Allow jebi abiye soomaali ayuu cadaw u yahsy dulliga allaha masiibo disha ha ku salidee war amhaaroow iyo tigree ninkaan caasinada yow ka baxsan soo xira ana ku dila addis abeba sidii sam wel do. Ama keligii taliyaashii dunida oo hilbahooda waray burcada dunida soo martay. Sida abiye.
Wariyahaa ma aha weriye ee waa oday sheekaynaya waxaaleenahay waxaad sheegaysaa waa been afar boqol oo milyan itoobiya iyo wadamada Ku xeeran oodhami tiradaa magaadhayaan
Somaali waa guuuuuuul +gobannimo inshaah allaah s waa guuuuuuul,
Abiya aaf musqul masibo ilahey haku ridho, dulqad ilahey hala goyo, ilahey cadhow haku salidho
Soo dhawaada suldaanka TV
Somaaliyee waa aragtaan etopeya xaaladeda iyo inay kaladhaqaaq tagan tahay ee isu taaga qadiyadina nin aan Dan Somaaliyeed wadina hadhegsanin waan idin salaamaya dhamaanteeba
Meeqa milyan ayuu aby ardiss ababa isku keenay. 400 oo milyan kkk mafahmin.
Ninkaan abii ah wuxuu ku qafiifey badii somalia
War Adis Ababaa ma ahaa Muqdisho oo Cid kasta ku farxalaneyso.
Walaal kani wariye ma aha
Kibirku markasta waa dhamaadaa
Allow jebi abiye soomaali ayuu cadaw u yahsy dulliga allaha masiibo disha ha ku salidee war amhaaroow iyo tigree ninkaan caasinada yow ka baxsan soo xira ana ku dila addis abeba sidii sam wel do. Ama keligii taliyaashii dunida oo hilbahooda waray burcada dunida soo martay. Sida abiye.
Waba ya wye ithopia mxa naga galey hadan somali nhy warkoda mxa noga so gudbineysan maxeyse ino so kordhiyan😢
47 million ciidan ah xaggeed ka keentay weriye
Warkaaga waanjeclahay laakiinrunr iguwalaaq habaqadhaadhaatee
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nasteexo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷😍😍😍😍😍😂😂😂😂😂😂😂😂
Suldaanka tv waa mahsantiin afgaduudku wuxuu kufaantama ( 3,milyaan oo xaabo oo ciidan wada oromka lasoco qiimo maleh ,waa duulaan daanyeer waaye)Barkhin uma sugeys hakhiiqa waa sidaas annaagaa og ,gaalo ilaaahey ha isku jibiyo waa xaabo,,oromka
Allaah isku jabiyo daalimiinta itoobiya shartooda Allaah ku celiyo😅
Maxaa qaldan nin wariye ah oo aanan aqoonin kkk meesha ay ku taalo badda cas
Asww
intey somali kumaqan yihiin iyagana wey iskumaqan yihiin
Kkkkkkkk 447 Milyan oo ciidan ah buu addis ababa keeny miskii war iska aamus ciyaal !!!??????
400 malyan ethopia maba dhama hhhhhh sidee 400 malyan oo ciidan ah kuhelikartaa dowladu
400 kun ayuu ula jeedaa
Mashu ma xamer miya?
Beenta soo qurxi sxb😂😂😂
Wariyahaa ma aha weriye ee waa oday sheekaynaya waxaaleenahay waxaad sheegaysaa waa been afar boqol oo milyan itoobiya iyo wadamada Ku xeeran oodhami tiradaa magaadhayaan
441 milyan oociidan ah xagay joogan kkkkk
You aren't suxufi( wariye) , Xisaabta ciidanka waad khaladay
Waxyaalaha qaar waa booto weeye lasoco
Beentaa intaas la'eg 447 milyan oo askar malah itobiya iyadoo dhan ayaa ah 120 milyan ah warkan lama hubo inuu runtahay
Bahasha beena shaadh ha loogaliyo 447milyan oo ciidan ah
Cajiib itoobiya waxa ku nool 120milyan bal dib isugu noqo hadalkaaga ma bilaa aqoon baa tahy
Oo 400 Kun ayuu ula jeedaa