Waakan bahalka Carabka Lagu Nafiifiyo. Halkan ka dalbo www.amazon.com/Portable-Stainless-Scrapers-Removing-Cleaning/dp/B093K9SNMJ/ref=asc_df_B093K9SNMJ/?tag=hyprod-20&linkCode=df0&hvadid=532865887618&hvpos=&hvnetw=g&hvrand=11203007129934817794&hvpone=&hvptwo=&hvqmt=&hvdev=m&hvdvcmdl=&hvlocint=&hvlocphy=9053013&hvtargid=pla-1395418915101&psc=1
Waaliah no woman can be compare to Somali woman… they raise their children, they work, they inspire, they teach, they entertain waaliah they do everything for their families and yet no one ever notice it… these men just know how to criticize Somali woman but they can never compete. May Allah protect and bless Somali mothers everywhere Ameen.
Every major market, mini street market and corner shop in East Africa are run by women. Imagine if women were running the country? Just imagine that. Take Rwanda as an example, look what Rwandan women are doing, they took Rwanda from below zero to great heights.
finally someone addressed him. I heard a lecture where he was blaming young women who pursue education telling them that your'e going to have fertility issues when they're 30 if you delay having children and getting married. He also said that you'll grasp flies of men because the best one we'll be taken while you pursue your education in your 20's. He also said he didn't understand why young girls focus on getting degrees because they will be wives and mothers. He has been spewing problematic damaging rhetoric over the years.He bitterly said young women are delaying marriage because they don't want responsibly. Last time I checked pursuing an education and having a great career is a responsibility. Such a hatful individual and it's unfortunate that we can't listen to a religious lecture without hearing dangerous rhetoric that can brain wash young girls.
Exactly 💯 walaahi....Never liked him since I heard him mocking a mother who came to him for advice about her son subaxanalah Somali sheikh I don't listen to them anymore 😒
Somali brothers, whether they are sheikhs or not, are all having the same diminishing mentality against women . That's the reason I quit listening them and instead I highly recommend you stick to Muft Menk Bilal Phillips and other scholars who respect women .
Right now, at this time and age, we have lots of sons driving taxis, buses, and heavy load trucks and so many daughters in the diaspora who have graduated from Universities in an unprecedented numbers, real time PhD holders, practicing doctors, lawyers, councillors, MP's sitting in many European & North American Parliaments and even holding OBE's MBE's. Is this our girls' fault? No not at all. It only shows by giving opportunities, our young Somali girls can aim great heights. It is us the Men such as Fathers and Brothers who beleive women belongs to a domestic life and should be dead and buried or in a marriage life at an early age producing babies. I don't understand why men feel threatened by the intelligence of women and their success in education, politics and commerce. Personally, I found very troubling to see there are so many religious scholars leaders at home and abroad trying to limit the role my own two grown up daughters should be playing in society. By listing the aspirations of my two daughters and pushing them achieve their dreams, one is a deputy head teacher and the other is a freelance photographer and eCommerce trader making lots of money. Both are very disciplined young women who have contributed already so much both to their parents and the communities they live with. I really believe if we recognise the potential female contribution to society at large,all Somali speaking communities in East Africa and throughout the world would have benefited immensely. Finally, Somali men must realise that they cannot deny the potential of 60% of our population. It is disgusting to see the 99.99% Somali men sitting in houses of power whilst women are marginalised like they don't exist.
👏👏👏👏ur daughters are blessed to have u .I agree with u points . But I also blame Somali women who raise these men in a narcissistic way . Injustice begins at home
Waakan English Channel kaygu. Please visit and subscribe. Just posted a very interesting video reacting to Andrew Tate’s statement that Women are failing at their roles but Men are still upholding to their responsibility😂 ruclips.net/video/jwnWtRj9Vlg/видео.html 😤🎉❤️🥰🙏🌺👍🏾
Abayo thank you so much standing up for all of us/women. Ninkas NAAG baa hoosteeda kasoo saartay. Waxa naloo yasayaa waa hoostaas rabi noo sameeyay oo nimankas oo kale ay kasoo baxaan.
Fathiya please ask him what Khadijah Bintu Khuweila was before she met Nabi Mohammed SACWS. She was independent wealthy dignified woman Rasululah khairul Khalqilaah salalaahu calayhi wa wasalam loved her for that, worked for her and cherished her even after her death. Talk about distortion of Quran and ahaadiis
I am independent I work , I pay my bills I got degrees. And I studying my religion so what man can provide me? They don’t need family and wife, they need PCA And house and family for them is a Adult day care center
waxan la Yabaa kuwa Fadxiya ku dhahaaya Nin bad waydey war heedhe Gabadhu inaynu wanaagsanaano Oo dhaqamada Xun iyo Dulmiga iska dayno bay Rabtaa Si wadankeenu inoogu Hagaago Ee Nin ma Rabto Walaahay kumanaan Nin ba Caawa Haday Helayaan fadxiya Cagaheeda Shumin lahaa Ee Fadxiyo ilaahay Haku Xafido dhahaya
Somali brothers, whether they are sheikhs or not, are all having the same diminishing mentalitality against women . That's the reason I quit listening them and instead I highly recommend you stick to Muft Menk Bilal Phillips and other scholars who respect women .
