Aragtideeyda waxaan codsanilahaa in lajoojiyo barnaamijkan... Waxay fursad utahay ninka shiiciga ah in mabdaiisa uu si fudud ku faafiyo. Iyo in uu qaldo dadbadan oo afsomaliga ku hadla.. * bal ka fiirsada
Ana wan idin ku racsanahay maxa yeelay dadkeena waxa badan dad aan cilmi lahayn kaliya yaqana ilahay inu waxid yahay oo ilah kale jirin nabigooduna maxamed scw scw scw yahay diintoduna firqaan tahay dadkooduna siniyiin yihiin oo iyagu saxda ku tagan yihiin jano iyo cadabna jiraan inta ay maqleen haday ka lexdana la cadabi haday inta ku ekadana janada la geen dadkas badana lama duufsado inta ayay ku dhagan yihiin sababtuna waxa weeye luuqado kale ma yaqanan madama janiska iyo wayuhu u diiden inay diinta ilahay bartan waxay u badan tahay luuqad kalana ma aysan baran sidas darteet manta dhan hadi wax khaldan lo xariiro ama yutubka iyo facebook ay mahbado kale ku arkan ma fahmayan wakhtina ma galiyaan wax usan qofku fahmina loma qurxin karo marka walal bar mamijkan iyo ninkan afsomaliga ku hadlaya wa fidmo ayu kuwo badan ku noqon kara maxa yeelay way dhageesanayan tusale hadu hal sheekh oo suniya uu ka af miin shaar. Sanado kuwa u bogi kara oo is odhan kara hada unbad saxdii heshay marka waxan cod sanayna inta salada lagu tukado ayan aniga iyo qar badan naqana. Intas ayan saxda u naqana e yan nala wis wisin ilahay ayan ka magan galay hada wakan mid walba maxamed scw scw wu ku salinaya isku quraana way akh rinayan wax ay isku dideen maba fahmin hadan ka shicada ah wax yar ka fahano wa khatar walahi ilahow yaa rabi naga qabo war naga qabto qof khalad afsomali nogu qurxinaya walahi ma awoodno ilahow imaanka no sug yaa rabi
Ka dariiq u furay Israel was suni kii kaxidhayna was shici markaa farqiga u dhaxeeya wa la arkaa suniguna was lagaranaya inay diinta ku ciyaareen ay ku dhameyeen qarxis insha Allah adunkan malin dhaw shio ayaa katalin kii diidana waa inoo dagalkii jamal wa acuudu bilaahi kii diinta ku waalay qoorac iyo qarxis iyo inu wixii Dan ugu jirta inu Iska xalashadu
Waar Ninka Suniga ah daganaan iyo maskax badanaa masha allah wllhi wa Nin diyaarsan Ee maaha Nin isku Khaldaya (Min iyo fii) sida raafidiga jaahilka ee saxabada cayaya ilahay Ha Nacdale
@@geeljiregeele4053 waad xanuunsantahay caafimaad ilaah ha ku siiyo, soomaali shiico iyo suni wey ka tageen dhalinyarada soo socoto illaah ma jiro ayey kuleeyihiin, marka hadey shhico ureysa ay yihiin adna waxaad tahay Suni uraaya, hadaad caqli leedahay fikir, Shiico Iyo Suni dad baa sameystey, sheydaan wuu maal geliyey, marka sheeko ay dad kuu sameyeen haku gelin danbi Illaah dhiniciisa ka weyn
Alle awooda leh aduunayada ku imtaxame ku istagteya diinta rashuulada alle ku amarkiisa ku imtaxame ku marsiiye mida walaba risaala ugaara ah rashuulada ku imtaxame aduunayada muslinimada ku keenena diinta alle ku dajiye rashulkeena scw aduunayada dhan alle ku amareya kacbada allaha rumeesana nahaye carabeya waxaada laxanuunsana lawareegasa aqwaani xasinimada ka faracameya yuhuda gasheya kuuligiina isku danbiga ah alle ku xisaabtamayo alle horetiisa utaala Aqwaan maqalina hal mida diinta alle muslina ku baneesada isralii gumesi yuhuda ah mida alle samada ka amarkiisa ku fuliye muslinimo keeno kalaamu laaha ah jihaadeya yuhuda masidka Al qasa ku jihaadeya yuhuda gaala aasar aqwaani ah elehe kuwa yuhuda ah aduunayada ku gadoonto asamu laaha wanicimtu
Waa Qalad wayn in dood noocan ah loo qabto nin somali ah oo raafida ah... Sababtoo Dad aan aqoonta diinta aqoon ayuu galaafankaraa, waxaa mudan in kanoo kale laga gaabsado wasakha ninaaska ah.
