Murugo Jacayl Part 5 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 289

  • @abdidaher9908
    @abdidaher9908 Год назад +7

    Waa filinka kaliyaa ee filimaada hindida naga barejeeyay

  • @kpmusic9588
    @kpmusic9588 Год назад +25

    Omg 😥😥😥😥 Waxan Jilin waa dhafay Really Waye 😭😭😭😭

  • @sweat4272
    @sweat4272 Год назад +8

    Ican't wait part 6😫😫😫🥺laasoo dhaqsada plzzzz

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad8932 Год назад +8

    Khadar markiisa I can't wait wllhy🤦‍♀️😭
    Waxan jiliin waaaa dhaafay waaa waqica imika taaagan.

  • @qadroqalanjo8008
    @qadroqalanjo8008 Год назад +22

    Walhi wan Iska ilmeyey wayo jecelka wan dareemi kara wayo hadab ku dhax jira badisa🥰🥀👩‍👧‍👧

  • @abdiwadudhassan6710
    @abdiwadudhassan6710 Год назад +16

    I like hamda's acting fantastic wllhi halkeedi bay dhigtay well done.

  • @skills2024
    @skills2024 Год назад +10

    Allah wan qiirooday bal isku celiya inanka iyo Inanta qiira idishay😭

  • @naimaalirasmi3006
    @naimaalirasmi3006 Год назад +6

    Ala😭😭😭hamda sida ka daaya oo qeybta dhibatada lamarayo qadar hala marsho wacal anaaba is mooda hamda😢😢😢

  • @raxmamaxamed1245
    @raxmamaxamed1245 Год назад +12

    Anigoo og in ay filimtahy ayan ilinta ceshan waayey😥😥😥😥

  • @cawobilan5721
    @cawobilan5721 Год назад +6

    I can't wait aargoosiga xamda iyo dhabarjabka khadar hhhhhhh

  • @saadanouh6229
    @saadanouh6229 2 месяца назад +1

    2024 ayaa dawanaya 😅❤🎉

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Год назад +2

    Xalqadan gabadh ayay isoo xasuusisay oo aan ku adkeyay waankaxumahay jacaylku ma saan baaa waan ka xumahay

  • @saramohamedolaad7058
    @saramohamedolaad7058 Год назад +17

    Asaga laga rabey in uu dareemo xanunka 🥺✋waayo isagaa xumeye gabadha 😒

  • @hodan6001
    @hodan6001 Год назад +20

    Khadar oo dabayluhu tuurtuurayaan markiisa baan sugi la'ahay!💔

  • @apazade1220
    @apazade1220 Год назад +15

    Flimkan waa wada emotional wlhi 🙈

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 Год назад +4

    Team deeqsi filims wan idin salamay walalyal
    Plz filimka xalqadihisa no soo badiya

  • @mubaarigchanaral2769
    @mubaarigchanaral2769 Год назад +2

    Horta waan salamaya jilayaasha filimka dhamaantoodba marka xigta waxan jiliiin waa dhaafay waa really

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Год назад +10

    Ow! So emotional Manshallah best actors 👌💯👍👍👍 keep going

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Год назад +5

    Flmkii wad madhxiseen waxay ahed inay inantu is shido o is qurxiso oo so jidato khadar isaguna is yira islantad lacagta ku gashay jacylkaga ku dhama ku noqo iyaduna ay silciso markaa 😹❤️