Asc from Djibouti. Allah fatxiyaay maaxaad qudhun ka badan ee u qarsoonaaa somali peaple dibadda aad soo dhiktey! Waligey white looser man ka jeelalka ka soo baxda ee masjid hablo somaali lagu daro eed nagu baraarujisey waad ku mahadsantahey . Talaab, shiyookhda aad khashiftey ee dumarka uun ka xadiisa ee iyaguga aduunka ka dhacey , ee diintii islamka sarey u qaadi kari waayey waad ku mahadsantahey Saaqi
Nin Somali markan jukansanayo waxu iga jekeynaya wasmo iyo cunto noce ah bad i sameyn nin ka cadan ka ah na hos bu ku wereysanaya wuxu firinaya waxad ku fikirayso mustaqbal ka fog 50 sano so socota bu kala hadlaya
Fathia I salute you, am very young am studying aviation in South Africa I was born in Namibia soon I will be a pilot, my mother has done a tremendous job raising me she works 12hrs a day,while my father is in Kenya chewing khat,I wonder vhy they don't see how vomen struggle to fed they children, Somali men are lazy we will be independent, we don't need them
@@FatxiyaCabsiiyeChannel thank and don't worry about haters we are with you,, don't give a damn about them we will not tolerate any more let us stand up for our rights they need us more than we need them, I will fly boeng soon and wiil not be slaved by any man InshaAllah,
33:19 absolutely 💯 Waxba ha baran ha shaqeysan ha isku filnaan ha is qurxin asaagaa baalka haka raacin waa ha tashan naag soomaaliyeedeey ee guriga noo joog oo anaga noo hoos fadhiiso waxaad banaanka ka rabto wallaagi waa taas oo cad. Faarax ma rabo xaliimo tustay inay ka maarmi karto. Wallaahi inan baa maalin igu tidhi banaanka markaad u baxayso sidan oo dhan ha u labisan waxaan ku idhi sabab dee sheeko soomaliyeed bay ii gashay waa lagu cawryayaa iwm Haye baan ku idhi waan iska dhaafay. Maalin danbe baanu islaan aanu jaar ahaan jirnay oo guurtay supermarket isugu soo galnay waanu isasalaanay way I waraysatay intaa aniga ayay indheheedu igu maqan yihiin. Maalin Kale ayay hooyaday geeri isugu yimaadeen bal geeri baa la joogaayee waxay ku tidhi inantaada niqaab u xidh😂😂😂 yaab! Waa qoyan Yacnii waxaan u fahmay naagta soomaliyeed inaanay u qalmin qurux iyo qaayo toona.
One of the best Architects in the world was Zaha Hadid ,she got many world prestigious awards …she designed most beautiful and unconventional structures in the world.Biggest Building in New York was designed by Zaha.
Ragii somaliyeed ayagaa qayral masuul noqday oo aan xilba isasaarayn hooyo, naag ay qabaan, caruur ay dhaleen midna masuul kama aha walaahay Ilahay na Waa idin xisaabayaa mar aan dheerayn
@@fardosa.ahmedahmed6204 calool jileecaas anaga barnay hala xanaaneeyo kulaha hhh isaguna markiisa "cilad kale maleh heblaayo lkn umusha intay ku jirto ma udulqaadan karo teda kale xayd ayay hesha bil kasta 7days aya la sugaya aniga sino ayan ku dhacaya" Shiikha "la guurso"
You are 100% right Fathia. Sheekh Saeed Raage Canada ayuu soo galay isaga oo dhalin yar ah hadana waxbuu baran kari waayay oo ka shaqaysan kari waayay waxa uu ku dambeeyay inuu Africa wareego dumarka qurbaha ku nool caayo
Wadaadka kaliya aan dhageysto waa Mustafa. He is neutral and impartial (no qabil, doesn't mix stam with what he preaches). He is an educated person and can compare religion with scientific evidence 👏
The shaykh didn't hear about Zaha Hadid the great architect who died recently? Iraqi, Arab, Muslim woman.He should check the buildings she designed around the world on, wikipedia.
Aniga fakirkayga hadaa ka dhiibto hablaha Somaliyeed 10 sano talo ayaa siinayay mid talo qaadanayso kuma arag nin Somali ubad ma doonayo siiba kuwa qurbaha jooga hadaa guursatid ninkan iska baro intaadan ubad udhalin mid walba excuse raqiish ah ka horkaynaysaa marka hablaha Somaliyeed ha fahmaan dulayste in ubad rabin oo hostiisa ku caqli yahay marka waa in la dhisaa hablaha wacyigooda kor loosoo qaadaa qofkii ku jecel waxaa jecesahay kuugu jeclaanayaa, hornarkiina kasaqeeyah hablow ubad haduu Allah ku qoray 50 jir ayaa ku dhali kartaa sida maya loo dhaho barta
DULLAYSTE AYAAN AHAAN JIRAY MASKAXIYAN, MA JIRTO SE CID AAN DULLAAYSTAY, NASIIB WANAAGSE FATXIYA AYAA BEDESHAY FIKRADAYDII KHALDANAYD EE AAN AAMINSANAA
@@samiiragurey6812 xagaan aadaa EE aad I leedahay u soco, wll Waxaan sheegay uun inaan aaminsanaa fikrado khaldan oo dumarka soomaalida lagu liido, oo dhaqanka ku salaysan Diinta islaamku intay dumarka u ogoshahay ma diidani,
allah dumarka ya iin badan o kamiida noga dhiiga fadxiya o kale wllo hore usoco waxa tahy qof bullshada wax kuso kordhiinysa shukran jasakumulllahu khyr😇😇😇🥰🥰🥰
Walee fatxiyaay qaali guryo sidii u u raya bulaacad bay ku wada aruursan yihiin caruurahooga iyo qalanjooyinkay caruurahooda uga soo taheen warba uma hayaan huuro bay la wareegayaan
Salaam beautiful soul 💕 Somali ladies start being selfish and self-centered when it comes to men because most of them don't care about us. They will defend each other to the core, I just wish we could be like that towards each other.
