Ma aaminsantahay inaad leedahay shaqsiyaddaan naadirka ah ? || Karisma || Ogaalka Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 220

  • @OgaalkaDunidaa
    @OgaalkaDunidaa  4 года назад +249

    Asxaabey Maanta inshallaaah waxaan soo gelin doonaa Dr zakir naik iyo wixii uu kayiri Cayaarta PUBG

    • @maxamedibraahim7568
      @maxamedibraahim7568 4 года назад +5

      Thanks bro waan sugayaa waanan u bahnaa xaqiiqda dhabtaa ee ku saabsan

    • @dearmushtaaq
      @dearmushtaaq 4 года назад

      Insha Allah

    • @rijaal4rl
      @rijaal4rl 4 года назад

      Wn Kaa Sugeynaaa Legend 🙏

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 4 года назад +2

      Zxp cabqariga ama (genius)ama indhergaradka waa iskumide ka soo hadal anaa ubaahane waayo anaa ah wxan ahay qof nasible wanan u bahnahay calamadihisa iyo persentageka uu aduunka kayahay zxp waa iga codsi ada carabiga aad uyaqane

    • @قناةالعامه-ن8م
      @قناةالعامه-ن8م 4 года назад +1

      أن شاء الله الله يبارك فيك

  • @ملاكعلي-ض8خ
    @ملاكعلي-ض8خ 4 года назад +20

    Anigaaba isku arko markasto hadal bdn iga baxo waxan dareema daganan LA,aan iyo ilowsho balse markan gaabsado oo ka aamuso waxyabaha qaar sarreyn iyo farxad ayan dareema mahadsanid maahir aqii 💯💯

  • @fawsiyogeedi5477
    @fawsiyogeedi5477 4 года назад +6

    Cajiib Allah ku xafido wll muhamed muhamuud maahir jimcaale 💖💚💞

  • @nasteexokhalif3835
    @nasteexokhalif3835 4 года назад +35

    Waxaan ahaay qofki ogu horeeyaay ee like iyo comment dhaaho.mudo ayaan ku xiranaahay chanalkaan . wanaa ku faraaxsanahaay .asxaabta dhamaanteena ilaahay ha idiin jeeclaaado 💓🙏 one love somaalia 🇸🇴 weeyn

  • @hamzemabdi9
    @hamzemabdi9 4 года назад +10

    Waxan ku noolahay mid ka mida wadamada qurbaha, dad bdn oo cadaana oo aan la shaqeyay aya igu tilmaamay inan leeyahay, kerisma” tilmamahan aad Adigu sheegaysana Waan leeyahay. Lkn ALLAHU aclam 🙏🏼

  • @Ali-rk2yp
    @Ali-rk2yp 2 года назад +2

    Wllo mawduucyadaadu aad bay ufiicanyihiin waxaanay hiwanyihiin hanuunka bulshada soomaaliyeed ee islaamka , balse ha dhiirigelinin wadamada shisheeyaha si aan dhalinteenu usoo tahriibin kudadaal mawduucyada aan dalalka qusaynin inaad dulaaarto muuqaalada dhulkeena , si aanay dhiirigelin tahriibta ugu noqonin .
    Mahadsanid illaahay haku xagido umadeenana ha hanuuniyo .

  • @salsabiil185
    @salsabiil185 4 года назад +43

    Qodobda darsiga
    1.noqo qof hadal yar
    2. Ilaali sumcadada
    3.noqo qof loo baahdo 👍

  • @Dayr12
    @Dayr12 4 года назад +7

    Woooòoooooooow wlly Maxamed《Maahir》

  • @bilanboqoro5620
    @bilanboqoro5620 4 года назад +8

    M.a xaqiiq weeye wadku Mahad zantahey zida aad noo dhirigalizey Allah yacizak💜🌼💜💕💕💕😍

  • @قناةالعامه-ن8م
    @قناةالعامه-ن8م 4 года назад +7

    جزك الله خير الجزاء

  • @masmalhasan2583
    @masmalhasan2583 4 года назад +5

    Mashlah wll alaha kubarakeyo anagana alaha nagu anfaco wanoyinkas wan wanagsan ed marwalba nala wadagto jasakalah khayr akhii fadil

  • @alibasteey9476
    @alibasteey9476 4 года назад +20

    Maahir shaqsi bulshadisa lajacel hormar io ilbaxnimo m.allah

  • @hamdimoha3862
    @hamdimoha3862 4 года назад +5

    Waan ku jeclahay wllkey cimri dheer ah iyo caafimaad iyo cibaado suuban alle haku siiiyo