  • @omarshiine9007
    @omarshiine9007 Год назад +8

    Omg😥😥😥naga so dhex mariya party 6 ma sugi karne nola so dhakhsada😓🤕

  • @hawomohamud3679
    @hawomohamud3679 Год назад +2

    Film waa dhaafay I like xamda 😢

  • @jibriilahmed1817
    @jibriilahmed1817 Год назад +3

    A great actress whith a good character

  • @assensiovlogs3327
    @assensiovlogs3327 Год назад +2

    Khadar ingriis🙆‍♂️

  • @suleekha1086
    @suleekha1086 Год назад +2

    Khadar markaaga i cant wait wlhi adoo ooyaya😥😥

  • @qadandaahir1000
    @qadandaahir1000 Год назад +2

    Mnsha alllh saxibayal laso carar prt 6😘

  • @farxiyaxiis4256
    @farxiyaxiis4256 Год назад

    Film ku waa wada.qiro luga leh runtii bal dhanka faraxda u cesha deeqsi films ✋

  • @alisougouleh3544
    @alisougouleh3544 Год назад +1

    Walaahi heesh Calais filin

  • @mumtaascali5679
    @mumtaascali5679 Год назад +3

    Hamda ninkn khdr halagu celiyo wata ti sadexeyaha ahed akhiro qabate😅

  • @suubansuuban5197
    @suubansuuban5197 Год назад +2

    Khadar bila waji 😭😭😭

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Год назад +2

    Alla khadar oo balan-balay oo bay hoofay ayaan sugi kari la,ahay
    Nabsigii xamda ayaa asagana kusoo socda

  • @Mukhtaarinadalal
    @Mukhtaarinadalal Год назад +1

    Wakhtiga noo yar kordhiya sida kale waa asale🥰🥰🥰

  • @hamdaahmet5878
    @hamdaahmet5878 Год назад +3

    Wllo wlhi wa kahely malin ima dhaavto lkn wkhtigna inoo hgaajiya hna lsoo raagina plz

  • @varihaahmed3978
    @varihaahmed3978 Год назад +1

    bagay u dhimatay ta yar way zilcizee😂😂😂😂😂

  • @ayanomer1300
    @ayanomer1300 Год назад +1

    Wuxu waa film e dadka habaarka ka daaya,dhega!

  • @mciiltireh1384
    @mciiltireh1384 Год назад +3

    Taasi ney dhimaneyso waan arkaayey

  • @nuurxashi4996
    @nuurxashi4996 Год назад +1

    Cabdhillo barroevowae oeaaedrra. Rakeraj oa 😭😭❤️

  • @shacniqalbi2792
    @shacniqalbi2792 Год назад +4

    Adunka magaca khadar ba u nacay😢😢😢

    • @xapiip999
      @xapiip999 Год назад

      abyo maxaa igu nacee ani daacad baan ahaye😭😭

  • @laylishaofficial7846
    @laylishaofficial7846 Год назад +3

    Waxay saldhigaan salaamy kulahaa khadar

  • @Cadami1
    @Cadami1 Год назад +2

    Haye filimantan gaagaban nagadaaya oosoo dheeraya

  • @soumeiysiad7265
    @soumeiysiad7265 Год назад +1

    Ax nafsigu waa blayo 🥺 wll part 6 plz

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 Год назад +1

    Khadar nabsi aya heli doona ka firso intad falin laa. Dhahay

  • @afnaancabdulaahi6509
    @afnaancabdulaahi6509 Год назад +2

    La soo dhakhsada hee aad baad ula soo raagteen ta kle lasoo dhakhsada azxpey

  • @nuuhjama5544
    @nuuhjama5544 Год назад +1

    Alllkh khadarow mantad baday wlle wata Tina dhimate ya borso lacga ku daba jidi hoooga hhhhhhh

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Год назад +2

    Keep going asxaabta qaaliga

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh Год назад +5

    Can't wait next episode😭😭

  • @axlaamabdi823
    @axlaamabdi823 Год назад +1

    Khadar bila waji 😂💔😂😂

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Год назад +2

    Coqobadeedii paaku soo haysa kulha 🤣🤣🤣🤣🏃‍♀️

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Год назад +1

    Walahay run ayaan mooday jacayl aan Lagula wadin Waa dhibaato ama qof intaad is jeclaydeen hadana qof kaa raacay ax ax way dhacdaa

