CUNNADEENA MA LA SOO BIXI KARNAA | Sheekh Mustafe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

Комментарии • 37

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 3 года назад +4

    Masha allah sheekh mustafe jazakallah kuwii kheyraadkooda ka faa iideysto illahay hanagadhigo

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 3 года назад +1

    Sheekh mustafa Allaha ku barakeeyp. In badan wax waad noo sheegtay, kuwii qaata Allaha inaga dhigo

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад +5

    jazaka allah.. sheekh mustafe... wx baden baan kaa faidney allah haku dhowro

  • @hudaifimouse7523
    @hudaifimouse7523 Год назад

    Aah. Mustafe jazakallahu khayran

  • @Nimcan-xw4jj
    @Nimcan-xw4jj Год назад

    Ma sha allah Shekh mustate faiido badan iyo khayr ka so burqanyaa badi dunida gaadhaye barake ALLaha yow

  • @bile-25
    @bile-25 Год назад

    Jazakallah kheyr sheikh mustafe

  • @abdullahimohamed9706
    @abdullahimohamed9706 3 года назад +6

    Ascww. Jazaakalaahu kheyran, reer Soomaalilaanoow doorta labo sano oo qura Sh. Musafa Xaaji, inta meel iska dhigtaan waa goyanaa. Waxaan u baahanahay sheekhaas oo kale oo xafidi karo amaanada, arakti dheerna leh. Towfiiq.

    • @maxamuudildab4316
      @maxamuudildab4316 Год назад

      Sheekhu aakhiro seeg ma rabo
      Somalia weligeed ha iska wareersanaato

  • @caisha12ceeni40
    @caisha12ceeni40 3 года назад +2

    Baarka allaah fiika wafii cilmika sheeqanaa faadil allaah ha ku xafido

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 3 года назад +1

    Sheekh mustafe waa qof waaqici ah oo mawduucyo bulshada u baahantay ka hadla

  • @xasan4492
    @xasan4492 3 года назад +2

    Manshalh Allah haku xiftiyo shiekh mustafe

  • @Mohamed-Abdirashid
    @Mohamed-Abdirashid 3 года назад +1

    Jazakalahu khayr sh mustafe wax badan ayaan ka faa iday
    Alle aku xifdiyo

  • @mohamed_garane
    @mohamed_garane Месяц назад +1

    Qeybta 2ab ee darsigan sogudbi fadlan🙏

  • @Mohamed-Abdirashid
    @Mohamed-Abdirashid 3 года назад

    Msha aalh sh dhinac walba waka dhisanyay isha aalah
    I hope inay somalidu isracdo calamka dhinac ka racan wax so saarkenana kor uqaadno isha alah

  • @mohamedbalcadofficial5053
    @mohamedbalcadofficial5053 3 года назад +2

    Sh mustafe allow caafimaad sii 🤲🤲

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 3 года назад +1

      miyuu xanuunsan yehe sheekha ?

  • @aalayasin4154
    @aalayasin4154 3 года назад +3

    😳😳saddex dawladood oo inaga sii Dambeeya !!!!!!!CONGO,MALaWI,And BURUNDI

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 года назад

      Sadex daas dal roobku kama kala kaco waana dhul beereed siiba malawi balse african waysku cudur

  • @garasho614
    @garasho614 3 года назад +2

    diinta halabarto culimadana xukunka haloo dhiibo waan liibaaneeynaa

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 3 года назад +3

    Markii U Horaysay ee aan sheekh mustafe ka maqlay somaliland
    Alle haku sharfo Sheekh

    • @mohamediidmawliid7898
      @mohamediidmawliid7898 3 года назад +2

      Sheikh umada af soomiga ku hadasha weeyi Camuu wu iska ilaaliya waxyaabahas alle ha barakeyo Amen

    • @garasho614
      @garasho614 3 года назад

      Taasi wax faaido ma'aha sheeqa wax badan oo faaido ayuu sheegayaa kuwaasi kafaaideeyso

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 3 года назад +1

      walalo muxaadarooyin badan baan ka maqlay isagoo somaliland sheegaya

  • @deeqamaxmud7962
    @deeqamaxmud7962 3 года назад +1

    Manshaa llh
    amiinamiinamiinam

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад +1

    Jazakalah

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 3 года назад +1

    Wan kujeclahay macalinkayga jazakallah

  • @نوارةأحمد-س3ج
    @نوارةأحمد-س3ج 3 года назад +1

    Mnsha allah

  • @cabdiraxmandahir5265
    @cabdiraxmandahir5265 3 года назад +2

    Somaliyey intaad reero qabiilo kumashquushen aduunka waynu kahadhny

  • @deeqamaxmud7962
    @deeqamaxmud7962 3 года назад +1

    Manshaa

  • @cabdiqani956
    @cabdiqani956 3 года назад

    Masha aallh

  • @halimoabdusahal2742
    @halimoabdusahal2742 3 года назад +1

    ASC

  • @AmirAmir-qt9xc
    @AmirAmir-qt9xc 3 года назад +1

    Waa runta wax ma beerii naqan

  • @tarrapianchannel5347
    @tarrapianchannel5347 3 года назад

    Wll I caawiya plz🙏 waxaan ku noolahay dalka turkiga sida aad wada ogtihiin wadankaas waxaa lagaga dhaqmaa calmaaniyada mana hubno in lagu qalo xoolaha sida adhiga, geela, lo'da iyo digaaga hore waan iskaga cuni jirnay laakiin hada waxaa soo gashay ramadaan wax la hubo in lagu suxuurto laguna afuraa waa arin muhiim u ah ramadaanka dhexdiisa waxa nala gudboon igu saacida plz😐🙏😥

  • @garasho614
    @garasho614 3 года назад +1

    Eeeygooda ayaan noqone runti

  • @nuuraalmis1659
    @nuuraalmis1659 3 года назад +1

    AFKU kuma go'o

  • @abdiyarmaxamed7793
    @abdiyarmaxamed7793 3 года назад

    Ifu