24 HOUR AYEY IGU QAADATEY RUUX BRITISH 🇬🇧 OO KALE IN AAN U NOOLADO MUQAALKII UGU ADKAA EBID :

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 675

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  Год назад +99

    ruclips.net/video/T_qb644nkrU/видео.html soo daawo

    • @cimranabdifarah8797
      @cimranabdifarah8797 Год назад +7

      24sac soo socotaa maarish u tag yaah😂😂

    • @Kaskey33
      @Kaskey33 Год назад +2

      Mar horaan dawadee soo badi🥰🥰🥰🥰🥰

    • @suhayb7706
      @suhayb7706 Год назад +3

      Wllhi zxp funY aYd tahay m.a❤

    • @ruquyoamuse4584
      @ruquyoamuse4584 Год назад +2

      Fiiri bro love xata mano quurtid ❤️❤️

    • @allowikaalmeyofficialchane4488
      @allowikaalmeyofficialchane4488 Год назад +1

      Kkkkkk we love you. Wllkey UK hadaan imaado waa ku soo raadinaa Insha Allah.

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Год назад +102

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨

  • @hosowpro
    @hosowpro Год назад +134

    😀😂 Quraac ka dib oo jimicsi trampoline lagu boodboodaayo, dhaqanka Britishka caadi ma ahan😂

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 Год назад +25

    Kkkkkk wallahi Niinkaan waa igaa qosliyaay waxaa kale ku jeclahaay waa qof qalbi wanagsan MashaaAllah

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад +16

    😂😂😂 Jack biritish boy family empire 🎉🎉🎉 runta wa dhex jogtaa legend of social media keep going guuleso

  • @aminaabdullahi7040
    @aminaabdullahi7040 Год назад +32

    Keep going Jack👏👏👏👏👏👏

  • @monam7931
    @monam7931 Год назад +2

    Waryaa qurx ku dhigle saw adigana dhin dhin noqday wad ka rwystay meshi jogi jirtay man Sha Allah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Год назад +37

    You're so funny walahi 😂😂😂😂😂😂😂 hore uso in sha Allah

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Год назад +13

    ماشاءالله تبارك الله is nolee lkn ha is ilaahiw wakhtiga saladii ha ilahin 😊

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd Год назад +17

    Qurux ku dhigle wu iska kaftama Runtii cuntadaas waxa ka cafimad iyo macaan badan beer iyo canjeero fresh ah maxa yeelay digirta wa gasac health uma ficana waxa kalena wa wada cunto ku raagtay Fridge ka waqti hora lasamayay marka qof ka Africa wax ku heesto aya raaxo kunool Walhi

  • @noorakash-yo3qo
    @noorakash-yo3qo Год назад +22

    His English is improving day by day keep going bro 😂

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 Год назад +13

    Walhi waad iga qosalisay😅 ilhay haku barakeyo walal ❤

  • @jfjjhju4679
    @jfjjhju4679 Год назад +20

    Keep going Jack ✌

  • @abdifitahaliibrahim1842
    @abdifitahaliibrahim1842 Год назад +7

    Jack wlhi dacadaa uqosle(ALLAHA) ku farxiyo sxp

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 Год назад +19

    QURUX KU DHIIGLE BEST WISHES 🎉🎉

  • @SahardidSahardid-i6t
    @SahardidSahardid-i6t 9 месяцев назад

    Ninkan wlhi wa legend wa kouwata markaste youtubka wahan ougalo wa sidan adi koudawado wlhi ❤from 🇩🇯🇩🇯