aaaad iyo aaaad Sheekhuna Shibli in loogu waco baan anigu qabaaa ama Sh Mustafe ama dirir etc we have too many Sheikhs already way fashilmeen boqol doodood baa la qabtay way fashilmeen
Faarax waa gaal dhako weyn ee ha layska ilaaliyo , waxa loo soo direy in uu dhalin yarada tashuush ku furo , lkn sheekh cabdirashiid xafidahulaah ayaa helay alle ha xifdiyo sh.cabdirashiid
War Kuwan 0o kale Yaan Fursad Dood ah La siin *Waayo* Fursad ayeey U tahay* 0o ay ugu gafayaan Nabigeena (SCW) & Saxaabadeena Allaaaah Haka raali Noqdee dhamaantood
Aragtidayda waxaan qabaa in la joojiyo gabi ahaaanbo doodaan munaadarada ah sababtoo ah ninkaan shuuciga ah waxay u tahay fursad uu ku faafiyo mabdi iisa qaldan oo saas dad badan o somali ah uu ku qaldo bal ka fiirsada arintaan
Suleymaan daauud as wuxuu ka dhaxley nabinimo! Ee Cali muxu nabi mohamed saw ka dhaxley ileen nabi ka dambeeya majirine? Islamnimadana inagoo dhan ayaa ka dhaxalney! Salaadana sida nabigu yiri ,saw, kiina ugu quraan badan ha tujiyo! Noloshana keena inoogu aqoon badan ayaa looga qiyaas qaadan!
Kalasoco imam shafici media jawaabo kusocda ninkan shiciga ah wakanaa link Cidii igacodsatey link video la feydaayo fadeexada farax shicii wakanaa asxabey ruclips.net/video/g9xSRPzw9dI/видео.html
Ninkan shiicada u doodaya waxa ka muuqata aqoon yari aad u wayn, hadaladiisa kolkaad u fiirsato dhamaan way iska hor imanayaan. Waxan ku talin lahaa waar culimada waawayn ha la hor fadhiisiyo wadaadkan kale ee ahlul sunaha u doodaya waa laga aftahansan sidaan arkayo. Jaahilkan si meel loo saaro culimada cilmiga iyo af tahanyada leh hala hor fadhiisiyo. Sharka shiicada alle ha inna hareer mariyo.
ilaahay ayuu been sheegtay nabigii csw ayuu ku been sheegtay asxaabtii iyo culimadiina wuu ku been sheegtay subxnllh ilaahayoow fitnadiisa naga badbaadi
anuu fikrada ah hala joojiyo wan ka soo hor jeeda maxaa yeelay dadka waa in loo bayaamo masiibada luminta shiicadu waddo illaa ilaahay shiicada dunida ka tirtiro nacladii rasuulku haku dhacdo shiicada
Aniga hadaan aragtideyda ka dhiibto waxa fiican in lakoojiyo barnamijkan maxa yeele waxey fursad u tahay in uu ku faafiyo fikirkiisa qaldan ee shiicenta ah
Ninkan Shiicada ah Coverage ayaa la siiyey uu messagekiisa ku gudbiyo isaganaa ka faaiidaya dood ku shegan... wadadkan yar ee Sunada u hadlaya aqoontiisu way liidata si fiican ugu jawaabin waxyaalaha raqiiska ah ee uu sheegaynayo Ninaaskan Raafidiga ah
Wallah in lala doodo ma aha Shiicadada waayo mar baad is odhanaysaan jahligooda Kiristaanka ayaa ka dhow. Fadlan, dadka caamadada ahi yaanay ku kadsoomine joojiya munaadaradan , xalqadahanna RUclips-ka ka saara.
دفاع الصحابة رضي الله عنهم واجب على أهل السنة والجماعة انت أسد أسد يا شيخ عبد الرشيد من أسود أهل السنة
نعم والله انت أسد من اسود الله يا الفضيلة الشيخ عبد رشيد ماشاء الله
فعلا أنت أسد من أسود اهل السنة والجماعة نفتخر بك دائما شيخ عبد الرشيد
اللهم اهدالشيعة
Aragtideeyda waxaan codsanilahaa in lajoojiyo barnaamijkan...
Waxay fursad utahay ninka shiiciga ah in mabdaiisa uu si fudud ku faafiyo.
Iyo in uu qaldo dadbadan oo afsomaliga ku hadla..
