Jabhadda Arab Oo La Kashifay Cidda Ka Dambaysay,Dagaalki Shalay & Xilliga Lasoo Afjarayo+ Madaxwayne

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Jabhadda Arab Oo La Kashifay Cidda Ka Dambaysay, Dagaalkii Shalay Iyo Xilliga Lasoo Afjarayo+ Madaxwayne Biixii
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 157

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 18 дней назад +9

    Reer bali Gubadle cid Somaliland Ka jecel majirto musena WA shakhsi oo xilkisu Wu dhamanaya wadankana WA in aynu cadawga dagaal inagu aburay kawada hortagna cidkalena mha EE inyar oo an besha arab EE sharafta Leh metelin ❤❤❤❤❤❤❤❤one ❤❤❤❤ Somaliland amniga WA noloshena

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 18 дней назад +6

    ANIGUNA IMIKAAN JABHAD SAMAYSANAYAA HADII LACAGBA LAGU HELAYO
    .TANI MAAHA WAX LA AQBALI KARAYO

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 18 дней назад +1

      Qlbigu kuu dillaalac dooqoonow 😂😂😂

  • @craxmaancaydiid8612
    @craxmaancaydiid8612 18 дней назад +8

    Asc guryihiina hungri u guba waar cagliga isticimaala

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 17 дней назад

      Waa dadkii kaa qaday dhadiga isaa ama habar awale baladgubadle

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 18 дней назад +5

    Madaxweyne muuse waxaan odhanlahaa "waxaanu u baahanahay in nala edbiyo" hadaynu sidan ku sii soconno meel dheer ayaa laynaga eegi😢😢😢😢.

    • @Keysek
      @Keysek 18 дней назад +2

      War inder waxano dhan waxa masuul ka ah waa madaxweyne muse bixi
      Sababto ah 7 Sano ee uu joogey dalki wuu baabiiyey.
      Wuu Kala qaybiyey . Dagaal bu Ina geliyey .
      Ummadii geeska oo dhan ayuu mid walba u hanjabaya . Dadkii siina isu keeni kari waa . Waa faashil dhinac kasta isagoo Ina dhaafa mooyaane xal kale ma jiro .
      Hadad isku rer tihin please qalad Haku tagerin muse muwadin mahadsanid

    • @cawlyaquub5873
      @cawlyaquub5873 18 дней назад +1

      @@Keysek muuse wuu inala degay meel xun buu inala marayaa

    • @Keysek
      @Keysek 17 дней назад

      @@cawlyaquub5873 Ha wallhi . Maxamed Haji ibrahim cigall wuxu hadi aan idin wadi kari Wan idin ka tegaya . Musena waynu aragna ...

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 17 дней назад

      Tuuga Ina biixi

  • @user-mq5pc7pb7s
    @user-mq5pc7pb7s 18 дней назад +4

    Magic ii Arab dishay

  • @mohammedhirsi6500
    @mohammedhirsi6500 18 дней назад +4

    ninku daacadsanaa....

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 17 дней назад

    Allah how naxariisto Inantaa dhimatey
    Illaheyna Samir iyo Iiman Saadiqa haynaga siiyo Qoyskeedii,Ehelkeedii,Qaraabadii
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @AboudiM
    @AboudiM 18 дней назад +1

    Film wayne baa socdaa waa ciyarha geelbadka waa ruunta 😊

  • @hashim4226
    @hashim4226 18 дней назад +2

    Ilaahay ha gurmado Somaliland. waa "copy cat," ee
    Buurta Gacanta Libax.

