Hadal kaga qabiil baa ka guuxayo wlal, ee fikir ka qaloocan oo negative ka iska daah, farmajo mawax gaara oo red puntland u uqaban karo ayaa jiro oo ka ehen inuu wxay heystan wax ugu daro hadu awooda ama uu ku xushmeeyo, intaas wuu sameeyah masha allah wana ka muuqatah.
Jaamacbashiir Nuurfaarax War Bax doqon yohow , Farmaajo magac iyo sharaf ba wuu leeyahay. Shaqo raadso magacna samayso! kolay shaqa la'aan Aya kugu sababtay in aad nin Adan gadhayn Ku mashquusho
Maashaa allaah allaa watoo wehel uma baahna shacab farmaajeysan baarakallaah reer puntland
Mansha allaah tabarikalaah allow dawladeena iyo farmaajo xafid. Aamiin yaa Rabi.
ALLAAH Yaxfidak Yaa Raisunaa Guul Iyo Gubanimo ILAAHY Hakuxaafido Madaxwenahayaga Soomaliyee Iyo Dawladiisaba
Ilaahoow kuxifdi amiin amiin ilaahoow
Manchalalhh wa madaxwaynha kaliya ee aan uuqiirooday madaxwayne soodhawaw from khatumo
Naga qari magacan khatumo sawnagii mar hore kufsaney
@
@@mohaofficial7975 makhatumaa kukufsatay
masha allah ilahow daa farmajo wuu shaqaynayaaye
Walee madaxweyne farmaajo waa nin aad loo jecelyahay
Mansha allaah madax wayne illaahey cadowga ha jabiyo jir oo joog waligaa farmaajo
Masha alaah ilaahow kuxafid madaxwaynahena soomaliya
MAANTA MAANTA MAANTA WAA MAALIN WAYNE MAANTA. MADAXWAYNAHEENOW SOO DHAWOOW!! 👍💖💙💙💙👍👍👍💪💪💕👏♡♡♡♡♡♡♡♡
Maansha alaah guulaysta Somali wayn
Farmajo waa madaxweynaha geeska Africa ugu cadowga badan taasi waxay muujin howl karnimadiisa marka soomaliyeey hanqaraarac lug uma dhutiyo ee taagerihiisii wakaa waxaa soo raaca inta wadaniyadda jecel inta kle byyy
Masha Allah guul guul guul madaxweyne farmaajo und dani quruxaaw geesiga soomaaliya Hanbalyo Hanbalyo
guuuuul madax wayne Allah haku xifdiyo
Masha alh abahena somaliyed alha noo xafido
reer puntland wlh goba nimno guuuul sharaf wan ilmeyay wlh markaan arkay sida la isku duubanyahay yasalaaaaaam
Subxaanallah maxad gabdhihiina dusha ugu saartaan nimanka ajnabiga ka ah war miyeydan Muslin aheyn waa kuma ama waa tuma hooyada soo kaxeysa gabar ay dhashey oo tiraahda habsii ninkan ma jirto sidaadan u dooneyna beysan iyana u dooney haweenkow xishooda oo fiiriya SAMADA KHILIQA IDIN ABUUREY OO IDIN JEEDA IDINKANA ASTUREY RAGAN AJNABIGA IDINKA AH CARUURTA AAN QAANGAARIN EE WIILASHA AH U DHIIBA UBAXYADAN CAAGAGA AH BALSE ADUUNKA DADKA WAXAA LASIIYAA KUWA RUN AH FADLAN BEDELA GABDHA WABILAAHI TOWFIIQ WAA PUNTI KALIYA GABALADA KALE MAJIRAAN HAWEEN XANBAARSADA RAGA .
