Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 100

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 54

  • @AminaAlimahamud
    @AminaAlimahamud 10 дней назад +6

    UmulKhayr alle hanookeeno Umul Khayr rabnaaa waxtarimaysee asxabta aan uducayno in allle caafimaad taama siiyo❤❤❤

  • @NimcoXasan-v9p
    @NimcoXasan-v9p 7 дней назад +1

    Umal khayr 😢😢😢😢 rabnaa😢😢😢

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 10 дней назад +2

    Umul qayr caafimad taam ah illahay hasiiyo waxkastoy tabanayso illahay taam ha,ogsoo dhigo gurigeedina illahay hskusoo salaama celiyo Aamiin

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 8 дней назад

    Allah ha umulkheyr cafimad sarecana siyo 🤲🤲🤲 team qasal horey uu

  • @SmilingOleanderFlower-wc4gk
    @SmilingOleanderFlower-wc4gk 7 дней назад

    Walala yal naga daya ❤❤ciyarta oo marwalba noso daya riwayada

  • @BishaaroMusamil
    @BishaaroMusamil 10 дней назад +4

    Umul kheyr rabna😢

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 10 дней назад +2

    Umul qeyr allh caafiyo walaalayaal ayadoo nabd qabta allh keeno❤❤

  • @deeqadegan4164
    @deeqadegan4164 10 дней назад +3

    Umul khayir alle ha cafiyo cafimaad sareecana ha siiyo wllshen wan u xiisnay wllhy ❤❤❤

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 9 дней назад +1

    Iftiinkii filimka aaway allah mahad lehh

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 9 дней назад +1

    Laambadii filimka aaway ee umul-khayr ahayd allah mahad lehh

  • @KhatraAbdullahi-s6r
    @KhatraAbdullahi-s6r 10 дней назад +3

    Umul khyr iyo mama fadumo Ayan Rabi lahen

  • @umuabshirabshir7654
    @umuabshirabshir7654 9 дней назад

    Umul khayr baaba filika nuurin jirty
    Hadaldaadaan soo noqnoqonaaya oo furitaanka iyo dumarkaan iskuwada fekerkaah filinka waa xumeeyeen

  • @BishaaroMusamil
    @BishaaroMusamil 10 дней назад +1

    Allah cafiye

  • @umuabshirabshir7654
    @umuabshirabshir7654 9 дней назад +1

    Filinkii gadaal buu kaxumaaday waa bilaa xigmad

  • @RaaxoXirsi-r9f
    @RaaxoXirsi-r9f 10 дней назад +1

    Alleh ha ku cafiyo umkhayr ❤❤❤❤❤❤😂

  • @AsmaCabdi-f8z
    @AsmaCabdi-f8z 9 дней назад

    Umul khayr 😢❤

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 10 дней назад +1

    Ilaah ha caafiyo umulqeer

  • @BishsroCabdulahi
    @BishsroCabdulahi 9 дней назад

    UmuL kher baan rabnaa

  • @SaleebaanAxmed-dk4hp
    @SaleebaanAxmed-dk4hp 7 дней назад +1

    Umal khayr la aan teed waa abaar

  • @SahracismaamXirsi
    @SahracismaamXirsi 10 дней назад +1

    Yaaa. Meeday. Umul khayrtii. Saxad ahayad. Sooceliya. Yaaaa. Wlalaly. iyo. Xaynosh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 дней назад +2

    Hadii lagaa xaday maad aabeheed iyo reer keeda usheegtid in lagaaxaday xataa reerkiina ayaa tuurkuyiriye

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 8 дней назад

      Film ka shheadiisa ma is badashay naagtaan gabadha lagama xadine sawtii la lahaa wey tiurtay ayadana May's dhihin waa la iga xaday hada maxay ku keentay warkaas manala waalayaa

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY 9 дней назад

    Odaygaan wuu iga qosliyaah

  • @MiskimohamedYusuf
    @MiskimohamedYusuf 10 дней назад +6

    Umul khyr rabna

    • @Abdisaranvlogs
      @Abdisaranvlogs 10 дней назад

      Wey xanunsan tahay india ayay jirta

  • @mohamedabdullahiismail7524
    @mohamedabdullahiismail7524 10 дней назад

    Igare caadi maahan wlhi..

  • @LadnaLadna-p9p
    @LadnaLadna-p9p 10 дней назад

    Umul la aan waa abaar wllhi allh ha inoo cafiyo wllsheen😢😢

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 5 дней назад

    WAR UMUL KHAYR MIYAA LAWAAYAY

  • @MorrisonOscar-u6l
    @MorrisonOscar-u6l 7 дней назад

    Martin Lisa Gonzalez Charles Gonzalez Susan

  • @Munajaamac899
    @Munajaamac899 9 дней назад

    Cabdi shugri malinba ruwayada ha isku dheh yacin ee halmeel noo wad 😂

  • @deeqadegan4164
    @deeqadegan4164 10 дней назад +3

    Wa kuso dhakhsaten ❤❤

  • @XamdaAxmed-t2w
    @XamdaAxmed-t2w 10 дней назад

    Umul. Khayr medyyyy riwaydiii madhax noqte

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 8 дней назад

    Gabadha booska umulkheyr matale hooyadooda saas maxay lugu hadlaysaa

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 10 дней назад

    filimka kaliya an ka tagi karin abdishukri wan ku salamay adi i9 team.qasal horay usocda filimkan ani wan ku haysta🎉❤

  • @MichelleHawkins-s9d
    @MichelleHawkins-s9d 5 дней назад

    Wilson Donna Hall Laura Thomas Elizabeth

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 10 дней назад

    Allow Filimka Umulkhayr ku wacneydaa.

  • @NoddinSummi-d3n
    @NoddinSummi-d3n 7 дней назад

    Williams Maria Martin Deborah Williams Amy

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 10 дней назад +3

    Mahadsanidiin

  • @EllisGabriele
    @EllisGabriele 5 дней назад

    Martin Robert Jones Donna Jackson Helen

  • @XalimoMaxamed-y1n
    @XalimoMaxamed-y1n 10 дней назад

    umul khra ayaa eava naa

  • @qobsarmedia1069
    @qobsarmedia1069 9 дней назад

    Waxaan islahaa waa film lagasoo shaqeeyay oo isagoo dhamays tiran taxane usoconaya balse macmal yahay inta mid socdana kii kale laga gaadhsiinayo
    LAGA BILAABO HADA WAAN MACASALAAMEEYAY

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 10 дней назад +1

    We miss Umulkher! I hope you feel better Umulkher i love you ❤✅

  • @DayarkaXafada
    @DayarkaXafada 10 дней назад

    Allh caafiyo

  • @khaalida.jaamac.salaxa
    @khaalida.jaamac.salaxa 10 дней назад

    qasala😂

  • @AjidaHasan
    @AjidaHasan 10 дней назад

    White Brenda Gonzalez Christopher Moore Thomas

  • @CabdicasiisSaciid
    @CabdicasiisSaciid 10 дней назад

    Flmka xamaasad uyeela malahan miya ❤❤❤❤❤