  • @miskimahamed5153
    @miskimahamed5153 Год назад +6

    Khadarow wixi ku danbeya ayaan layabanahay 😅😅

  • @noradinkurase5046
    @noradinkurase5046 Год назад +5

    Waaan qiiiroday walaaal 😂

  • @jibriilahmed1817
    @jibriilahmed1817 Год назад +1

    it s a great movie

  • @suheybabdilahi7268
    @suheybabdilahi7268 Год назад +2

    We we part 6 wan idinka sugana 👑

  • @abdiwaxidabduqadir5399
    @abdiwaxidabduqadir5399 Год назад +1

    Musiibooyinka inteeysandhicin halagafiirsado

  • @tupeboys551
    @tupeboys551 Год назад +2

    Wlhi caloosha ihurtey jcylku xanuunbadanaa waynoo yaala khadarow ax ax

  • @ifraaxapdi-zr4ll
    @ifraaxapdi-zr4ll Год назад +1

    jacellow ax xanuun badana ina rag faaido maleh

  • @aymanal-xaramaynmeia9298
    @aymanal-xaramaynmeia9298 Год назад +2

    Khadar dhamacoow inanta kasoo hagaag

  • @susanmaalik3810
    @susanmaalik3810 Год назад

    Waxa in Ku talinaa in sameysaan filmka in quruxantaan
    1 : shots of list films
    2: camera lens iska hagaajiya
    3: camera movement iska hagaaji
    4: films of colour isna iska hagaajiya
    5: light of films sameysay
    6: dialogue iska quruxiya
    7: scenes iska habeeya
    8: labiska iska sax ee xaga dharka
    9: sheekad iska quruxiya
    10: iska sax xaga make up xaga haircut or style
    11: iska sax xaga goobta Ku jileesan iyo guriga iska quruxiya
    12: edit
    13: background
    14: music of emotions
    15: cover of films iska sax
    16: codka gadaal iska quruxiya
    17: codka jilaayasha iska quruxiya
    18: xaga jiliinka isna iska sax maxayeele jilibkiina wuu hoose
    19: muqaalo dhaxdaal sameysay

  • @NuurAbkoow-be4bj
    @NuurAbkoow-be4bj Год назад

    Nuur ibraahim Maxamed Nuur ibraahim Maxamed

  • @zamaroongirl7540
    @zamaroongirl7540 Год назад +4

    filimka Horey uLaso Dhaqsada yqy🥺

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Год назад +4

    Wll fimkan maalin wlba soodayaa 😔😔

  • @axmadmaxamad6416
    @axmadmaxamad6416 Год назад +1

    Waan idiin wataa hore uu sodaa lkn hanugu badhgoynina filmka

  • @badriismailboodsane1613
    @badriismailboodsane1613 Год назад +1

    Wah Oo Actaradii Filmkoo bilaw ah ayeyba dhimatee see wax uwadaan zhpow🤔😄😄😄🤟

  • @maryanahmed7138
    @maryanahmed7138 Год назад +1

    Filimkaan in uu aniga iga hadlaayo mooda 😭😭😭💔💔💔

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 Год назад +1

    Ax wlhi bilhi qaybtan oohin ayaan ku dhamaysty mrkaan xasuustay dhaawac hore😭😭😭😭😭

  • @NicmaIbrahim-s3q
    @NicmaIbrahim-s3q 2 месяца назад

    Jiliin dhaaf wllhi

  • @ayanomer1300
    @ayanomer1300 Год назад +1

    Fadlan time ka soo kordhiya wll.

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 Год назад

    Sorry dhadhamo raac yaa jeclaan jirey waar ragow dumarka aan sidaa ka deyno nabsi waa ma dhaxee?

