👏👏👏 Tani waxay muujinaysa in qofkastoo niyada ka aamino qarankisa iyo dawladiisa muwaadinwaliba xaqbuu ku leeyahya qarankisa, qarankuna xaqbuu ku leeyahay muwaadininta waa Allah mahadii mar hadii qarankisu la wareegay gacan ku heynta muwaadin ibraahim muuse cabdi waxan u rajeynaya Ibrahim mustaqbal wacan insha Allah Allahna wax kheyr qaba hakugu badalo qoyskii ka baxay
Aad baan ugu farxay ma sha Allah long life our president 😢 Aad ayan uga naxay inankaas alle ha u naxariisto qoyskiisa jannatu firdawsa hawada galiyo iyaga inta kale ku dhimatayba 😢
Oo madax weyna haa mouse abdi iyo inanka yar naa waa Ibrahim mouse abdi aya ladha haa ina u dhalay ba lamoda masha allah madax weyna haa ilahye ha ku garab garo
Manshallah wa madaxweyne qaran oo bulshadiisa la qaysanaya dhib iyo dheef wad naga farxisay ee Allah haka farxiyo will kana waxan leyaha Allah ha u naxariisto family gaagi adna qalbiga hakaga reebo
Deeqo Ahmed Subxaana allah Naa wll xumidaa bisinkee oo waxaan kuwaydiiyey muuse bixi. Wuxuu yahay iyo waxalagusoo koriyey madaa goob joog u ahaa ma qof baad allah ubaryaysaa inuu cadaabta geeyo xitaa haduu khald hore soo sameeyay iyo hadaanu samayba yeelkeede imika waxa uusamaynayo waad aragtaa inuu qof dhimataysan u cawinayo allah baa wax cawiyee wamaxay allah kucadaabo bal adigu intaad qof allah ubaryayso cadaab bal adigu rabigaa ga magan gal caadb oodheh aloow ay cadaabi subxana allah
Huuno alle ha u naxariisto dhamaan family gii qalbigana hakaaga reebo jannatu firdawsana ha idinku Kulmiyo Mudane madax wayne alla yacizak alle haka abaal maryo miizanka xasanadkana hakuugu daro
Masha Allah madaxwayne waa arin fiican waxa aad samaysay waxaad kalo Ku darta midaan wa masiibi ilaah mida labada cidan ay wadaan hala joojiyo ileen waa walaalo wa dad muslimiin wada ah weye waana bil Ramadan dhiiga LA daadinya ma abnaana madaxqeyne muuse biixi jooji qaybtaada gaasna isagana ha joojiyo dagaalka waa fekerkayga no mucaarad and no caay Ramadan kariim
Mnzha allah maxadax wayne biixi ilahay ha kaa abaal mariyo ibraahin yarena ilahay ha u naxaristo walidkii iyo intii kle dhimataypa hana la garab taagnado wali shock ayaa ku jirra niyada ha loo dhiso ilahay samir iyo imaan ha ka siiYe
Anigu waxaan ahay reer Muqdisho aad iyo aad ayaan ugu farxay arinka uu sameeyay m,Muuse Biixi ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo waa bil Ramadaanee
Hakim Sheikh
tnx bro
c/raxman yariizka walaal wlh inanka aadbaan uga ooyey waa ilaahey mahadii hadii uu m. Muuse uu kafaalad qaaday Masha Allah your wellcame bro
Hakim Sheikh amiin amiin hunno
Hakim Sheikh shukran wllo
Jenny from the block هبه laa shukr calal waajib m. Biixi arin aad u qurux badan uyuu sameeyay waana mudan yahay inaan ugu duceeyo shukran M. Biixi adigana sidookale walaal mahad sanid
masha allah musse bixii illahay comriga haku dhereyo insha allah wllhi waan qiirodaay illahow rabiyow wilka qalbiga uqabojii waliiduntiisina unaxariisto amiin amiin ya allah
maasha allah alle ha barakeeyo madaxweynaha jsl inankana alle qalbiga haw adkeeyo