* bal ka fiirsada
Wa sax wa in lajojiyo aan la so bandigin
Abdel ninkan ay ugu qorantay waa shico mala waxan qabaa in lajoojiyo isaga jahilka ah ee sayiduna abu bakar saydinaa cumar iyo sayidunaa cismaan siyiduna cali sidaa tartibta ah ayay ukala fadli badan yihiin una kala awlaysan yihiin inuu isna sadex cayo inaguna cali hadalo laqi u ahayn inagu tagaan buu rabaa juhalada somali ah inuu sameyo ayuu rabaa oo shaki iyo tashuush ku furo abusltly hala xidho
Maxaa loo joojinayaa hadii ahlu suna saxsan tahay hasoo bandhigaan anaguna labadaba waan dhagaysanaynaa
@@SaidAdan sxpow dad caama aan fahansaneen waxu ninkan sheegayo baa rayi iyo aragti ahaan ku raaci ....
Waana fursadaha eey raadinayaan shiicada
@@abdirahmanmuhumed8993 soo dad caamo ah ayaa cilmi u kordhaayo oo daaha ku daboolan ka qaadmayo miyaad leedahay?
qofka magaciisa layiraahdo c/Ramadan Maxamed wuxuu leeyahay waxaan halajoojiyo waan kugu raacsanahay qofka kenaalka iska leh please shiico hanoosoo gudbin
Ana wan idin ku racsanahay maxa yeelay dadkeena waxa badan dad aan cilmi lahayn kaliya yaqana ilahay inu waxid yahay oo ilah kale jirin nabigooduna maxamed scw scw scw yahay diintoduna firqaan tahay dadkooduna siniyiin yihiin oo iyagu saxda ku tagan yihiin jano iyo cadabna jiraan inta ay maqleen haday ka lexdana la cadabi haday inta ku ekadana janada la geen dadkas badana lama duufsado inta ayay ku dhagan yihiin sababtuna waxa weeye luuqado kale ma yaqanan madama janiska iyo wayuhu u diiden inay diinta ilahay bartan waxay u badan tahay luuqad kalana ma aysan baran sidas darteet manta dhan hadi wax khaldan lo xariiro ama yutubka iyo facebook ay mahbado kale ku arkan ma fahmayan wakhtina ma galiyaan wax usan qofku fahmina loma qurxin karo marka walal bar mamijkan iyo ninkan afsomaliga ku hadlaya wa fidmo ayu kuwo badan ku noqon kara maxa yeelay way dhageesanayan tusale hadu hal sheekh oo suniya uu ka af miin shaar. Sanado kuwa u bogi kara oo is odhan kara hada unbad saxdii heshay marka waxan cod sanayna inta salada lagu tukado ayan aniga iyo qar badan naqana. Intas ayan saxda u naqana e yan nala wis wisin ilahay ayan ka magan galay hada wakan mid walba maxamed scw scw wu ku salinaya isku quraana way akh rinayan wax ay isku dideen maba fahmin hadan ka shicada ah wax yar ka fahano wa khatar walahi ilahow yaa rabi naga qabo war naga qabto qof khalad afsomali nogu qurxinaya walahi ma awoodno ilahow imaanka no sug yaa rabi
Barnaamijka shiicada ayuu uyahay fursad ay isku muujiyaan uyahay ee halla joojiyo fadlan
Midkan shicaga ah yaan lasiin fursad uu dadka soomaliyed ku qaldo waa nin walan,waxana fangaraysa yuhud balo kula indho Adkatay !
Ilaahey xaqa haku tuso, waa hadii u hanuun ku qoran yahay, hadusan kuu qornayna Rabi dadkiisa hakaa qabto
Aamin soo dhaha somalay 😭😭
Ka dariiq u furay Israel was suni kii kaxidhayna was shici markaa farqiga u dhaxeeya wa la arkaa suniguna was lagaranaya inay diinta ku ciyaareen ay ku dhameyeen qarxis insha Allah adunkan malin dhaw shio ayaa katalin kii diidana waa inoo dagalkii jamal wa acuudu bilaahi kii diinta ku waalay qoorac iyo qarxis iyo inu wixii Dan ugu jirta inu Iska xalashadu
Sheikh nan ah lu sunaha udoodaya, awood umalaha in uu ninkan shiiciga ah hor fadhiisto ee raadiya culumadii waynayd ee ahlusunaha🙏
Waar Ninka Suniga ah daganaan iyo maskax badanaa masha allah wllhi wa Nin diyaarsan Ee maaha Nin isku Khaldaya (Min iyo fii) sida raafidiga jaahilka ee saxabada cayaya ilahay Ha Nacdale
Masha aallah sheikh Abdurashiid allah ku barakery wllhii sii cilmiisan aya ujaawabiiy
O hada ma shiica u duceyneysaa wlhi apyo ha fududaane bal is daji
@@latashoxidigachenal5837 wllo wax udaaciiyan sh. Abdurashiid oo ka soocad dhan Alhusunah lkn kan shiic mgc waa farah mark siid
ugoow
قال الشيخ ابن تيمية رحمه الله
حب الصحابة كلهم لي مذهب ●●● ومودة القربى بهاأصول
وكلهم قدر على وفضائل ●●● لكنماالصديق منهم أفضل
......لخ
Wataciyahaa u dunuun waaciyah, shuboho tamar yer waa taad adigu wadato, shiicada Illaahay ha naga soo qabto isha Allah Amiin.
