“Muuse Biiixi haddaan maanta layska gaadhin Somaliland dambe arki maysaan” Siyaasi Cabdo Aayir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 ноя 2024

Комментарии • 47

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob Месяц назад +1

    Masha Allah halkeedad dhigtay guul wadani guul Somaliland Insha Allah

  • @AboudiM
    @AboudiM Месяц назад +2

    Guul iyo Gobnimo 😊

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m Месяц назад

    Cabdoo axmed aayir. Mahadsanid
    Waayo ummada run baad usheegtay, haddii aan maanta dalka laga qaban wallee inaan dib lkk atkay wax somaliland layidhaahdo.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад +1

    CABDOO AAYIR BADHASAABKII UGU FIICNAA EESOOMARA AWDAL ❤ WUXUU AHAA NIN WADAADA OO IXTIRAAM BADAN TALO FIICANA WUU BIXIYAY HADII LAMAQLAYO WADANI AND CIRO GUUL
    FROM AWDAL BORAMA ❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад +1

    Viv Wadani iyo Ciro. Isbedel isbedel muhiim weyaan

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Месяц назад

    Ilaahayaaw iimaan-xaraash ha naga dhigin .

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Месяц назад +1

    MBC rajo shacab buu haystaa ❤❤❤Uuna soo noqonayaa ,ncas iyo fulay iyo huwan ba uu ka adkaan InshaAllah

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj Месяц назад +3

    Waa O'Day nacasa

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Месяц назад +3

    muuse waa kii banaanka u soo saaray cadawga gudaha iyo ka dibada markale oo sadexaad ayaan loo codaynayaa muuse

    • @NuraQallib
      @NuraQallib Месяц назад +1

      Muuse waa cadaw wan oo reer soomaalilaan kalaqaybiyay cadwgii dibadana kasoo orday

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Месяц назад

    YUR MURDISOOYIN. XAARAAN QUUTAYAASHII XOOLIHII UMMADA DHACAY WAA GARTOOD INAY KOLKII MANDHEERA LAGU XARAYN WAAYAY AY MAALIN WALBA ISLA SOO TAAGAAN NA DOORTA. ILAAHAY BAA GOOR ROON MUUSE BIIXI DALKA IYO DADKA U KEENAY WAANU SOO NOQONAYAA INSHA ALLAH KU BIYO CABA HUWAN KALKAAL CADAWGA GUDAGA WADANI

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Месяц назад

      Cadowga guduhu waa kuwa ciidankii mamul xumo ku jabiyey kaftankii naga xidhay ee weli na hortagan
      Xagee lagu arkay laascanood lala dagalayo oo hadana dhulbahante ciidanka ku jiro…waxba cid kale ha eedayninee umada ka xishooda…Somaliland waan idinka lexejeclo badanahay miyaad iga xigtaan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Месяц назад

    Abdooow aayar ☑️

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад +2

    Guul xisbiga rajada shacabka qurmiye bye bye

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад +1

    Aayarow runbaad sheegtay

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Месяц назад

    Cabdoo Aayar waa in wax badan og.

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan Месяц назад +2

    Cadowga guduhu waa Muuse Biixi,Buuni,Xinif,Saleebaan Gaal,Cali Duul Duul,Faysal Cali Waraabe,Sahra Halgan,Faadumo Siciid,Maxamed Kaahin,Cali Waran Cadde iyo qaar kale oo badan

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Месяц назад

      CADAWGA GUDUHU WAAKII GACANLIBAAX CIIDANKA JIDKA U GALAY EE MAYDKOODII MADAXA ISKAGA TAAGAY. BASAAS CIRRO TACBAAN IYO WADANI URURKA TUUGTII XOOLAHA UMMADA DHACDAY EE KULMIYE ERYAY

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Месяц назад

    Ha Dhaco Muuse Shaani free maxaabiista Ciidamada Somaaliland ee laascaanood lagu haysto Ha Dhaco QUDHMIYE HA NOOLAATO WADANI VIVA CIRO.