Walaalo ceebta kale ee ay leyihiin markay gabadha furaan caruuurtana way furan raga somlida wxay la cadhoonayaan markaad runta u sheegto waxay ogyihiin in ay faashiliin yihiin wwxaan u arka raga somlida 99% in ay yihiin cudur gabadhaha loo soo diray oo weliba dililahaa lkn maanta wsxaanu oganay taas ayey u gariiri. Fathia keep telling them the truth InshaAllah qaar ayaa allah ku hadayn karaa
Qoyan is the problem, Why she having child every year. If he can’t help you with the first kid, don’t have him more kids. Work on yourself sister and focus on you.
Inadeero Fatxiya history will write u Inshaa’Allah . Keep going . Keep inspiring . Keep educating the ignorant . Keep challenging injustice and inequality. ❤
habo fathia you're absolutely right every slogan have special meaning I've learned business and I understand how business work each business have rules and regulations but this is embarrassing I don't know what is wrong with Said rage he seems knowledgeable person but he is damb walhi 🤔
Dhibaatada dadka haysatay ka mid yihiin. Runta kama hadlaan. Dumarka in ay sidii xoolohii 4 xero ku soo xaraystaan intaa naag bay kahadlayaan. Waxaas diin ma’ahan.
Just do it your salat Just do it your homework Just do it your work Just do it your hadiith and khudbah right!!!!! And so on and so forth I think sheikh needs to take some English comprehension classes.
Subxaanallaah, War annagaa balaayo aragnay, waa run wallaahi war xishooda goorma ayey xumi qabiil yeelatay, War ilaahay ka xishooda, ninkii xuduuda gooyaba ma cududaar baad u sameyneysaan, wallee dumaroow isma'aragtaan.
Fathie we saw this guy long time and we had a opportunity to address …but we let him lose.. when he released how a wife should keep the kids away in a room and handle the husband .. lost for words !!
@@nunuissa6376 I can’t judge him walalo no matter what he’s saying you know sometimes it is good to tell them the truth but at same time we are not allah خلي على ربك
The funny think is. Nin soomaliyed hadad si Aqli iyo Garaad leh ula hada shid Waxay kuu arkay aan! Cadow!! Ama naag xun baad tahay. Ama Gaal baad tahay. Dhawaan arag Bay yahiin Dharaar soo baxdayna Garaad uma siyaadin
Waakan bahalka Carabka Lagu Nafiifiyo. Halkan ka dalbo
www.amazon.com/Portable-Stainless-Scrapers-Removing-Cleaning/dp/B093K9SNMJ/ref=asc_df_B093K9SNMJ/?tag=hyprod-20&linkCode=df0&hvadid=532865887618&hvpos=&hvnetw=g&hvrand=11203007129934817794&hvpone=&hvptwo=&hvqmt=&hvdev=m&hvdvcmdl=&hvlocint=&hvlocphy=9053013&hvtargid=pla-1395418915101&psc=1
Waaliah no woman can be compare to Somali woman… they raise their children, they work, they inspire, they teach, they entertain waaliah they do everything for their families and yet no one ever notice it… these men just know how to criticize Somali woman but they can never compete. May Allah protect and bless Somali mothers everywhere Ameen.
Every major market, mini street market and corner shop in East Africa are run by women. Imagine if women were running the country? Just imagine that. Take Rwanda as an example, look what Rwandan women are doing, they took Rwanda from below zero to great heights.
finally someone addressed him. I heard a lecture where he was blaming young women who pursue education telling them that your'e going to have fertility issues when they're 30 if you delay having children and getting married. He also said that you'll grasp flies of men because the best one we'll be taken while you pursue your education in your 20's. He also said he didn't understand why young girls focus on getting degrees because they will be wives and mothers. He has been spewing problematic damaging rhetoric over the years.He bitterly said young women are delaying marriage because they don't want responsibly. Last time I checked pursuing an education and having a great career is a responsibility. Such a hatful individual and it's unfortunate that we can't listen to a religious lecture without hearing dangerous rhetoric that can brain wash young girls.
Sad
Feminist down
Exactly 💯 walaahi....Never liked him since I heard him mocking a mother who came to him for advice about her son subaxanalah Somali sheikh I don't listen to them anymore 😒
Can I see that lecture?
Somali brothers, whether they are sheikhs or not, are all having the same diminishing mentality against women . That's the reason I quit listening them and instead I highly recommend you stick to Muft Menk Bilal Phillips and other scholars who respect women .