War shaydaankan shiiciga ah maxaa loo dili waayay?
War xagguu joogaa shiicaygani?
Meesha wax gacan fudud ma jooga miyaa oo ninkan soo afjara?
Qaatil nafta waxba kulama ahan?
Walaal, ma anaa moodaya? Ma se waxa aad tahay "geeljire"?
Anagu suni ayaanu nahaye, adigu ma shiicadan baadilka ah ee dhuuniga diinta uga baxay ayaad ka mid tahay?
Shiicadan uraysa ee Asxaabta caayaysa iyo ummu haatul mu'miniin, in la dilo waa xaq.
Waligiinba dhuumaalaysta walee meel soomaali joogto ayaydaan shiico xun oo u raysa ka faafinin!!!
Dhowrkiinan faasidiinta ah waa laydin xasuuqa yaa insha allaah.
@@geeljiregeele4053 waad xanuunsantahay caafimaad ilaah ha ku siiyo, soomaali shiico iyo suni wey ka tageen dhalinyarada soo socoto illaah ma jiro ayey kuleeyihiin, marka hadey shhico ureysa ay yihiin adna waxaad tahay Suni uraaya, hadaad caqli leedahay fikir, Shiico Iyo Suni dad baa sameystey, sheydaan wuu maal geliyey, marka sheeko ay dad kuu sameyeen haku gelin danbi Illaah dhiniciisa ka weyn
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين
Khalad yeey sameeyeen shiici kuwa noo soo gudbinaya umada soomaliyeed ilaahay haka qabto
AHLUSANA WAAD WANAGSANTIHIIN EEEE ARINTAN JOOJIYA totali waa qalad
Walaal waa shiico wada doodeeysa ee waxba ha ubixin
@Alinur Farah
Walaal waa shiico wada doodeeysa ee waxba ha ubixin
In lajoojiyaa xaq ah.. HAL qof oo diintiisa kariddoobay maahan in lagadhigo inay yihiin dad jiro somalida dhexdood
Ahlu suna wad wanagsantihiine Maxad ulajeda? masi shicada garabsineysan ma kalmada xaqa ah ayadka gambanaysa
Shiico qaladkeda wad ujeda qiil ha u radin
Ahlu suna hadan nahay warkena wu cadyahay melwalbo ayjogan xaqa la daba taganahay alla mahadleh ahlu suna iga dhigay shiico nacla tukah calayk
Arintaan in la joojiyo aa u arkaa
Shiico waa muran layaal Beentana way ku fiicanyihiin,
Allah ha u gargaaro chiico. Ilahow ino dambi dhaf dhamaanteen
WAAR ILAAHAY KA CABSADA , SHIICO RAAFIDAH WAA GAALO . ALLE IYO RASUULKIISA MA RUMAYSNA . MAXAAD KALA DOODAYSAAN.
Alle awooda leh aduunayada ku imtaxame ku istagteya diinta rashuulada alle ku amarkiisa ku imtaxame ku marsiiye mida walaba risaala ugaara ah rashuulada ku imtaxame aduunayada muslinimada ku keenena diinta alle ku dajiye rashulkeena scw aduunayada dhan alle ku amareya kacbada allaha rumeesana nahaye carabeya waxaada laxanuunsana lawareegasa aqwaani xasinimada ka faracameya yuhuda gasheya kuuligiina isku danbiga ah alle ku xisaabtamayo alle horetiisa utaala Aqwaan maqalina hal mida diinta alle muslina ku baneesada isralii gumesi yuhuda ah mida alle samada ka amarkiisa ku fuliye muslinimo keeno kalaamu laaha ah jihaadeya yuhuda masidka Al qasa ku jihaadeya yuhuda gaala aasar aqwaani ah elehe kuwa yuhuda ah aduunayada ku gadoonto asamu laaha wanicimtu
🤭faarax shiicow qofkaad kashubi karto❤️🤲diintiisa islaamkee suniga ah👈🏻👌🌹faarax shiiciyoow kashuboo kushubo❤️inay asxaabta ❤️rasuulka cow kulasoo caayaan maalinta yoowmul khayaamana adigu kadifaac❤️alaah subxana watacaala
Waarun ciday leexsan karaan haleexsadaan kkkkkk
Waa Qalad wayn in dood noocan ah loo qabto nin somali ah oo raafida ah... Sababtoo Dad aan aqoonta diinta aqoon ayuu galaafankaraa, waxaa mudan in kanoo kale laga gaabsado wasakha ninaaska ah.