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 Месяц назад +2

    MUUSE markale
    Cadawga gudaha buufi

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 Месяц назад +1

      Muuse uu ina daayey sanadkan 😂😂😂

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 Месяц назад

      @@abdirashidhassan5027 comment meel ku qoro sxb
      Waa soo noqonayaaye
      Waxba ha xiiqin

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h Месяц назад

      ​@@abdirashidhassan5027JUUDAN KA SO CELIYA A BADDA QOOSTAN SI FIICAN MARKAN😂😂😂

  • @advyser
    @advyser Месяц назад

    Markay dareemeeen inaan wadani rajo lahayn, muusena soo noqonayo, ayay imika Intan campaign ka dhiganayaan
    Oo cabsi in lagu doorto rabaan
    Waa layska kiin qaban

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h Месяц назад

    JIDKI HAWIYE =HAITI O KALE SAKA CAGTA SARTEN SO KUWADA😂

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    XAFAYAD
    AYAD UBAHANTAY
    CIRO BAQATAY

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Месяц назад

    Walaahi ragii muuse sabab unoqday inuu madaxweyne noqdo dadka oyo dalkaba dambi ayay ka galeen waana la waydiin doonaa ma odhankaro aqoon ayaanay u lahayn waayo aniga oon waligay arag siyaasadna shaqo ku lahayn ayaa rumaysan wayay in uu madaxwayne loo doortay laakiin sababo kale ayaa jiray, imikana waxaan leeyahay midhaha beerteen fuudkiisii waa cabteen yaa allah ayay maraysa hada yaa mar uun ina dhaafiya

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад +1

    Wadani cod ku kayn meesha dee maxay tahay dalka halaga qabto adeer dad buu la dhashay lacag bixin maayo😂😂 caydh iyo afka looma bahna ader

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Месяц назад

    Kan tvgan lahi ma shaqo kale ayuu waayay aan ahayn soo urusiga dadka nacayka iyo ciqdigaka buuxo ee no1 ka yahay maroons dilaaca Musa 10 year granteevpresiden

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 Месяц назад

    Nacas liitaa waan ku arkii jiray Naqani Idoor 😂😂😂150 sano kahur ayuu ahaa gabaygasi😂😂

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Месяц назад

    Been maaha wlhi muuse biixi somaliland wuu burburiyey hadii dib loo doortona inta hadhey wuu burburinayaa
    Allahayow muuse dalkayaga somaliland nooga badbaadi

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Месяц назад

    Waar maxaa nacas liita comments soo qoraya!!!.
    Muuse Saamiri hala weydiiyo DALKII LOO DHIIBAY?

    • @sakariyeaxmed131
      @sakariyeaxmed131 Месяц назад

      Indho caafimaad qaba ku fiiri cadowga somaliland ciduu yahay nacasoow oo aqliga ka shaqaysii qabiil akhiro kuu raaci maayee idho fayow wax ku eeg neefyahow qabiilku ragaadiyey

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад +1

    Cadowga gudaha dadka ka xun somaliland way jiraysaa x😮😮

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y Месяц назад

    Xaqiiq ayaad sheegtay been maha burco dhaqaala ahaan way baaba'aday dadka aragooda ayaad ka garanaysaa siday u dhuudhuuban yihiin khayr alla ha ka dhigo

  • @farhansaid3785
    @farhansaid3785 Месяц назад

    Kani weriye maaha suaalba ma waydiin adeer bu u yahay malaa

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 Месяц назад +1

    Dhibaatada kajirtaa dalka waa wadani cidina idinma dooranayso buurofuul cadaw kalkaal

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Месяц назад

    Waar waxan siyaasad garan maayaan iyo sida wax loo macaarido waa wadda siyaasi hunguri qabyaalad iyo hipocry la ildaran intii ugujaahilsanayd baa isku urursatay xisbigan pro-walloweynta ah . Way ridayaa Cabdiraxman kkkkkkk

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Месяц назад

    Waddani=qabyaalad iyo been
    Ictisaam tv

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Месяц назад

    kkkkk.... Buuruhu waa kuwii laysku sanduleeyay...kkkk.... Qof kasta oo caqli lihi wuu garanayaa in Muuse oo soo noqdaa ay tahay dhamaadkii Somaliland.... Reer waliba deegaankooda ayay ku eekaan doonaan.

  • @hajii2033
    @hajii2033 Месяц назад

    doqon beenale beenta jooji

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 Месяц назад

    Weligay intaan qof arkayey qof muuse jinac weliga qof ka liita ma maqal mana arag waayo dictator iyo curopption iyo qabyaalad israaca waa baaba halkii ugu hoosaysey

  • @hajii2033
    @hajii2033 Месяц назад

    beenale beenta jooji

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    XAFAYAD
    AYAD UBAHANTAY
    CIRO BAQATAY