MASEER PART 125

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 411

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql 4 месяца назад +140

    Xasinimada iska daya ku saliya xabibkeena muxamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 4 месяца назад +20

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Fartunosman-vh8zv
    @Fartunosman-vh8zv 4 месяца назад +48

    Qofki ugu horeye e like saray ban ahay🤣🤣

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 4 месяца назад +14

    Naaya yaanyada ma galinka horaa gadee mise galinka danbe aar sagalaa umadeena maaha 🙆‍♂️😅😅😅😅

  • @MohamudAbdi-x9k
    @MohamudAbdi-x9k 4 месяца назад +6

    Ku saliya Nabi Geena Mohamed scw.scw❤❤

  • @NasraAhmed-qy3er
    @NasraAhmed-qy3er 4 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @fatimajano9862
      @fatimajano9862 4 месяца назад

      salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

    • @aminaahmed8897
      @aminaahmed8897 4 месяца назад

      Scw scw scw

  • @SaidAlifarah
    @SaidAlifarah 4 месяца назад +18

    😂😂😂😂😂 War sso dhawaada yaa yaanyo Raba Sagal aad Baan u qoslay😂😂😂😂😂❤❤❤❤ wanku jecelay sagal

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 4 месяца назад +13

    Sagal way iga qoslisey war soo dhawaada yaa yaayo rabo kulahaa😂😂😂😂

  • @caishasheikh-qs6xm
    @caishasheikh-qs6xm 4 месяца назад +12

    Waagii marwo la dhihi jiray ayadaa kibir iyo qiyaano kabixi diiday sagal

  • @CumarCismaan-kt3yy
    @CumarCismaan-kt3yy 4 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 4 месяца назад +8

    Sagal face is so funny. Who want tomatoes. Kkkkkkk. Someone is already laughing at you .

  • @CafiifaCafiifa-os9qc
    @CafiifaCafiifa-os9qc 4 месяца назад +18

    Nacdasha iska dhaafa hodan 7samo lagaa soo nacdalaya markastaad wax nacdasho

  • @Fartunosman-vh8zv
    @Fartunosman-vh8zv 4 месяца назад +41

    War so dhawaada yaa yanyo rabo may ka maree sagalee😂😂❤

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 4 месяца назад +5

    Ar AK si fiican ayuu nogu hiiliyay Amaal meel naga saar nio 😅😅😅
    Sagal buu miis qudar u dhiibay 😅😅😅kkkkkk

  • @qamarcumar1119
    @qamarcumar1119 4 месяца назад +13

    😂😂😂😂Caawa caawo oo ka qosol bdnyhy ma ark😂
    Sagal nabsigi asad baa hysta😂war so dhawada yaa yaanyo rbo kulahaa😂
    Hodane kulahaa iyadne wxn uraayo xge ugu jireen😂2das iga qoslisay😂

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 4 месяца назад +1

      Kkkkk. Hodan is so funny

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 4 месяца назад +5

    War soo dhawadaa yaaa yanyo rabo alaaa sagal dhib badanaaa😂😂😂❤❤❤❤

  • @doshaadelphalastin7763
    @doshaadelphalastin7763 4 месяца назад +5

    Team sagal iyo Hodan 😂😂😂😂funny aya tixin wlhi 😂🎉❤

  • @QoranemaxamedQasaal
    @QoranemaxamedQasaal 4 месяца назад +15

    Labadan dumara
    Isku ekaa hhhhhhh

  • @Sahrasheikh-x1h
    @Sahrasheikh-x1h 4 месяца назад +5

    Ala hodanaa walahay caawa waan qoslay😂😂😂😂😂

  • @IqroQaaxiye
    @IqroQaaxiye 4 месяца назад +11

    War soo dhowadaa yaa yaanyo rabo❤❤. 4:10

    • @Zahruji-o8p
      @Zahruji-o8p 4 месяца назад

      😂😂😂😂😂

  • @Shamiloshamilo
    @Shamiloshamilo 4 месяца назад +13

    Sagalay cawa yanyada xutaa dagaalad ku ibinaysa😂😂

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 4 месяца назад +8

    Hhhh alla sagaley war soo dhawaada yaa yaanyo rabo ee taagan tahay 😂😂

  • @naimaali9130
    @naimaali9130 4 месяца назад +13

    Ekey iyo sagal mayanyo gadoba nidanbeyse😂😂😂😂😂

  • @NasroQodax
    @NasroQodax 4 месяца назад +17

    Kkkk war so dhawada yaa yanyo rabo

  • @hanieman9318
    @hanieman9318 4 месяца назад +14

    sagal oo yaanyo gadaysa qosol waye

  • @samirobintoisse3707
    @samirobintoisse3707 4 месяца назад +13

    War soo dhawaada yaa yaanyo raba😂😂😂

    • @SaidAlifarah
      @SaidAlifarah 4 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsoomar5121
    @hafsoomar5121 4 месяца назад +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 месяца назад +4

