Maalmihii Nolosheena Qaladaadka Part 3 oo aad u qosol badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Maalmihii Nolosheena Qaladaadka Part 3 oo aad u qosol badan

Комментарии • 110

  • @shacnisharaf6798
    @shacnisharaf6798 5 лет назад +7

    Muraad ayan leyahay iso duceya walalahey somaliyed qayr allaha idin siiyee💓

  • @abdishukribille2595
    @abdishukribille2595 5 лет назад +30

    Hadad aragtid farinteyda waxan ahay walalkaa somaliyed fadlan haigala baqeelin ina subscribe isaartid channelkeyga

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 лет назад +5

    Naciimo Joker wlhy waan tageera, waa Natural Woman alle haku xafido adiga iyo Teamkaga 👍

  • @xaliimolugdheer9670
    @xaliimolugdheer9670 5 лет назад +3

    Qaladaadka saan loma sodayo nagadaaya video toos noga dhig hnaga sodhaxglin wah

  • @wow6708
    @wow6708 5 лет назад +1

    Waxaan arki jiray qaladaad la soo daayo marku filinka ama showga dhamaado balse adinku showgiina ma dhamaan. malaa yacni gaana waad so galisaan respect dhan uma haysan umada wax idinka sugaysa oo idin daawata saa daraaded subscribe waa idinkala noqon ✌

  • @aishaosman9857
    @aishaosman9857 5 лет назад +7

    😂😂😂😂ninkan qosolkisa ayaaba qosol ka qadaa tlhi

  • @aishahamudmohamed5787
    @aishahamudmohamed5787 5 лет назад +2

    Horta xagee ku dhamaatay wuxu meel ba,an ban ku dhamaatay

  • @farxiinaxuseenaxmad9629
    @farxiinaxuseenaxmad9629 5 лет назад +1

    Adaygan naga daaya xa idinka qaldan

  • @akramabdallaabdalla1932
    @akramabdallaabdalla1932 5 лет назад +1

    War somali maxamadey liketa isaara

  • @yaskagardhere7085
    @yaskagardhere7085 5 лет назад

    waa naga so dahdeen rawayadaa waan jeclahaay dhag balar nolaaw

  • @xamdasoofe9925
    @xamdasoofe9925 5 лет назад +3

    Anigu odayga qosolkiisan la yaabay🤣🤣

  • @axlahenna1158
    @axlahenna1158 5 лет назад

    Filmkaqaladadkaaba kaqosol badan😂😂😂😂😂😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faizoaxmed1072
    @faizoaxmed1072 5 лет назад +3

    Dabagalkii noloshenaa kulahaa duqa caadi ma ahan 🤣🤣🤣🤣

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 5 лет назад +11

    Xogmaal caawa kala bixi maynoh wallee, videoga notificationkiza marka uu isoo dhacay ayaan is idhi eeg haba eegin lahaydaa
    Kan xunee nimca joker iska yidhi un bqol baan ku furay
    Islantayda oo markaa meel aan ka dheerayn qolka ha maqasha un wan Ku furay iyo bqol baan kugu furay ilaa imika waan dajinyaa
    Caku ciil badnaa🙄

  • @ibrahimhadaame7286
    @ibrahimhadaame7286 5 лет назад +5

    niyo odaygan muu camal kale samaysto nacallaa wuxu yahay ku yaalku aar bahasha midh hanoo falanqaynee sidaa noogu daa malaha shaashad aad kasoo muuqatto ayaad u xiiso qabtaaye

  • @princessamisha8966
    @princessamisha8966 5 лет назад +2

    Odagn qosol xumaa🙄🙄

  • @zususta5403
    @zususta5403 5 лет назад +2

    Muqalada qaladka biz so galiya ninkn maxu so dhax galaa

  • @ramlajama874
    @ramlajama874 5 лет назад +1

    Aniga ugu so horeeyay😃

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 5 лет назад

    Odaygan Yaa meesha kasaara subxanalah

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 5 лет назад +4

    Hada comment geyga arkeysid so boqo RUclips channel keyga Insha allah subscribe na I sar Walashey ama walakey 😍😍👏👏❤️❤️

  • @fahmiahmedolatmohamed3179
    @fahmiahmedolatmohamed3179 5 лет назад +4

    Kkkkk nimco imba caadhi maatihiid

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 5 лет назад +3

    Waxaa ii muuqda wariye ali haraare oo dadkii dadka ugu liitay la jooga yaabe ali maxaa ku dhacay

  • @saharahajj9668
    @saharahajj9668 5 лет назад

    Walaahay waa qosol.miiran

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 лет назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅qosl iguma harin wlh

