#farxiyotawakal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • ‪@FarxiyoTawakal‬

Комментарии • 233

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 4 дня назад +56

    Gabadhi uhoresay ee maseerkeda xakamaysey ee wanaag ku hogaamisay nafteda masha Allah sucaaad bilyan dhaan 💞🥇

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 4 дня назад +31

    MashAllah Sucaad waa qof goba Ilahow kheyr kusii dumarka Somaliyeed hadey saan uwanagsana lahayeen oo isu naxarisan lahayeen dalkenaba nagama burbureen Sucaad guuleyso wallahi waqiiroday

  • @ZainabAbdi-yo2eo
    @ZainabAbdi-yo2eo 3 дня назад +13

    Farxiyo duceysaney sheegadan waa cajiib sucaad waa naag adag masha Allah

  • @ZuhayraAbdirazak
    @ZuhayraAbdirazak 3 дня назад +10

    Sucaad Wllhi gabadhada sida nabsiga oga badbadisey ba wax lo dhigo lahayn guuleyso wllo gabar adag tahy❤❤

  • @NimcoAbdi-e5w
    @NimcoAbdi-e5w 3 дня назад +4

    Hooyo karti leh oo goba oo maseerkeedii ka adkaatay waaban u xiisoodaa anigu sheekadaas waayo wax badan ayaan ka faaiday ilahay janooyinkiisa hakugu casuumo

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 4 дня назад +9

    Gabadhu wanaagsanaa mashaAllh gabadheeda kahelee😢😢😢

  • @Yusra6550
    @Yusra6550 3 дня назад +12

    Masha alah ala ilahoow sucadoo kale igadhig adaa imanka iyo daganan ta iyo aqligaba baxshee amin sucadey samar badaney guleyso abayo

  • @halimab5796
    @halimab5796 3 дня назад +12

    Walaal kolley anigu Gobanimo, Samir iyo Wanaag baan kuu qiray, Rabbi Maalinta Qiyaamaha hakuu Ceen Asturo. Aamiin.

  • @blossom8569
    @blossom8569 3 дня назад +7

    Maasha allah habo sucaad gabdhaha tusaale nool uthy oo markuu ninka la guursado iskaba daa tan kugu dhacdee asgoo caadi uguursady waasho oo maseer dartiis xumaan walbo usameeyo ilaahy hakuu barakeeyo awlaada.

  • @user-ii3iy1jr6x
    @user-ii3iy1jr6x 3 дня назад +2

    Alla Nasabsanaa Gabadhu M.A

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 дня назад +4

    Walee Sucaad waa gabar adag oo naxariis badan sababtoo ah gabadha ninku soo bahdilay bay ka naxday qof cajiib ah weeye Masha allaah ilaahay ajar hakaa siiyo wanaagaas aad gashay laakiin gabadhii doqon bay kugu noqotay oo abaalkii cay bay kuugu bedeshay laakiin caydaas mid wax kuu dhimaysa maaha

  • @user-xs5yy5tn2y
    @user-xs5yy5tn2y 3 дня назад +4

    Mnshallah walaahi dulqaad iyo maskax ayaa lais dheeryahay sucaad kudayasho mudan tahay ❤

  • @maymuuncabdulqadir151
    @maymuuncabdulqadir151 4 дня назад +26

    😢isoo duceeya bayooyin daynaa laygu leyhy ilhy inuu fududeyo😢

    • @asiilmahir6072
      @asiilmahir6072 4 дня назад +2

      Alaha🎉idiin fududeeyo 😢

    • @shacnimoh
      @shacnimoh 4 дня назад +1

      Ilaahay ha ku fudaydiyo wll

    • @amranantar7
      @amranantar7 4 дня назад +1

      Allah ku fududeyo meel aadan ka filaneynin Allah ka siiyo

    • @maymuuncabdulqadir151
      @maymuuncabdulqadir151 4 дня назад +1

      Shukran abayooyin Allah hay aqbalo

    • @JAPHETKIVUYO
      @JAPHETKIVUYO 4 дня назад +1

      Ilahey haka baxsho Abayo

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 4 дня назад +10

    Fariiiiid 🎉haweenka soomalida qaarkod🎉ilmo ayey kuwasheen lakiin adigu waxad ahayd hoooyo adag habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey 💐💐💐💐💐🌹🌹🌹👍👍👍👍👍

