Walaalow siduu habargidir kale taageero uga helayaa ma Cayrka ay is dilayaan ayaan habar gidir ahayn, tan kale ogow inkastoo qabyaaladdu nijaas tahoo sida midkan oo kale ay caqliga qaaddo haddana Saleebaanka laftoodu dagaal kuma wada jiraan, 2da is dilaysaana caqli isma dheera oo xoolahoodey la caqli yihiin, Haddey Qabiil tol noqonayana iyadoo 15 calooshood u shaqayste ceelwaaq lugu soo dhoodhoobay baan anigoo Cayr ah Xabiibul makaayiin taageersanaa, midkan hadda daarood ku SHARE kacsanayana waxa laga yaabaa inuu 15kaas taageerayaashooda ka mid ahaa
Orod ogaadeen iyo mareexaan kala qabo anoo hargeysa degen ayaa la xumaadaye hawiye ha kuu danbeeye kala.dhexgala mareexaan Ito ogaadeen we tiknikada isu adeegsanaya
Faadumo wax reer la yiraa ma jiraan, shaqsi walba 4tii mitir ee loo cabbiray ama beer uu fashaye uu tacbanayo ayuu gaar u leeyahay meeshuu doono buuna ka samaysan karaa inta kala dhul somaliyeed somali kalama xigto
nin gardaran ma guleysto xasan shiiq famajio naceeb u qabo ayu u sameynya waxaan o dhah somali bu kala goynaya xasan sheikh wale dadaagl fa iido malaha dad ba ku dhamaan uun allha ka la qaboojiyo amen
اذا التقى المسلمان بسيفهما فالقاتل والمقتول فى الناار
Huuraale habargidir waxba kama qabankartide
Waryaa umada isllaamkaa haysku siimusbaarin dhiig daadanaya luma farxee ilaahow kalaqabooji dhex ilaahayna hakucaafiyo
Brother Hawiye oo dhan ha dhihin, Hawiyana ha wada caynin, waa run mooryaan baa soo weerartay ragaas, laakin Hawiye maaha waa saleebaan oo habar gidir kale taageero kahelaysa. Ilaahay hakala qaboojiyo.
Walaalow siduu habargidir kale taageero uga helayaa ma Cayrka ay is dilayaan ayaan habar gidir ahayn, tan kale ogow inkastoo qabyaaladdu nijaas tahoo sida midkan oo kale ay caqliga qaaddo haddana Saleebaanka laftoodu dagaal kuma wada jiraan, 2da is dilaysaana caqli isma dheera oo xoolahoodey la caqli yihiin,
Haddey Qabiil tol noqonayana iyadoo 15 calooshood u shaqayste ceelwaaq lugu soo dhoodhoobay baan anigoo Cayr ah Xabiibul makaayiin taageersanaa, midkan hadda daarood ku SHARE kacsanayana waxa laga yaabaa inuu 15kaas taageerayaashooda ka mid ahaa
Dhibka ku haysto waa inaad Diinta islaamka jaahil ka tahay caqlina aadan lahayn. Cidda ku weerartay abaar magaca hawiye iskadaa.qabyaaladu waa qurun.
Maashaa allaah, waa sidaad u sheegtay ee Jahliga laftiisa yeynaan dulmin kanu Jahli wyu ka liitaa oo waa dhuuni raadis dhibka haystaaye
walee rag qaliya okafican rag badan oo darod ah way jiran ee wll kadaa Somali nimo wax kasokeya Nama deeqe kadaa oo xaga ale unoqo
Waryaa afkaaga iyo dhagahaada ha is maqlaan reerxirsi ruush maa.noqday habargidir oo dhan
Kommentyga fiirshey somalia waaba dad wada caafimaad qabo malaha ninkaan bes aa kaxanuunsan somalida marka waxaan leeya alle hacaafiyo aaamiin yaarabi asc
Fidinta iyo faafinta fariimaha nacaybka ah waaka mamnuuc warbaahinta iyo baraha bulshada, fadlan ka waantow faafinta fariimaha nacaybka ee ad bulshada Somalida ahi aad ku dhex fidineyso, Somalida kuligeed waa walalo. Mana kala maarano
Boqolaal Sano bay ka guulaxsan waayeen. NIN GARDARAN MA GUULAYDTO.