  • @somal123
    @somal123 4 года назад +6

    Masha Allah wa barnamij wacyi galin ah Wana fiicanyahay

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 4 года назад +2

    Af daboolani waa dahab
    Shukrn ustaaf

  • @MohamedAli-wk3xe
    @MohamedAli-wk3xe 4 года назад +7

    Mansha Allah Allah haku xifdiyo

  • @cabaassoomaali6859
    @cabaassoomaali6859 4 года назад +7

    BARNAAMIJKA AAD IYO AAD AYUU IICAJAB GALIYEY WAAN BARNAAMIJ XIIASA LEH MAHADSANID WALAAL (👋☝✊💖)

  • @nasiibabdixuseen8254
    @nasiibabdixuseen8254 4 года назад +3

    ماشاء الله جزاك الله خيرا أينما أنت.

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 4 года назад +13

    Jasakallhu khayer wll ❤️❤️❤️

  • @ugaasbarre5166
    @ugaasbarre5166 4 года назад +1

    Mahadsanid wll maahir barnamij kaan aad ugu faa'ideestay waana barnamij muhiima.

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 4 года назад +6

    Wcs Masha Allah allaha kuxafido

  • @sakicabdi8041
    @sakicabdi8041 4 года назад +5

    Mansha Walla wad mahadsantahay

  • @nasteexokhalif3835
    @nasteexokhalif3835 4 года назад +19

    I am number one today

  • @abdullahiabdi8359
    @abdullahiabdi8359 4 года назад +4

    Masha allh jazakallahu khayr wll Maxamed 🥀Runtii waa muuqaal aad u faaiido badan dad badana Anfici doona

  • @amiiramustafe1501
    @amiiramustafe1501 4 года назад +12

    Mansha Allah

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 года назад +1

    wcs shukran wll maahir

  • @ملكةالبنات-ج3و
    @ملكةالبنات-ج3و 4 года назад +2

    Manshallh alle haku sharfo aduun iyo aakhiro

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim4544 4 года назад +4

    Ilaahay hakaa abaaliyo wlaal

  • @rumeeyemediarumeeyemedia2199
    @rumeeyemediarumeeyemedia2199 4 года назад +1

    Wallahi muuqaalkani wax badan ayuu dadka daawada tarayaaa

  • @iisrashaikh7401
    @iisrashaikh7401 4 года назад +1

    Thank you wllo sida wangasan ee aad nolaa so wadagto waxa kasta oo wanga ku jiro masha Allah ❤❤

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 4 года назад +1

    ما شاء الله الله يحفظك في الدنيا والآخرة

  • @dearmushtaaq
    @dearmushtaaq 4 года назад +3

    Mahadsanid wall

  • @ubaxjibril2251
    @ubaxjibril2251 4 года назад +1

    Shukrn akhiil caziiz

  • @nabadonibnurowte5305
    @nabadonibnurowte5305 4 года назад +8

    masha Allah wlll alaah kusharfo hore uuu soco

  • @saaraluqmaan10
    @saaraluqmaan10 4 года назад +4

    Mashallah thanks you

  • @shukri-001
    @shukri-001 4 года назад +2

    Mahadsanid

  • @maryancali9102
    @maryancali9102 4 года назад

    Mahadsanid wall maxamed maahir

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 года назад +4

    Mash Allah wll mahsanid

  • @abdirashiidcali4492
    @abdirashiidcali4492 4 года назад +5

    masha allah wll maahir waxaad tahay wll la jecel wll adii khayr iyo wanaag Allah haku xifdiyo aduun iyo akhiro insha allah

  • @mhacatoosh1844
    @mhacatoosh1844 4 года назад +1

    Msha alaha ustaad

  • @hal-abuurproduction2711
    @hal-abuurproduction2711 4 года назад +4

    Maa shaa allah runtii waa aan ka helay barnaamijkaan alle kheyr haku siiyo wll

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 года назад +14

    Wllky horey usoco one love ❤❤❤❤first

  • @hulpaleofficial6282
    @hulpaleofficial6282 4 года назад +4

    Masha ALLAH WALALKY

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 4 года назад

    شكرا يا اخي حفظ الله ما شاء الله جزاك الله خيرا جزء

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 4 года назад +8

    Waaa arin fiican 😍😍😍😍

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 2 года назад

    Masha allh wll shukran jasakallah.

