War Cusub Israil O Markii ugu Horeysay qiratay in Taangiyadooda La Xasuuqay| Ka Daroo dibi dhal Wasi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • War Cusub Israil O Markii ugu Horeysay qiratay in Taangiyadooda La Xasuuqay| Ka Daroo dibi dhal Wasiiradii Somalia Waxey sameeyeen!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 252

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Месяц назад +44

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @user-ir9df5go5l
      @user-ir9df5go5l Месяц назад +2

      Shiikh coursadi dib may u dhacday

    • @Istar-yk6jb
      @Istar-yk6jb Месяц назад

      Shiiqow waxan la yabay wali ma arkin adigo ka hadlayo si wacan ee dowlada ay ku xureneso wadanka iyo wilasha naftoda u hurayo dalkoda marna kuma faraxsanid sida wacan ee loga xurenayo khawarijta tas badalkeda waxa so bandhigta kaliya adigo dowladnimada mel uga dhacayo adigow sheganayo magac culumo diintana ku cana soo mawaxad tahay 2karle dhana ad u shaqeneso dhaqalo kasamenaya arintan marna ad cadawga ad dhibka ku dhacayo cidii ugesaneso ad umada kuso jediso tasna wa kugu denbi in ad dowladada ad aflagadeso arin walbana ad u badasho mid umada naceb ku abureso meeshii ad u so bandhigi lehed xurenta iyo isbadalka dowlad nimo wana kugu wajib diini ah midas magari kartid wariye nadara manta asaga camal hadii noqon lahayen wariyasha wadankena sharaf buu heli lahaa wan ka xumahay wlh away caqliga ad libiska ku xerato marwalbo midas ayan kugu baqaa isbadal ku samey caqligaga alena kabaq ow waxa lagu faray kaso bax dowlad la an waxa ka ron dowlad tagdaran lkn manta dowladena wa mid awod badan u heso xaga isla xisabtan ka iyo xaga xurenta lkn indhahaga ma arkan ale ha ku tuso

    • @malakaaay
      @malakaaay Месяц назад +1

      oonlaayn bisniskii aad sheeg😅 jirtey aawey?????

    • @mohamedsayed5290
      @mohamedsayed5290 Месяц назад

      Asc.
      ustaad kuwii website ku ma soo jawaabeen

    • @deqtoon
      @deqtoon Месяц назад

      Hadaad benalahan aminten wara idin sugaa

  • @Hiboabdikarim
    @Hiboabdikarim Месяц назад +6

    Manshallah dulmidiid magacaaga iyo adiga waa is leedihiin edbi u caqli celi ceeb looma dhinto haka harin kuwaan 👍

  • @halimaabdulkadirmohamod2290
    @halimaabdulkadirmohamod2290 Месяц назад

    Allahayoow Raxmaanow Ugargaar Walaalaheena Falastiin Burburina Cadowga Islaamka

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +15

    illaahow burburi yahuud mareykan yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Месяц назад +3

    ALLAHAYOOW RAXMAANOOW u gargaar muqaawamada reer FALASTIIN yaa XALIIMU yaa GAFFAAR.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 Месяц назад +3

    Somali madax ka naxasa ilahay haa keno qarax xalay waxan ku arkay mayd bac qafif lagu gurayo subhanallah subxanallah

    • @Princehishaam
      @Princehishaam Месяц назад

      😢😢😢😮Allah ya Allah ani waxaas ma fiirsan karo😢😮Somalia waligey ma arag aniga am at my 26 now...Waban ka baqaa wllhi Allow nabad buuxda sii Xamar iyo Somalia dhamaan

    • @halimaabdulkadirmohamod2290
      @halimaabdulkadirmohamod2290 Месяц назад

      AamiinAamiin

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 Месяц назад +5

    Illaahey xamaas ha u gacangaliyo iyagoonan qarxin Aamiin yaarabi

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Месяц назад +3

    SubxanAllah ilahayow umadada ugargar

  • @ifrahabdiwali3874
    @ifrahabdiwali3874 Месяц назад +3

    Sheekh ilahay madaxwayne soomaliya ha nooga dhigo mid adigoo kale ah oo caadil ah uu umada wax u qabta kuwan ilahay dhinac ha inoo dhaafiyo.