Ma kula yaabayo waayo sheydaan ayaa kushaqeysanaaya
War beenta naga jooji mareexaan iskama celin maraan hawiye
MA XILIGII AAD DAAROOD NOQON JIRTAY AYAA LAGAADHAY
Walaalow awal muxuu ahaan jirey?
Maskiin saleeban cabuud waaq walaahi inay qabsanayaan
Dagaal reer mudug yaau sheega in aad horey uga faaiideen
Habargidir Dawlad ma noqon karan wa moryan lkn dagaal baa dhameyay
Somali midhiha sikhaldan bay u isticamashaa ee wll ilahay kacabsada ninwalbow dhinacaaga utudh
Somali manta qabiil Uma baahno garab ayay karabta soomaaliyey hori usoco insha allah hadafkeena waa Somali oo mid ah Somali oo xur ah maanta hadal doqoneed inama saameyn Karo
Orod ogaadeen iyo mareexaan kala qabo anoo hargeysa degen ayaa la xumaadaye hawiye ha kuu danbeeye kala.dhexgala mareexaan Ito ogaadeen we tiknikada isu adeegsanaya
War ninkaan waa nin jiran ee.ilaahey caqli ha ku siiyo
HAWIYE MIINAN IS ARAG SALEEBAAN MIINAN IS ARAG WAA WIILAL REER MUUSE OO JIFO SALEEBAAN KAMIDA AH WAXAA SAAS OGA QAYLEEDID
Adeerow lskuxishoo waa hpargidir kuwa kuladagaalamaayo we kulamadiririn Haweye
Yahu
Waxaasi afsoomaali ma aha been baad sheegaysaa
Hawiye 💪 Hor ayu kuwasan
WaxaN muxuu ku hadlaya daarood was uf uf uf ufuusbaatahay
Dagaal oogayaashii hore waa laga gudbay lkn dagaal oogayaashii social media yaha inay wali jiraan sida jaahilkan oo kale
ilaahoow soomaali kala qabooji waxaa soo haray walaalayaaloow reerwalba dhul buu dagaaye ha iimaansado
Faadumo wax reer la yiraa ma jiraan, shaqsi walba 4tii mitir ee loo cabbiray ama beer uu fashaye uu tacbanayo ayuu gaar u leeyahay meeshuu doono buuna ka samaysan karaa inta kala dhul somaliyeed somali kalama xigto
War alle ka baq dadka ha isku dirin dadku waa walaalo waa wiil iyo abtigi ee alle ha soo hanuuniyo
Ala aad way
Waw
Warbax waa lagaa xirayaa
Naftadaada unax hadii kale noocaagoo kale carabkaan kajarnaa gaalaa wax Naga qaadi waayey ma daarood baa wax Naga qaadi kara
Ooy hee😂😊
Allah ka cabso darot aya Habargidir soo hubaynay marexan soo hubaynaya darot sow ki laha farmajoo cayriya hawiyow gadana Kenya ku soo dirayay
Ilaahey kacabso adigabo hawiye xamar ayeey kuku haayaane ka xishoo dadka sharaftale
Reerbaadiye isdagaalay cidna iskumadirine alaha kala qaboojiyo
Beenaale fully maqnuud
Ninku ma ciyaalbuu u sheekaynayaa hawiyaa wagardhac weeraray
Kkkkkkkk
SHARE raadis baa dhiig walaalihiis inuu qubo la gashay oo wuxuu ogyahay inay somali qabyaaladu dilatoo mid aan u SHARE gareyn lahayni qabyaalad ugu share garaynayee allaha hanuuniyo
Ilaahayoow made 1slaama la ilaahay halqaboojiyo
Hadaadan. Iiga. Soo. Jabaabin. Jabaab. Baad. Naga. Heleeysaan
Intaad waxaad liqdoo dhuunta mariso raadinayso ayaad Qabyaalad ku gambanaysaa ee Daarood waxba uma hayside masaakiinta awalba xoolahooda la caqli ahaa ha isku goyn ahlunaar inaad tahay oo aad khaatumo seegayso way muuqataaye
Qabyaladu ma ficno
Mareexan hanoldo
Yaa daarood layirahda
Beerjilaxan wadhamada
Mareexan farmaajo
Hadifaaco
Ilahay hakala qabojiyo
Markii farmajo cidanka dowlada &hubkii uku werarayey ogaden wadku faraxsaneyd x shekh Ben haka shegin benale
Kanu daarood shaqo kuma leh ee hadba dhiig daadadkii uu SHARE ku helayaa u qabiil ah...