aabo Muuse alle ha noo kaa daayo😘😘😘😘
Nuura Heego
mad tirahdid adeero muse
maansha alaah madax weyne muuse biixi samafale waa bil
ramadaan ee ilaahay hakaa abaal mariyo
Geesi wa astamahan kgu doranay mudane madaxwayne💚☁️❤️
viiva AAABO MUUSE BIIXI CABDI💪🇮🇹❤🇮🇹❤💪❤💪👈
Aabo Muuse biixi jir oo joog cadowgaa ha jabo
Xamse Kiing
tazi wa adernimo
Mashaallah ilaahay cimriga ha udheereeyo madaxwaynaheen wllkyna hadaad qoyskaaga wayday qarankaaga ku garab taagan samir iyo imaan dhamaanteen
Hadii qoyskaagii aad wayday
qaranbaad Leeday Xaqiiqatan
waa erayo in dahab Lagu Qoro
istaahila ❤💖👏👏👏❤💖💖
💖👏👏😍👏❤💖❤👏😍😍
Mash'allah madaxweyne qaaliya Ilaahay ha la garab galo
khaladka sax
Aad iyo aad bro Ramadaan mubarak
salamu lah
ADARUZ MOHAMED zhp muruGada HaYza izaGuunpaa dareemi kara
ADARUZ MOHAMED
😭😭😭
ADARUZ MOHAMED qaran malahee wuxuu leeyahay qoom dhiigcabe iyo hantiboob
Ax wlhi waan laqiirooday inankan yar illaah qalbiga ha u qaboojiyo asagaa awoodee inta caawisane illaah haka abaal mariyo aaamiin
Mashallah mudane madaxweyne waanu kaasugaynay waxyawbahaas iyo arin ka fiican 😍😍😍😍👊✊✊
hadii qoyski baxay qarankii ayaa nool ilahay samir iyo imaan haunaga siiyo amiin amiin amin
Masha Allah madaxwayne muuse biixi abdi wax wngzn ayad samaysay
Alle haka abal mariyo
Amiin Walaal
MnshAlha
MnshAlh😙😙😙😙😙
@@FaadumoArdo and a few
Mansha allah madaxweynahayaga muse biixi abdi wale wa madaxweyne dadkii udaacada oo ladareena runtii waxan ku masaalaya wa cusmaan binu cafaanka qarniga
Amiin walaal
👏👏👏
Tani waxay muujinaysa in qofkastoo niyada ka aamino qarankisa iyo dawladiisa muwaadinwaliba xaqbuu ku leeyahya qarankisa, qarankuna xaqbuu ku leeyahay muwaadininta waa Allah mahadii mar hadii qarankisu la wareegay gacan ku heynta muwaadin ibraahim muuse cabdi
waxan u rajeynaya Ibrahim mustaqbal wacan insha Allah
Allahna wax kheyr qaba hakugu badalo qoyskii ka baxay
Ax ax ax wallaahay waan ka naxayaa oo waan ka damqanayaa musiibada wiilka ku dhacdaey
Qurkana akhri adeer calooshana adkee wlhi waa madaxweyne qaliya, Wax fiican baad smaysay Madaxwyne o ku dayasho leh,
Aad baan ugu farxay ma sha Allah long life our president 😢
Aad ayan uga naxay inankaas alle ha u naxariisto qoyskiisa jannatu firdawsa hawada galiyo iyaga inta kale ku dhimatayba 😢
Masha allah jazakallah khyr
Qadara laah weeye Subxanallah aad iyo aad ayaan ugu farxay muuse biixi waxa uu sameyey
Masha Allaah Ilaahyba ka abaalmarinya miskiinka yre agoon iyo rajda nqdy wll beelay Alle qalbga haw adkeeyo
Macha alah wale madaxweyne dhaba umadiyo dalkisaba dhawro allaw ku dhawr tolka oo qarankaaga jooga
Mancha Allah anigu waxa aan ahay reer muqdisho waxa aan leeyahay soomaliya hala keeno muse
Masha allah madaxwayne muuse biixi Allah ha noo kaa daayo dhibirsanaanta
Oo madax weyna haa mouse abdi iyo inanka yar naa waa Ibrahim mouse abdi aya ladha haa ina u dhalay ba lamoda masha allah madax weyna haa ilahye ha ku garab garo
Guul Guul inshaa Allah somaliland Guul inshaa Allah somaliland. Allah mahad leh Dr said Mohamed Sh Abubakar ismaaciil faarax. Thanks again.
