uqdada mareexaan allaha kaa saaro mareexaan uqdada kuuma qabane3 waa kuwii dhigay idiin daadshay ee Ethiopia iyo minister idinka xoreeyay ee uqdada allaha kaa qaado
Asc sxb suxufi unacamleya dowlada ayaa tihin barnamijka wadawanjire side idinko barnamij duwis ah kujira side askari somaliyeed uu gariga uso galay sxb arinta wa in ad aniga raligelin kabixisan
Ahmad Madoowe Wuu ku Qasban yahay Inuu iska Celiyo Mooryanta Fadhisa Villa Somalia Hadii kale Waa Loo Cabsooda Ahmad Madoowe Awalba Wuu Ogaa Hasan Sheikh inuu Yahay Munaafaq Sheydaanimo Ay isku Raacen Ahmad Madoowe & Hasan Munaafaq Baa Qaraxday
Warya mowlid horgal adi sxbka joji beenta casimada jubland ee kismayo wa nabad anaga jogno asxabda mesha kujiran labadana horgalada 10doller la so sisay warkida ha dhagesani
Ahmed madoobe ogaden iyo marexan mar horu meel saarey kismanyana xaniinyahisa ayu kuheystaa xasan iyo xamsena ka awood badan kana aqli badana wax kale Noga shekeeya nagadaaya khiyaaliga reer galguduudow
J.LAND DOORASHO AYEY U JIHAYSATAY WAANA DHACAYSAA, WAXAAD KA HADLAYSAANA 2019-KII SIDII AY U DHACDAY AYEY TANA U DHACAYSAA UGAASKA AHMED MADOOBE AYAANA GUULAYSANAYA.
ruclips.net/video/dr1CXdoapeU/видео.html&si=vdrvC5RlKt2rmCjP
Masha Allah
Marexaan waa Curadkii Darood. Wuxuu noqonayaa Madaxweeyne
Somaliya❤❤❤❤❤❤
Mowliid waad iga qoslisey war waan ku saarey subscribe ok keep going brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
Annagu ma nihin TAAGEERAYAASHA Axmede madoobe, waxaan nahay SADE Daarood.
Sargaalkaas insha dabahaya idinka dambeeya iigu salaama warka iyo jiibinta asagaaba shiday! Sidii mukulaal jiir gaaseyda !!
Mr kuriga.mw mareexan ba leh insha allah
Aniga hada wacey kismaanyo familigeyga joogo walashey ba ka shaqeyso airporka wax ka jiro maleh kismaanyo wa degantahy
Dhib kamo jiro .wa nabad .beenale
Nimanyahow siyaasada iskadaaya ee majaajilistayaal noqda. You are very funny!
Guuul iyo gobanino Soomaaliya waa ineey labada daarood mid udhacdaa 🔥🔥🔥🔥🔥♥️🔥⭐🌺👍👍👁️
Boowe warkiinu waa Xadiis 👍👍👍👍👍🌺🔥🔥🔥♥️
Ahamad Ma Doobe Ayaa Guuuuleysanahayo
Magalada kismayo waa magaladeydi dugsi iyo school ku dhameyey gurina kuleh Nimankan xamar ka yimi hana dhaafsn baan leeyahay 👍
,adeer shala maanta ku iloow siyaasi xanaqsan warkisa wadhamaday hora losoconaya qoof iyo coda laday ninki soomaali kagadmayo hayimado no wadan hebela iwato
Keep going abwaankeena
Mareexaan sharaxan xagee joogaa mooryaanimo ayey ku dhamaadeen
Waa lagu kala tagay waxaa isku haray muqdisholand iyo iyo somalilad ayaa maanta ansaxsaday dastuurka. Muqdisholand, waxaa jaaniskaas kafaaiidaysatey Somaliala oo sugaysay 34sanno. Haday heleen xamse illaahay ha la rido diyaarada
Sidokale habeen wacan iyo salaan gobeed ciao 😂😂😂😂😂
Sxb warkga run ka sheeeg oo cidna dhinacna hasaarin
Haddii raggii midowgii musharrxiintu isugu tagaan GAROOWE, Formaajo ma tegi doono. Wuxuu beddelka taas, farriimahiisa soo dhigi doonaa bartiisa Face book-ga.