Marexan kuwa kadiman Hala dameyo
Saxib qabtiga hawiye iyo darood mayaqano oo walahi ah ee walke allah kabaq ee mel nafta kusojirto madaqanit please brother allah kabaq inshallah
adi iska bilaaw oo aad dagalka melaha haka qelqelin dagnasho hadi lagu ogoladay alxmd dheh hadana ayagaa ubahday ee isaga baxa dadkas dagaal kuma gartaan salebaan ku arag habaar wayay
nin gardaran ma guleysto xasan shiiq famajio naceeb u qabo ayu u sameynya waxaan o dhah somali bu kala goynaya xasan sheikh wale dadaagl fa iido malaha dad ba ku dhamaan uun allha ka la qaboojiyo amen
Maxaa luu juujiyay hala wado halis laayo
Afarbaa dirta kaga dhimatay
Wakidhihjira xasan wadhintay wale xanun hawiye Wana kugu dhaacay Wana udhimanwaxba habarrta càcda yaye
Habaarqabe habargidirhakuwasto
Waryan dad walala ah kalacelin ayey kugu leyihiin ee kadaa
Wagaedhac waa dad dhaqan xun balan waxaan ah in dowlada nimadii aad ku takeifaleysay
Waar waxkala wanaagsani ma jiraane soomaali oo dhanbaa xanuunsan
Xaqiiq waa middaas ee allow tolkeen noo caafi
Silaka hoyada
Oohinta daa😂😊
Sidasa hadhihin walalo waxa dhimanayo wa wiili somaaliyeda marka alaha kala qojio
ODAYGII UGU WAYNAA SOWKA CADAADO KUXIDHAN
Ssomslida kale maan ks baxnaa
Muslimoow
U sheeg kuwa farmaajo ku waashey wuxuu ahaa nin hawiyo ku adeegto xataa markii uu gedo geeyey hubka uu kaga jarey jubaland xataa wuxuu madax ooga saraakiil hawiyo ah markii xasankaan qabsadey waatuu ka soo celiyey war shabaab baa nagu duulaayo maadaama ey gedo ka baxdey maamulkeeda moryaanta waxaa ka tuugsan farmaajo waa fuley waa cadowga daarood wuxuu oo ku aabe siyaad waxaa mucaaradey darood ama siyaad wuxuu soo doweysan jirey hawiye kaas farmaaje ilaah ayaa darood dhaafsiiyey alle kuma soo celsho amiin hawiye kalkal ayuu ahaa maanta waa kaas dadkiisi iyo gobolkii aabihii ka yimid sharanshuur isku soo baheysteen
Walaal inaad sdaan dhaanto ayaan moodayay lakiin malaha aqoonta diinta ayaad kaliidataa
Ma hubtaa inaad daarood tahay
Siilkii hoyadaa iyo tii beenta kubartay was wan ku aqanayee aan ku arko magaca habargidir ayaa kaxanaqesaa
DAANDAANSIGINA MADAYSID CABAADKA ISKA CELI
faqash. ma Habargiidir base ku dhici kartaan.