  • @ahmeddahir8939
    @ahmeddahir8939 Год назад +15

    My legend Jack aka mr uk 🦁🔥🙌

  • @mariaivana7296
    @mariaivana7296 Год назад +17

    Fanka aba kugu jclhy wlhi san le u faan ❤️😂

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 Год назад +94

    Half Somali half British boy😂😂

  • @umuamiira1418
    @umuamiira1418 Год назад +1

    Waw daada ma aqaanee bismilaahi dheh

  • @cabdinuurallaale6249
    @cabdinuurallaale6249 Год назад

    Qaar waligood joogay ayad dhaantaa sxb qurux ku dhiigle horay u soco

  • @yasmiinadam2571
    @yasmiinadam2571 Год назад +8

    Kkkkk waaw Masha Allah rabi hakuxafido qurux

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Год назад +2

    Sxp ilxun iyo xaasadba Allah kaa hayo bro

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Год назад +41

    You’re so funny enjoy your breakfast bro 🤣🤣🤣

  • @uzaame_7k
    @uzaame_7k Год назад +51

    Jack nabigu wxu yidhi من شبه يوما فهو منه 😢 qof kasta Cidii uu isku eegaysiiyo ayuu ka mid yahay😢❤

    • @ifrahawil6695
      @ifrahawil6695 Год назад +3

      British Muslim ah majiro miyaa lagu dhahay

    • @MohamedCabdulahi-hb4cj
      @MohamedCabdulahi-hb4cj Год назад

      Waa sax walaal

    • @maryammacalin6658
      @maryammacalin6658 Год назад

      Asagaaba gaalada waa oooyaan kuleh aawy muslim

    • @nuurdiinaaqilchannel385
      @nuurdiinaaqilchannel385 Год назад

      British muslim iyo gaalba wuu leeyahy Tan Kale Wxu Dhahy Sida Ey Unolyihin. Tusale Somali Iyo Sacudiga Waa Muslimin lkn Isku Si Uma Noola Dhaqamo Kala Dugan Aye Leeyihin. Jaahil Hal Daliil Barty hanoqon Wax Kasta Meel aye Kuhabon Yihine

    • @ibnumudegarad6303
      @ibnumudegarad6303 Год назад

      من تشبه بقوم فهو منهم

  • @OPTHIKANIMOHAMED
    @OPTHIKANIMOHAMED 9 месяцев назад

    Wow this is the best quruxkudhiigle is wait keep going ❤

  • @SucaadacabdulkadirCabdulkadir
    @SucaadacabdulkadirCabdulkadir 5 месяцев назад

    Murad leyhy iso duceeya inu alle I sahlo❤😢

  • @SuleemMuhumed
    @SuleemMuhumed Год назад

    Walahi legend Aya thy wllky Allah yixifdig

  • @MaxamaddeeqSheeqcali
    @MaxamaddeeqSheeqcali 11 месяцев назад

    Sxb qurxa ku dhigle wallahi sher iyo lketa waad istahishaa hadii shankuna halmar lasari lahaa waan ku sari lahaa sxb ❤

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Год назад +6

    🤩😍😮Masha Allah 👌👍💯👏👑

  • @ahmedtaajirapdi9052
    @ahmedtaajirapdi9052 Год назад +3

    Jaag sxp wan ku salamay allh save you my bro uk iska baashalee legend
    Sxpkaa dirisle malmahan in ma arkin lpx

  • @endoferagoat2393
    @endoferagoat2393 Год назад

    Maariish Sxb sixun bay kuugashay waankaxumahay

  • @nila7120
    @nila7120 Год назад +7

    MashAllah you are very funny keep on going bro

  • @fadumofarax2177
    @fadumofarax2177 Год назад +1

    Mash Allah abowe waku xiisnay hada nahay rer Nairobi🥺♥️♥️👋

  • @RingerMaame-cz2ze
    @RingerMaame-cz2ze Год назад +1

    Funny jack i am first your subscriber's

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Год назад +3

    Legenow waan ku wataa kusoco

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Год назад +23

    Legend keep going my brother qurux ku dhiigle❤😂

  • @Hooda36
    @Hooda36 Год назад +3

    British qurux kudhiigle man 👨 🤣 enjoy the British life style you're amazing 👌 😉 😎 👍 😀