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 18 дней назад +3

    Qolada wxs baa loo ogolaaday ee hanaloo ogolaado. Qolada lacag ba la siiyey ii hanala siiyo. War ARAB wxn kama suuro galee ceebta inaladhaafo

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 18 дней назад +3

    Waa beel hinaastay arab

  • @MahdiMahdi-k4k
    @MahdiMahdi-k4k 18 дней назад +7

    Hadii, jabhad, lacag, laguna,helaayo, Ana, aan,samaysdo

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 18 дней назад +1

    ❤WAA BEEN JABHADA CAARE IYO REERKA UU SHEEGAYO WAXBA. KAMA JIRAAN. ❤. WAAR. CAAFIMAADKAAGA. HADAL. NIYAHOW. ❤ XAQIINA. RAADSADA. WAXA IDINKA MAQAN. INTAAD CAARE KUWAALANEYSAAN SXB

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 17 дней назад +1

    Kani runta ayu sheegaye Arab lacag ayu donayaan 😂😂😂😂

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 17 дней назад

    Waa jabhad hunguri

  • @musamohamed5778
    @musamohamed5778 18 дней назад +2

    Hunguri ba loo laayey maatada,caarena hunguribu u dagaalamayey

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 18 дней назад +3

    Kuwanu garxajis bay ku washen kkk wa ku daysho garxajis ha wax la siyay kulaha kkkk bulsho tv wa warbahinta jeegaabta ee muuse adeegsado

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c 18 дней назад +1

    Muuse wuxuu sameyaa dib ugu noqday

  • @mahamedabdilaahi356
    @mahamedabdilaahi356 18 дней назад +2

    Ninkan marle xukumadaa kadan baysa jabhada marna leh muuse inuu yimaado ayay jabhadu diidantay bal is qabad sii dhaha labadaa

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 17 дней назад

    Go'aan ay kuqanceen 9-Urur, Macquul maaha in 1-Urur diido... Muuse Biixi ayaana dirsaday, Waakii dagaal kuqaaday Rag G-Libaax fuulay, Miyuu ladagaalamo Ragga Hargaysa jooga🙏

  • @abdit8270
    @abdit8270 18 дней назад +3

    Arabow is cadeeya, copy baad noqoteen. Buur baad u bahantihiin.....walee dhibuq dhubuq hore dhabanahays danbay leedahay.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 17 дней назад +2

    Kkkkk yaab lacag ayaay donayaan kuwani kuwi hore waxaba waxabaye tabanayeen sida lacag laguma heelo

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 18 дней назад +5

    Hayaay wax nasiiya miyaa xaslka jabhadu ma xaga hungurigaa waar nagalatag sheeko xumada

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 17 дней назад

    Allah ha sahlo Amuuraha
    Waxaa la yidhi Geela Duqdiidu durdurinayso Aarankiisana maxaad u maleyn,
    Waa Wadan Jabhadi haysatee yaa ka garaabi tabashaa

  • @samoc5405
    @samoc5405 17 дней назад

    Lacagaa❤❤ waar aniguna jabhad subeer awal ah aan sameystee oo dawladu lacag aan kaga qaatee😂😂 tolow buurta naasa hablood jabhad masaari karaa😂😂

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 18 дней назад +4

    Arab gob ayuu ahaa, welina yahay, laakiin jabhadani mgac-dil ayay u gaysatay!

  • @MohamedAbdilahimuse
    @MohamedAbdilahimuse 18 дней назад +1

    Hooyadaa arab wasye reerka dhig

  • @KhadarCali-n7o
    @KhadarCali-n7o 17 дней назад

    Sory waxa dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 17 дней назад

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 18 дней назад +1

    Markaa miyeyna ahayn arintu in hunguri loo jabhadaybay ??
    Haday sidaa tahay waa sharaf dhac.

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 18 дней назад +1

    5 milyan ayaa la siiyay ayuu umada dhan la hor yimid somliland lacag imtaas ah ma taalo sheeko kale ma haysaa