Right now, at this time and age, we have lots of sons driving taxis, buses, and heavy load trucks and so many daughters in the diaspora who have graduated from Universities in an unprecedented numbers, real time PhD holders, practicing doctors, lawyers, councillors, MP's sitting in many European & North American Parliaments and even holding OBE's MBE's. Is this our girls' fault? No not at all. It only shows by giving opportunities, our young Somali girls can aim great heights. It is us the Men such as Fathers and Brothers who beleive women belongs to a domestic life and should be dead and buried or in a marriage life at an early age producing babies. I don't understand why men feel threatened by the intelligence of women and their success in education, politics and commerce. Personally, I found very troubling to see there are so many religious scholars leaders at home and abroad trying to limit the role my own two grown up daughters should be playing in society. By listing the aspirations of my two daughters and pushing them achieve their dreams, one is a deputy head teacher and the other is a freelance photographer and eCommerce trader making lots of money. Both are very disciplined young women who have contributed already so much both to their parents and the communities they live with. I really believe if we recognise the potential female contribution to society at large,all Somali speaking communities in East Africa and throughout the world would have benefited immensely. Finally, Somali men must realise that they cannot deny the potential of 60% of our population. It is disgusting to see the 99.99% Somali men sitting in houses of power whilst women are marginalised like they don't exist.
👏👏👏👏ur daughters are blessed to have u .I agree with u points . But I also blame Somali women who raise these men in a narcissistic way . Injustice begins at home
Waakan English Channel kaygu. Please visit and subscribe. Just posted a very interesting video reacting to Andrew Tate’s statement that Women are failing at their roles but Men are still upholding to their responsibility😂
ruclips.net/video/jwnWtRj9Vlg/видео.html
😤🎉❤️🥰🙏🌺👍🏾
Nabiyunaa muxamed salalaahu calehi wasalam Markuu guursaday umunaa Qadiija ganacsateey ahheeyd.
Fadxiyaay diintan qurxoon ee Allah inagumanaystay ee iyagu inagukarbaashaan qofkii uguhoreeyay ee loodilo ushihiiday waxay ahayd gabdha sumaya radiyallahu xanhaa abu jahal ayaa dilay quraanka dumarka RABI qisooyinkoda kusheegay ayaa kabadan nimanka lagusheegay manajirto suurad nin kumagacaban laakiin dumarka siguud iyo midgaaraba RABI wuukusheegay laakiin nimanka islamka maanta dhaqanka ayaa diinta kuqariyaan nabiga SCW nimankii salaada fajar dumarkoda udiiday masjidka markuumaqlay wuxuyidhi haudiidina adoomaha RABI masaajida RABI SCW.
Our mothers and sisters were always independent and out spoken and there is nothing he or another man can do about it!!!
Abayo thank you so much standing up for all of us/women. Ninkas NAAG baa hoosteeda kasoo saartay. Waxa naloo yasayaa waa hoostaas rabi noo sameeyay oo nimankas oo kale ay kasoo baxaan.
Asc walaashey waa runtaa Shiikh raage dumarka somaliyed waa uu liidaa waan arkay mar badan laakiin kama helin waxa uu ka hadlayo hoyo baa dhashay hablo waa la dhasheyn eedo iyo habayar waa leeyahay hadana dhulka buu ku garaacaa dumarka rabi ha xafido dumarka Somaliyed meeshaa joogtaa guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇺🇸🇬🇧🇸🇴🇺🇸🇬🇧🇸🇴🇺🇸🇬🇧🙏🙏Farxiya guuleyso ilaahey ha ku xafido
Fathiya please ask him what Khadijah Bintu Khuweila was before she met Nabi Mohammed SACWS. She was independent wealthy dignified woman Rasululah khairul Khalqilaah salalaahu calayhi wa wasalam loved her for that, worked for her and cherished her even after her death. Talk about distortion of Quran and ahaadiis
Targeting only one part of the equation doesn't solve the problem. We must address both men and women.
Women are being addressed left and right but no one addresses the people in power, men
@@FatxiyaCabsiiyeChannel
Fathiya maalin hooyaday igu tidhi muxaadiro ila dhegeyso waxaan ku idhi wadaadku dumar keliya ayuu ka hadlaa 😂
I am independent
I work , I pay my bills
I got degrees. And I studying my religion so what man can provide me?
They don’t need family and wife, they need PCA
And house and family for them is a Adult day care center
😢😅 gosh you’re 100% correct, I always say our men are poor royalties 🤴
Yep👍👍👍
Habeen hore wiilal asxp nhy dood wadag noqonay dumarka mexe xaq ah uleyhin guurka kadib ragu xaqas masiyan dumarka
1 meherka masiyaan
2 xaq waxa uleenahy inaa waxba qabanin howlaga guriga
Intey xanaqeen sedex wiil aye ahayen mowducan naga bixi waa ku qosly
Sheikh isku sheegyasha weybadnyihn
waxan la Yabaa kuwa Fadxiya ku dhahaaya Nin bad waydey war heedhe Gabadhu inaynu wanaagsanaano Oo dhaqamada Xun iyo Dulmiga iska dayno bay Rabtaa Si wadankeenu inoogu Hagaago Ee Nin ma Rabto Walaahay kumanaan Nin ba Caawa Haday Helayaan fadxiya Cagaheeda Shumin lahaa Ee Fadxiyo ilaahay Haku Xafido dhahaya
Even some man's are feminism
Thanks abwaan
Why is a woman saying I am independent intimidate our men? Is it worth a whole topic of a lecture? What a waste of time 😜!
muhiim maaha booska uu ku jiro siyaasi wadaad fanaan oday dhaqameed marba ninku haduu soomaali yahay lama filaan kuugu noqon mayso dumar ka lushiga waa caadadii awoowayaashood ciilida liidida kufsiga aflagaadada dumarka gabayadooda u fiirso nin baa nin rabo in uu caayo dhamaan caaydiisaas waa uun liidid dumar naag baa tahay dhadig baa tahay waxa la caayayaba waa dumar hadana waa niman waxa is haysto
Wlhi meel fog bad wax ka aragtay🥰
Sheekh rage asagaa naag ajnabi iska furtay Marka muxuu naagaha soomaaliyeed ka sheegi karaa asagay hoostiisa taalaa🤔🤔🤔🤔
We need Gathering women wake up.