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 4 дня назад +10

    Sucadey wanagaga wax la sisto lahyn masha allh gabadhada nabsi ka badbadisy wlh nin faido mlhn gabdhad u hilisyna abaal lay ayy naqoty axsan ha samen shari kuma timado naqoty shekada

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 4 дня назад +6

    Mashaallah tabarakallah suucad si wacan aya sameysay balse Naag awal maleh ..adamaha inta awal lo galo Naag aya ugu xuun

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 дня назад +2

    allah sucaad waa gabar wanaagsan alle haku naxariisto aduun iyo aqiraba

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 4 дня назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MAASHA'ALLAAH Suad waa qof lafta iyo dhuuxa ka fiican.

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 4 дня назад +5

    Sucaad wll qeyr allaha siiyo dullard iyo dadnimo leysdheryahy❤❤❤❤

  • @aminamo7377
    @aminamo7377 4 дня назад +11

    Professor mida aqaano u egyhy habo soo qarxi nh snapka 😂😂

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 4 дня назад +7

    اللهم احفظ اهل فلسطن والمسجد الا قصي من كيد الظالمين وايدهم بنصرك وقوتك اللهم انصصراخواننا المجاهدين في فلسطين❤❤❤امين يارب العالمين❤❤

  • @lulelmi4325
    @lulelmi4325 4 дня назад +4

    Wow waa naag rag ah maasha alaah ilaahay samirkaas hanoo yeelo anakane

  • @NuuraYusuf-ve7ns
    @NuuraYusuf-ve7ns 3 дня назад +3

    Wlhy waa Naag Nola

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 4 дня назад +3

    Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido qali macanto sucaad wa buqurad Allah ha xafido si wanagsan bey samaysay masha Allah

  • @fadumiinichanel98
    @fadumiinichanel98 4 дня назад +3

    Masha allah sucaad wlh waa gob allah xafido qeyrkana allah waafajiyo ❤

  • @hanicumar189
    @hanicumar189 День назад

    Sucaadeey guuleso gabdh ficn ba tahy masha allah sucaado wanaageey

  • @Faiza12-dh7go
    @Faiza12-dh7go 2 дня назад +1

    Mashlh nag nool wye ❤

  • @malie101
    @malie101 День назад

    mashaAllah Sucaad wa gob. Qof fican

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 4 дня назад +9

    yaaab aduun 🎉isha hoyaded 🎉ayaa kasobaxay🎉farax maxishoda🎉muucibadeysto😢 duli ale kubad shaydaan 🎉lakiin xalimoyinka waashayadiin qaarkod🎉salan gobeed❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 4 дня назад +2

    Mashaaa allh sucaad ❤❤

  • @user-hi5sb3wh7q
    @user-hi5sb3wh7q 4 дня назад +8

    Asc abaayo farxiyo waku salamay illahay haku xifdiyo iso duceeyah anin aa igu culus illaahay ifudu deyo wa llaalaya low

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 4 дня назад +2

    Maasha alaah tabaarakal alaah ilaahey ha ku caafiyo

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 4 дня назад +8

    Alla sucaad dulqaad badnaa wlh goor an kasha xawaashka so qataa lagaran wena lkn deg dega waa cml sheydaan alle dulqadka ha usiyadiyo sucaad