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 17 дней назад

    Alla maxaa la waashay ma xoola baadaa la rabaa subxaanallaah

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy 18 дней назад +1

    Kani waa doqon aan hadliba garanayn, waxaanan filayaa inuu yahay nin ujeedo fog leh.
    1. Arab hadii hunguri hayo Beelaha reer Somaliland ayuu kala siman yahay, balse waa wax aan waxba ka jirin, maxaa yeelay beri hore ayay saas yeeli lahaayeen.
    2. Arab hadii uu rabo inuu Somaliland iyo sumcadiisa, Nabadaynta, Midaynta, Xasarad la'aanta, Iimaan qabka, Muwaadanimada, Qaran jacaylka ku dhisan inuu ku ciyaaro beri hore ayuu samayn lahaa, markii Xisbigoodii waraaqihiisii la daadiyay ee la qiyaameeyay markii caruurtooda la laynaayay.
    3. Arab dhexdiisa ayuu is hayaa oo colaad lagu dhex abuuray, sidaas ayaana cadow iyo rag maato ah oo calooshooda u shaqaystayaali rabaan inay maanta Arab sh. Isaxaaq sumcadiisa iyo dadnimadiisa wanaagsan u rabaan inay ku cayaaraan oo xaar burush leh marmariyaan.
    4. Arab Sh. Isaxaaq wuxuu u baahan yahay calooshooda u shaqaystayaasha hor taagan in laga hor dhaqaajo, inuu Reerku Dantiisa guud ka midoobo oo uu dhinac uga soo wada jeesto caloola waynta hor taagan ee 34 sanadood xaaraan ku naaxa ahaa ee aan dan iyo muraad reerka ka lahayn.
    Reer soomaalilandna waxaan leeyahay Arab idinkama mudna inaad xumaan ku sheegtaan maanta.
    Viva Somaliland ❤️
    Viva Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada barakaysan ❤️ ♥️
    Viva Gudoomiye Cabdillahi darawal❤❤❤❤
    Viva Nabada Somaliland ❤❤❤❤

  • @ahmedwarfaa3541
    @ahmedwarfaa3541 18 дней назад +1

    Idinku hal abuur la yimaada oo xaqiina gaar u raadsada

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 18 дней назад +1

    Baad ba rabta kkkkk

  • @samoc5405
    @samoc5405 17 дней назад

    😂😂😂 waxbaa bakh yidhi😂😂 sir fakatey dheh😂😂

  • @engab001
    @engab001 18 дней назад +1

    Jabhad hunguri😅

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 18 дней назад +2

    Xoolo cirdoon sanaa ninkani adun baa is werarey

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 18 дней назад +1

    LAAILAAHA ILAA ANTA OO KELIYA WAXA LOO BAXAA EE JABHAD LOO SAMEEYAA WAA IN AY HELAAN LACAG NASIIBDARO TANI MA DAMBAYSAY CIIDIJ ASASTAY AYAA MASUUL KA AH ARABOW SOMALI LAND MADAXA AYAAD U SAARNEYDEYDEEN DIB ISUGU NOQDAY WELI LAMA ARAG SULDAAN JABHAD SAMEEYA

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 18 дней назад +2

    Waar isaku xishood qalad ayeey aheed marakiiy hore in nin dadalaka qalaase galiyaay in dawaladu lacag 💰siiso waxay aheed in ciidanaka 🧑🏽‍✈️ qaranaku 👴🏻🔫 kaga dhufataan waxii huwaanata gudaha ee 🏔️ buuraha fataay dhibakni ma dheceen maata ana 💰 lacag isiiyaha afaka 🗣️🔫 toogata nijaasata imaaka ladinaka qaad 😡😡😡😡

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 18 дней назад +1

    Ojabhaduhu ilayn mabdaba umasocdaane waadhaqaladon hadikolba jabhad lacaglasiiyo sowdadku wadajabhadayn maayaan waayaab

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 18 дней назад +2

    Waxaay koobiyanayaan huwaanata gudaha oo haduu Arab oo aan odhan jiraay waa muwaadiniin taan sameeyeen waa waxa lala yaabo cabadilaahi iyo odayaashi reeraku haday yidhahadeen shaqo kuma lihiin ha soo qabataan gacanatoda ha ku keenaan hana hor keenaan shariciga hadiiy kale waa waxay oga yihiin ciraka kamay imaanin Arab waraka cadeeyaha sheekadas ma ogin idinakama soconayaso is cadeeyah 😳😳😳😳