  • @HassanMohamed-bu2on
    @HassanMohamed-bu2on Год назад

    Awoowe wlhi qosol igu didhey

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 Год назад

    Ilaahow wadanka saas oo kale nooga dhig runtii bilicda iyo quruxda iyo nbada waa wada socdaan

  • @Nuradin380
    @Nuradin380 Год назад +6

    Wa Irish u dhashay boqortoyada Ingriiska❤️

  • @mohasan3083
    @mohasan3083 Год назад +7

    Habkee ee somaalida unolyihin sosame plz

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 Год назад +5

    ketchup 😂😂😂waa ilowdey aboowe runtii adiga caadi ma tihid maasha allah nin waxad tahay meelkasto a qabsan karo runti nolo ka sameeyn karo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Kaskey33
    @Kaskey33 Год назад +6

    Jeckdawsan is not easy 🐐🐐🐐🐐🐐🐐

  • @carabsilvasilva7408
    @carabsilvasilva7408 Год назад +3

    Wow nugudishe

  • @zeitunadan5851
    @zeitunadan5851 Год назад

    I like the way your talking keep going bro

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 Год назад +23

    I was born in Africa by mistake got me dead 😂😂😂

  • @abdirahmanmuhidin8340
    @abdirahmanmuhidin8340 Год назад +2

    Mahamed uk

  • @DaauudCali-c4f
    @DaauudCali-c4f Год назад +1

    Wan ku wata qurux ku dhigle❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад +1

    Wixii jack lagu dhahay uqabbtaa😍

  • @hawahakima6497
    @hawahakima6497 Год назад +19

    😂😂😂Mr UK 🇬🇧 is not easy

  • @yusufmahamed
    @yusufmahamed Год назад

    Qofka camerada ku hayaa dulqaad badanaa wllhi Ani qosl igumu soo harin the kind of a legend

  • @robleshale4388
    @robleshale4388 Год назад

    Mr botaale kip going

  • @badrudiincr4746
    @badrudiincr4746 Год назад

    iska ilow quxur kudhiigle
    Mr UK 🇬🇧 I am greating yor ❤

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад +6

    Wll geeeeeesi guuuuulalayo insha allaah happy may18 somaliland thaks you

  • @mohanad4273
    @mohanad4273 Год назад +1

    Back to Work Taliye🎉

  • @abdirashiidadan2815
    @abdirashiidadan2815 Год назад

    Walahi fani aya tahayi😊

  • @muusabakhiit
    @muusabakhiit Год назад

    Mr. Ireland

  • @WajkaManka
    @WajkaManka Год назад +2

    Maxamed uk

  • @ibrahimmohamed4149
    @ibrahimmohamed4149 Год назад +2

    Mesha novelka quraan kubadal mhsnd lbx

  • @abdallaali9204
    @abdallaali9204 Год назад

    Maxamed Sweden

  • @hassanbuuxabdullahi
    @hassanbuuxabdullahi Год назад +26

    Jack wan kaa bedelnay Mr UK 🇬🇧 ayaan kuu bixinay😅

  • @CabdirizaaqmacalimIbraah-si3di
    @CabdirizaaqmacalimIbraah-si3di Год назад +1

