Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaray madxafka Qaranka Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 16

  • @ManeSalah-x6s
    @ManeSalah-x6s 3 месяца назад +3

    Somalia hanolato

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 месяца назад +1

    Odayaal iyo islaamo intii fashilantey ee cuqdad iyo naceyb ka buuxey ayaa wali dadka hortaagan

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 3 месяца назад +1

    Hal iyo rati isdaba socda. hashuna goojinayso in aad Ku sawirtaan.sidii laascaano iyo gooja cade la idinka soo eryay kkkkkk

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 3 месяца назад

      Weligaa addoon baad ahaydoo maalin baad fursad ku heshay milkiilahaagi dabadeed wax kaleba kama sheekeaynaysaan ahayn goojacadde sidii aad ka guulaysateen america. Xishooda gun yahya guntu dhashay inta la idin edbinayo.

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 месяца назад

    Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu u janjeeraa inuu aqoonsi ka helo Qaramada Midoobay, waa hab sahlan oo lagu heli karo midabka Somaliland oo kalsooni ka siinaya saldhigga Itoobiya ee dhulkeeda Somaliland.

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 месяца назад

    Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu si fiican u yaqaannaa cadowga koowaad ee Somaliland oo uu ka shaqaynayo khalkhalkiisa iyo sidoo kale jahawareerku waa madaxweynaheenna Jabuuti

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 месяца назад

    Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu si fiican u yaqaannaa cadowga koowaad ee Somaliland oo uu ka shaqaynayo khalkhalkiisa iyo sidoo kale jahawareerku waa madaxweynaheenna Jabuuti

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 месяца назад

    Eega ninkii😂doona hayska hadlo,Iidoor waa dawlad,waayo Xasan Shiikh iyo Ina-Cumar Geele labatt deg una waa la col,hadana gaadhba ma wato war ragaas yaan
    La Xaashidin.

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 месяца назад

    Madaxweyne Muuse Biixi waa jilaa kaalin laxaad leh ka qaadanaya sidii loo ciribtiri lahaa madaxweynaha Jabuuti sidaas darteed wuxuu u sii fadhiyaa Somaliland si uu u badbaadiyo qaranimada Somaliland waanu ku taageersanahay Muuse Biixi waa guul adiga oo aan aragno inuu ku guulaysanayo siyaasadiisa cad.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 3 месяца назад

    Somaliland faysal Cali waraabe uunbaa siyaasi saxa ah. Kuwan kale caruur tay meesha ku korsadaan. Xitaa madaxwaynuhu siyaasad shaqo kuma leh.

  • @Xasmas
    @Xasmas 3 месяца назад

    Somaliland Iron Lady ❤ Muj .Adna Adan ❤ Guul Gobanimo

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 месяца назад

    Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Xasmas
    @Xasmas 3 месяца назад

    Faysal Cali warabe. Geesi Qaran ❤

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 месяца назад

    😂🎉❤🎉😂🎉❤🎉❤😂🎉❤😂

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 месяца назад

    Halyeey faysal

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 3 месяца назад

    😂😂😂