Masha allah m.wayne daacada horaa loo soconaya
Jasakalahu khair madaxweyne muse biixi cabdi in umada doortay markay masiibo dhacdo Xukuumada ahaan iyo shacab laisku naxariisto laiska war hayo markaas baa raxmaanku inoo naxariisanayaa waan ku hanbalyeynayaa madaxweyne arinkaas wngsn ee uusamayey ilahay haka abaal marxo Aamiin Aamiin
Maansha allah muuse Biixi cabdi allah haku daayo mudane madax wayne wx wngsn ayaad samaysay runti 💯💯✅✅
Amiin walaal
Madaxayne Muse Biixi abdi wlhi horta codkii maqaasirin
madaxwyne Go forwrd Every time 🤗🙌😎😎💞😍🏚
Alle ha idin ku kaalmeeyo khairka madaxdii dalkayagoow 😍
Wow maansh allah ilahay ha u naxariisto wllo adeer muuse biixi abadi
Alle ha unaxaristo dhmntod
Madaxweyne dhiri galin wcn ayaa u siiyay mnch allh
Qaranku waa waalidka sedexaad ee qof kastaa leeyahay
ad adkaa horta ninka madax waynha idin ah😃
Eraygaa waa been waayo waa zxpkay ibraahin
Manshallah wa madaxweyne qaran oo bulshadiisa la qaysanaya dhib iyo dheef wad naga farxisay ee Allah haka farxiyo will kana waxan leyaha Allah ha u naxariisto family gaagi adna qalbiga hakaga reebo
muuse biixi ilaahay hakaa abaalmariyo
Amiin Walaal
Akram Ali abuu jahal biixi cadaabta allaha ku fogeeyo tuuga tuugnimada lagusoo tarbiyeeyey waligiisna kunoolaa dhiigcabe hantiboob dhulboobe iyo dulmi
Deeqo Ahmed
Subxaana allah
Naa wll xumidaa bisinkee oo waxaan kuwaydiiyey muuse bixi. Wuxuu yahay iyo waxalagusoo koriyey madaa goob joog u ahaa ma qof baad allah ubaryaysaa inuu cadaabta geeyo xitaa haduu khald hore soo sameeyay iyo hadaanu samayba yeelkeede imika waxa uusamaynayo waad aragtaa inuu qof dhimataysan u cawinayo allah baa wax cawiyee wamaxay allah kucadaabo bal adigu intaad qof allah ubaryayso cadaab bal adigu rabigaa ga magan gal caadb oodheh aloow ay cadaabi subxana allah
Maxaad uugu ducaynasa ibraahin
Waa zxpkay xaalkiisana waan ogahay walaahi
😅😅😅😅😅😅😅😅 duco
2 bilod ayuu hayay wuuna
Kugaajooday
Maansha allah madaxwayne daacada dalkiisa iyo dadkisa
Masha Allah Viva Mr president muse biix 💕💕💕💕💕
Hu
Alle waxn kaaga baryayaa wll Ibrahim în Uu Allah cawil kheyr qaba kuugu beddelo intii qof eed wayday Alle qalbiga ha kaaga reebo
Masha Allah
Madaxwaynaha Somaliland mundane biixi
Allow Noo daa
Amiin walaal
xaqiiqatan madaxweyNe Waxad ku badashey HadaL Aan ka sugeyney lagagana barteyجزاك الله
Waa madaxweyne qaliya oo qalbi jilicsan ilahey danbigAga ha dhafo mudane madaxweyne inankaana alle samir iyo iimaan haka siyo walidkii iyo walaladii