  • @ilyasosman7166
    @ilyasosman7166 Год назад +1

    Gabadhaa hibo jiliiin bay leedahay wll move on 🫡🙏🙏🙏

  • @hothoomer8314
    @hothoomer8314 Год назад +2

    Ax emotional damage💔😥😥

  • @kamaalpoi9790
    @kamaalpoi9790 Год назад +1

    Khadaraw adna mrkaga u adkayzo emotional ka

  • @farahissack6612
    @farahissack6612 Год назад +1

    Oh my God Tani jilin way dhaftay ,sacadan cml somalida mxy dhaxaan

  • @mahadmuumin9561
    @mahadmuumin9561 Год назад +1

    geerida ka daaya dheesha team

  • @istahilyuusuf4949
    @istahilyuusuf4949 Год назад +2

    Baga ayay u dhimaty 😹

  • @ifraaxapdi-zr4ll
    @ifraaxapdi-zr4ll Год назад +1

    jacelku waa xanuun

  • @AsmoMaxamed-q5f
    @AsmoMaxamed-q5f 6 месяцев назад

    Alla jaceylku waa cudur wallhi😢😢

  • @ContentConchShell-cy1hm
    @ContentConchShell-cy1hm 3 месяца назад

    Ani wndili lahaa khdar naftaan dhavin laha

  • @hibomohamoud2778
    @hibomohamoud2778 Год назад

    Good actors halkedad dhigtrn wlhi

  • @apdihkimmoha2924
    @apdihkimmoha2924 Год назад +1

    WAA NIN IO WAGII😥😥😥 WLHI KLMDA WXA DREMI KRA DADKA SO KCAA KUFA👏

  • @FadxaAxmed-iy8dv
    @FadxaAxmed-iy8dv Год назад

    Ka gur grawga muudhmuud

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Год назад +4

    Qiso Cibra Qaadasho Mudan Ayaad Kamatasheen Filmka Guulaysta Wlloyal🥰❤

  • @daahiraadan7010
    @daahiraadan7010 Год назад

    Nafyahy muxibada ka joog ha galin iridaha Nabsiga

  • @axmedmaxamedaxmed3456
    @axmedmaxamedaxmed3456 Год назад

    Wlhi anigu waaban ooyay jilinka gabdha

  • @hanixassan1157
    @hanixassan1157 Год назад +2

    War wad madhxiseen filimki Nagtu Markeeda Ha balanbashee maxad uga Sarteen filimka😏😳

  • @zhaaficiupthirahmanzugalzh3770
    @zhaaficiupthirahmanzugalzh3770 Год назад +1

    GaraceeY Ma JacaYl baa naGu DiLaYzaan😂😂

  • @istahilyuusuf4949
    @istahilyuusuf4949 Год назад +2

    Ax zoryyy😪

  • @hamdaofficial3929
    @hamdaofficial3929 Год назад +2

    Khadarow cadaabta gal😭🤣

  • @abdullaminmohamed3748
    @abdullaminmohamed3748 Год назад +1

    Alaaa xanuun badanaaa

  • @KADER_12
    @KADER_12 Год назад

    Jiliiin waaba Kano kale 🥲💔🥺

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Год назад +1

    Caloosha ehurtay wale iyo bile inanta hamda haloo keeno wiil kale oo jcl minta asma caloosha ehurtayba 😢😢

  • @Dalxa12
    @Dalxa12 Год назад +4

    Oo xamdi Ethiopia ayay qabate yaad ku Laban 🤣🤣🤣🤣

  • @abdiqaadirmaxamed3339
    @abdiqaadirmaxamed3339 Год назад +1

    Wow best film wlhi

  • @barwaaqoabdirahmand3794
    @barwaaqoabdirahmand3794 Год назад

    Tolow imisa qofbuu qalpiga tabtay😢😢😢

  • @niciimaahmed
    @niciimaahmed Год назад +1

    ax 💔💔💔💔 qof uu waayuhu dhirbaaxo dhawac jacayl la ildaranbaa dareemi karaa xqq jirta weeye dhaqanka somalida

  • @fatimamaxamed7992
    @fatimamaxamed7992 Год назад +1

    Igu wacn habeen gudka...khadrbaaa cidalada bady....

  • @umalkheirhamoud6057
    @umalkheirhamoud6057 Год назад

    Keep going abtih ❤🎉

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Год назад +2

    Wll qali soobadi 6

  • @masnaaxmed426
    @masnaaxmed426 Год назад

    Anuu wan daneeyste danayso😰😰😰kalmad dareen leh qof soomary unba grn kara xanuunkas iyo ereyda qaar saamynty qalbigaaga ku yeelanyso😰😰Ax

  • @Xareyd
    @Xareyd Год назад +1

    Jeceylku waa murugo marna waa raaxo

  • @hamdahayaad4384
    @hamdahayaad4384 Год назад +1

    part6 lasoo dhaqso wll

  • @apdyezak7479
    @apdyezak7479 Год назад +4

    Waxad ii shegi jirtay ma been bay ahyd marka ay tidhi Meelba i xanuntay 😢 Raggow Runta waa Asaaska shay walba...