Hees jacayl kala awood wayne kii ilka dhigay qays laylana agseexshaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 340

  • @RoodoMaxamuud-pw4lg
    @RoodoMaxamuud-pw4lg 2 месяца назад +7

    Heestan markan dhageysto 2 saac ban oyaa wlhi ax ax ax😊😊

  • @hamdadaher5658
    @hamdadaher5658 2 месяца назад +3

    July 2024❤❤❤❤❤

  • @princesskaif2455
    @princesskaif2455 2 года назад +64

    2022 yaa iga danbeeyo
    Best somali song😔🥰🥰

  • @najipapdi9840
    @najipapdi9840 2 года назад +56

    Maxaa kahadlaa xasuus wllhi heestan marka dhagaysan jiray mopiladan smart phones majirin. Inanta jeclaa aauqadi jiray wda dhagaysana jirnay anago 2010 laascanod kasotahriibnay saxarahay kudhimatay maydkeeda xta wsoqadi kari waaayay ano arka kaso tagay allow unaxariiso ilaa iyo hda heestan waakuilmeeeyaa 😭😭

    • @princesskaif2455
      @princesskaif2455 2 года назад +3

      Ilaahy haunaxaristo abowe waa xanuun wlhi adna qalbiga allaha kuu qaboojiyo😭🤲

    • @abdifatahcg4055
      @abdifatahcg4055 2 года назад

      Ax sorry 😞

    • @mashaqoak3908
      @mashaqoak3908 2 года назад +1

      Laa ilaaaha abowe allha unaxiizto😥😥😥😩

    • @sumayosiman9810
      @sumayosiman9810 2 года назад +1

      @@mashaqoak3908 laaillaaha illa laah🥰 dhameestir wll

    • @iqrocdey6586
      @iqrocdey6586 2 года назад +1

      Ala apwe mcn allh unxriisto 😰😰😰😭😭

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 5 месяцев назад +2

    Music qofka saaray Khabiir wayn bu ahaa heestan, sidoo kle laxanka isna jirin wax loo dhigo, wana sababta an looga xiisa dhicin ilaa iyo hada 2024 ❤😢

    • @user-mu1cb6tg6z
      @user-mu1cb6tg6z 19 дней назад

      Haa😭heestan markaa dhageysto anoo leyg tagin oo weli leyla joogo waala ooya leyla io qeys qisadodu xanuun kodu waala ooya wallahi

  • @cabdiraxmanibrahimaadan41
    @cabdiraxmanibrahimaadan41 3 года назад +15

    ax ax ax walahi waqti tagay dunyo xaalkaa ba 😭😭

  • @don.sharara
    @don.sharara Год назад +36

    Still listening 2023-2024❤😢😮

  • @neyruuscdey8389
    @neyruuscdey8389 3 года назад +47

    Hees iyo badh 2021 yaa iga danbeyo asxpey😘

  • @YuusufDaahir-s5k
    @YuusufDaahir-s5k 11 месяцев назад +7

    28 / 9/23 habeen xasus mudan waline jimca waxan ku dhagesanyna 6 wallala oo gabar walsheya qalpiga la ga dhawacay raxma wn soo boqona commentigan😢

    • @user-mu1cb6tg6z
      @user-mu1cb6tg6z 19 дней назад

      Allah qalbiga uqabojiyo abaayo🧕🥺😊

  • @abdifatahgerman3429
    @abdifatahgerman3429 2 года назад +8

    imisaa Adigoo kale orgi ii la timidoo iibsan maayo aan iri
    Xusuus qaaliya
    Hadaan macnaheeda Fahmay
    Anoo yar baan maqli jiray ❤👍

    • @ShukriYacquub-f4l
      @ShukriYacquub-f4l 3 месяца назад

      Orgi aaa arji dheh

    • @user-mu1cb6tg6z
      @user-mu1cb6tg6z 19 дней назад

      ​@@ShukriYacquub-f4lwar iga taga anoo qiireysan iga qosli seen beeh😭😭😭😂

  • @nimaniama7334
    @nimaniama7334 4 года назад +35

    Hes an lailawikarin xasuus mudan 😍😍💕💘✔✔

  • @maajigallaf
    @maajigallaf Год назад +50

    2023 inta daawanaysa Like ♥️😭💔

    • @Faadumasiciid-rl3mw
      @Faadumasiciid-rl3mw 7 месяцев назад +2

      2024😭💔😂

    • @maajigallaf
      @maajigallaf 7 месяцев назад

      Hhhh adaa iga sii daran 😂😢​@@Faadumasiciid-rl3mw

  • @Leo-v6s5g
    @Leo-v6s5g 3 месяца назад

    Remember listening to this song on my road trip from Hargeisa to Berbera Beach in January 2020 right before the COVID-19 pandemic