  • @najmaali3911
    @najmaali3911 4 года назад +1

    Shukran wllky

  • @kaltuumocabdikariim8860
    @kaltuumocabdikariim8860 4 года назад +4

    M.a wll allha kuxif diyo

  • @abdallabinabdalla1290
    @abdallabinabdalla1290 4 года назад +2

    Masha.allah!
    Hadal badan Haan mabuuxsho

  • @muzdalifaqueen451
    @muzdalifaqueen451 4 года назад +2

    Karisma waaa u dhalasho ma ahan inaaa iska dhig dhigto

    • @IFTIIMIYE.
      @IFTIIMIYE. 4 года назад +1

      Wax walba waa labaran gara la iskana dhigi gara walal

  • @GeelleMedia1
    @GeelleMedia1 4 года назад

    Mahadsanid masuul.

  • @ismacilleejo
    @ismacilleejo 4 года назад +5

    Alle haku xifdiyo wll

  • @samiiraraaxo3686
    @samiiraraaxo3686 4 года назад +5

    Xaqiiq runtiui🥰

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 года назад

    صلى الله عليه mahadsanid wll maahir

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 4 года назад +1

    Charisma af miishaarnimada

  • @anasmahamoud4998
    @anasmahamoud4998 4 года назад +2

    Mhd znid Wllkay Qlih Barnajid Xaqiiq ah WLLHI Ku dhaqmi donah ♥♥

  • @zamaterahmed8722
    @zamaterahmed8722 4 года назад +5

    mancha allah

  • @moanaskahofficial2140
    @moanaskahofficial2140 4 года назад +10

    First views like isar all 😁💕👏

  • @bashirwadaniabdi9849
    @bashirwadaniabdi9849 4 года назад +5

    Shugran wll qli

  • @abdirizakahmed5883
    @abdirizakahmed5883 4 года назад +1

    masha allh sii wad sxb

  • @kadisxb2507
    @kadisxb2507 4 года назад +1

    Manta oo bishu tay 26/9/2020 Waxaan inshalah Ku dhaqmi Doonaa Qaacidooyinkaa aad ii sheegty aad ban kaaga mhdcelinaya

  • @ayanlucky4564
    @ayanlucky4564 4 года назад +1

    Msha Allah wllo mhd snd 👍💕

  • @ahmedhajji1974
    @ahmedhajji1974 4 года назад +5

    Waad mahadsan tahay

  • @mohamedxarago
    @mohamedxarago 4 года назад +10

    Hore usoco pro

  • @filzanabdurahman9533
    @filzanabdurahman9533 4 года назад +1

    Mcha allh walloh

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 4 года назад +5

    Mashallah waa video aad muhiim ah Allah ku jecelaado walaal yaasir mukhtaar nooloow shukran

  • @fadumamuqtar3675
    @fadumamuqtar3675 4 года назад +3

    Mansh Allah wllo

  • @amiiramustafe1501
    @amiiramustafe1501 4 года назад +4

    Walal maxamed maahir

  • @nuraabdirahman7521
    @nuraabdirahman7521 4 года назад +2

    Waan leyhy shaqsiyadas🥰🥰🥰🥰alx

  • @geedixiis511
    @geedixiis511 4 года назад

    Mahadsanid wll

  • @hamzeahmed4840
    @hamzeahmed4840 4 года назад +2

    Machallah 👍👍👍

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 4 года назад

    Mahadsanid wllo👍💕

  • @cukaashgoolcade1998
    @cukaashgoolcade1998 3 года назад

    Rag rag dhalay keep going 🥰🥰

  • @abdimajidmohamed4655
    @abdimajidmohamed4655 4 года назад +1

    M.A WALAL QUF KUDAYASHA WACAN TAHAY XAGA YOUTUBKA😍😍😍

  • @himilomediahab4443
    @himilomediahab4443 4 года назад

    Masha Allah ilaahay haku barakeeyo.