What about Nike? Very confused about the lecture this guy is giving. He lost me when he made fun of dark skin women
Walahi so women are heroes may Allah subhanallah watacalla bless them Fatxiya you are beautiful stay blessed quruxsan
Thank you for speaking on this topic. Especially to someone like Said Rageah. He is so biased and blinded to reality of Somali society .
Subxaanalah hadii ay Oromo tahay xataa sodamiir xumo maha ilakufadfo
Somali brothers, whether they are sheikhs or not, are all having the same diminishing mentalitality against women . That's the reason I quit listening them and instead I highly recommend you stick to Muft Menk Bilal Phillips and other scholars who respect women .
Even Somali women doesn't know what feminism means hhhhh but they blame us subxanallah 😏
Walahi been mad shegin ayaga la gursadaa 😂😂😂
Sheekh siciid bari horaan anuu ogaaday naagaha soomalida aadbu u weerara isaguna gabadh cadaanu qababan umalaynayaa waligii isagu waa sidaa 😢 sheekh mustafana wuxuu yidhi umada soomaliyeed qofka qudhee shaqo saxa u hayaa waa dumarka maansha allah
Waa runtaa Sh Siciid waa Dulayste
Sh Mustafe waa rageedii
Nimanka somaliyed runta ma jecelo wadan koda bubursan kama hadlan naag iska celi le la baray❤❤❤❤
Asc from Djibouti.
Allah fatxiyaay maaxaad qudhun ka badan ee u qarsoonaaa somali peaple dibadda aad soo dhiktey! Waligey white looser man ka jeelalka ka soo baxda ee masjid hablo somaali lagu daro eed nagu baraarujisey waad ku mahadsantahey .
Talaab, shiyookhda aad khashiftey ee dumarka uun ka xadiisa ee iyaguga aduunka ka dhacey , ee diintii islamka sarey u qaadi kari waayey waad ku mahadsantahey
Saaqi
Nin Somali markan jukansanayo waxu iga jekeynaya wasmo iyo cunto noce ah bad i sameyn nin ka cadan ka ah na hos bu ku wereysanaya wuxu firinaya waxad ku fikirayso mustaqbal ka fog 50 sano so socota bu kala hadlaya
Oh wallahi wàa runta
Farxiyaay, Ragu ma is xiniinya taabtaan, waa iswada difaacaan, xataa haduu ka ugu xun yahay, waxaa ka dhaadhacsan naag baa marwalba qaldan oo xumaanta wada😬😬😬
Fathia I salute you, am very young am studying aviation in South Africa I was born in Namibia soon I will be a pilot, my mother has done a tremendous job raising me she works 12hrs a day,while my father is in Kenya chewing khat,I wonder vhy they don't see how vomen struggle to fed they children, Somali men are lazy we will be independent, we don't need them
Well done habo, pursue your dreams and prove them we are far better than somali men !
Masha Allah habo! Very proud of you. Your future is bright not even the sky is the limit❤️😍
@@nim5-r1v thanks my dear
@@FatxiyaCabsiiyeChannel thank and don't worry about haters we are with you,, don't give a damn about them we will not tolerate any more let us stand up for our rights they need us more than we need them, I will fly boeng soon and wiil not be slaved by any man InshaAllah,
Haduu gabadhii axdiga wada galeen ee jaamacada ka saartey uu ku wacad furey oo gabadh ajanabi ah ka raacey ayuu wax u sheegi kara.
33:19 absolutely 💯
Waxba ha baran ha shaqeysan ha isku filnaan ha is qurxin asaagaa baalka haka raacin waa ha tashan naag soomaaliyeedeey ee guriga noo joog oo anaga noo hoos fadhiiso waxaad banaanka ka rabto wallaagi waa taas oo cad. Faarax ma rabo xaliimo tustay inay ka maarmi karto. Wallaahi inan baa maalin igu tidhi banaanka markaad u baxayso sidan oo dhan ha u labisan waxaan ku idhi sabab dee sheeko soomaliyeed bay ii gashay waa lagu cawryayaa iwm Haye baan ku idhi waan iska dhaafay. Maalin danbe baanu islaan aanu jaar ahaan jirnay oo guurtay supermarket isugu soo galnay waanu isasalaanay way I waraysatay intaa aniga ayay indheheedu igu maqan yihiin. Maalin Kale ayay hooyaday geeri isugu yimaadeen bal geeri baa la joogaayee waxay ku tidhi inantaada niqaab u xidh😂😂😂 yaab! Waa qoyan
Yacnii waxaan u fahmay naagta soomaliyeed inaanay u qalmin qurux iyo qaayo toona.
One of the best Architects in the world was Zaha Hadid ,she got many world prestigious awards …she designed most beautiful and unconventional structures in the world.Biggest Building in New York was designed by Zaha.
Who is NIKE for me to listen to them ?
Taking orders from slogan. 😲.