  • @birimofood1146
    @birimofood1146 5 лет назад +1

    Inta odayga qosolkiisa ku qososhay like I saar

  • @muhabashiirabdi6099
    @muhabashiirabdi6099 5 лет назад +10

    Uf odaygan baas naga daaya

  • @xuuroxuuro2895
    @xuuroxuuro2895 5 лет назад +2

    😂😂😂😂 so funny

    • @nadromahamuud9468
      @nadromahamuud9468 5 лет назад

      Adinka maad ka dhexbaxdaan toos usoo daaya ka dhex Baxa adeeryaal

  • @halimahirsi125
    @halimahirsi125 5 лет назад

    Adeer qosolka xooga isaga keenysd nga daa

  • @ruuncabdi475
    @ruuncabdi475 5 лет назад +2

    Hhhh naciimo umaden ma aha😅😅😅

  • @caawiyeyare239
    @caawiyeyare239 5 лет назад +1

    😂😂😂😂😂😂 wa fani

  • @queencabdi8137
    @queencabdi8137 5 лет назад +2

    Nimco markan wakasoo darteee riwayadii meeday

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 5 лет назад +1

    Odygan yar qaldadka isgan u Nacy muxu no shegi sawnagan argna

  • @aaminaquruxsan561
    @aaminaquruxsan561 5 лет назад +2

    Ruwayadi ba nogu badashen waxan 😏

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 5 лет назад +1

    Esh odaygan ayanacayba

  • @ahmednaasir4613
    @ahmednaasir4613 5 лет назад +2

    Mal mahan riwayadihii maxaa kudhacay wad joojiseene

  • @shariifoahmed4590
    @shariifoahmed4590 5 лет назад

    Kkkkk yasiin adaba funny

  • @moh2232
    @moh2232 5 лет назад +9

    Nio odaygan yaa Vedio ga ka dhex saara xaa xaa kulhaa aan caadi kaaga qozolnee caadi izka dhig awoowoow

    • @sahramm821
      @sahramm821 5 лет назад

      Hhhhhhhhhhhhhh wlhi ani xita waan ku qosla

    • @moh2232
      @moh2232 5 лет назад

      @@sahramm821 😂

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 5 лет назад

      Subscribe isaara

  • @xamdiyeremohamed9147
    @xamdiyeremohamed9147 5 лет назад +1

    Qosolka duqaan nagu kala gooynayo bo kabax mesha

  • @user-cw4jr8mn4b
    @user-cw4jr8mn4b 5 лет назад

    Kkkkkk hhhhhhhhh jjjjjjjjjjjjjjj boqolbaan kugu furay war xagee baan Adaa samada Aad kulahaaa

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +1

    Qosol miiran

  • @ranleafrica3062
    @ranleafrica3062 5 лет назад +1

    Wxn dhaqanka cusub ee riwayda miyaa hargaisa layabanaye

  • @ugasoamah5200
    @ugasoamah5200 5 лет назад

    hhhhhh Alla Nimcoy hadalked jeclahay 💋

  • @khalisyussuf2436
    @khalisyussuf2436 5 лет назад

    Comments ka kuwa soqoraya maxey ninka u ceynayaan xuman jecelaa oo dul qaad yara somalida

  • @sahramm821
    @sahramm821 5 лет назад +2

    Duqan naag sara pls

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 5 лет назад

    Hhhhhhhhhhhhh fani🤣

  • @shaziyaqurux293
    @shaziyaqurux293 5 лет назад +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @ayanqurx7025
    @ayanqurx7025 5 лет назад

    Uf odayga nagadaaya dee

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 лет назад

    Hhhhhhhhhhhhhh dee Samadaba aad kulahaa

  • @saidmohamoud3838
    @saidmohamoud3838 5 лет назад

    Horta maxa u jijiseen riwayadiiii wa baa naheeseeeneee😁😁😁

  • @alish2852
    @alish2852 5 лет назад +2

    YAASIIN GALUUSKA U FURAN...

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад +1

    Naciima telka iska dhig

  • @sacdiyazaytun1577
    @sacdiyazaytun1577 3 года назад

    Nin dhano sharafta laga Qaday boqola ku furay kulaha inte ada cirkaba ad AA A 🙄🙄

  • @rasmicaddeey4251
    @rasmicaddeey4251 5 лет назад +3

    Odaygaan yaa naga saara huh😡

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 лет назад

    War tabinta ka daaya videoga oo toos ah Noosoo daaya

  • @ashrafawale2247
    @ashrafawale2247 5 лет назад

    😁😁😁😁😁😁

  • @hooshshabeel5918
    @hooshshabeel5918 5 лет назад

    Duqan kabixiya yaqeyow

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 5 лет назад

    Rawaayadi waayadan meeday

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 5 лет назад

    Asxabey away filmkii wan uxisny Nimco jokar wlh saky wna farxy waxan moday in qeeb cusub soo baxdy

  • @nimcohani3352
    @nimcohani3352 5 лет назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 5 лет назад +1

    Nimco jokar markan gacanteda
    Somalilnd bay kuwadataa
    Markakalena somaliya 🤣🤣
    Yaa ila arkay

  • @fartunaden7072
    @fartunaden7072 5 лет назад

    Naciimo jookar 😂😂 😂

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 5 лет назад

    Kkkkkkkk

  • @ifraaxbeutysalon6628
    @ifraaxbeutysalon6628 5 лет назад

    Asxaabta subscribe iisaara walalayaal icaawiya ilaah haidin danbi dhaafo thnks

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 5 лет назад

    Kkkk

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 лет назад

      islaanta ayuutada walal channel kayga soo booqo ado mahadsan

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 4 года назад

    South sudan lol jumlo u qaado, samada aad, ma is misaantay. miisaan justice. meeqa bound bad tahay. warqad dardaraaan.. dhuxul. Abti liibaan kkkk

  • @shuwaa
    @shuwaa 5 лет назад +2

    Asc asxaabta subscribe igu caawiya insha Allah mahad sanidiin 🙏😍

    • @ramloabdi6871
      @ramloabdi6871 5 лет назад +1

      Waan kusaray abayo aniga

    • @shuwaa
      @shuwaa 5 лет назад

      @@ramloabdi6871 thanks abaayo qaali

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 лет назад

    Kkkkkkkk

  • @hoodoabdiraxman7181
    @hoodoabdiraxman7181 5 лет назад

    🤣🤣🤣🤣🤣