    • @user-to3jy7jk9s
      @user-to3jy7jk9s Месяц назад

      Ninkani waa xagjir wuxuu iskudiraa dad . Waa qabyaaladiiste

    • @subasadiamond
      @subasadiamond Месяц назад

      Hada runta lagu sheego maa xagjir ayaan ahay
      Inaad dalshishe uu oyo waa horumar miya
      Haddi dalkeygi uu oyo waa xagjir miyan ahy
      Isheeg pro

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Месяц назад

    Ilaahey ha u naxariisto umadas la laayey ☝🏻🤲🇵🇸🇵🇸guul Falastiin

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen Месяц назад +2

    ilahay haw naxariisto dhalinti xalay wllhi wa murug iyo dawlad laan iyo imtixaan 😢

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Месяц назад +5

    Weey jabeen yahuuda
    Allaha jabiyee

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Месяц назад

    Illahy dawladena iyo dalkena ha ino hagajiyo yaarabi🤲🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    Subaxanallhi wallaahi wa calool xumo Nahaysata Meesha Madax kuma Hayno Illahe madax umadeena Danahooda Garata Allaha inoo keeno

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 Месяц назад +1

    Wadaadkaan dulmi diid
    Waa wadani jecel in dalka soomaaliya cadaalad loo maamulo nabadna lagu soo dabaalo sida aniga aan jeclahay
    Laakin allaa mahad leh ugu yaraan dowlad ayaan haysannaa

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Месяц назад +4

    Sad, very sad Somalia government .😢😢

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh Месяц назад +2

    Somalia dawlad nimo cidii jecel❤❤❤❤sar

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Месяц назад +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +2

    Thanks Brother Diilmi Diid 👍👍👍👍

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Месяц назад

    Kuwaan waa xoolo Ilaahayow soomaali usoo saar madax wanaagsan oo cadaalad nagu hogaamiya

  • @AxmedSiciid-ft7eo
    @AxmedSiciid-ft7eo Месяц назад

    Alle haku xafido baraarujiyaha wanaaga iyo wixii la gudboon alle alle waxaan kaga baryeya caafimaad iyo janatu fardoowsa alle hagaraadsiiyo dadkeena somaaliyeed asc

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Месяц назад

    Subxaa nallaah waa tiiha ku dhacay raggii somaliyeed meel aydunida ka joogaan waa sabraadis iyo tuugsi foolxun allaa yahdiig aamiin yaa rabbi waan daalney

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Месяц назад

    SHUKRAN AKHII

  • @user-yi5kj6ih9r
    @user-yi5kj6ih9r Месяц назад

    Alle ha ku barakeeyee daba wado tooshka waligaa damiir laawayaasha ina matala

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Kaalama ha.ilaaheey.ugu.kaalmeeyey.mujahaadiinta
    Xaqa
    Udirirka.ah

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji Месяц назад

    W s_Wwb Soomaali Ayaa Sidaaa ah
    Walaahi Teena Ma Naqaan Ilaaheey Hana hadeeyo

  • @halimaabdulkadirmohamod2290
    @halimaabdulkadirmohamod2290 Месяц назад

    Ilaahiyow Jabi yahuuda hajabaane Aamiin Aamiin

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv Месяц назад +3

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo Месяц назад +1

    illahaya ha cadabo yuhud iyo ciidamad isaril inta cawisaya yuhud rabi masibo deg deg ah illahaya ha uu kena inshallaha illahaya cudar ana la garani idan kena

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Месяц назад +1

    Illaahay cadabta hakusoo dadajiyo aduunka

  • @Fawsiyo-nl4th
    @Fawsiyo-nl4th Месяц назад

    Masha allah sheekh

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 Месяц назад

    Xamar dhiiqo baa dhaxtaal ayagana saan bey u dhamaayaan soolayaab ma ahan Somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Waa.shisheeye.kalkaal.wasira.kusheega

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Месяц назад

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @farhiyamh
    @farhiyamh Месяц назад

    Allah swt ha halaago yuhuud
    Dabaabadkoda iyo iyagaba
    Allah swt ha halaag

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Месяц назад

    Turki baroordiiq balaaran uma baahnayn! Waa musiibo iyo aafo qaran oo ay u dheer tahay damiir xumi iyo xushmad dari baahsan.

  • @Alleyesonrafa10
    @Alleyesonrafa10 Месяц назад +1

    Ii soo duceeya walaalyaal

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 Месяц назад

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Месяц назад

    Alxamdulilaha

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +1

    keep Going insha Allah 👍

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 Месяц назад +2

    #DIBATADHA DALKEENA HOOYO (SOOMALIYA) KA TAAGAN MA AHAN KUWA HADA SOO BILAWDHAY.
    MA AHAN MARKII KOWAAD IYADHO UU DIB KAJIRO DALKA IN MADAXDHA AY SAN KA HADLIIN AY ISKA INDHA TIRAAN... SHEIKH KUWAN MADAX MA AHAN WAA LACAG IYO JAGO DHOON...UUUFF

  • @abdullahiabdi2156
    @abdullahiabdi2156 Месяц назад

    Makula Tahay hadi an haysano dowlad illahay kabaqayso oo wadaniyin ah in an meshan taagnanleheen. Dowladena xaqa allaha tuso

  • @عبدالعزيزحسنوري
    @عبدالعزيزحسنوري Месяц назад

    Sh Alle ha ku xifdiyo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Musiibo.Allaha.kurido.sahnuniyada..jab.hoog.halaag.

