Jin aanad cilmi u layn baad ka sheekeynaysaa, war nin yahow na Ammaan gali, marka hore isku day inaad barato cilmigii aad nooga nabad gali lahyd, Anagu gaal iyo muslim ba waanu leenahay doqon yahow, waxaanu kuu soo diri doonaa mid ku waala qur'aankana kula Akhriya, waligiina aan kaa faaruqin, Geeridaadana sabab u noqda, waad qabtaa digniin
@@Azhari_5 Mrkaad muqaldka fureysid iyo mrkuu hadal kaaso dhaxgala wllkeyow baad tiraahdaye wxaan is iri yrku ma wiilal un ineey ku xeran yihiin miyuu mooday
Ninkii waalaa ee doortey, inuu ka sheekeeyo khuraafaad iyo been-halabuura, 😂 ALLe ayaanu swt ka magangeleynaa sharkaaga, acuudu-billaahi-min-sharika yaanu idin fidneyne ka carara,wixii caqli ku jiroow .

Inta dawatay io inta like ta saarte isku mid maaha asxabey korhala isku qaado chanalka an dhisanee👊💪
Aan kusalino nabiga muxamed csw 🎉
Scw
Salalahu caleyhi wasalim ♥️💯
Legend horey usoco hapenkii ku sexdaaa muqalADA SOOO DHIGTO TAGERE NUMBER 1❤❤❤LIKE
Aad iya aad wan soo jeestay ugas 😅 mantana mid ba so galaysa i.a
Mhadsnid wllkay
Asalamucaleykum walal qaali ( muxamadun rasuulullaah ) scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Aan kusalino nabiga muxamed csw ❤
Salallahu caleyhi wasalam
MashaAllah 👍❤
Wlhi wilkan dhib badan ayu marey😢markuu allaha kula jacelyahay wado wng san wanocan masha allah🥹allahu akbar❤
Qurafaad alle kacabso dhulka jin iyo insi toona mamaamulee
Tliyoow qisada xaamud al acraj linkgeeda inoo sheeg sxp waan waayay from tiktok ka socdaa ugaas
RAMADAN MUBAARAK❤
Calyna wa calykum
Supxanallh alle a kama gangalne dhipatadoda 😢
Aamiin ya rab
Wllhi wa qosadi igu yabaka badanedah
Ku sali nabiga scw❤🫀
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
Salahu calyhi waselam
Scw❤
ما شاء الله الله محمد رسول مرحبا مليون دولار 💵 😅😮😢🎉😂❤😊
Waxa aad ka sheekeen Waa sheydanka acuudi bilahi bari kanahey inaga muslin beeynu nahey ilaahay Swt ayaa maamula Arlanda Iyo maqluuqaa rabi baa adoomo uyahiin waxani waxa dhageysto maaha ha keenin
Wr wn kahay lpx ❤❤ thank
Wa isku lenahay wllkay 🥰🥰
Legend noosoobadi
ASC
So badi zxp ❤
Wlhi waa cajiib😮
Salalaahu caleyhi wasalam ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Weedhaha qaar aar isticmaalaysid waa kuwo shirka ah ilaahay ka baq iska hubo erayada aad isticmaalayso
Mhadsanid wll lkn wax shirkiya maan dhihin hadan irina waxan raaciyay ineynaan anaga waxas aaminsaneen inad fahantay ban rajeynayaa mhadsnid
🎉🎉🎉
Bismilaahi raxmaani raxiim Caalamu insi ku wareernaye ma caalami Jini awood uhaynaa?
wa sax wlhi lkn ilahy haynaga hayo
Wiilkan yar codkisa waa cajip wlhi😂❤❤❤❤
scw
Acuudi bilaahi Mina shaydaani rajiim lama dhagaysan karo shaydaanka sheekadiisa
Tijaabi oo dhageyso qaybta dambe wad ka heli donta
Miya ka baqda sheydanka 😄😄
Scw❤❤scw
Xamse jini kawarame😂❤
M.A❤
SWC billion times to Habiballah every day & night ❤❤❤❤❤🌹🌹
Scw scw scw
SCw scw scw 💓💓
Sxb
😊😊😊😊😊
M,a
Jin aanad cilmi u layn baad ka sheekeynaysaa, war nin yahow na Ammaan gali, marka hore isku day inaad barato cilmigii aad nooga nabad gali lahyd, Anagu gaal iyo muslim ba waanu leenahay doqon yahow, waxaanu kuu soo diri doonaa mid ku waala qur'aankana kula Akhriya, waligiina aan kaa faaruqin, Geeridaadana sabab u noqda, waad qabtaa digniin
Wan sugayaa lasoo carar
Ku saliya nebigeena udgoon scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Talie muqaalka 1:31 haduu karay codka dhan mashaqeynayo shib waaye😮
Waa xagaada wll
Wllkey please kasoo hadal kitaabka shamsul mucaarid
ilaHybaa dhulka iyo cirkaba hayo
Xaqiiq
Bisda meadow jinka ma iska dhigika raa mise
Nin nasiib leh aa riyo oo ku too bad keeno la tusaa
Xaqiiq qof kheyr lala doonayo ayuu ahaa
18:13
Wllo adiga wiilal un ineey kugu xeran yihiin miyaad modaa horta 🤔😄
Hee wll maxa aragtay
@@Azhari_5 Mrkaad muqaldka fureysid iyo mrkuu hadal kaaso dhaxgala wllkeyow baad tiraahdaye wxaan is iri yrku ma wiilal un ineey ku xeran yihiin miyuu mooday
Mansuuura
Nlow sxp
Hadalkaaga ka fiirso dhulka daganaantiisa sixiroole ma keeni karo 😡
akiid wan ogahay wana aminsanahay aniga lkn qisaan ka waramaya kamana dhigna inan aniga aaminsanhay ama ahay waxa ay sameynayan qof ku raacsan
Ninkii waalaa ee doortey, inuu ka sheekeeyo khuraafaad iyo been-halabuura, 😂 ALLe ayaanu swt ka magangeleynaa sharkaaga, acuudu-billaahi-min-sharika yaanu idin fidneyne ka carara,wixii caqli ku jiroow .
😂😂😂😂
Kusaco
Aan kusalino nabiga muxamed csw 🎉
Ninkii waalaa ee doortey, inuu ka sheekeeyo khuraafaad iyo been-halabuura, 😂 ALLe ayaanu swt ka magangeleynaa sharkaaga, acuudu-billaahi-min-sharika yaanu idin fidneyne ka carara,wixii caqli ku jiroow .
Si qaldanaa ufikirtay adeerow anigu uma jedo wax qaldan ila hada Mel klaa laga hesta 😮😂