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 17 дней назад

      Dagalkii arab iyo habar awale ilkaa adkaday

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 18 дней назад +1

    Iimaanka laydinka Qaad.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 18 дней назад

    Jahadii hore in lacag lasiiyaa waa khlad tana waa kukhalad 😮😮

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 18 дней назад +1

    Markaa jabhadkasta miyaa la sasabayaa. Xaka hungirigay kawada hadlayaan subxanala. Qarankiiba lacagbay ku doorsadeen. War sameeya Waxat samaynaysaa yaahuuu 😮😮😮

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i 18 дней назад +1

    Araboow inantayadii wax ku
    Disheen ka soo warama?😮

  • @amzing2652
    @amzing2652 18 дней назад +3

    beesha dhan ee arab ma nuucan baa
    walahi ceeb baa ka dhacday waar is daba qabta

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 18 дней назад +1

    Somaliland wey gumeysey geesiyadeedii sababtaa ayaa maanta guntii somali oo idil isugu soo habar wacatey burburinta Somaliland.

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 18 дней назад +1

    Cajaayib oo jabhadwaliba waxay ubaxdaa Lacag darteed waar illaahay risiq weydiisa kolba Qatar ayaa baxaaya sheekakale madhacayso taasu

  • @faafan477
    @faafan477 17 дней назад

    War kani siyasina maha hadal yaqana maha

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 18 дней назад +1

    Arab sheeko hunguri ayee ku jiraan

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 18 дней назад +1

    Afkaaga caano lagu qabay ,ninkani waa daacad😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 18 дней назад

    Kadaroo Dibidhal Habar Magaadle
    Kale oo Baad Rabaa Yimi
    Arab Soo Daahay iyo Iska Fadhiista

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 18 дней назад +1

    Hinaase bilaa cali ah.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 18 дней назад

    IMAAN LAAN BEEY KUU DEELYAN GABADH MAXA ARABOW KAA HEESHAN DADKIINE BAA ARGAGAXA KUU REEDYN WAAR XIISHODA😮😮😮

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 16 дней назад

    Gaajo ku dishay oo lacag doon baad ahaydeen yaahuu

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j 18 дней назад +1

    Jabhada diiday in dadkeedii la hadlaan madaxwaynuhu muxuu kala kulmaa!!!
    Ururka dee farku soosaara, laakiin in dagaal wax lagu doono umalayn maayo in wax lagu helayo.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 17 дней назад

    ISAAQOW DALKA SIDAN KA DAAYA HADII AAD NACDEENA NOO SHEEGA AANU IDINKA TASHANEE

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 18 дней назад +1

    Arabkii jiq bay ku noqotay markii la yidhii laydin joojin maayo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 18 дней назад

    jabahadaha miyaaa lagu shaqaystaa ????????😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 lacagbay tabanayaan ???? war issqu waa maafia from saylac

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 18 дней назад +1

    Arab sh.isaxaaqow gob ayaad ahaydeene ha ceeboobonina Odayga cuqdada qaba ee C.lahi Darawal yaanu magaciina dilin gobi ma jabto ee way liicdaa 😢😢

  • @admus7094
    @admus7094 18 дней назад +1

    Caqli ma jiro

  • @hassanbogore996
    @hassanbogore996 18 дней назад +2

    Waar kuwani cid walba miyay warayastaan

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 17 дней назад

    Hayaay khad baa furmay
    Kol haddii lacag lagu helaayo immimka waa inaanu si degdeg ah jabhad ugu dhawaaqnaa oo buurtayadaa yar gelinnaa si ay dawladu lacag noogu ogolaato.
    Waanu fahaney sida muuse aftaag looga maallo lacagta.
    Oo illaa odaygu budh kumaalka ayuu yaqaanaa.