  • @FartuunMaxamuud-c4o
    @FartuunMaxamuud-c4o 4 дня назад +15

    Wa sugi weysnay wlh maser maser awa daremaye😂😂

  • @Maryanjimcale-d8p
    @Maryanjimcale-d8p 4 дня назад +3

    Abayo sucaad masha allaha ani buuq aan kicilaha 💃💃

  • @SaciidoAyaan
    @SaciidoAyaan 4 дня назад +6

    muraad Baan leeyahee iso duceeya azxpta❤

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban 4 дня назад +2

    Manshallaha sucadi wa gabadh qaali kolay anigu dulqa odhan ma lihi allow dulqada i sii yaa rabi

  • @FarhiaKhaalid-or4du
    @FarhiaKhaalid-or4du 4 дня назад +2

    Mashaallh sucaad waa gabar aqli bdn

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m День назад

    ❤wllhi waa hooyo aad uu wanagsan m.a

  • @anuushali2994
    @anuushali2994 4 дня назад +2

    M.a❤❤❤❤❤nolol farxad ayaa u rajeynaaaa ❤❤❤❤ sucaad❤❤❤❤❤

  • @queenmuhiim-sg7yb
    @queenmuhiim-sg7yb 4 дня назад +5

    Habaryar yaal iyo abtiyaal hoyadey igu soo doceya si ilma iladashtay ilahay siiyo

  • @niciima2834
    @niciima2834 4 дня назад +3

    Mashallh waa gabdha caqli badna ❤

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 4 дня назад +2

    Sabrka waa wax aan la heli karin inuu ILAAHAY ku siiyo maahane❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Hafsaisxaq
    @Hafsaisxaq 4 дня назад +8

    Ala dulgaad badanaa sucaad labadoodaba waan isla dili lahaa😂😂

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 4 дня назад

      Sami dulqaad yarida iyo maseerka ma aniga iga keentay😂😂

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 4 дня назад +8

    QOFWALBA🎉mesha UU isdhigo🎉ayaa lagu qalaa waji maleh🎉labadoduba🎉ee fursadas hasiin team farxiya habeenwanagsan❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💛💛💜💜

  • @FaisaBintuIsmacil-jo7yv
    @FaisaBintuIsmacil-jo7yv 4 дня назад +2

    Mashalh dul qaad badan

  • @hiboabdisalam1008
    @hiboabdisalam1008 4 дня назад +8

    Gab dhaha dhan sucad okale allaha kadhigo masyr iyo is wala waxbo mataraye gabr walbo hady dulmi udid lahyd gurigeda waxbo mahalabi lahyn marka gabdhow dulmiga iska ilaliya sy sucaad isaga ilalisy okale tusalo nol sucad hano ahato nimanka allaha so hanuniyo gurka sidi illahy ugursada udhahy allaha kutosiyo

  • @ALASCOKENYA
    @ALASCOKENYA 4 дня назад +5

    Nabsi ilahay hanaga haayo subxanalaah subxanalaah

  • @maxamedmustaf1774
    @maxamedmustaf1774 4 дня назад +4

    masha Allah ❤❤❤❤

  • @NaimoNalka-y8g
    @NaimoNalka-y8g 4 дня назад +4

    Wlhi aniga camal atahay san sameynlahy ayad sameysay masakaxdada alaha ku barakeyo qof wanagsan aya tahay

  • @Raxmoruun12-kh5bi
    @Raxmoruun12-kh5bi 3 дня назад +2

    Wcs habo mcn❤❤❤

  • @HarunIbrahim-q9e
    @HarunIbrahim-q9e 3 дня назад

    Salam qisadan abayaden mara aday u yab badan tahay Allah iguma keno bas wa gabar dulqat badan mudanah in lagu day sado inkasto wax yabaha qar ay ficnene nolasha Allah haku qorxiyo xbbti sucada sido kale farxiya Allah haku xafido walashay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 дня назад +2