    Faqiir iyo qaylo ilaahow ha na badiin

  • @QadanYasin
    @QadanYasin 4 месяца назад +6

    Kabadaidinkqaadayaa waamaxay eewadadinkajabasaday😅 qadadka kudhuta sagal iyo hodan walhi nagomatihidin hadeeydaan isaga baad kaqaadi😂😂😂

  • @UpaxSiciid
    @UpaxSiciid 4 месяца назад +6

    akhirka asad walshis ak ba uraynaaya😅😅😅

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤👍❤️❤️❤️❤️

  • @MaxamedBashir-e6p
    @MaxamedBashir-e6p 4 месяца назад +5

    Kkkk maya mrabno sagaley

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 4 месяца назад +5

    Asadoow walashaada in laufsada marabto adna gabdhaha dadow in aad kufsatid rabtaa miyaa

  • @wardomohamud5861
    @wardomohamud5861 4 месяца назад +30

    Tonight was the best 😅

    • @AliCade-tg3cj
      @AliCade-tg3cj 4 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @Hanicali2837
    @Hanicali2837 4 месяца назад +9

    Aniga u horeyo caWa❤❤

  • @NasroQodax
    @NasroQodax 4 месяца назад +6

    Kkkkkkkk ala ek iyo hodan iyo sagal
    Cawa wadnaha

  • @FatimaAbdiyoussouf
    @FatimaAbdiyoussouf 4 месяца назад +1

    Eke isnt easy best actor afmishaar weye hore usoco walaalkay ❤

  • @AbdikadirSanede
    @AbdikadirSanede 3 месяца назад

    Hothan ampogaa kumaa qurax badnooo wa gawadi iskajifoo ladihi lahaaa😢

  • @Abdalladaldhis
    @Abdalladaldhis 4 месяца назад +1

    Flimkaan socodka taxanaha ayaa ka halaaabay sababtoo ah Ak isago hanti muuqda la wareegay baan ogayn guri io gaariba leh goormee ayaa gurigii iyo gawaaradii dib loogu soo ceshtay? Goormee ayuu kiro dagay? Xgee ayey ku dmabeesay dacwadi maxkamadda? Iyadoo wax xakun kaso bixin bùu AK banaanka yimi iyadoo xukun so bixin error writing ba ku dhacay ruwaayaddi

  • @RahmaHasan-s5x
    @RahmaHasan-s5x 4 месяца назад +5

    Asad wa Somalilandar 😅😅

    • @XalimoHalimo
      @XalimoHalimo 4 месяца назад

      Maaha bizinka😅😅😅

    • @Ifrush-l8o
      @Ifrush-l8o 4 месяца назад

      Waanba fahmi waayey anigu calamo kala nooc noocu qabaa😂

    • @haykal8026
      @haykal8026 4 месяца назад

      Asad wa mareexan wll

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 4 месяца назад

    Of course is true wahaa brother sadiyo ROUFFINADE WEYNTA dogon raag HAYHAY AK TACHOOO SAXIXGAA GARGARRE WAYAA NANT GOOD FRIEND SADUO BROTHER JAZAKALLAH KHEIRRE KHATIRA

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 месяца назад +1

    Hodan waa fariid walhay cayii sh very strong woman

  • @FarhiyaAbdi-f1t
    @FarhiyaAbdi-f1t 4 месяца назад +2

    Amalay warbaa kuyaal nabsigaa sadia kagalee waa lagaa jaraa Ak islanta uureey yaqeey 😂😂😂😂😂😂

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 4 месяца назад +1

    Asad wuxuu ka baqaaya wuxuu sacdiya ku sameeyey in walaashiis lagu sameeyo waana dhici doontaa raggu waraabayaal beey isku badaleen kulahaa