Ragii somaliyeed ayagaa qayral masuul noqday oo aan xilba isasaarayn hooyo, naag ay qabaan, caruur ay dhaleen midna masuul kama aha walaahay Ilahay na Waa idin xisaabayaa mar aan dheerayn
Walee fathia Aniga sheikh igu yiri wuu dayacmaa wuu ka sii daraa hadad ceyriso 😂😂😂
Adigu xadaana miyad tahay markaas kkkkk
😄🤣hoyadis miyuu kuu heystaa 😄wu dacma kulaha
Nimanka markeey guul dareystaa hooyadood ayeey ku moodan🤪🤪
@@fardosa.ahmedahmed6204 calool jileecaas anaga barnay hala xanaaneeyo kulaha hhh
isaguna markiisa "cilad kale maleh heblaayo lkn umusha intay ku jirto ma udulqaadan karo teda kale xayd ayay hesha bil kasta 7days aya la sugaya aniga sino ayan ku dhacaya"
Shiikha "la guurso"
Abaayo ragaa horta wax iska celsha ayeey layahiin mooyee wax ka jilcan maleh laakin dumarka doqomo eh oo waxyaroo shilimaada ugu xisho sharaftooda
Saeed raage , waa hypocrite 🙄 isla yaab ku dheh sheekh isku sheegan oo dumarka afka ka dhig aduu isa soo sax .
My son has masha Allah yes
You are 100% right Fathia. Sheekh Saeed Raage Canada ayuu soo galay isaga oo dhalin yar ah hadana waxbuu baran kari waayay oo ka shaqaysan kari waayay waxa uu ku dambeeyay inuu Africa wareego dumarka qurbaha ku nool caayo
Waxaana igu maqaalo ah inuu reerkiisii dayacday xaaskiisii arrin xun ku sameeyey markaasuu rabaa inuu na wacdiyo anaka.
Absolutely gabadha soomaaliyeed waligeed iskufilan ayay ahayd qurbe iyo dalkiiba hada yaa caruurta jahaad kulajira midakale horta ninkan isagu gabadh cadaana ayuu qabaa muxuu gabdhaha soomaaliyeed umaagaa
Iney naga fiican yihiin ayuu moodaya, aqliga ku yar kani sheikh isku sheega ah.
@@nim5-r1v sheekh wuuyahay walal caqlina kumayara ee qalad uu awoow ka awoow kasoo gaadhay weeye iyo kibirka ninka somaliyeed markaa caayimayno laakiin weynu saxaynaa
Subxaanallaa waad qafiiftay dib isu fiirso sheekh raage ha nijaasayn qof weyn baad tahay matihid qof mane leh risiqii baa meel xun kaa galay 60jir baadtee toobad u noqo adaa ba ay runtii
Fatxiyaay walalo Ilaaahay khayr haku siiyo waad noo hadashay ciil maqabo
Wadaadka kaliya aan dhageysto waa Mustafa. He is neutral and impartial (no qabil, doesn't mix stam with what he preaches). He is an educated person and can compare religion with scientific evidence 👏
Allow noo xafid farxiya cabsiiye runta ku jeclahay wlhi ♥️♥️♥️🙏🙏🙏
The shaykh didn't hear about Zaha Hadid the great architect who died recently? Iraqi, Arab, Muslim woman.He should check the buildings she designed around the world on, wikipedia.
Farxiyay wadadani iyagaba raga dumarka nacsiyad is odhanaysa waayo markasta misajad buuxa oo dumar uun lagu dhalilayo oo dhamayn miyad aragtay wlo maxadiro kasta wa about dumar iyo xumantuda iyo siday narta ugo badanyin iyo balayo iyo bas uf
Aniga fakirkayga hadaa ka dhiibto hablaha Somaliyeed 10 sano talo ayaa siinayay mid talo qaadanayso kuma arag nin Somali ubad ma doonayo siiba kuwa qurbaha jooga hadaa guursatid ninkan iska baro intaadan ubad udhalin mid walba excuse raqiish ah ka horkaynaysaa marka hablaha Somaliyeed ha fahmaan dulayste in ubad rabin oo hostiisa ku caqli yahay marka waa in la dhisaa hablaha wacyigooda kor loosoo qaadaa qofkii ku jecel waxaa jecesahay kuugu jeclaanayaa, hornarkiina kasaqeeyah hablow ubad haduu Allah ku qoray 50 jir ayaa ku dhali kartaa sida maya loo dhaho barta
Gabadha miskinta videogeda wn daawan kariwayey 😢 illhy haw gargaaro
Farhiyo halkaa ka wad Abaayo ha u joogin khoyan iyo duleyste waa ku wataa ani❤ ❤
DULLAYSTE AYAAN AHAAN JIRAY MASKAXIYAN,
MA JIRTO SE CID AAN DULLAAYSTAY,
NASIIB WANAAGSE FATXIYA AYAA BEDESHAY FIKRADAYDII KHALDANAYD EE AAN AAMINSANAA
Waw qofku haduu isbedelayo waa qof wanagsan mnsha allh hore usoco wllo
@@samiiragurey6812 xagaan aadaa EE aad I leedahay u soco, wll
Waxaan sheegay uun inaan aaminsanaa fikrado khaldan oo dumarka soomaalida lagu liido, oo dhaqanka ku salaysan
Diinta islaamku intay dumarka u ogoshahay ma diidani,
@@jamaibrahim6154 wllo meel ha adine arinka wanagasan ee isjafjafka ah kusoco hh
Siciid raage intaas buu gabdhaha Somalida kucayaa nimankii Somalida bay katagan ok ajnabi nolash kuracaan ma asagaaba gabar somaliyeed lkaracay ajnabi, walee wayaab
Isagii baba gabar cadaan ah qabe maxa afaarahena galiyay yaab hhhh
allah dumarka ya iin badan o kamiida noga dhiiga fadxiya o kale wllo hore usoco waxa tahy qof bullshada wax kuso kordhiinysa shukran jasakumulllahu khyr😇😇😇🥰🥰🥰
Fathiya thanks
Walee fatxiyaay qaali guryo sidii u u raya bulaacad bay ku wada aruursan yihiin caruurahooga iyo qalanjooyinkay caruurahooda uga soo taheen warba uma hayaan huuro bay la wareegayaan
fadxiya qalbidhaya 10 sano ayaan kuraadinaayay inaan mar uun kulahadlo
Salaam beautiful soul 💕
Somali ladies start being selfish and self-centered when it comes to men because most of them don't care about us.