Biska war shiicad habar aakudhaye wax lunsha
Mashallah wa dhalinyaro somalied farax amnigisa aya u baqa walal aqontada Allah ku barakeeyo
Somalia is sunni 💯 %
@Moeshaak Shakur Secular is not Religion you idiot it's political thing
mash allah shekha ahlu suna matalaya sifiican wax udhigay
Yaa u ogolaadey iney shiico dood gasho hala joojiyo doodan
Nabigu Wuxuu Yiri," Qofkii Caaya Asxaabtayda Korkiisa Ha ahaato lacnadda ALLAH, tan malaa'igta iyo Lacnadda Dadkaba".
صل على محمد سد نا صل وسلم البي صل وسلم
Alle Ninkan hasoo hadeeyo.
Aad ayuu ugu fogaaday mad-habk shiicada wuuba kufaanayaa.
Suufiyadaan layaabaneen Allow noo sahal
Allah hakuhadeeyo faarax
shiici waxaanad a hayn haismoodin daa saxaabada
Doodaan haa lajoojii
Maficna
Sheikh c/raxmaan libaax ilaahay illaahay cilmiga caqliga iyo cinrigaba hakuu barakeeyo
acuudu billaah shiicaa
Doodan naga xidha ama sunni aqoon badan keena meesha #siad_raage ama #dirir ama shiikh somali Caan aH
aaaad iyo aaaad Sheekhuna Shibli in loogu waco baan anigu qabaaa ama Sh Mustafe ama dirir etc we have too many Sheikhs
already way fashilmeen boqol doodood baa la qabtay way fashilmeen
Faarax waa gaal dhako weyn ee ha layska ilaaliyo , waxa loo soo direy in uu dhalin yarada tashuush ku furo , lkn sheekh cabdirashiid xafidahulaah ayaa helay alle ha xifdiyo sh.cabdirashiid
Abdi rishiid waaba jaahil 😅🤣🤣 shiicigan faajirka ah kacilmi badan
Ninkan dhalinyarada ah ee sunniga ah mnsha allah waxaa cajiib ah sida khaladaadkiisa uu usoo qabanayo iyo jawaab waafi ah usiinayo uduceeeya ilaahay cimrga iyo cibaadadab ubarakeeyo
Labaduba Magac Ayay Isku HaystaN Lkn Quranku Wuxu Sheegay Saddex Magac Oo Aha Muhajirin Ansar Iyo Muminin Dabadood Imanaysa Kuwas Oo Saddex Sifo Kuwas Muminanta Ah Ee Wakhtigan Nool Waxa Misan Looga Dhigaya Inay Sifada Alle Ku Sheegay Leyihin Iyo In Kale Nabi Maxamed Scw Scw Scw Scw Scw Isaga MudaN In Jidkiisa La Raaco Ee Ogada In Anay Shiico Marnaba Ku Jirin Jidka SaxsaN
Subxaanalaah waar shuucigani gafka diinta haka daayo
waxaan la yaabanahy shaydaankanu waxa uu ka faaiidayo cayda iyo lacnada saxaabada wllhi anigu lamaan doodeen afkaan xabad kaga jiidii laha eygan afka qadhmuun.
Asalaamucalaykum
Aragtida oraysa nimanka yaan lala doodin oo yaan la shaacinin aniga aragtidaasi ila sax maaha waa aragti fulaynimo, intay dadka meelahaa ku qarsanlahayeen hala caadeeyo beentooda iyo caqiido xumadooda Sh. Cabdirashiidna Ilaahay ha xifdiyee si fiican buu afka uga jifeeyey afka Alla haka jifeeyee waa nin dhalinyaro ah oo aqoon iyo deganaan isku darsaday maansha allaah
Ibrahim London
Culimada waaawaynayd hala casuumo hadii lala doodayo atleast sida Sh Shibli iyo kuwii kale
Lkn doood haday tahay shiicadu iyagaa doodaha ku fashilma oo la wada yaqaan English hadaa taqaan wa ogaan kartaa sheekh wayn haloogu waco
Somalia Shiiciyowday waa زمن الآخر waa calamadaha Qiyaamaha allaha ka qabto Jamacada saxabada Nabiga caysa
Deg deg Daawo hadal aad ka nixi doontid oo laga hayo Faarax shiici iyo Jabarti shiici 👇😰
ruclips.net/video/JDh5-sRNeYA/видео.html
Shiicaad sheegtee, Somaalidu kiristan bay leedahay o weliba keenyadaasaa laga faafiyaa oo idaacad afsoomaaliga ku hadashaa ka baxda.