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7un 18 дней назад

    Ha la laayo jidh xun

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vu 17 дней назад

    Salamad ô jabhaduhu majifojaq bey no qotey ô lacag lagasameya war umadaa saqajanimada waxa barey xusubiga wadani ayaa jabhadaha io burafulka dadka tusey Allah muxu shaqa xun umad barey

  • @G.M820
    @G.M820 18 дней назад +2

    Inta uu sheegay ba waa wax jira oo bulshadda inteeda badani wadda og tahay sidoo kalle waxa jira arimo hoose oo inta ka qoto dheer markaa waxoodu waa iska ciyaar caruurnimo sababta oo ah waa rag cidlo ka hinaasay waayo markii xaalka dalku adkaa ee sharciyadda dalka lagu tumanaayey ee rag intaa lahaa waarka daaya meel xun bay tagiye waa aamusnaayen waliba iyaga oo ku raacsan guraca ay wadeen Hungo heeryo xunta xukunka dalka haysa. Sidoo kalle maalintii rag isku xilqaamay inay xaliyaan dhibka jira madax dhaqameedka beesha shuftadaasi ay tahay waxa ay soo saaren qodobo aad u qosol baddan 😂😂 haddan watii la wadda ogaa inay mar kalle ku celiyeen !😂😂 Marka waa rag sida caruurta u dhaqmaaya ! Waataynu wadda ogayn ururkii Xaqsoor markii uu hadhay wax ay samaynayeen sidoo kalle doorashadii isku sidkanayd ee goleyaasha markii ay ku wadda hadheen xildhibaanadii waa kuwii lahaa codkii xildhibaannadayda waxa dhacay xisbiga Wadani 😂😂 runtii waa niman aan lahayn ba u jeedo cad marka arintoodu waa hinaase nasaqan 😂😂

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 18 дней назад

    ilaahay amarkii arab garxajis o kelya ayuu arkaa

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7un 18 дней назад

    Shan Milyan been badanaa lacag doon biixi intaa weligii ma bixin ee waxa nala siiyay maydhasho ShEEkh SANCAANI HA CEEBAYN

  • @user-kv2my9zi1m
    @user-kv2my9zi1m 18 дней назад

    ADIGA HADLAYA MIYAANAD AHAYN ODAYAASHII IYO SIYAASIINTII ARAB HALKEED U CEEBAYSAY REERKII ARAB😢

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 18 дней назад

    Jabhaddeey Xaal Qaado Weli Lama Arag Qof Gurigiisii Iyo Halkii Ay Maxastiisu Taaley Weerara, Markaa Waxan Jabhadda Lagu Sheegayaa Waa Buul Hunguri, Lacag Baana Lagu Doonayaa

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 18 дней назад

    Waar ha cabay beesh sharaft leh ma mant oo dhamaan Somalioodhan isku soo kaxastayo miyaad jabahad isku samasata waxaso dhan wax usbab ah waa ciro iyo xirsi iyo xisbiga buur fuulka ha guul Somaliland ❤

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 18 дней назад +1

    Ma dalkiina laidinka laaluusha waar ceebta iska maydha idin dul qaada

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 18 дней назад

    HADII HADALKA INA BARE UU RUN SHEEGAYU OO CIDII QOREY QAADATABA ISAGA OO DINBIILA AH HADANA LACAG LOOGU DARO MARKA MAXAYNU NAHAY?

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 18 дней назад

    Maðax Wayne ha tegin.Umabahnid votkoda ha siyan wadani.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 18 дней назад +1

    Arab bedewnimadi lagushegi jirey mantaa unbay quu cdatay maxay donayaan awey cuqashi isdabawareeg quwi lacagaha soo doreyay meeye gobolqodi bay weerareen

  • @maxamedcabdi4249
    @maxamedcabdi4249 18 дней назад +1

    Nool aanjabahad
    Haynimajirtomiya

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 17 дней назад

    Ninkan waa ku cadeeye marqaatiga tolkii ku furay iyo xukumadda fidnada oo jabhada geed fadhi u ah