They will defend each other to the core, I just wish we could be like that towards each other.
🥲
walahay wa Runtaa Nimanka lama Hadlaayaan Shiikh iyo Shariif Gabar Somaliyeed ba la daba dhigay
Abdicasiis, magacaaga ayaad Noqotay walaal gacaliye. Allah haku barakeeyo ❤️🙏🌺
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Adiga iyo ubadkaagana ilaahay haydin barakeeyo wllo Gabadh Xaqa iyo baadilka kala taqaan ba tahay weligaa dhib Arki maysid ilaahay wu ku Arkaa Qabyaalad ma taqaanid Dulmiga Ayaad ka waanisaa Dadka marka Hore Usoco wllo Garabkaaga Ayaanu Nahay Guuleyso
MashaAllah beautiful sister ❤we need you in our Somali Community you always telling the truth nothing but the truth ..keep going sis
Niinkaanu shiikha laagu sheego waa qof aana qarsaan kaariin cadiifaada uu dumarka kaa qaabo !!!! Koley anigu shiikhu maa yiiraahado ee waa fuuleey weynadey!!! Salaan sharaaf Fatxiya qurux❤❤❤❤
Walaalo ceebta kale ee ay leyihiin markay gabadha furaan caruuurtana way furan raga somlida wxay la cadhoonayaan markaad runta u sheegto waxay ogyihiin in ay faashiliin yihiin wwxaan u arka raga somlida 99% in ay yihiin cudur gabadhaha loo soo diray oo weliba dililahaa lkn maanta wsxaanu oganay taas ayey u gariiri. Fathia keep telling them the truth InshaAllah qaar ayaa allah ku hadayn karaa
Fatxiye Cabsiiye waad iga qoslisay waalhi. Maxaaa tir carabkey ka noolyihin 😂😂😂😂
Guuleso geesiyeey
Walaahay sikastoo ninku belwad u leeyahay waxay dhahaan sabra hadii naagtu waxa ugu yar aysamanana fur bay dhahaan wadaadadu
Wadad ha oran sheydanka
ilkahaaga Quruxdooda Aad ban uga Helay naasha Alaah wanba jeclaadaye See yeelaa
Say maasha allaah bro
May Allah protect you ya xabibti you are the best
Keep spreading your wings ❤ we love you. Go after them
I like that - the last 20yrs waa lainguursan jiray!
Qoyan is the problem, Why she having child every year. If he can’t help you with the first kid, don’t have him more kids. Work on yourself sister and focus on you.
True walahida, when I saw he wasn't a family man I choose to live on my own and raise my 2 kids alhmdulilah.
Habaryar sheikha ugu wanaagsan culimada somaliyed ee runta u sheega nimanka waa sheekh la yidhaahdo (abu dalxa) waana sheikh aad ugu hadla qoysaska somaliyed . Soo dhagayso habo❤❤
Waa runtaa abaayo ilaahey ha xafido shiikh dalxa 👍👍👍👍👍💯💯💯
Naa kaasi waa kii yiri naagti quraac karin wayda 1 dalqad halagu furo kkkkkk isagaa ugu daran
@@monaaden6634 sax wa isku mid sheikh somali fake sheikh
Nimanku iyaguhsys waniyan naagaha maxadabo dhigay 😂😂
Inadeero Fatxiya history will write u Inshaa’Allah . Keep going . Keep inspiring . Keep educating the ignorant . Keep challenging injustice and inequality. ❤
History will write foolish feminism
@@muhamedelmi1903 feminism is a gas lightening concept that weak men use to get out of doing their responsibilities.
Feminism are for sure gas lighting jahanama حطب الجهنم
Ilaahay baan kuu barayeyaa hanuun iyo hidaayo
muxuu ninkayahay haduusan biriijka iyo dhagaxa ba kashaqayn ilaana wax kale maqabatid maxaa ula xintamaysaa naagaha dhala nuujiya koriya shaqaynaaya boqolkiiba 75 dumarkaa shaqo badan waxana kadareemi kadhaa xaqa hooyada marka nimanow mawaxaad rabtaan inlaydindhoho seexda cabasho badanidinaa kato masuuliyadaa aabonimo iyo xilka lagu saaray
habo fathia you're absolutely right every slogan have special meaning I've learned business and I understand how business work each business have rules and regulations but this is embarrassing I don't know what is wrong with Said rage he seems knowledgeable person but he is damb walhi 🤔
Dhibaatada dadka haysatay ka mid yihiin. Runta kama hadlaan. Dumarka in ay sidii xoolohii 4 xero ku soo xaraystaan intaa naag bay kahadlayaan. Waxaas diin ma’ahan.