Ninkan Waa Cadow Bal Fiiriya Wuxuu Aqrinayaa Quraanka Wuxuu Ku salinayaa Nabiga Hadana Wuxuu Caaynayaa Saxaabadii Allaaah Uu Ka raali Noqday kuna Dhintay Islaamka & Qaasatan Saxaabadii Ayagoo Nool Janada Loogu bushaareeyey 0o Uu Nabigeena Ugu Bishaareeyey* Walaahi Waa Cajiib Quraankana Siduu Jecel yahay yuu U fasiran * Wuxuuna Soo Qaadan Ayaad Qaas ah * Bal Wuxuu Qaldayaa Micnahooga saxda ah* Kani Lacnat Allaaaah Ha ku rido***
Joojiya janalkan anagu wxanu nahy suni saxana waa kalad akbara shiiicigu
Shiekha sunaha ah si aqoon leh iyo cilmi leh bu uhadlaya
Barnaamijkan halajojiyo ama ninkan umal haloodhibl
Libax garyaqan ah
Meshan sheeq mustafe ismaciil haruun haloogu yeedho iyo sheeq umul ama sheeq c/xayi
@@mubarakabukar3466 kaadoontaan uyeedha xataa cali dheere uyeedha sidaasuun baa laydin bursan😂😂🤣
Kuwaan hadii dalka joogi lahaayeen ceeriinka ayaa lagu cuni lahaay Somali hada waa Isla dukataa salaada hada hadii kuwaan dalka Soo galaan balaayo ayeey bilaabaayaan iyo firqooyin diimeed aaffo kadarane majirto
Hassan Foodeey ..balaayada Soomaaliya u dhiman maxay tahay soo kuwa diinta malin kasta oo umada masakiinta ah isku qarxinaayo
Kan allah hasoo hanuuniyo wuuu dhunsanyahay
Mana mutaysan in lala doodo
Somalidu waa hungury doon.
Fadi ku dirirrir.
Allah hasoo hanuuniyo amiin
War Kuwan 0o kale Yaan Fursad Dood ah La siin *Waayo* Fursad ayeey U tahay* 0o ay ugu gafayaan Nabigeena (SCW) & Saxaabadeena Allaaaah Haka raali Noqdee dhamaantood
Aragtidayda waxaan qabaa in la joojiyo gabi ahaaanbo doodaan munaadarada ah sababtoo ah ninkaan shuuciga ah waxay u tahay fursad uu ku faafiyo mabdi iisa qaldan oo saas dad badan o somali ah uu ku qaldo bal ka fiirsada arintaan
Taa macnaheedu waxa weeye suni waxba kama jiraan hhh
Topic of Discussion ayaa la qoraa.
Ninkaan weydiya shiico ma jirtey xiligii nabigeeni calehi salatu wasalam
Maya 😂
Shiico kulahaa wlhi waaba laku kufsahaa😀😀😀😀😀😀😀😀😀😂😂😂😀😂😂😂😂
Waa firiq dhunsan oo ahlu badil ah
Waxan kutalin laha inad jojisan barnamijkan because qof shica aha on waxba ahayn ayad so can bixinaysan
ha la joojiyo barmaamikan waayo waxa uu fursad siinayaa ninkan shiicada ah
Ninkan waa sheydhaan rabo masaakiinta aqoonta duruqsan diinta ulaheyn in uu lumiyo اتق الله
Walaal waa shiico wada doodeeysa ee waxba ha ubixin
su aal aqoon guud ayaan weydiinaa dadkeyga somaali
WAXAA JIRA CARUUR AY DHASHAY YAHUUD OO ASALKOODA YAHUUD AH OO SHEEGTAY ISLAAM OO HADAFKUNA AH DADKA MUSLIMIINTA SIDA DIINTA LOOGA SAARO
Cabdiraxman Maxamuud Cali
Shiico maxaad kala doodaysiin? Maad ku jihaadiin oo aad garaacdiin wasakhda.
Nacam
Hhhh waryaa alshabab waalagu hayaa cabaadka jooji mujrimyahow manjuusiga ah
Shaydaan waalan oo iimaan laawe ah.
Cawaan diinta ugu baxay dhuuni dartii.
Car ii sheeg xaafada iyo goota lagaa helo iyo numerkaaga, waan ku soo afjarayaa insha allaah.
