Xisbigii Hassan Sheikh ee UPD oo Burburay!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 дек 2024

Комментарии • 85

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 10 часов назад +15

    Xasan Shiikh ILLAAHAY ummadan haka qabto

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 12 часов назад +13

    ILLAHEY DADKA HA KA QABTO GARGURTE MUNAAFAQ SUBX

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 4 часа назад +7

    Munaafaqaas Xasan sh, Allow
    Dalka iyo dadka kabad-baadi
    AAMIN YAARABI.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 10 часов назад +5

    Haloo gurmado jiritànka umada soomaaliyeeed

  • @AsadCabdi_990
    @AsadCabdi_990 13 часов назад +11

    😅😅😅😅😅😅😅😅 labadii xaran ku heshiisa xalaasha ayey ku dagalaan😂😂😂😂😂😂

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 10 часов назад +4

    Waa xaqdaradii Iyo boobkii hantidda Dadka somaiyeed alle ha burinuriyo

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 4 часа назад +2

    😂 Waa runta 👍 Xasan iyo tuugada ay Wada dhacaan Wadanka 😠😭 Aya Wadankeena God dheer ku Riday 💔😭

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 13 часов назад +5

    Xasan dawladnimo ma rabo waa dawlad burburiye

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 часа назад

    Alxamdulilaah awalba dad khayr qaba isuguma imaan.

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 41 минуту назад +1

    XASAN MUNAAFAQ WAA ITOOBIYAAN IYO JAAJUUS DAL SHISHEEYE NACALAA DHALEY

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 9 часов назад +2

    Xasan sheikh............ ilaahey Somalia Sovereignty.........ha badbaadiyo......
    Shirip ............. Abgaal........ Ooooooo........ Arow Xasanow duufle......
    Ducada dhinackaamartey........
    Diyaaradaad raacdid.........
    Dabqabsey........
    Igaarkaa........ Xasanow.....
    Is cesil is cesil.....
    Xalane xir
    Xalane xir.....
    Xabada.....
    Xabada rugtooda.....
    Xasanow........... xaarka wareege
    Arow Xasanow.......... xarkaaga waa dhooqo....
    Ummadii Somalis xabad buu iskugu dhiibey.....
    Xabaalaha hakuu yeerteen.....😂
    #Somaliyey kaca........ Dany Corruption and Xasan sheikh.......... Ceyriya
    Somaliyey....... banaanbaxa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 часа назад

    Mahadsanid

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 3 часа назад +1

    Xasan munaafaqa opd waa xisbiga xasandhiiqo waxaaye utashateen umadii muslimiintaah oo ku noolaa dadka iyodibadab illaahaye ayaa afkaciida ugaliye waauqubada shacabka

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 5 часов назад +1

    Ilaahay ha ina dhaafiyo

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 12 часов назад +1

    WAA ODEY ASO SOJEEDA RIIYONAYAH😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 Час назад

    Wax badso wax beel bay leedahay 😮😮

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 3 часа назад

    Xasan iyo mooryaanta uu hogaaminaya Somaliya biliqeeysi ayeey ku dhameeyeen ee Allaha ka qabto

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 12 часов назад +2

    Xasan Somalia kama danbeneso qabyo ninkeeda dhames tiro is raca diide ha is raamsatee daawo waaye😢

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 12 часов назад

      Xassan Dowladnimo Ma Ahaayo Awoodna Uma laha Inu Burburiyo Xamar Keliya xataa Ma Burburin karo 7Mamul goboleed Ba Kasoo Gaarayo Gobolka Banaadir Insha Allah ❤❤❤

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 10 часов назад +2

    Hassan shiiiico Allah naga qabto anigoo ku hadlaayo afka umada somaliyed🇸🇴😢😢

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w 11 часов назад +1

    Ilaahoow cinwaanka RUclips kaan run ka dhig.

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 11 часов назад +1

    Wcs ❤

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Час назад

    Nimankaas baa siyaasiyiin lagu sheegayaa. Dadbaa daba ordi doonayaa.