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 18 дней назад

    Wada hadalka iyo wada tashigu haduu meesha ka baxo gacan ka hadal baa bilaabma,,jabhaduhu waxay bilaabmaan marka xukun digtyatar ahi yimaado,,,Hungurigana waxa uu ka dhashaa marka in yari wixii la wada lahaa ku takri fasho waxaana bilaabay boobka madaxda ee hantida guud,,,, waana sii soconayaan hadaan sidan sii ahaano

  • @HasanCabdilahi-t7f
    @HasanCabdilahi-t7f 18 дней назад

    NIN KANI MAAĤA ARAB EE WAA CIDKALE

  • @mowledkayse
    @mowledkayse 18 дней назад +7

    Hooyadaa arab wasye laxyay reerka magaca udhig nooc walba waa la wareysanayaa
    Waxaan xasuustaa hadal wuu hore uyidhi abwaan abdiwaaxid gamadiid
    "4 ayay raggu ukala baxaan 4taa kuwii geedka laga eryi jiray ayaa media helay"

    • @mohamedjama1341
      @mohamedjama1341 18 дней назад

      Ceeb wll, sikale wax ugu sheeg dhamaantena Allah haina xifdiyo

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 17 дней назад

    Hadii shaqo larabo jabhad miyaa lanoqonaaya yaaaaaaaaaaaaaaab

  • @cawalerashid-br4fu
    @cawalerashid-br4fu 17 дней назад

    Arab waa qaran qaranku haduu ku shiido ka waran

  • @cawalerashid-br4fu
    @cawalerashid-br4fu 17 дней назад

    Shan milyanaa kkkkk

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 18 дней назад +1

    Arab sheeko hinaase ayaa ku jirta waa been hinaastay

  • @MohamedSuleman-f3s
    @MohamedSuleman-f3s 18 дней назад +1

    Runtu mafantaa waa run sheeg ninkasi

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 18 дней назад +1

    Saaka soow saldhigii may qaban

  • @KhadarCali-n7o
    @KhadarCali-n7o 17 дней назад

    Sory waxa dhacay

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 16 дней назад

    War wax kumaad hadale isla khajil isha kalena beele cawaro iblays

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 18 дней назад

    NINKANI SIDDAA MA KU FAYOW YAHAY

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 18 дней назад +3

    Waryaadheen arinkan maad soo afjartaan

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j 18 дней назад +2

    Jabhad Arab!!! Magaalo Arabna inan yar ku dishay bal macneeya!!!

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 17 дней назад

    Viiva somaliland

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 18 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂 arab ma lacag buu rabaa kkkkkkkkk beenta soo qurxi sxb kkkkkkkkk

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 18 дней назад +2

    Arabia la amaani jiray ma qarankii ayee ku badesheen hunguri allow Somaalilaand badbaadi cadaw ayaa ku shaqaysanaya

  • @shiilcamir5840
    @shiilcamir5840 18 дней назад

    Dee habarjeclo weerara iyagaa jabiyey tastuurkiye

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 18 дней назад

      Anaga isma soo gaadhnee adigu is ilaali😅

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 17 дней назад

      ⁠​⁠@@abdirisaqjagtaofficialchannel1
      Oo sowka Bari idinla dega Arab
      Sidee baydaan isu gaadhin kkkkk

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 17 дней назад

      @@sahraj3885 sax way yaalan waliba cabdale arab laakin arabka jabhadaa waa hargeysa

  • @HasanCabdilahi-t7f
    @HasanCabdilahi-t7f 18 дней назад

    DADKA XUN WARIYE LAMA WAREYSTO LAAKIIN BEESHA ARAB SIDAA CEEBI KAGA GUI MAYSO

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 18 дней назад

    Kkkkkkk kani gu,ba muujirin

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 18 дней назад +2

    Arabow ms yusra ayaad koopiyeyseen?😂😂😂😂😂😂

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 17 дней назад

    Maxaa dawladda loogu eedaynayaa jabhad ku sheegga maxay odayaasha iyo cuqaasha iyo salaadiinta beesha arab wax uga qaban waayeen ee dawladda loogu eedaynayaa, wax la aqbali karo maaha!!!!!!!..