  • @maxamedshiikhcabdi374
    @maxamedshiikhcabdi374 2 года назад

    Allah ku barakeeyo wll

  • @harkanolosha
    @harkanolosha 4 года назад +4

    M.a barnamij qurux bdn

  • @Abdullahi4632
    @Abdullahi4632 4 года назад +5

    📩 #More input and #less output🤔👈

  • @maxamednaasir3001
    @maxamednaasir3001 4 года назад +4

    itas ayan leyahay lkn aniga wan iska amusa wayo alle dartiis wad mahad santahay wllkey qeer alle haku siyo

    • @ilhaamilhaam8854
      @ilhaamilhaam8854 4 года назад

      Masha allah dadka hadalka yar iminka aad by uyaryihiin

  • @maxamedwalimustaf8125
    @maxamedwalimustaf8125 4 года назад +5

    Mahadsaned wll

  • @yaxyebanfi5746
    @yaxyebanfi5746 4 года назад +1

    Masha Allah

  • @cabdaledaayow9286
    @cabdaledaayow9286 4 года назад +1

    Maasha allaah

  • @mounajamac4029
    @mounajamac4029 4 года назад +1

    Mnshllah

  • @hsss698
    @hsss698 4 года назад +2

    Kuwataaa wllhi keep going 💎

  • @zaynabnashaaad9079
    @zaynabnashaaad9079 4 года назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 4 года назад +1

    Mashalah walal

  • @samaraosman4664
    @samaraosman4664 4 года назад +3

    Mashaallah

  • @salmanabdirahman3697
    @salmanabdirahman3697 4 года назад +5

    Hore usoco aan ku dhehey

  • @saacid2003
    @saacid2003 4 года назад +1

    Mansha allh

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 4 года назад +3

    Wll qali wax walba noqda aa na tidhi sideen ku noqon karnaa waa suaale hada Ani ahaan waxan rabaa inaa noqdo qof loo baahdo mar walba on laga marmin badanaa markaa sideen ku noqon karaa asxbta qof kii wax igu dheer pls answer me wll mahir thanks adna ogaalka dunida wan jeclhy Kuna xirnahy

    • @habibiisackhabibo3697
      @habibiisackhabibo3697 4 года назад

      maasha allh wll qeer allh kusiiyo

    • @amaalxazan2033
      @amaalxazan2033 4 года назад +4

      Wll waxbarasho bilow diiniga iyo maadiga runtana sheeg beenta iyo qiyaanada iska ilaali qiso ayaa jirta nin tuur leh baa bari dadka aad uceyn jireen waa dhiben dadka waawen waa isku sheegi jireen tuurtisa ilmaha waa kadaba ordi jireen iyo cey iyo dhaleeceyn iyo qosol kadib hooyo diis baa tidhi haltalo hadaa iga qaadato waa guuleysanee waxbarashada baro bey tidhi waxbarashada iyo run qofka heybad lagu xushmeyo ayey uyeeshaa ninkii taladii hooyo diis buuqatey kadib wuxuu noqdey nin aqoon leh masjid ayuu imam ka ahaaa kadib dadkii ayaago isdagaashan masjidka soogala xush mad iyo heybad iyo cilmigiisadartiis kor umey fiirin jirin wey heshiin jiree dad cilmi naftaada ku hagaaji

  • @asiamohamud776
    @asiamohamud776 4 года назад +1

    Wll.ماشااللہ ۔، wad ku mahadsantahay,xogtaad mar waliba nala wadaagti,lkn mararka qaar maxey dadka qofka, badanaa aamusan,ugu dhaleeceyan,in uu yahay qof isla ween,ama maskiin doqon ah kugu tilmaaman

  • @IamBigman-gg4bn
    @IamBigman-gg4bn 4 года назад

    Scw scw scw scw scw scw 💯 💯 I love you nabi allow

  • @mohammedhusseincade1940
    @mohammedhusseincade1940 4 года назад +5

    Zxp cabqariga(genius)ka ka soo hadal anaa u baahan anigu kuwaasan ku jiraa nadirka ah ee sida dhifka ah lahu helo sidii alberto einstain

  • @مريمعبدالرحمن-و6ن
    @مريمعبدالرحمن-و6ن 4 года назад +1

    Wcs masha allah

  • @wizzfarah8470
    @wizzfarah8470 3 года назад

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 4 года назад

    Maasha alaah walaalkey

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 4 года назад +1

    Wax fiican

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 3 года назад

    That it's true 👍

  • @abdullahimahamuud9211
    @abdullahimahamuud9211 4 года назад

    Masha allah wlhi wxaad kada shaa
    Wx jira tasina manta wa mid aniga ii koror teY
    Alle hanaga wada dhigo kuwaas amiiin 🖒

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 года назад

    Waa shaqsiyada Aan leeyahay anigu