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 часов назад

    Xasan Sheekh Somali oo dhan buu Jihawareeriyey! Gudihii Somaliya Qabyaalad Qudhun ah bay Somali isku gumaadaysaa! Siyaasadii dibadana mar waa Masar iyo Eritrea marna Ethiopia Yaab!

  • @suadmire1487
    @suadmire1487 13 часов назад +2

    Edo nolow xasan qabyo bilash ma ahan

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 часа назад

    Xasan qabyo

  • @RumaanG
    @RumaanG 13 часов назад +3

    Xasan dhiiqo qayr kama sugayn awalba

    • @ubah-tb5wl
      @ubah-tb5wl 13 часов назад +1

      racist

    • @RumaanG
      @RumaanG 12 часов назад

      @ubah-tb5wl maxaan racist ku ahay

    • @ubah-tb5wl
      @ubah-tb5wl 11 часов назад

      @@RumaanG wariyah in aad kujeedo aan malaynaayay sorry i take it back.

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 11 часов назад

    Madaxweyneheena waanu jecelahay laakiin cidna ma dhageysto, caafimaadkiisaa shaki iiga jiro

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 3 часа назад

    Inchallah le declin de moryanti hawiye

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 9 часов назад

    Awelba Xisbi bay Ahaayeen!
    Ma ‘Aaminsani in Xasan Madaxwayne yahay !!

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 7 часов назад +1

    kkkkk qabyaliste weyn oo Hawiye naceyb ka buxa oo farmajo tageraya si toos ah

  • @daahirxuseen1605
    @daahirxuseen1605 13 часов назад +2

    Maxaad haysaa xuseenoow soo daa

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 9 часов назад

    Ciyaar ma aha........qofkasta oo nabad jecel......ha istaago.....
    Somalia waxey noqotey...
    Meesha xabada loo iibgeeyo......
    Dadkii oo dhan cabadey isku heystaan........
    Sida ugu dhaqsa badan.......
    Xasan sheikh........heys cesilo.....
    Somalia gudaheeda. ....kama war hayo........
    Xamar waxey noqotey..... rugtii xabadaha....... reergalbeedku u geeyo........
    Dadkii cabada isugu dhiiba.....
    Macdanta si.loo gurto??
    Dany beri.......isagana heys cadilo...........
    Badii sun...baa lagu daadshey .....
    Kaluunkii soo cararey.......banaanka........
    Beri..........Corruption??.......
    Wadankii ha loo kaco.......
    Xalane..........Kalyaha gadniin......rugtiis ....
    Caruurihii Somalia waa la dhameeyey ......
    Qofkasta oo Somali ah..........
    Chanel ha furto........
    Xasan sheikh........saan wadankii ugu qabano.......
    Somalia Sovereignty........... khatar bey ku jidhaan......

  • @xasancabdullahi7884
    @xasancabdullahi7884 3 часа назад

    Hanti la aan manahaysa markaleeedahay habargidir dangood

  • @MohamedAdan-xm6hv
    @MohamedAdan-xm6hv 11 часов назад

    War Xaqiiqo Ah Oo Cid Dafiri Karto Aanay Jirin

  • @alijama6723
    @alijama6723 10 часов назад

    TUUG SADE WAA HOR IYO DABA DIID

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 12 часов назад

    Xasan shiikh waa inuu burburiyaa heshiiska etoobiya, malahan qawl iyo cahdi xabashidu, waad aragtaan faragelinta qaawan ay ku hayaan somalia xuduudaheeda

  • @SaidMohamedNur
    @SaidMohamedNur 12 часов назад

    Mideeda kale xuseenow caadifad baa qu qaaday, upd 2022 dalka xoog kuma qabsan ee doorasho ayey ku yimaadeen; caruur maaha dadka aad soo hor istaageyso.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 12 часов назад