Farmaajo waa hawlgab, fahad Yassin baa ka quustay.
Sac fariistay oo la kicin waayay buy noqday
Juba. Lan. Wa dhaqaqday. Da.mul. jadid waykudayen
🤣🤣🤣❤️✌️✌️✌️🔥🔥🔥
Marexan waxay kafiirsanayan idhaha waxa socdo
Xagee u kahaystaa Ahmed madoobe qoriga lidtka diyaaradaha
Rajiimka ku habsaday juubaaland iska duul qada
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mafirsanayan mise tawara udiidey kkkk
waryaa wiilalow arrinkiinu waa :- HILAACII XALAY KII HABEEN HORE ISKUMA HESHIDDI , MIDUUN KUHIRO MIDUUN KU HAGAAG !
Kismaayo waa Nabad
War jaalayaal waan dhownahay hello ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💎💎
Mxan ku fogeyna sxb axmed sheydaan baad noo taage reysane
Alow sahal amuuraha
Horta reerkan ilka yarta la yiraahdo maxay u necebyihiin beelwaynta kuumade, Raysalwazaaraha aad sheegayso waa ogaden Ahmedna warkiisa ma diidi karo
uqdada mareexaan allaha kaa saaro mareexaan uqdada kuuma qabane3 waa kuwii dhigay idiin daadshay ee Ethiopia iyo minister idinka xoreeyay ee uqdada allaha kaa qaado
Gulaysoh❤
Asc sxb suxufi unacamleya dowlada ayaa tihin barnamijka wadawanjire side idinko barnamij duwis ah kujira side askari somaliyeed uu gariga uso galay sxb arinta wa in ad aniga raligelin kabixisan
Asc cabdirahman abdi shakuur.
Waa nin aqon Yahan ah oo runtana wuu sheegaa.
Hadan lagu naceyn dadka uu dhalasho ahan kasojedo.
Halla tijabiyo dorashada Soo socoto ee fadaralka ah
labo ruug cadaa baa tihiin ku socda😂😂
Horgalada cadawga usoo raacaya tolkiis naf iyo nolol maleh xasan haduu khayr leeyahay hooyooyinka agoomaha haysta cagaf magaliyeene wixii horgal I,ahoow aday kuu daran tahay tolkaana waa iska kaa qabanayaan xasana waa daneeyste bari buu cidla idiinka tagayaa mar kuu dantiisa idinku gaadho
CID kismaayo ku dagaalameysaa ma jirto
Xamse 😂
Ninkaa inka danbeeyaa gadaal fadhiyo nio nin wxbdn og waaye iso qabta😂
Ahmad Madoowe Wuu ku Qasban yahay Inuu iska Celiyo Mooryanta Fadhisa Villa Somalia Hadii kale Waa Loo Cabsooda Ahmad Madoowe Awalba Wuu Ogaa Hasan Sheikh inuu Yahay Munaafaq Sheydaanimo Ay isku Raacen Ahmad Madoowe & Hasan Munaafaq Baa Qaraxday
farxan media Kan sawirka Gariga u saran yahay miya noweydi
Aniga xataa waan raadiyey waana waayey. Aaway liinkiga uu sheegay.
Waxaan rabay in aan subscribe u saaro.
Maya kaas ma aha
ruclips.net/video/Ldgo0hjZp1E/видео.htmlsi=gD_syHCle_5JZ-bz
Waa kan link ga youtube kiisa
Warya mowlid horgal adi sxbka joji beenta casimada jubland ee kismayo wa nabad anaga jogno asxabda mesha kujiran labadana horgalada 10doller la so sisay warkida ha dhagesani
Kkkkkkkkkk❤
Waxas dhag haudhagin
ARINTU DAAROOD IYO HAWIYE AYEY MARAYSAA? DHAGALAAY WAX MAQAL!!!
kismaayo cawa ma axmaadow soo bax miya kajirta badbado juubaland
Kismayo waligeed taa ka dhici mayso bow nabadbaa ka jidhaa
Guul iyo goba nimo qoof iyo cod aya loo dareray ninki isku kalson hayimado soomaaliya waka korodhay doorasho dadabn anago wax toosan heeli madoneno malxiis
Kkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkk
Badbaado juubaaland Afmadow soobaax kubixi mjee an idin arko badbaad qaran tariinka iska xoreya
Faxaan inader I cut you❤❤❤❤
Shacabka J/land marka la isku dirayo,Uyagu ma xoolaa?