  • @cabdisalaanxuseen3007
    @cabdisalaanxuseen3007 3 года назад +5

    AY Ay bu musik cok iyi dinlenmek

  • @YaasirNuur-lr6gj
    @YaasirNuur-lr6gj 2 месяца назад +3

    2024 inta dawanaysa like 👍

  • @saacidccasiisxasan4583
    @saacidccasiisxasan4583 2 года назад +9

    Wllhi waligey qof sidan hada ujeclahay uma jeclaan lkin dhib malaha wan adkesana wan suga ilaa asiga oo iga shekanaayo

  • @MushtaqMuhamed
    @MushtaqMuhamed 7 месяцев назад +6

    2024 daawanooyah😂😢❤

  • @guuleedipraahim9617
    @guuleedipraahim9617 Год назад +9

    2023 /1/1 malinkii subxeed yaa iga danbeeyaay shp yaal 😅

  • @اااا-ل2د9ق
    @اااا-ل2د9ق 4 года назад +28

    Qof wax jclee daremi karo 😭😭😭😢😢😢😢😢😢

    • @ruun14
      @ruun14 4 года назад

      😭😭😭😭

    • @najmamohamed6125
      @najmamohamed6125 3 года назад

      😭😭😭😭😭

    • @najmamohamed6125
      @najmamohamed6125 3 года назад

      Haaaaa Wlhi 💉💔😭

    • @yousra52
      @yousra52 3 года назад

      Xaqiiq wllhi waa wehelkeyga heestan🥺😢😢😢

  • @cabdimuhumed872
    @cabdimuhumed872 Год назад +3

    Heestan waxaan u dhagaystaa inaan soo xusuusto jaceykayga hore 😊😊😊

  • @nuuraadan9891
    @nuuraadan9891 11 месяцев назад +1

    Tani Hees wey dhaaftay waxaan dhagaysanyaa
    20/10/2023
    Haben jimcaa
    Another Level Hees iyo Badh❤😊

  • @qalbideeqamuhamad5233
    @qalbideeqamuhamad5233 13 дней назад

    Wiil aan asxaab 'ahay ayaan jeclday aad barigi ayaan dhagaysan jiray waliba ilmo iga iimaan jirtay markaan dhagaysto lakin hada alhamdulilah wa xajigayga first labo matano wiil ilhaay nasiyay hadana gabadh baan usida inshallah mashallah nodhaha ducadu wan dhankina

  • @apdiqaadirapdilahi6784
    @apdiqaadirapdilahi6784 2 года назад +8

    I support song he is very sweet voice every day listen

  • @suhaybcade7706
    @suhaybcade7706 3 месяца назад +1

    Yaa kusoo ceshto ceshto heestan ani camal❤😢

  • @starlindagane1706
    @starlindagane1706 Год назад +2

    Hees daren leh 😢fv song 😔😭😭😭😭😭😭😭😔

  • @ayuushaahmed2122
    @ayuushaahmed2122 7 месяцев назад +3

    2020 &2024💔😞wali wuu i dhiboya😫allha jece dawa malahan 😭

  • @RuunAhmed-l2m
    @RuunAhmed-l2m 28 дней назад

    Axdi bena lama galo wacad lama ilaawo ruuxii ku aminaa lagama indho saabto imisaa adoo kle arji iila timidoo oofin maayo an iri awadaa o joojay 😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @Bonitagaming1
    @Bonitagaming1 2 года назад +3