M a wllo fadxiiya cabsiiye hore usoco 😇😇😇🥰🥰🥰
Wle fathia
Nimankan waybaqanayaan..baqanayaan..baqanayaan..1.dad dhagesta way waayayaan
2.duleyste aya tooganaya
All cigaalshidaad😀
ALLAH Fathia, I have remarked that about this Sheikh, I do not want even call him Sheikh. He addresses women in very condescending way.
Shiikh Siciid Raage Haduu kawaanka Saaran yahay Soo dhig miiska wan Qalaynaaye
Ascwrwb. Fathia walaal ninka somlida ahi waa isku mid isga laglaftigiisa ayaa ah player waydiin imisa gabadh ayuu furay siduu u galay xaaskiisa Hore ee hodan 5caruura ayey u dhashay kadibna qalbigeeda ayuu dhawcay intuu yidhi waan kuu soo shaqayn gobol canada kamida kadibna naag cadana ayuu karacay inkstoo iyadiina Hindiyad karacay marka wlaal isagu maba aha in uu hadalo walahay Fathia wadada ayaa ugu xun Inyar mooyane
CArabta iyo Bakistaaniyiinta waxeey weydiyaan haweenka somaalida aaway caruurtiina abayaashood? Said Raaghe meeqa ayuu guursaday? Caruurtii uu ka dhalay halkee ayuu ku ogyahay? Su'aashas ha la weeydiyo
Just do it your salat
Just do it your homework
Just do it your work
Just do it your hadiith and khudbah right!!!!!
And so on and so forth
I think sheikh needs to take some English comprehension classes.
Waa margiyeyste majaajilayste by intention/design. He is celebrity selling misinformation.
Subxaanallaah, War annagaa balaayo aragnay, waa run wallaahi war xishooda goorma ayey xumi qabiil yeelatay, War ilaahay ka xishooda, ninkii xuduuda gooyaba ma cududaar baad u sameyneysaan, wallee dumaroow isma'aragtaan.
Way kala baqaan naag un ba meelkasta ay ka eedaynayaan sheikhyadani
Maasha alaah you get the point the problem is they are not doing their job all Somali Men’s 🤔👍
Well said I love you and support you.
Love you habo mcn
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Fathie we saw this guy long time and we had a opportunity to address …but we let him lose.. when he released how a wife should keep the kids away in a room and handle the husband .. lost for words !!
He’s my favorite sheikh I love him so much such a great man ❤
Farxiyo nago badan ba si qalad ah lo kala dilaaciyey 😂😂😂
Dadaal oo u dood
Also me. He's my favourite
@@nunuissa6376 I can’t judge him walalo no matter what he’s saying you know sometimes it is good to tell them the truth but at same time we are not allah خلي على ربك
@@blessingchanne1866 always I used to listening his mahadrow ❤️
He's no representing women , he's baised and misogynist, still if you wanna support him then us women are conflicted 😐
Last twenty years waa laydiin guursanayey kulaha kkkk she is so funny run ma ku sheega rag somali runta ma raban maxa talo ah
Masha Allah Fathia fariid iska celi nimanka doonaaya in ay Ku khaawisaan
Cars Kay Ka nool yihiin omg 😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Alle diinta haynagu dilo oo khatumo xumo inaguma dilo
Horta qofkadhegeesee oday iska mataatacaa yaawaayo ilmaheenana waaheeysanaa waana shaqeeysanaa allaah subxaanahu watacaalaana waa caabudaa oday funk of dhaha
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk
waa lidiin guursanayay sanadadii danbe kulahaa farhia Dhib bdnaa
Fathia absiiya walaahi naag nool ayaatahay
Sheeq iyo shariiba waa isku aqli nimanka somaliyeet😂
The funny think is.
Nin soomaliyed hadad si Aqli iyo Garaad leh ula hada shid
Waxay kuu arkay aan! Cadow!!
Ama naag xun baad tahay.
Ama Gaal baad tahay.
Dhawaan arag Bay yahiin
Dharaar soo baxdayna Garaad uma siyaadin
Farxiya hadii ay sheekhad noqon lahayd aduunkuba iyaduu u afduubnaan lahayd 😆 🤣
Maba dhagaysto so called somali sheikhs, waa wada misogynist 😙
Waxaysan nimanka u lahadlayn raali bay kuyihiin sheikh nimaduna daacad kama ah. Waa qooto qooto.
Maha sheekhyo nimanka ayay uhadlaan o afhayeeno uyihin
@@monaaden6634 true, daacad ma’ahan xataa markay sheikhyo yihiin. Dhaqan dhulmi ku dhisan bay ka yimaadeen.
@@duniyalang1285 culimada carabta ah daawo kuwasa run shega boqol goor ka fcn kuwaan
@@monaaden6634 haa waan kugu raacsanahay. Qof wax bartay caqlina u saaxiib ah kuwan maba dhagaysan karo lol
Mahafsanid abaaye.
Farxiya imiika sheekhba madhagaysto intaan ku arkay alle hanokaadaayo waxbadana iibaxay diinta lama kala xiigo