WAR NINKAAN REER CABUDWAAQ BEEN BADANAA MAREEXAAN HAKA HADLAAN DHUUSAMAREEB IN LAGALA WAREÈGAY MAREEXAAN
Beenlaw mareexaan anagaa joogmo kismaayo waxaad sheegaysaan waa beentiin
waa sidaad leedihiine
axmed waa nin isku kalsoon nikaasi
Warya. Jojiya. Erayada. Cadawga. Farax. Gelinaya
Waxaa goormaa laxadhayna mida kale ciidankaad f ka ee aad shagaso ilaa 2000 kun oo jub ayaa dul fadhiya
Kismayo. Wanabad
Habenadan garigan aya kaso dhaxhadasha gelwaaq sxb
Axmed islaam rabi buu ubaahan yahay runta yaan lagarab marine waxa layysku haystoo axmed axmed loola coley san yahay soo kursi jacayl maaha
Anigu eaxan idiin diri öahaa in aad
Gabaydaan
YouTubka macalinweyna ku tageer hadaa rabtid in uu kuu kala kaco
Xasanshiikh wuxuuqorshaytay inuumagacasoomaaliyeed inuu aduunka hadti aad ubadan kagaqaato wuxuukaloorabaagalmudug hirshabeele ilaaxamar inuumaamulkadhigto hawiye oo uuxoolaha magacasoomaali kucuno kgs wuxuu usiiyey raysilwasaaraha wuxuukabaqay inaydadkoodu xamar kalabarbaanleenahay dhahaan mareexaanowdhulkiina ilaalsada
Ahmed madoobe ogaden iyo marexan mar horu meel saarey kismanyana xaniinyahisa ayu kuheystaa xasan iyo xamsena ka awood badan kana aqli badana wax kale Noga shekeeya nagadaaya khiyaaliga reer galguduudow
Juba land viva
J.LAND DOORASHO AYEY U JIHAYSATAY WAANA DHACAYSAA, WAXAAD KA HADLAYSAANA 2019-KII SIDII AY U DHACDAY AYEY TANA U DHACAYSAA UGAASKA AHMED MADOOBE AYAANA GUULAYSANAYA.
Somalialdn ayaad ku soo qoraneysaa thumpnailka. iidoor kuma daawadaan mid ka mid ah iidoor kuma sheego. inaadeer iidoor ka Samir oo iska daa.
youtube kaaga magaciis
Beenala yaal baa tihiin wax kla jabay maleh kuumade waa mid xabad haday noqoto yay udaran tahy waa saad jeceshi hiine Alle madhigin aqrut
𝐃𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐚𝐝𝐢 6:30 𝐢𝐥𝐛𝐢𝐫𝐢𝐪𝐬𝐢 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐮𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐰𝐰𝐚𝐥𝐡𝐢 𝐬𝐚𝐝𝐞 𝐝𝐚𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐣𝐮𝐛𝐛𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐲 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐚𝐝𝐞𝐞𝐞𝐞𝐧 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐞𝐞𝐞𝐧 😂😂😂😂😂𝐰𝐚𝐥𝐢𝐠𝐢𝐢𝐢𝐧 𝐨𝐠𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐭𝐮𝐤𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧 😂
ha isku durin mareexaan tiro iyo xoogba Sade ayaad kismayo KU fadhidaan tageerana maanta iyo shalayba ka haysataan
Daarood ha is cuno baga
Beenale ilkoyar ah
Magacaagu see uqoranyahay maxaa calaamad ah oon kugaran karaa
ruclips.net/video/Ldgo0hjZp1E/видео.htmlsi=gD_syHCle_5JZ-bz