    Oogow nafta kuomaan adige Imisaa ado kale arji latimido oofin mayo waanirii🥺🥺🥺❤

    • @FarhanAly-d2r
      @FarhanAly-d2r Год назад +1

      Wadnahey olalaye ii dhigo abaalo arinteyda meel Mari ❤️😫

  • @MaqsuudKelif
    @MaqsuudKelif Месяц назад

    Still listening this song 2024❤😢

  • @iizaayuu6251
    @iizaayuu6251 4 года назад +17

    jacelow xal kaqaado😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😅😅😅

  • @fayfleb9812
    @fayfleb9812 4 года назад +11

    Najiib wadna kaabe nin nool❤❤❤❤💖💖💖💖

    • @nimcohassan1623
      @nimcohassan1623 4 года назад +1

      Waa kahee ninkaaaz xaguu kunookyahay wll

  • @zianabali7980
    @zianabali7980 4 года назад +6

    ax ya hees wa ax ya zaman 😭

  • @zahraaxmed3415
    @zahraaxmed3415 3 года назад +25

    😢😢Emotional song

  • @mohamedaamusane7766
    @mohamedaamusane7766 3 года назад +5

    13/7/2021 yaa iga dambeeyo

  • @xamseshakta9649
    @xamseshakta9649 4 года назад +10

    Waw inan ka inamada eryaday

  • @sanedinyo6727
    @sanedinyo6727 3 года назад +14

    All time favorite Song😍👌🏾

  • @israMaxamuud
    @israMaxamuud Год назад +5

    Ano bila talafon ban nicle kdhgysan jiray😂 cawa jcyl igu so jacay😢

  • @Hilkas-rb2lh
    @Hilkas-rb2lh 2 года назад +2

    Xasuus waxa iso qori jiray xiligii hasawaha carurteyda aabahod waa I xasuus

  • @amaalmoha2746
    @amaalmoha2746 Год назад +5

    29/12/2022 dhagaysanayaa 🥵 wadnaha I olalayee idhigo abaalo arintayda meel mari 😰😭

  • @xamdiyahbintumoha1340
    @xamdiyahbintumoha1340 Год назад +1

    I am still listing this song 2024 ❤️🥰

  • @hibakmohamud5226
    @hibakmohamud5226 4 года назад +13

    Heestan jecliyah😪

  • @khaalithkayze8874
    @khaalithkayze8874 4 года назад +10

    WLLHI WAA RUN😍❣

  • @Nevergiveup-y8k
    @Nevergiveup-y8k 4 месяца назад +1

    2024😢jecel abaha cun jecelka marku calaf ka wado xanun badana horta😢

  • @saacidccasiisxasan4583
    @saacidccasiisxasan4583 2 года назад +5

    Wllhi hestan qofka jecel hayo ayaa dareemi kara

  • @assamashaallha4407
    @assamashaallha4407 4 года назад +5

    love

  • @nimcohassan1623
    @nimcohassan1623 4 года назад +6

    Waaw. Heez igdhehe

  • @abdiqaniali3385
    @abdiqaniali3385 3 года назад +3

    Codkii fuaad cumarayare maad sawirkan umnaaad dhawaan

  • @brotherschannel6640
    @brotherschannel6640 8 месяцев назад +1

    still listening 2024😘

  • @user-sd6md1do9s
    @user-sd6md1do9s 8 месяцев назад +2

    Qfka jecla wuifhamin layhy wlhi waxasameyo maqaan😢😭💔

  • @RidwaanMaxamed-x8s
    @RidwaanMaxamed-x8s Год назад

    2020 markii jacaylkaygii aan 7sano kadib la kulmay lkn iga diiday inay jacaylka ila wado. Imikana waa 2023 bishii 6aad. Waxa ay doonaysaa inaan midawno lkn anigu waan ka tashaday

  • @cmcmaayir6116
    @cmcmaayir6116 3 года назад +7

    9/1/2021

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 3 года назад +12

    Jacayl kala awood weyne.........😥

  • @israjimcaal8865
    @israjimcaal8865 4 месяца назад +1

    5/52024 inta daaawa naysa is muujiya😂❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Год назад

    Thanks Evergreen Song but Where is Ustad & Legend Bashiir Cali Xuseen ??..thanks.

  • @abdullahinoor2528
    @abdullahinoor2528 3 года назад +16

    Nawatched since 2008 till date

  • @xasanaadam637
    @xasanaadam637 9 месяцев назад

    Best song somalia 🇸🇴 🎵

  • @Musphe
    @Musphe 3 месяца назад

    2019 ilaa 2024 still best song

  • @ayaanh8032
    @ayaanh8032 3 года назад +4

    حلو والله 🥰🥰

  • @daxabahussienissack9234
    @daxabahussienissack9234 Месяц назад

    Fav song❤🥰

  • @nadamoha704
    @nadamoha704 4 года назад +4

    Msh allh waw

  • @yunghawoeve1481
    @yunghawoeve1481 6 месяцев назад +1

    03/22/2024 from TikTok ❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 9 месяцев назад +2