      Xassan Weligiis Cid Dooratay Maleh Laaluush iyo Qiyaamo iyo Wasiir ba kaa dhigaa Tuugo Uu uruursaday Xassan Yaa Dooranayo xataa Adiga Madoorateen ileen Nin Qaain Ah Baa leedahay Doorashuu Ku yimid kkkkkkkk Walahi Waad Iga Qoslisay😂😂😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 12 часов назад

      Xassan Kursigiisa dhiig ayuu Ku daadiyey
      Umadina Wuu isku
      Diray
      Dalkiina mugdi ayuu galiyey
      Si deg deg ah Allaha umada u dhaafiyo

  • @abshirkaanti
    @abshirkaanti Час назад

    Xasan dawlad kama horayn😅

  • @XuseenCabdi-j3t
    @XuseenCabdi-j3t 8 часов назад

    Ada argi doono is badly fcn ayuu sameyna xasan sheikh

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 10 часов назад

    Xasan cadawbuu soohorkacayaa

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 12 часов назад

    (ان الله لا يصلح عمل المفسدين)

  • @MaxamCabdiraxman
    @MaxamCabdiraxman 6 часов назад

    Uma qalmo magaca aad ugu yeertey (XISBI) awalba waxey ku hishiyeen sidey wax uboobi lahayeen siyaasi kasta waxu kursiga uradiya siduu hanti uga sameyn laha dhiiga dadka somaliyedna uga macaashi lahaa waxba hakala reebin dhamantod

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 11 часов назад

    Xasan markii hore waa taageeri jiray laakiin hada wuxuu nagu noqday bulaacad, masar iyo turki leysku garab wado , eretriya oo waxba ahayn uu garab ka raadinayo, waa qashin wallaahi odaygaan siyaasi ma aha, haduu dadka siyaasada ku xeeldheer ee muwaadiniinta ah uu talo lawadaagi lahaa waxbeey ahaan lahayd

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 12 часов назад

    Xayawaan.baad.yahay.shaqsi.baad.dadkiiyo.dhan.ksdhigtay

  • @yousufsheikh-y6v
    @yousufsheikh-y6v 3 часа назад

    Cali balcad io kuwa lamid ah xatta XSM tarikhda bal madow ayay kagali donaan.

  • @xasangacal9641
    @xasangacal9641 8 часов назад

    Iska hadal 😂

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 8 часов назад

      In taas wuu yiri xassan dhiiqo miyaad dideysaa😂

  • @HuseenHuseen-h6c
    @HuseenHuseen-h6c 12 часов назад

    Markey wax xadayaan wey isku imanayaan

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 12 часов назад

    XASAN SHARMUUTO MEELWALBO CADAW MAAKU KUFSANAYAA CADAAB UDHIMO

  • @alijama6723
    @alijama6723 10 часов назад

    WAA CEEB KAMA SIQSIQE FAR DHUUBAN WUXUU YAYHAY KA MAR KHANTI KACASA YUU TAGA YAA MEEYTIDIINA GUR YOHOODII AAKHIRO EE RABI U QADDERUU KAGA DABA TEGEY SABTAA WEEYE SABTA UU UGU EKAADAY REERA AAKHIROOD ISAGU DUNIDUU KU LEELEE LAYAA IS MANA OGA SARA DHAADHEER BAAN DHISTAY CARUUR TAYDU WAA WABA CILMI WAA IS MOOG BELD WEEYNE XATAA WUU ILAA WEY

  • @faidugas4241
    @faidugas4241 7 часов назад

    Upd kkkk kuligood markii horeba waxay ahayeen dad aan dowladnimada ehel u ahayn damjadid waa koox isugu jira dilaalo,jawasiis, iyo moryaan geray si nasdibdaro ku dhacday umada Somali oo madax u noqdeen Xitaa malaha kooxdan wax fikrad ah oo hogaana waxay kaliyo ay fahmaan xaan cunaa alow dadka badbaadi