Mansha Allah Madaxwayne Alle garabkaaga Ha ahaado
Ax ax allow u gar gaar wiilka yaar
Masha allah madaxweynahayaga MBC
Huuno alle ha u naxariisto dhamaan family gii qalbigana hakaaga reebo jannatu firdawsana ha idinku Kulmiyo
Mudane madax wayne alla yacizak alle haka abaal maryo miizanka xasanadkana hakuugu daro
May Allah ease this young man pain and may Allah bless his country
Mashallh waa masuul dhab ah
Madaxweyne waad
Mahadsantahay
Alle haku xifdiyo
Wax fiicanbaad
Samaysay
Wlhi erayga dhiigayga dhaqayiyay
Hadaad wayday qoysaagii
Wax kula jooga qabiilkaagii Oo ah
Qarankagii iyo umada somaliland
Xaqiiqatan way nataabatay Dhibka wiilkan ku dhacay
Ma sha Allh Ale haku xafido mdaxwayne
Maasha allah mudane madaxweyne arin ficanbad samaysa Allah haku barakeeyo
Alle ha u naxariisto Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
Ilaaahayooow nooo daa mdxwynaha cimrigiisana dheeereee
Masha alah
Mudane
Madaxwayne
Muuse
Dadkajecelaa
Masha allah 🤗
Masha Allah mundane muse wiilka rahmanku badal khayr qaba hasiyo ax aamiin aamiin
Mzh alh SOMALALIND ha noolaato
Axaxaxaxaxaxax miskiinka AlleH ha ugargaaro
AX AX ILAAHAYOW QALBIGA UGA REEB INSHA ALLAH MID WAX TAR YEESHA ILAAHAY HA KAA DHIGO CAAFIMAAD TAAMANA ILAAHAY BAAN KUU WAYDIINAYNAA WLL
allah haku sharfo mudane
madaxwayne
Subxana allaah. Xikmad allaah weeye. Lkin Hadu ahaan lahaa Reer Togdheer & Zanaag. Weligina lama Kulmeen lamana soo hadal qaadeen.
Allah haw gargaaro samir iyo iimaana haka siiyo MBC Allah haku garabgalo
Waa gudasho masuliyedeed ajir alle ha ka siiyo madax weynaha inta aanu ogayna ee dayacana alle ha ka cafiyo
Ilahay naxariistii jano haka waraabiyo inkaa waalidkii walaalihu alle qalbiga hauga Reebo qofna uma buuxin karo booskii qaaldkii walaalhi er ilahay quluubta hauga reebo alle umaduuaa aabo iyo hooyo hauga dhigo ax ax ax
MAANSHAA ALAAH GUUL WAA MADAXWEYNE DAACAD U AH DALKIISA
Haa walaal Fa Ha
Fa Ha
lipah wa runta
Madaxwayne fiican (mbc)
Ali yare
Alle hawnaxariis
Mansha allah
Madaxwayme qaran
Hadii aan isku gaargaarno ilahay aya Ino gaargaraya inagana, shacabku wax ha is taraan iyaguna
Masha Allah Allaha kulaqabto xilka madaxwen insha masha
alle madaxweyne muuse biixi cimriga ha usiyadiyo wlika wllkena alle samir iyo iman haka siiyo walidki iyo walalihi
Maasha allah waa arin fcn
Maasha Allaha madaxda Soomaalilaand waa kaa dadkooda sida ay u jecelyihiin bal arka. Mudane madaxweyne halkaa ka wad.