    8:03 2022 ma xasuusataa nairobi mxamed khadar 🤣🤣🤣best daafac aheed jackow

  • @hasalishasalis4284
    @hasalishasalis4284 Год назад

    masha allah sxb ❤❤❤

  • @XasanCabdimaxamed
    @XasanCabdimaxamed Год назад

    Keep going wll jack🥰

  • @wilkasanadka5118
    @wilkasanadka5118 Год назад

    Mr uk boy magac aba mesha ku baxay 😂legend keep going

  • @ahmeyps4244
    @ahmeyps4244 Год назад +8

    Legend jackdawson missed u yaqi❤️❤️❤️

  • @maidacabdi1342
    @maidacabdi1342 Год назад

    Hhh sana qurux ku dhiigle man sha allha my brother keep going

  • @Xamdi-qali
    @Xamdi-qali Год назад

    Allahoyoygacmadhaadherayeykajabin😅😅❤❤

  • @haananbanana-tq9bx
    @haananbanana-tq9bx Год назад +1

    Omg garoop

  • @UsameAxmed-ol6cg
    @UsameAxmed-ol6cg Год назад

    L will come in sha Allh

  • @RuqiyoHilowle-m2y
    @RuqiyoHilowle-m2y 2 месяца назад

    msha Allah❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад +1

    Maaash allah 😘😘😘😇😇😇🦁🦁👍👍👍👍👍👍👍👍💥💥💯💯

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Год назад +3

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Год назад +3

    Wax Lagama qaban karo 👍👍👍👍👍👍

  • @maxameddaahir1342
    @maxameddaahir1342 Год назад

    Waa xayaatul Kalab nimo

  • @HassanAfrah-wt7hj
    @HassanAfrah-wt7hj Год назад +1

    كل نفس ذائقة الموت وانماتوفون أجوركم يوم القيامة فمن زحزح عن الناروادخل الجنة فقد فاز وماالحياة الدنيا الامتاع الغرور.
    Warhooy is ilaali interested goori goortah

  • @abdikhalidbilal8399
    @abdikhalidbilal8399 Год назад

    Legend keep moving

  • @aahmad2195
    @aahmad2195 Год назад

    Cooney Hill Park caadi maha...

  • @mushtaqkhalid161
    @mushtaqkhalid161 Год назад

    Noso badi wixi cusub caalamka jecel your way a like ❤❤❤

  • @cashonuro3945
    @cashonuro3945 Год назад +1

    Lkn taah waxaa kuu dhanto inaa qur aan Aqrisato

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад +2

    Master uk

  • @khaalidcade9495
    @khaalidcade9495 Год назад

    masha allah

  • @abdirashiidadan2815
    @abdirashiidadan2815 Год назад

    Walahi wana kayabe biri waxa nokeni dota inada isa xadeso ayan kabaqeya walahi😊

  • @xasan4606
    @xasan4606 Год назад +1

    Wiilka reer beydhabo janaay❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Год назад +11

    The one and only legend Qurux kudhigle ruxii ugu horeyay ee asagu isku mashquulay huuno cunta gaaled haisku cunin intad British British u now isledahay😂😂😂😂

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc Год назад +2

    Masha Allah 🥰

  • @RaxmaMaxamed-gr1ez
    @RaxmaMaxamed-gr1ez Год назад +3

    Mashallh

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 Год назад +1

    Hayeey mahamed qadar😂😅❤

  • @xiibay12sheikh24
    @xiibay12sheikh24 Год назад +1

    Jag Mariah sxibta awi

  • @teammofamily6614
    @teammofamily6614 Год назад

    Waa yab umad adunka iku jahalsan Ina kudayado waa laga wacanyahay 😊

  • @kiishaaryreLEO
    @kiishaaryreLEO Год назад +7

    Qurux ku dhiigloow British hal wax baa kaaga dhiman the colour change 😢😂😂

  • @drsfalastin1831
    @drsfalastin1831 Год назад +3

    UK sa u tagtay wa cadatay dawo le isku xaday le ku dhihi kara baraf Laguma cadade scb🤩

  • @haliahmed6401
    @haliahmed6401 Год назад +9

    😂😂😂😂 loved it, Your soo funny ! Keep ‘em coming

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 Год назад +1

    Ayy jack ❤❤

  • @mohamedayuub1617
    @mohamedayuub1617 Год назад

    Waw waaw kk

  • @osmancade3275
    @osmancade3275 Год назад +4

    Waa naga waalooysaa jack ❤❤❤❤❤

  • @yasotiger345
    @yasotiger345 Год назад

    Jucketka guus ani xitaa waa haystaa 😊

  • @AnfacMaxamuud-qx4gz
    @AnfacMaxamuud-qx4gz Год назад +3

    Guuulguuul

  • @ahmedkashka
    @ahmedkashka Год назад +1

    Mr uk🇬🇧