  • @TheAlishire
    @TheAlishire 5 часов назад

    Hussein Jama in Aad xisbi ugu yeerto waa khalad weyn
    Waxaan waa koox qabiil ahaan loo dhisay waxaa kulmiye cuqdad iyo qabiil OO ay u qabaan beel KA mid ah beelaha somaliyed

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 часа назад

    Waxa ka kow ah jaahilnimo.
    Waa mooryaan aan waxba ku fiicanayn aqqonyari iyo mooryaannimo meel dadal iuo dad ma geeyaaan
    Waa hanlaaweyaal soomlaaiya dhigay meel lagu wiirsado
    Waa dad mar ay caalamku arkaan ay u soo baxayso quruumihii noolaa qarnigii 16aad oo aan idhaha u fiicnaay jahli garooray.
    Waa maangaabyo dulllli ah
    Wax kasta oo xun ku caanbaxay.
    Aloow sahal.

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 12 часов назад

    Muxuu ka dooney Eritrea?inuu soo shummiyo gacanta Afwerki sidii Abey Ahmed?mise inuu usoo sujuudo sida kenya 🇰🇪.

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 4 часа назад

    Waxaan maqli jiray 2dii xaqdarro ku heshiisay xaqa ayey isku dagalaan 😂 ilaahow run ka dhig wararka soo baxaya

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 8 часов назад

    Qofku haduusan aqoon shaqadiisa sharcigana usun ilaalin ił la is ticmaalo lana tuuro waalagusugay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 12 часов назад

    Waxa Soo Xusuustay Qudbadii Ayaan dhaweed uu jeediyey Ex MD Sheikh Shariif Wuxu Ku yiri Xassan Sheikhow Maxaa Laguugu Imaan Doonaa Xataa Dowladnimo In Laguugu Imaado Aad Ayey Uyartahay Rajadeeda qaranimo in lagugu Imaado ba Yar Cajiib

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 часов назад

    asc HUSSEIN badal waalafilaayey maxaa yeelay dulmigey ku heshiiyen iyo munaafaq nimadii meytidii illaahay loogeystey shacabkii laduleystey iyo dagaale sokeeye siiburbura oo kalataga

  • @MohamedAhmed-i3h2g
    @MohamedAhmed-i3h2g 12 часов назад

    Xasan nabsi ayaa haayo wayo dhac boob xaraash ubad muslim ah ayuu kucaan baxay

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 9 часов назад

    Qof caqli leh miyaa kaas la soconaya… waa yaabe ninkaani waa musiibo loo soo direy Shacabka iyo burburka Soomaliya…

  • @xasancabdullahi7884
    @xasancabdullahi7884 3 часа назад

    Beentaaa

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 6 часов назад

    Really Hussein do you think his party is broken down? I am convinced Hassan has ended his teacher's seduction phase and now he will begin the breaking up or disenchantment phase of his motor indeed. The reality the evil tutor's doctrine is going to stay steadily for goods if Somali people don't wake up and stand up for our country.

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 12 часов назад

    Yaa u sheegee war kaas adiga .waa hadaan kaa dhagryfto

  • @SaidMohamedNur
    @SaidMohamedNur 12 часов назад

    Xasan sheekh waa dowlad yaqaan

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 40 минут назад +1

    XASAN MUNAAFAQ WAA ITOOBIYAAN IYO JAAJUUS DAL SHISHEEYE NACALAA DHALEY

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 40 минут назад +1

    XASAN MUNAAFAQ WAA ITOOBIYAAN IYO JAAJUUS DAL SHISHEEYE NACALAA DHALEY

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 40 минут назад +1

    XASAN MUNAAFAQ WAA ITOOBIYAAN IYO JAAJUUS DAL SHISHEEYE NACALAA DHALEY

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 40 минут назад +1

    XASAN MUNAAFAQ WAA ITOOBIYAAN IYO JAAJUUS DAL SHISHEEYE NACALAA DHALEY

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 40 минут назад +1

    XASAN MUNAAFAQ WAA ITOOBIYAAN IYO JAAJUUS DAL SHISHEEYE NACALAA DHALEY