Mnshlh from ddsi long live aaabo muuse biixi cabdi wlhy wa aaabo la isku halyn karo
Mudane muse Allah haka abaal mariyo illahow qalbiga u adkeee miskiiijn
ilaahay ha xafido oo ha barakeeyo inanka yar , ilahay umada haw sakhiro rabiyaw kii aflaxa ka yeel
Masha allh abihi Somaliland all haku dhawaro abo m.b.c
Amiin Walaal
Masha Allah madaxwayne waa arin fiican waxa aad samaysay waxaad kalo Ku darta midaan wa masiibi ilaah mida labada cidan ay wadaan hala joojiyo ileen waa walaalo wa dad muslimiin wada ah weye waana bil Ramadan dhiiga LA daadinya ma abnaana madaxqeyne muuse biixi jooji qaybtaada gaasna isagana ha joojiyo dagaalka waa fekerkayga no mucaarad and no caay Ramadan kariim
waxaasaa madaxweenaa waana kadhab waa markii labaad oo madaxweenuhu iskarbtaago qof dhiban
ما شاء الله الله يجزيك كل الخير ي راسنا 💟
والله يغفر ودخل عائلة والد الصقير في جنة الفردوس أعلى يارب العالمين ويصبر والد 😯🌙🌸
مريم عبدالله
🙂🙂
حبيبي😊
Allahu akbar Illah haunaxariisto damntoot Ameen
Viva m/weyne bixi. Viva somaliland
Manshalaaa madex Wayne daacada
Masha allh
Uma muujin naxariis muuse wiilka yar ee murugeeysan waxeey ahaayd innu dhabta kuqabto oo dareensiiyo naxariis waaladnimo beey ahaayd waayo meel baa haq leh wiilka yar illaahaay qalbigga hoow qaboojiyo waa murugo maskaxdiisa ka baxeeyn waayaddaan in la mashquuliyaa fican lkn ma ah in haddalla taag taagan siddi qof noormal ah loolla hadlo alloow udeji niyadda oo u.qabooji qalbigga .aamiin
mnsha allaah madaxweyne muuse biixi alla khayr ha siiyo wiilka dhalinyarada ahna alle samir iyo iimaan ha siiyo ..hadii qoyskaagii aad weyday qaeanbaad leedahay
manshaa alah ale madaxwayne fcn ayuu inasiiyay wali khalad kuma hayno ila doorashadi
waa xaqiiq in uu leeyahay qaran ilaahay how naxariisto waalidkii iyo ubadkii uu ladhashay alaahuma aamiin
Masha allah geesi
Mnzha allah maxadax wayne biixi ilahay ha kaa abaal mariyo ibraahin yarena ilahay ha u naxaristo walidkii iyo intii kle dhimataypa hana la garab taagnado wali shock ayaa ku jirra niyada ha loo dhiso ilahay samir iyo imaan ha ka siiYe
Waxan fahmay madaxwayne muuse biixi doorashadii ayuu ku celceliyay culays baan dareemayaa wale waa culays
Masiibo walba wuu tagaa madaxwaynuhu uu waliba caawiyaa reerkii daadku ka laayay caruurta lacag ayuu u geeyay
Inankan Yar ee masiibadu KU habsatay wakaa nolashiisii damaanad qaaday ilaa intuu jaamacad ka dhamaynayo
Ilaahay waxaan kaaga baryay madaxwayne danbigaagii hore you kii danbe inuu dhaafo janatulfardowsa acla ilaahay kugu abaal mariyo
Madaxwayne muuse masaakiinta ururiyo, dadka jilicsan u miciine wadankiisa wanaaje, waligaa ha jabin oo ha iilan
Seinab Abdullahi Aamiin Aamiin Allow ha garab galo Madaxwaynahena qaaliga ah
Seinab Abdullahi wll waa sidaa aad sheegtay iyo in qaranku yahay garankeena ay umadu leedahay.. madaxwayne muuse na waxaan leenahay ilahay xilkaa hakuu fududeeyo ..wilka yarna waxaanu leenahay ilahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo reerkii oodhan qarana waad leedahay ee ogsoonow
maansha allaaah
Mashallah guul
waaruntaa.muesbixiAbdi
yaarkacaawiiya.masha.aallah
waxaa arin qiimo badan oo uu ku amaanan yahay mudane muuse biixi abdi xildiid alle miisaanka xasanaadkaa alle hakuugu daro insha allah
well done dear president
Haa walaal good job ilaahay ha ka jasaai siiyo cadowgiisana ha jabo
MoCChllh wlhei qalpiga kaFarxaY mUdanE madaxwhne ilhY hakaFarxiyo
Ilahay ayaa mahd leh haduuba qoyskaa hal ka reebay walidkiina i duceennaya
Muuse madaxwayne hadal cad waa in wiilka la garab istaaga
present Somaliland muse bihi abdi
Wll ale ha ku adkeyo qalbigu lkn waxd hysata qarankagi o ku jacal maxawaynehena shafta badan ale haw danbi dhafo inshallh
miDaN wa miD aNu ka zuGaYnaY muDaNe MdaXweYne NaXaRiz AyaD ledaHay✋