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 Месяц назад

    ASC.Mansha Allah Dulmi Diid Allaha idin Xafido dhamantin Shekhow Dawlad mesha kama jirte ee waxa wadanka ku habsadey Calolshaqeystayal midhan oo aan unaxeynin Shacabkoda Somaliyeed kuwa nool iyo kuwa Qaraxyada ku dhinteyba iyo kuwa dhawacaba wax dan ah oo ay ka leyihinna majan marka en Shekhow ku wankada ee aad ledahey dawladey waa kuwo Arxanlawayal Allow kuwan kada dhinac nodhafi Wabilahi towfiq Amiin dhaha Shacabka Somaliyedow AMiin

  • @cabdikariin-w1s
    @cabdikariin-w1s Месяц назад +1

    somali dhimasho badan iyaduna dan iskamalaha duniduna dan kama laha ilaahay uunbaa dan ksleh

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Месяц назад

    Sheekh qeyr alaha hakusiiyee kuwaan indho xumadooda nagadaa shacabku qabiil ayey calooshod ushaqeystayaashazs utazgerayzzn

  • @a.rahmankaanuu731
    @a.rahmankaanuu731 Месяц назад

    Somali 🇸🇴 shashin waaye ok

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 Месяц назад

    Shacabka somaliyed allah aya u maqan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Месяц назад

    Xassan Sheikh soo tuu yiri qaraxa Kenya ka dhaca ayaan aad uga danqadaa iyo kan Muqdisho ka dhaca!! Xassan sheikh ilaahay dadka ha dhaafiyo waa ka shif

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Месяц назад

    Thanks 🙏👍

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Месяц назад

    Falastin allaah ha illaaliyo dawlada soomaliya mana jirto waa koox gawlaysato ah

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani5747 Месяц назад

    Walahi wa runtada sheeq

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +3

    allah na dhaafiiyo kuwaa illaahow noo gargaar aamiin

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t Месяц назад

    Sheikhow shacabkan ceelna uma qodna cidna uma maqna waxaana waxa Keenay shacabkii oo dhiigoodu qabiil ku shaqeeyo , allow noo gargaar🤲🤲

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    wcs wlc Brother 👍

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Месяц назад

    Subxaanallah waa layab

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 Месяц назад

    Masha allaha idinla jiro xms

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @iloveallah8454
    @iloveallah8454 Месяц назад

    Qosolba hiilu galaaye intaa hadey nagu arkan yuhuudu wey qaracmayaan intaba wa naga hiilo wad ogtahay wexey nogalen e somali sideda kale u cawi ya sheikh

  • @user-bu3jd1zh6y
    @user-bu3jd1zh6y Месяц назад

    Masha Allah Allaha Usiyadiyo Israel

  • @fardowsoomar9120
    @fardowsoomar9120 Месяц назад

    Sheekhaw Somalia dawlad miyay leedahay waan yaabanahay dawlad markasta kahadsho waanlayaabaa ilaahay dawlad caadila oo Somali midaysa hanasiiyo

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Месяц назад

    Asc wrx wbr yaa dulmi diid

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad Месяц назад

    Adna Aadan sawtii dhimatay sheekh

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Sheekh qaraxa somaliya ka dhacaya anagaa is qarxinayno ma cid kalaa nagu soo duushay,

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад

    Shiikh somalilan inagu waan ka baxnay koorfur baan la xorownay talyaani baan ka xorownay dalkeena uun ka sheekee nagadaa somalilan.

  • @nuraxasanxusen2256
    @nuraxasanxusen2256 Месяц назад

    Masuuliyiinta Somalia kan u weyn iyo kun u yar waa baahi mana oga hadii ay wadankoda iyo shacabkooda, u cadaalad falaan oo u shaqeeyaan in ay sharaf yeelan lahaayeen

  • @FeisalOsman
    @FeisalOsman Месяц назад

    Waa wasiro aan Tayo iyo taag aan lehen

  • @sadam1318
    @sadam1318 Месяц назад

    waa qoom rogmaday soomaali madaxdooda

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Месяц назад

    ❤Ilaahey maadaxdeena a so hadeeyo❤

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Месяц назад

    Kaga daranta madaxda somalia hal masuul oo katirsan qaraxi dadkoda lagu layay hal masul uma tacsiyadayn dawlad kalo dadkoodii dhibkii loo gaystay xusaysa miya darajo ah kaqaygalkoda waxano wasira ma shaqa la aanba shaqadi loodhibay meday wlhi meshas dawlad kama jirto subaxanalah

  • @user-nb1jg9sd4k
    @user-nb1jg9sd4k Месяц назад

    😢😢😢walhi somali isma og😢😢

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Месяц назад

    Anigu haddii aan iraahdo Wasiirada Xukuumadda raali bay ka ahaayeen wixii xalay dhacay, waxaan noqonayaa mid dambiile ah...!!!