  • @MaryanHassan-fp2wm
    @MaryanHassan-fp2wm 4 месяца назад

    Amal iyo sagal mel naga sar ak ❤

  • @ayaankhadar273
    @ayaankhadar273 4 месяца назад +2

    orta qoftan ay asad walalaha yihin maxaaa ka qaldan wlhi wan necebahay

  • @user-bilanzara
    @user-bilanzara 4 месяца назад +2

    Wixi aad gabadha miskiinta ah ku samaysay walasha ka filo brother 😂

  • @hindiyo1192
    @hindiyo1192 4 месяца назад +7

    Qofka ugu danbeyo ahy3300😅

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 месяца назад +1

    Ala Nin naarta ku dhac gabadha dadoow Waa uureyhaa walashiisna nin oow ka waanihaa gabdhoow tusaale u qaata

  • @queenxaji4921
    @queenxaji4921 4 месяца назад +7

    A k dhib bdnaa😂😂😂😂

  • @queenLucky-d9s
    @queenLucky-d9s 4 месяца назад

    Qoftan amaal la dhahaayo waba rifi lahaay ani wajiga ka fiiqi lahaay sacdiyo wlshed mskin sanaa uf

  • @DaganAbdilah
    @DaganAbdilah 4 месяца назад +5

    Sagalaa warsoodhawada yaa yaanyo rabo

  • @mahadomar7986
    @mahadomar7986 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amino-ys9cb
    @Amino-ys9cb 4 месяца назад +9

    ❤❤❤

  • @Saharomahamud
    @Saharomahamud 4 месяца назад +8

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @LakiMohamed-f2r
    @LakiMohamed-f2r 4 месяца назад +2

    Xataa wallkaa Waa waraaabe amaleyyy😂😂😂

  • @azizkeyofficial5909
    @azizkeyofficial5909 4 месяца назад +1

    Wxan dihi karaa asad wlashiisa Ak farxad ayuu siiyey 😂 Ak kahor maan arkin ayadoo qusleyso balsi ayada maoga inuu yahay qayaanole anyway Ak waan tageeraanahay😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 месяца назад +1

    Hhh hada ligu heystay mooska wuu bolalay miiska ya ugu tumid kullaha Alle sagal funny waye qosol igu dishay hodan funny waye malaga qataray kulaha

  • @idilxuusenxirsi
    @idilxuusenxirsi 4 месяца назад +7

    M .a

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 4 месяца назад

    Anaa yabay asad asgabo gabar miskiin ah buu kuciyaray walashisna wanaag buu kasugaa😂😂😂Abti
    كما تدين تدان

  • @AbdikadirSanede
    @AbdikadirSanede 3 месяца назад +1

    Hhh sagal wa crezyy😅 hog ayey raptaa iney yanya kugsthato😅

  • @CabdinaasirLaab
    @CabdinaasirLaab 4 месяца назад

    Ak is not easy 😅

  • @SabaadBare
    @SabaadBare 4 месяца назад

    War so dhawaada yaa yanyo raba Kada Kada sagaeee😂😂❤

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 4 месяца назад +1

    Asad isn't easy 😂

  • @idilxuusenxirsi
    @idilxuusenxirsi 4 месяца назад +9

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaimunaMauliid
    @MaimunaMauliid 4 месяца назад

