWO NACALAD ILAHEY KU DHACDEY
GABADHA RUN AYEY SHEGTEY MAXAMED HOYADIIS AYA WADATEY DUKUMINTIGANA AYADA HEYSATEY OW KA DHUMEY MEXEY SAFARADA KANADA U ADI WEYDEY
WIILKA ABTI AYAAD U TAHEY HADADAN ADIGA DIFACIN YA DIFACAYA
WIILKAN HADU KANADA TEGEY MUXU DABA DHIGTEY MADARKICIS HIRAAB
WIILKAN KANADA AYU U OYNAYEY WANA TEGEY DOWLAD AYA QADEY MU SHARCIGIISA RADSADO
Qofka fican somalida waa cadadoda in ay xagxagtan o xarmariyan ninka waxa lagu cunaya maxad u cawintay willki xabsiga nogu jiray illhow adigawen
AJ has identity crisis 😂😂 so don’t pay attention to him!
Allah ka cabso ka har wilka yar iyo dadkiisa wad cawisay ka har walaal ka har
KUWA CEYTAMAYO WA NACALAD WEXEY KUGU SHEGAYAAN AYAGA AH
KANADA WEXEY SINE LOYAR FREE AH
MARIA O CUNUGEDI GAALO KA QATEY IYO IS BAR BAR DHIGA IYO KANADIAN BOY O 20 SANO BAALKA UGA JIREY HOYADIIS O BARTEY DIINTA DHAQANKA LUQADA SKUUL DHIGTEY O KANADA TEGI KAREY MARKU RABEY
WAR KANADA QOF KU DHASHEY XOOG SHARCI LOGAMA QATO E BENTA DHAAF NIJAASYAHOOW
EEY JEEY O HOYADIIS INKIREY JAFIYEY HOOYO SOMALI SHEGATA KA DIIDEY DNA MAXAAD KA DONTEEN😂😂😂😂
ILMAHA MA WASTAA ADIGA IM LAGU BAARO WAAYE WANA U EGTAHAY QOWMULUUMAXA UGU CABSIINE DADKA ILAHAY DIIN YA KA XIIGTA ILAHAY IYO DIIN
Yaahuu Xasbunallahu wanicmalwakiil laaxowla walaa quwata illaabillaahi caliyulcadiim dadka maxaa saa ugu caynee
Eey jeey garac hooyadiis inkirey sheeganaya qabiil dabayaco qaniisya ah.