    Wahwaaah.🥰🫶✌️

  • @najiibhappy6826
    @najiibhappy6826 3 года назад +4

    Waaw ii bashaal bro

  • @cabdirahmanxaajixirsi2239
    @cabdirahmanxaajixirsi2239 3 года назад +3

    Aad Ayaad u mahadsantahay laakiin waa Canjil

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 10 месяцев назад +1

    Jacel waa supet ani wuu iqiyaaney intii uu qiyaaney like isara

  • @FarhanAly-d2r
    @FarhanAly-d2r Год назад +1

    Wacda ilaabe ruuxi ku aamina lama indha saabte ❤️😫

  • @aswanabdikadir9475
    @aswanabdikadir9475 7 месяцев назад +1

    24/ 1/ 2024 still listening 👂

  • @ahmetabdirahman8077
    @ahmetabdirahman8077 3 года назад +4

    Heestan sanad ban radinayay

  • @YaasirSharaf
    @YaasirSharaf 3 месяца назад

    26/5/2024/gesiga reerka inaan noqdan rajaynaya iso duceeya balis❤❤❤

  • @bulalejimale5513
    @bulalejimale5513 9 месяцев назад +1

    This touches my heart ♥️ ❤

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 Год назад +2

    Heestu faniweeye❤❤❤

  • @daxikapoi9838
    @daxikapoi9838 4 года назад +9

    Heesta heesaha

  • @MaxamedAxmed-df3rx
    @MaxamedAxmed-df3rx Год назад +1

    Gobsan deeqooy mcn. 😥💔🫂💓
    {Wadnahay olo-layee}.
    {iidhigo abaaloo}.
    {Arinteyda meel mari}. 😥😥😭

  • @haniabdullahiali5754
    @haniabdullahiali5754 2 года назад +7

    Best song❤

  • @mohakheyre2219
    @mohakheyre2219 2 года назад +3

    ❤💏👫🏻🙏😥
    25-01-2022
    Miss u my world🤗

  • @cazzkahp0i310
    @cazzkahp0i310 3 года назад +8

    WLLE JACAYL WXA JIRA

  • @s.busquetss.busquetd2018
    @s.busquetss.busquetd2018 4 года назад +15

    😍😭

  • @IsmaPoi-kt7qy
    @IsmaPoi-kt7qy Год назад +2

    Hestan waxa kusoo xasusta 2012 sxbkey c,naasur oo uqadi jiray dumashidey oo rer hargeysa oouu ad ujeclaa hadana waxee uheesaa 5carura Alx Alx

  • @SamiraAbdi-zn9ph
    @SamiraAbdi-zn9ph Месяц назад

    2008 ban jeclaaa waqti tagay wlhi calosha ihurto markan maqlo wa la oyaa

  • @APSHIRINHO18
    @APSHIRINHO18 Год назад

    Heestaan iligaan dhegesanjirey madhowa wllhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dheemanxaaji8
    @Dheemanxaaji8 11 месяцев назад +1

    Ax jcl wlhi waa jiryaa😢😢😢

  • @Rahma-j2d
    @Rahma-j2d 8 месяцев назад +1

    3/1/2024 watching

  • @SeedcumarCabdullahixasan
    @SeedcumarCabdullahixasan 4 месяца назад

    Best music

  • @queenhafzin2147
    @queenhafzin2147 9 месяцев назад

    Fav song 😢

  • @crisaaqmahdi1955
    @crisaaqmahdi1955 2 года назад +1

    Heesta heesaha Somalida ugh qalisan

  • @Amineeta456
    @Amineeta456 6 месяцев назад +1

    23/2/2024 sacaduna thy 20:30😢💔

  • @adnaciize5732
    @adnaciize5732 3 года назад +4

    💕💕💕💕💕💕💕

  • @shariifgaryare7181
    @shariifgaryare7181 Год назад +1

    Mashalah alyacizak

  • @cumarshabiyecumarkabuu1478
    @cumarshabiyecumarkabuu1478 4 года назад +12

    Hasten mrkan maqlo aniga dhan wn oya😭😭😭

  • @CFCblues-s9h
    @CFCblues-s9h 11 месяцев назад +1

    19/10/2023😢😢 still watching

  • @LadanMaxamed-t5i
    @LadanMaxamed-t5i 8 дней назад

    Heestaan wallhi wax ayee idareensiisy waaana kusoocesh ceshty 😢😢

  • @CabdiraxiinCali-o3r
    @CabdiraxiinCali-o3r 9 часов назад

    2024 ayaan dhageysanayaa

  • @sudeysxajiyusuf2798
    @sudeysxajiyusuf2798 4 месяца назад +1

    Who still watching 2024

  • @maxamedaxmedsahnuunshalanb5158
    @maxamedaxmedsahnuunshalanb5158 4 года назад +3

    Waaw

  • @cabjaibjamac398
    @cabjaibjamac398 2 года назад +2

    Hees iga dheh❤

  • @milgomaxamedmilgoqaali9521
    @milgomaxamedmilgoqaali9521 4 года назад +8

    oofin mayo aan idhi

  • @XasanXaashi-z4h
    @XasanXaashi-z4h Месяц назад

    Axaxay jacal 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @adnafaarah5224
    @adnafaarah5224 4 года назад +7

    Masha Allah

  • @sacdahassan161
    @sacdahassan161 4 года назад +5

    Very good 👍

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 3 года назад +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