Maaashaalaa ❤❤❤❤❤❤❤farmaajo maaashaalaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soo dhawoow madaxweyne farmajo . Guul madaxweynaha umada puntland siciid cabdilahi deni Alla hala garab galo hawsha baaxada leh ee hortaal
Masha allah sharaf iyo gobonimo
Puntland waa hormarka somalia
Madaxweyne ha somaliya
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Allah ku xifdiyo
Jir oo joog
Allah kaa dhigo midkii dalkiisa
Baraare ,Burwaawo& Bashbash
Amiiin amiiin
guul farmaajo
msha allah madax weynaheena so dhawow
Mnzhala mw farmaajo soo dhawoow kunjeer
Rugjgc
Maryan mursal fanaanad qaran farmaajo dalkaaga hooyo ku soo dhow maryan runteed guul guul somali abdulqadir shingaani
Maashaalaah madaxwaynahalasoodhaweeyeey
Soochow Soodhoow Madaxwaneheenoow Soodhoow
guul iyo gobonimo madaxwayneheena
Farmaaajo 💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🌹🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊
Madaxwene hawl kara allow noda
So dhawow madaxweyne
Maaadacha aaallah
Maaaaaacha aaallah🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧GUUUUUUUUL
W À L À L O VIVA SOMALIIA
VIVA FORMAO J SS SOMALIE
Guul iyo gobanimo somalia
mashallah
heestii soo dhawaynta madax waynaha
heestii soodhawaynta madax waynaha
mash allah guul iyo gabanimo
Sodhawow'Manshaa"alaah''inkastoo"an'ahay"mucarad'GarnaQsanaaya'oo"waxtabanaya'FadlanTakada"KaQad'Jubaland'adigomahadsan"Dadka'iskuwad"waxankuxasusinayaa"xubo'&'iyo"xiiso"wadhamaadan
madaxweyne farmajo reer puntland waa jecel yihiin waana soo dhaweeyaan markastah laakiin farmaajo ma jecelyahay????
maxaa qaldan !!!!!!
sidee farmajo kalsoni ugu qabi karaa reer puntland ?
sideese shacabka puntland loogu sheegi karaa farmaajo idin ma jecla ee haku lu goinina !!!!
soomaaliyeey gartaas qaada oo si daacad ah uga dhiibta fikirkiina ?
Hadal kaga qabiil baa ka guuxayo wlal, ee fikir ka qaloocan oo negative ka iska daah, farmajo mawax gaara oo red puntland u uqaban karo ayaa jiro oo ka ehen inuu wxay heystan wax ugu daro hadu awooda ama uu ku xushmeeyo, intaas wuu sameeyah masha allah wana ka muuqatah.
Jaamacbashiir Nuurfaarax Farmaajo reer puntland Aya dhalay e halke u kala wada
waan ogahay inay dhaleen lkiin odaygu balan qaad been ah iyo dhagax dhig been ah buu nagu waalay waana ka shakisan nahay lkiin ma nebcin ? hhhhhh
Jaamacbashiir Nuurfaarax Puntland waa gobolka ugu qanisan somalia, Farmaajo na waan jecelnahay. shacabka jecel! puntland dowlada federalka wax tar badan ugama bahna. puntland ilaaha jecel oo irsaaqa TaaS ogow. irsaaqada ilaahayna lama xaqiri karo
Jaamacbashiir Nuurfaarax War Bax doqon yohow , Farmaajo magac iyo sharaf ba wuu leeyahay. Shaqo raadso magacna samayso! kolay shaqa la'aan Aya kugu sababtay in aad nin Adan gadhayn Ku mashquusho
❤️❤️❤️❤️❤️
Mn shalaah soo dhawoow madax wayne
ax yaa soomali walahi ree garawe madxwaynaha kaliya ee loo odhan karo waa lafdhabarta umada somaliyed so dhawow
muqdisho marka lagu noqdo ayaan sugaynaa
Manta yamel leh aaway somali fera weeyn yey isha qabata dadka iskudhiga dar furanaya hadhow basabor iga lahen tirakob qoryaha askarta inta udhalatay mareykan inta udhalan haben madow
F aqash faqaseh
🇫🇲👏👏👏👏👏💋💖👍
Uuuuuuuuuuf
ilahayow dalkena nawat noga dig
Uf. Wax. Tar. Majiro. Waa las gaadayaa
Ilaahay hakaqabto mujrimka somaliya siyaad bare ayaa soolaabtaye hawiye hayska qabto waa lagu bahdilay garoowe madaxdii hawiye
Sodhaweeye