Masha Allah AHLOU SOUNA
Asc marka koobaad kadib shiikh abdirashiid waa salaamayaa shiikhunaa waaan idin dhagaystay laakiin dooda waxay ku socotaa oo kaliya suni talo ayaan ku siinayaa maalinta kale dooda ku hogaami inuu shiicada ka waramo soona diyaari shiicada ceebteeda kutubteeda please
Alaha soo hanuuniyo dadka shiicada ah
Suleymaan daauud as wuxuu ka dhaxley nabinimo! Ee Cali muxu nabi mohamed saw ka dhaxley ileen nabi ka dambeeya majirine?
Islamnimadana inagoo dhan ayaa ka dhaxalney! Salaadana sida nabigu yiri ,saw, kiina ugu quraan badan ha tujiyo! Noloshana keena inoogu aqoon badan ayaa looga qiyaas qaadan!
Nikan ha keenin miidhiyaha da yarta ayuu shiico ka dhigayaa waa af miinshar
Nin kan shicigii ben cad ayuu faafinayaa mrka ha laga qabto umada simaliyeed
Ani sheecada lama yaabani ee waxan layaabanahay kuwa ladoodaya muxuu Kala hadlayaa qof ilaahay iimanka kaqaday oo dhahaya saxaabo majirto
kulan media fadlan joojiya doodahaan soo bandhigeysaan oo ku saabsan shiicada iyo ehlu-suna waayo ninkaan Faarax la leeyahay inuu sii faafiyo shiico nimadiisa ayaa ku dhiiro galineysaan kuwo badan oo qarsoon oo meel firkirkooda kusoo jeediyaan lasanaa baa usii sahleysaan ee fadlan waa codsi tirtira muqaaladaan aad ka duubteen kuwo kalena haka duubina adinkana garab istaag haku noqonina inuu sii faafiyo caqiidada shiicon nimo.
Mahad sanidiin
Dabcasar u cod eekaa
Indr ilahay kacabsada waxan aad umada kudhexfafinaysan kadaaya , joojiya doodahan noocan oo kale ah baadilka ayaa ku faafa ,dadbadanna way kudagmayan.
Labada sheekh-ba aqoon fiican ayay leeyihiin. Nice debate.
Sheekh cabdirashiid iyo raafidigaa u jeedaa? سامحك الله
Nbiga scw wuxuu yiri adaalu calal qeyri kafaacilihi
Kan sharbuu wadaa iyo inuu soomali shiceyo alaha umada kaqabto
Kalasoco imam shafici media jawaabo kusocda ninkan shiciga ah wakanaa link Cidii igacodsatey link video la feydaayo fadeexada farax shicii wakanaa asxabey ruclips.net/video/g9xSRPzw9dI/видео.html
Ninkan shiicada u doodaya waxa ka muuqata aqoon yari aad u wayn, hadaladiisa kolkaad u fiirsato dhamaan way iska hor imanayaan. Waxan ku talin lahaa waar culimada waawayn ha la hor fadhiisiyo wadaadkan kale ee ahlul sunaha u doodaya waa laga aftahansan sidaan arkayo. Jaahilkan si meel loo saaro culimada cilmiga iyo af tahanyada leh hala hor fadhiisiyo. Sharka shiicada alle ha inna hareer mariyo.
Shiica gaalka ka roon wacad alle war alle waa taqaanen nabiga waa taqaanen ee rumeeya
subxnllh siduu iskula saxsan yahay shiicigani ee uu iskuugu haysto inuu caalim yahay ee uu madax adag yahay wax walba hadii lagu dul akhriyo ma fahmayo diinta iyo iyo sunada
Wariyuhu qalad badnaa ma shiyacadaa madhab jira ah suxan allaah.?