    Sagal ndzi moja ni ngapi

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 месяца назад +1

    Ak waa qorqode😂😂😂😂❤😂😂😂😂

  • @FaadumoMaxamed-e9q
    @FaadumoMaxamed-e9q 4 месяца назад +1

    Axlam waa legend

  • @faaisoahmed6610
    @faaisoahmed6610 4 месяца назад +1

    First 😂❤

  • @xamdimahad3283
    @xamdimahad3283 4 месяца назад

    Warsoo dhawada yaaa yaanyo.raba miyaa dhahday sagaleeey😂

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 4 месяца назад +2

    Sagal caawa waa iga qoslisay war yaanyo yaa rabi kulahaa😂😂😂😂😂

  • @FadimaQalpi
    @FadimaQalpi 4 месяца назад

    Kkkk. Amal. ekey. My. Bartay😅😅😅😂😂

  • @MaxamedNuur-fb7xl
    @MaxamedNuur-fb7xl 4 месяца назад

    Scw scw scw❤

  • @TheSamiya17
    @TheSamiya17 4 месяца назад

    “war soo dhawada yaa yanyo raba” 😂😂😂😂 sagaley saas maku dambeesay

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 4 месяца назад +1

    Asad hadaa sidaadan urabin in walaashaa laxumeeyo maxaa sacdiyo uxumaysay

  • @UbaxmaxamedAbdi
    @UbaxmaxamedAbdi 4 месяца назад +3

    Caawa qofkii 12 ayaan ahay

  • @XaliimocaliCali-z6h
    @XaliimocaliCali-z6h 3 месяца назад

    Ak & Amal wan & warabe iga dheh 😮😮

  • @shamsoibrahim
    @shamsoibrahim 4 месяца назад

    Ak qaylida.

  • @KeyfoMaxamuud
    @KeyfoMaxamuud 4 месяца назад

    War so dhawaada ya yaanyo raba😂😂

  • @HindaXaamud-gt4vr
    @HindaXaamud-gt4vr 4 месяца назад +5

    Amal ilov you 2 wa lagugu qabty 😂😂

  • @FartuunShire-i8d
    @FartuunShire-i8d 4 месяца назад +1

    War soo dhawada yaa yaanyo rabo😂

  • @user-sf6sb2pg
    @user-sf6sb2pg 4 месяца назад +3

    War yaa yanyo raba😂😂😂😂😂

  • @UbahAhmedd
    @UbahAhmedd 4 месяца назад

    Alla asad gacantisa calnka Ku jiro ❤❤❤❤

  • @IqroQaaxiye
    @IqroQaaxiye 4 месяца назад +10

    War sodhawada

  • @SacdiyoAbdulla
    @SacdiyoAbdulla 4 месяца назад +6

    A̺k̺e̺y̺g̺i̺i̺ b̺u̺u̺l̺b̺u̺u̺ n̺o̺o̺w̺a̺d̺a̺a̺

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 4 месяца назад

    Hhhhhhh..intey ogujiren kute waxan sagal dhib badana😂

  • @DeeqoAhmed-c7i
    @DeeqoAhmed-c7i 4 месяца назад

    Wraa asad mrka gbdha rerod fulysay shrf mlehen wsaq😂

  • @MaryanYoonis-h9i
    @MaryanYoonis-h9i 4 месяца назад

    Wyahaan raga aad bey isku badaleen markii wllkaa lga reepo😂😂😂kulahaa

  • @halimowagad-qk8nc
    @halimowagad-qk8nc 4 месяца назад

    Allah Asad walaashiis waxaa kufsandoona sacdiyo walaalkeed aarsi ayaa iimuuqdo yaa ila fahmaayo

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 4 месяца назад

    KKKKKK AK family 👪 homeless you sister Sagal kibibirbadantahay haa wa rountii AK WALAVHAA HADABTAA BAAHARR ASBIYALLAH WA NIRBOURDE ALWAAQUIL SCW SCW

  • @ilhaamabukar1088
    @ilhaamabukar1088 4 месяца назад

    War soo dhawaada yaa yaanya raba mee dhahday ar Sagalaa 😂😂😂

  • @AyanAyanle-ys4ky
    @AyanAyanle-ys4ky 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂

  • @NuurrtocabdiCali
    @NuurrtocabdiCali 4 месяца назад

    Baba buur nowac aaaaa😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂

  • @CumarCismaan-kt3yy
    @CumarCismaan-kt3yy 4 месяца назад

    Munasar is not easty😅😅😅😅😅

  • @AnfacMahad-r1x
    @AnfacMahad-r1x 4 месяца назад

    🎉🎉

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 4 месяца назад

    Sagal yaa yaanyo rabo I love her sister 🎉🎉🎉🎉

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 4 месяца назад

    Yaa yanyo Raba! Sagal haday shuuqeesa waa iyada qoraxda hor fariisatay!. Asad ma soo dawa gelin Sagal iyo xulufadeeda!

  • @ShamsoAli-gg2jx
    @ShamsoAli-gg2jx 4 месяца назад

    AK wlhi wu iga qosliyay naa yay uga timid fagatax🏃‍♂️😂😂😂

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 4 месяца назад

    Macsonkor nabsiga Ku Dhacay sagal 😂😂😂

  • @xurudhiinabdulahi
    @xurudhiinabdulahi 4 месяца назад

    Nolasha kuadkaatey kuwaan 😂😂