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤

  • @Faiza12-dh7go
    @Faiza12-dh7go 2 дня назад

    Isoo duceeya inu alh awlaad bari isiiyo 😢

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 4 дня назад +4

    Thnks farxiyo ❤

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 4 дня назад +1

    Manshaa Allah tabaarka waxaad samaysa waxa fiican

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m День назад

    Nag adag Aya tahay❤😊

  • @aaminacabdiraxmaan1997
    @aaminacabdiraxmaan1997 4 дня назад +4

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته

  • @user-ce9kw8vn1r
    @user-ce9kw8vn1r 4 дня назад +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m День назад

    Masha allha ❤sucado

  • @ZAHRAALIMOHAMEDZahraali
    @ZAHRAALIMOHAMEDZahraali 3 дня назад +1

    Alla macalinaa maskaxdeyda kusoo dhacay ee jamacadaa inaa nosheegtaa ficneed habo😂❤

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 4 дня назад +1

    Adun.iyo.aqiraba
    Wakalabadan.yahiin❤❤❤❤

  • @sagalsalaad421
    @sagalsalaad421 4 дня назад +7

    Nin 50 jir xita ha ahaade waa ey wallhi

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 дня назад +4

    Masha Allah ❤🎉❤🎉

  • @janoaideed
    @janoaideed 3 дня назад +4

    Waa naag samir badan wllhi intaso dhan ba hday qarinayso 😂

  • @user-bp3ne7ej5t
    @user-bp3ne7ej5t 3 дня назад +1

    Maskiin wllhi. 😢😢gabadha😢yartaa😢 niin lama aamino😢illhow farax hanojabin😢😢😢😢

  • @NasteehaMuhammad-dg6kb
    @NasteehaMuhammad-dg6kb 3 дня назад +4

    Wlhi sucaad waa gob mindhaa ninka mee jecleen 😂kaftaan waye halahaas taalo in loo dhiso waye xerka dumarland ayee wax ween ka taqanaa gabdha kale neh doqonimo aa qade inee rerkeda iska dhaqato aa u ficneed

  • @naciimoneyruus1289
    @naciimoneyruus1289 4 дня назад +3

    Farxiyo fariido wakaheynaa 🥰

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 дня назад +2

    Masha Allah Sucaad run tii waa gabar wanagsan Masha Allah ❤

  • @SaciidoAyaan
    @SaciidoAyaan 4 дня назад +4

    Saa usugayay😂❤

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t 4 дня назад +1

    Asc Masha allahi alle ha ku xifdiyo xafidullahi Sucado Cadey waad asturtay Gabadhi yareyde alle ha ku asturo🤲❤

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 3 дня назад +3

    Wsc

  • @اممحمدابراهيم-س7ل
    @اممحمدابراهيم-س7ل 3 дня назад +1

    Masha allah hoyo Samir badan waye❤❤❤❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 День назад

    A S C QUUSADAN WAA ILAWEEY IN AAN KA SOO HAADLO

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 4 дня назад +4

    Abaal laay, doqon waa arki doonnaa wixi u dambeyn doono!!!!!!!!

  • @ubahshyusuf1741
    @ubahshyusuf1741 3 дня назад

    Maansha allaah Tabaarakalaah Wallaahi sucaad waa qof qiimabadan

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 4 дня назад +7

    Alla ninka dofarsana iny sarirta ku gubta fcned hbnkaas

  • @NasraRashiid-rx2ew
    @NasraRashiid-rx2ew 4 дня назад +4

    Horti wax fiicna samysye lkn anigu ma ogalaadeen ankoo xirir la leh ayaan ka yeeli wayay mise ankoo is guursana qudha la jari lahaa balhi😂😮

  • @XaliimoMaxamed-jd9xr
    @XaliimoMaxamed-jd9xr 3 дня назад

    M .a abyo sucaad hoyo wngsn xaas wngsn gbr wngsn intaba waa thy runtii ilhey cimriga hakuu barakeeyo