bootaale
Huuraale afka hadii afka xagaaga kaDshi waayo waad arki doontaa dameerkiiyoow waad arki doontaa
Beenlow
dagaal sokeeye khar malaha
Heer badiya nimo Iyo folxumo ayaad isku darsatay marexan haduu wax tari siyaad bare kama carareen yaa dameer beenta jooji shalay ayadoo ogaadeen ku rarto hgidir baa kaxureysay dooxada Juba yaa kugeyey kismaayo marexan waxaa magalo ugu horeysay siyaad waqtigii uxukunka qabtay yeey magala ugu horeysay mareexaan Waa heer miyi
Labaduba waa ahlu naarin
Beenaale wager dhac waxauu ladiritaa laf yar ooceyr oabaxda ilaahey umada haka qaboojiyo
Habargir waa laandheere sxb nacas ayaa tabay mariixen habar uma gali karan afdheer qashin ayaad tahay
Neef ayaa tahay edabna malihid kadaa bulsha soomaaliyeed dhabar jabin maanta soomaali. Uma baahno
Tuukbeen low ee waataqaan hawiye sidiidey idiin wasijiren
ogaalkay WAGARDHAC waxay ku jireen hawdka Ethiopia.
War hawiye dhan afka hakusoo taagin iska sooceli beesha saleeban hawiye dhan hadee aheed mapka lagasaari lahaay.
Miskiin
Beenaale qabyaaladi madaxa ka gashay.
kadaab aan damiir islaanimo iyo mid somalino lahen munaafaq adookale way kagudubtay somaali abasiniya yahaw
Munaafaq
Awood alle yaa leh.adigana waxaa lamid noqotay qof jecel buunbuunin iyo abaabulid iyo hurin.waxaa kuu sheegaa waxaas waxaa laga dgexlaa 5 arin.1.khatuma xumo.2.dhiiragelin qabyaalad3
Adigana nin furunta jooga oo wax difaacaayo matihid4.wixii buunbuunisayna laga yaabo inaad ku khasaartid5.tolkaadana uguma hiilin wanaag .
Dagaal lama bunbuuniyo.dagaal waa sax qofkii gardaran maguuleeysto.laakiin ogoow soomaalida intixaanka heesto waxaa waaye hadii wax dhacaan lama huriyo qiimana malahan dhalinyarada liisku dhameeyo.midna ogoow soomaalida goormee ka ilbaxee dagaalada dhexdooda
Markii layaabo war yaa wagar dac h baaladahaa waa geesi sada
Kkkk besha saleman waye e
Wax faa iidoleh sheeg ama iska. Aamus
🤩🤩🤩🤩😘😘😍😍
Beenbadanaa ilkayarkaan
War waxaan dadka kaqabta caawa ta ah
Wali ma farmaajo .ayaa la daba taagan yahay dadku markay sidaa noqdaan ee dhiig mooye waxkale marin barko iyo khayr midna ma laha .e muriyaantu meesha .ay dagaa halooga tago somalida oo dhami way hagaagasaa hadii reerkaa layska reebo
Reerkee la reebayaa?
Waxaas af Mahan sxp dadka kalama hortagi kartid miyaa
Cayr kumajirine waxa 60 danka nin idinka diley waa saleebaan kaliya oo waliba gurigiinii 60 nin oo meyda kala hoyateen😂
Ilahaykacabso
Beenloow iilkayare eh reer Axmarje 😜😜😜
Digil. Iyo. Mirifle. Uma. Sheegeyso. Miyaa. Somaliya. Ma. Aha. Miyaa. Saxib. Ii. Soo. Sheek. Right now
Maanta mareexaan qoys ogaadeen ah ayay ku Soo diileen lkn jab baa ka raacay Marka midka daarood ee hadlaaya adiga iyo mareexaan maanta waxaan Soo celinaynaa isbahaysigii muuse gumcadle iyo habargidir
hoyadaa was somaali islaynaysa miyaan kuu sheergaraynaa
usheer gareeya beenta irsiqaa ka galaye kkkkkkkkkkj