Hooyo Siraad Caawinteedi Halkee Ayay Ku Danbaysay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Hooyo Siraad Caawinteedi Halkee Ayay Ku Danbaysay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 34

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 2 года назад +5

    Inanteeda ayaa guriga leh hadana hooyadeed ka kiraysay o lacag ka qaadata taasi wa inkaar qabto

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 года назад

      Subhanalaa ma hubtaa walaal walee waa yowmalqiyame haday runtay.

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 года назад

      @@fardusaw9688 sidaasay tidhi islaantu wll

    • @qaajemihilehildid2275
      @qaajemihilehildid2275 2 года назад

      May dhalin lkn waxay u jeeda waa inantaydoo kle

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 года назад

      @@qaajemihilehildid2275 mid aan dhalay ayay tidhi

  • @ilhaancrisaaq5778
    @ilhaancrisaaq5778 2 года назад

    Bulsho tv way mahadsan yihiin ilaahay kheyr haydin siiyo saa ugu shaqaynaysaan dadkiina iyo dalkiina

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 года назад

    Mansha allah, illahow mammada hooyo caafimad sii iyo inamadeeda. Rabbiyow intii caawisay jezadooda jannatul fardoosal aclaa ka yeel yaa allah.

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 2 года назад +1

    Bulsho iyo wariyahana
    Aaad baaan uguducaynayaaa
    Alle idamkii guuuul

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 года назад +3

    Muxsiniinta wax haysataa yaanay u kala hadhin insha-allaah. Asc

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 года назад

    Masha Allah Alleh haku gar gaaro mamo umada kucawisayna alleh habarakeyo o abaalkoda jano hawgu badalo alleh umada ukuudiro maamo

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 года назад +1

    ALLAH ha u gargaaro adigana ajar ha kaa siiyo

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 2 года назад +1

    Allaahu akbar
    Allaw ka aqbal hooyo
    Ducada
    Allaw cawil khayr qaba sii
    Waa assaliyaddii
    Waa dhashiii
    Sheekh Isaxaaq oo
    Xalaala gobeeeeeeeey
    Liiicooooo hajabin

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 года назад +1

    Wax aan ku darsado mahayo lkn alke muslimka haw sakhiro🤲

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 года назад +2

    Iskadaa af xumada ah inta af soomaaliga ku hadasha ee waxa kaaga fiican in aad tidhaahdo dadka soomaaliyeed

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад

    Masha allah

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 2 года назад +4

    Raagan walwalan halaga xidho hadi kale way dilayan ax hoyo sorry alle dhiibka haka yareyo

  • @nimoyusuf6995
    @nimoyusuf6995 2 года назад +1

    Waa wayeel halagarab qabto illay umada ha udiro

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 года назад

    Hooyo caawiya

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 2 года назад +1

    Walaalayaal dadka wax haysta hacaawiyaan danyarta dalka joogta sadaqadu maalka way kordhisaa ee ma yarayso walaalayaal

  • @najmamowliid1381
    @najmamowliid1381 2 года назад

    Hooyo siraad dheh wllo

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 года назад

    Intii ilaahy dartii wax ugu darsanaysa haku darsoto intakalena haw ducayso midakale rer hebalnimo wax layskugu ma qabto ilaahy dartiiba wax lolabaxa inta somaliya meshaydonto hakaso jede ewax haysata ha cawiyan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 года назад

    Alle ha u gargaaro

  • @InaVar123
    @InaVar123 2 года назад

    Idam akhiro io adunba gulayso mamo 🤲🏻🥺

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 года назад +2

    Hoyga waxaay tidhi waxaa leh Inina ay dhashay oo ay giro siisaa

    • @khadrakhalif.9316
      @khadrakhalif.9316 2 года назад

      Waa runta anigaba wan maqlayee Wana shaakiiyee maamada waxay tidhii.

    • @daarusacaadaonline503
      @daarusacaadaonline503 2 года назад

      Yaa?? Waxay tidhi guriga waxa leh tu aan dhalay o an kirada siiyo

    • @inahooyoqaali4119
      @inahooyoqaali4119 2 года назад

      Bisinka tan ay dhashay miyaanay naxayn mise tolow nafbaa ugaysay iyadana

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 года назад +1

    illahayow umada muslinka u sikhir

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 года назад

    Ax

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 года назад

    These are the people who deserve charity they are needy but they won't ask for sadaqa not the Oromos who smuggle from Ethiopia to save our money and open buisness in their region while killing and bullying somalis in Ethiopia..i know that because i lived 8 years in Addis Ababa

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 года назад +3

    😳Maxaa dadbadan qabiil ku dhimanaya umada soomaali 😳 mamada ku quduru qaata qabiil inaanu koob biya kusiineyn😳allah ha caafiyo mamada

  • @InaVar123
    @InaVar123 2 года назад

    Kirada I so dir 🥺

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 2 года назад

    Alle haw sakhiro umadisa bahan

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 года назад

    Abdifatah boodhari inta uu nagu yidhi lambarka hooyo siraad iisoo qora ayaa markii aan uqoray lambarkii qoraalkii wuu deleteday🤣🤣🤣🤣🤣