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Месяц назад +1

    Shikhow hala yaabin
    Hada ka hor madaxweynahena
    soo kii dhihi jiray qaraxa ka dhaca Kenya 🇰🇪 iyo midka ka dhaca somali waxa ii xanuun badan midka ka dhaca midka Kenya 🇰🇪

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 Месяц назад

    Mala madaxda soomaalida mala waaxay anaay ogiinba masuliyada aay qadeen

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e Месяц назад

    Ilahow kuwan noogu bedel kuwo ka kheyr badan oo diin iyo iimaan leh xishoota umada unaxariisata caadil ah

  • @Xaadle62
    @Xaadle62 Месяц назад

    Mahadsanid

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Месяц назад

    Kuwa sheegta madaxda somalida waa munafaqiin allah ku casiyaay oo shisheeye kalkaal ah meshana uma jogaan dan shacab ee waxaay u jogaan dantooda shaqsiga ah ayaga oo ku tunta canshuurta shacabka dhiban ee somaliyeed

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Месяц назад

    Waa waxa horumar laga gaari waayey haday ahaan lahayen dad dadaalaya sidaas xaalladu Uma egaaten

  • @user-ll9qu9rf6f
    @user-ll9qu9rf6f Месяц назад

    Meesha wax Dowlad la yiraahdo ama u eg kama jiraan Dhulka Soomaalida oo dhan 5 ta Soomaaliyeed Ilaahay baa u maqan Soomaali oo dhan

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    Ina dawaladale
    Xiiiiiiq
    Somaliyaw

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Месяц назад

    Sheikhow dowladdan wa shaqa taag haddi la daliilana qaar qa mid ah aya Ku caayaya iyago qabil Ku taageray wa dowlad fadid ah o fashilanta ummada somaliyeyed illahayba u maqaan

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb Месяц назад

    Turki ma shacabkooda keena ka fiican wa iyaga udaba nacam leynaye

  • @munahassan880
    @munahassan880 Месяц назад

    Alcarabiya waa cadowga muslimiinta illahow shartooda naga qabo

  • @gurhanmohamed5314
    @gurhanmohamed5314 Месяц назад

    Kuwaan ma aha rag fahansan dawladnimo. Suut in lagu lebisto shir macno daro la yimaado keliya ayay ka tahay. Yaab Wlhi

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Месяц назад

    Alhamdulahi

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    LABO ALSHABAAB WAA WADA SHAQEEYAAN SHACABKUNA QABYAALAD AYAA LOOGA SHEEKEEYAA OO AY KU QANACSAN YIHIIN

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 Месяц назад

    Waa fariin tuugsi ah oo ku socota Reer Galbeedka Dhaqaalaha ku Taageera, Taangiyada iyagaaba Sameeya.

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 Месяц назад

    Alhamdulillah

  • @ox134
    @ox134 Месяц назад

    sheekh see wax yeeshey 😂😂dibi hee😂

  • @AMANature689
    @AMANature689 Месяц назад

    Waxa u sahlaya in ay baashaalaan waa qabyaalada ay ku yimaadeen. Karti wax qabad iyo halagan shacab ku mey iman meesha. Yaa la xisaabtamaayo hee. Qalbiilka natiijadiisa wa kaas ee halaga dhargo.

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад

    Dawlad uun ha hadal hayeen dadka qof waliba isaga ayaa naftiisa ka ma suul ah ka dibna qabiilkiisa nafta loo huro ee sharciga Allah laga saraysiiyey qabiil kasta dadkiisa ha ilaashado.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Sheekh.wrligaa.ma.aragtay.xasan.dheekh
    OO.kahadlaya.dadka.laxasuuqo.&Ciidanka.laxasuuqo

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw Месяц назад

    Wax garneyso wax kula garto aya fiicn Lakin Somali Lakam helo dadki garan Laaha hore aye u dhinten Allaha no maqan

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr Месяц назад

    yadoo xamar dhiig badan ku daatay inay 8sano isku day fashilmay oo wadan kala intay u safraan ay idhaahden wan ka xunay waxa idin ku dhici gaadhay waa damiir xumada xamar taala,iyo xasadka ka buuuxa dartii ee hilmaam siiyay toodi 🥱

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Месяц назад

    Wasiir iska daa ee madaxweynahoodaa lahaa qarax Nairobi baan ka naxaa lkn somalidu way barteen waxaan dowlad iyo madax laguma tilmaami karo runtii

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m Месяц назад

    Allow baadbaadi soomaaliya dhibka wuxuu ka haastaa hagaanka