Haa waa madhabjira oo ka horeeyey kan lagu yidhi suniga
Allah desto ahlu suna
Shiico shartoda Allah umada muslimiinta kabad baadsho qaasatan somalida
ilaahay ayuu been sheegtay nabigii csw ayuu ku been sheegtay asxaabtii iyo culimadiina wuu ku been sheegtay subxnllh ilaahayoow fitnadiisa naga badbaadi
Deero waan kusalamy walal
Sheekh Abdirashiid waad Ku cabtay shiicigan bayd gabka ah waxa ila qurux badnayd inanad la doodinba
Ilahayow ha na lumin xaqa noo tus xaqa na racey badilkana badinimo noo tus badilnimadiisa kuwa aan racin naga dhig ninkaan ilahhey ha soo hanuunsho
Ilahay sohanoni
anuu fikrada ah hala joojiyo wan ka soo hor jeeda maxaa yeelay dadka waa in loo bayaamo masiibada luminta shiicadu waddo illaa ilaahay shiicada dunida ka tirtiro nacladii rasuulku haku dhacdo shiicada
Asc ha joo jiyo waan taageraya
Farah raafiid kkkkk meesha cilim kum hayoo wllhii waa qosol
Ninkan shiciga ah dood qalal iyo qajac badanaa
Aayadaha sida uu u dooriyo ayan la yaabay لکن اللہ حبب الیکم الکفر والفسوق والعسیان kulahaaa beenaale waxaa waayo ولکن اللہ حبب الیکم الایمان وڑینہ فی قلوبکم وکرہ الیکم الکفر والفسوق والعسیان اولئک ھم الراشدون
@@husseinahmed2623 subaxanka yacadiim war waa qof belo kle sarantahy sir
Farax waad lunsanthy alh hakusoo hadyeeyo umada hafasahadin umada alaha kaaqabto alx lilaalah umada hakaa qabtaa
Subxaanalaahi ninka shiiciga ah in laladoodaaba habooneeyn oo dadka la horkeeno ilaahay ha kaqabto umada soomaliyeed niman diinta kuciyaaraya oo saxaabada caayaya
Ninkii Caaya Aisha RA, Abubakar, Umar iyo Uthman diinta maxay ka qabtaa?
Xeeyihiin waxow lacndaa shiicigo masaxaabada Nabi muxamad salalaahu calayhi was Alam ayow islaanimo sheegaa sheydaan waaya WAANA isqabasho waajiba
Aniga hadaan aragtideyda ka dhiibto waxa fiican in lakoojiyo barnamijkan maxa yeele waxey fursad u tahay in uu ku faafiyo fikirkiisa qaldan ee shiicenta ah
Gaaalkaan sh faarax layiraahdo maxaa lagula doodeyaaa waa sheeydaan oo doonaayo dadka inoo baadiyeeyo Qoorta inlaga jaro ayaa ficneed
Hhh alshabaab ahaa fikirkiina waalafahmay qoorgoynta ahaa waana laydin afjaridona
Ilahow sharta shicada naga nabad gali
Subxaanalaah somali san maa udanbaysay
Qof waalan lalamadodo sorry faarax waalane Allah kusohanuniyo
Alla gaaadibsanaaa subxaanallaaah kulahaa saaxiib waadadka cadawga ah kaadib alle xagee ku ilayday
Kan cilmiba malaha wuxuu kusuganyahay jahli
Marka waxaan idin odhanlahaa qofcilmile ayaa lala doodaa lkn qof jahli kusugan lalama doodo iskadaayakan
War iska aamus waxba kuhadlimayside waad danbawdaw danbi aan yarayn subxaanallaah kan qofka ladoodayaaba caadi maaha
Warsaxaabada afka kalabax nacasyohow alla kudulee waaba dulawdaye
Ninkan Shiicada ah Coverage ayaa la siiyey uu messagekiisa ku gudbiyo isaganaa ka faaiidaya dood ku shegan... wadadkan yar ee Sunada u hadlaya aqoontiisu way liidata si fiican ugu jawaabin waxyaalaha raqiiska ah ee uu sheegaynayo Ninaaskan Raafidiga ah
Fadlan sxb Barmaamijka jooji
Wallah in lala doodo ma aha Shiicadada waayo mar baad is odhanaysaan jahligooda Kiristaanka ayaa ka dhow. Fadlan, dadka caamadada ahi yaanay ku kadsoomine joojiya munaadaradan , xalqadahanna RUclips-ka ka saara.
Ninka shiicga suaalaha mxuu isu dhaafin tan lbaad inanka sunga mmsha allah hadal walba kun khalad ka sheegi
Hhh aar wxa maxd ka xiijinaysaan
Wlh nimankaan doodaayo waxey rabaa an umada iney dhumiyaan ee alle hanaga qabto
Asc walaalyaal waxaa.illla haboon 'in aan fursad lagu dhageesto lasiinin shiicada .iyo baadilkey wadaan xasbuna.allaah shiican kasocda .ayoow nallasoo hor fadhiya welina wow isla fiican yahay yaaaahuuuuuuuu
Runtaa waaye أميتوالباطل بالصمت
Dadka haka waline ninkan dadka kawalayo iraq ha ado islmaanka halaga dhaxsaro plz Dambo hano kenine 🙏
Which country
ninkan umada halaga qabto subxanalah asxabti nabigaa صلى الله عليه وسلم aflagadenayo walahi waa yab
ina zaahid zaahid Kenya
Kenya
Kulan media joojiyo sheydhankan shiicada hadaad rabto wanag