  • @ShamsoAadan-hg9xk
    @ShamsoAadan-hg9xk 3 дня назад

    Sucad hoyaded ayey kakentay. Wanaga m.a❤❤❤❤

  • @laylaahmed2534
    @laylaahmed2534 4 дня назад

    Masha Allah gabar wanagsa tahay kheyr qabato ❤

  • @munamire-zv4ir
    @munamire-zv4ir 4 дня назад

    sucaaado fariiiiid. waye Masha Alh hbbtei alle ha ku shrfo ❤❤❤❤

  • @MurwaadDarod
    @MurwaadDarod 4 дня назад +2

    Walahay anigu seeflabood baan ahyo waxan yeeli lahaa ma ogi lkn sucaad waa qof dagan wax fiican Bay samaysay

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 3 дня назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Madammadam-eu7mj
    @Madammadam-eu7mj 4 дня назад +2

    Subxanalaah

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 3 дня назад

    Mashalaah hooyo naxariisleh oo.caqli badan baa tahay allaah haku barakeeyo wanaaga aad samaysay ilaahay agtiisa bay kuu yalan

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 4 дня назад +2

    Yarabi

  • @Fatuush-vv7pt
    @Fatuush-vv7pt 4 дня назад +2

    Sucad wax fican sameysay ayado mel dher wax ka egesa shekadan ti malyun cagsiged wa. Nabsiga madhera sucad ilmaheda alaha uxafido wa gabar wngsn❤

  • @alihassan-hn1iq
    @alihassan-hn1iq 4 дня назад +3

    Cabsi Cabsi way

  • @user-yj7tg9vt7p
    @user-yj7tg9vt7p 3 дня назад

    M.a hbo Sucaadey Allaha ku barakeeyo TusaaLe Qurux bdn Ayad Samaysay Aduun iyo aaqiro Allaha ku barakeeyo Sida kugu dhacday Alle iguma rido Wlh mana jcli inan Somaliyeed inan Xumeeyo Iyana Allaha So hadeeyo

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 4 дня назад +1

    Masha Allah sucaad WA dulqad Badan tahy Ani dulqadkas malihi habenki Kowadba WA Isku Dul garaaci lahay kadibne ayada. Irida kasari laha assgana WAla xissbtami laha lkin sucad Masha alah. Gesiyad waye 😂😂😂

  • @samsamjama284
    @samsamjama284 3 дня назад

    Masha Allah baan uleeyahay sucaad samirkeeda gurigedana maysan iska dumin wanaagna iyo deganana way samaysay nolosheda alle ha u barakeeyo

  • @nooranoor7774
    @nooranoor7774 4 дня назад +30

    Salam aleykom

    • @xadeosman3445
      @xadeosman3445 4 дня назад +2

      Walee ilmahaaga waad u hiilisay nabsigana ayaga ayuu ka soo bixi lahaa waa ilmahagee lakin ilahay waa kuu badbadiyay waligana daacada ahow wad liibanaysaa insha allah ilahayna haa ku guuleeyo adiga iyo ilmahagaba masha allah

    • @qadanmuuse9361
      @qadanmuuse9361 3 дня назад +1

      Mash Allah gapadh wacn❤❤

  • @KowsarCumar-p6c
    @KowsarCumar-p6c 3 дня назад

    Alla manshalaah caqli leeysucaad❤❤❤

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m День назад

    Ilahey cebtada ha astoro adun io aqiro❤😢

  • @MaryamaNoor-xd7tc
    @MaryamaNoor-xd7tc 4 дня назад +2

    Farax nag ma dhafaayo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 4 дня назад +2

    Wcs abaayo macan

  • @nashaadnalka6004
    @nashaadnalka6004 4 дня назад +3

    Ala dulqad badana 😂😂😂

  • @SabriinMahad-u6i
    @SabriinMahad-u6i 3 дня назад

    Masha allaah ❤

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 4 дня назад +3

    Sificn paaa yeshey lkn Ani dapecada.malihi naaag waliga ha Aminin iyadapa waaa lo cep qariyey ee haplo iska.ilaliya.odaygan okale