DIGNIIN!! MUQALKAN RAGU YAYSAN DAAWAN? INAAN GUURSADO AYAAN RABAA HADANA MASHEGI KARO INAN XANUNKAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Комментарии • 203

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy 4 дня назад +23

    Alxm inta aaqabin❤inta qaba cudurkaaasne ALLE ha caavio🤲💗

  • @FarhiaKhaalid-or4du
    @FarhiaKhaalid-or4du 4 дня назад +34

    Abyo ayaney ani 21 sano jiraa wali maguursan sixun baana ley guday marwalbana wan baqaa lkn ad ayan u dhiiraday markan muqalkan dawaday tnx mcnto❤❤❤❤❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 3 дня назад +2

    ilahay ha siiyo guur khayr qaba oo xalaala 🤲

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 дня назад +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 4 дня назад +13

    اللهم اشفي كل مريض يتألم ولا يعلم المه وضعفه إلا أنت يا أرحم الراحمينياعزيز ياغفار أغفر لي ذنوبي وذنوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات فاءنه لا يغفر الذنوب الى اتت

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 4 дня назад +13

    اللهم انصر اخواننا في غز ة اللهم كن لهم وليان وليان ونصيراوعونانومعنا

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 дня назад +1

      Asc subxanallaah maficna in gabadhaha Logsdon firconi WA xaram taska tigtonada maficnowaxan gudoow LA dhahayo wan layaway aniga qurbaha ayan kudhashay wana manuscript ok

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 4 дня назад +4

    Masha alaah ayaan sida dalka u imaatay waqti aya heshay wax kuso geliso iyo nashaad ilmahada alle haku dhowro

  • @XabsaIbraahim
    @XabsaIbraahim 4 дня назад +5

    Alxmdulilah xanuun ceeb maleh galabta ayaan walbahaarsanaa😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 дня назад +8

    Masha Allah ❤🎉❤

  • @Moud-di1qr
    @Moud-di1qr 4 дня назад +11

    😮Ayaney Abtiyo wallah qof wayn oo 50 jir ah ayaan ahay waanan daawada sheekoyinkaaga markaa digniinta aniga iga reeb min fadlak aan daawado

    • @SahroAxmed-jy8yn
      @SahroAxmed-jy8yn 4 дня назад

      Yaaa 😂😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  4 дня назад +3

      😂😂😂😂😂😂😂😂abti soodhawaw adi waalid baatahay

    • @NastexoAxmad-yq4lo
      @NastexoAxmad-yq4lo 4 дня назад +2

      Blz Abti mesha waa howla dumar isga daa cawada lee😂

    • @MaryamoSayid
      @MaryamoSayid 4 дня назад +1

      😂😂😂😂 faarax wixi laga celiyo jeclidaa

    • @Moud-di1qr
      @Moud-di1qr 4 дня назад

      @@MaryamoSayid
      Raga oo dhan wixi laga celiyo wuu jecelyahay MARYANEY

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 4 дня назад +24

    Ayaaney yaa ogaado caawa meeqa faarax nala daawanayso oo soo feerawayn😂😂😂😂 😂

  • @NadiraCqani
    @NadiraCqani 4 дня назад +6

    لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم 😢
    Wllhi waa xanuun ilaahay cafimaad taama ha diiyo😢🤲

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 4 дня назад +5

    Farahow bahbah dr marko shekanayo allah haa cafiyo inta qabta hanunkas

  • @MaymuunIbrahim
    @MaymuunIbrahim 4 дня назад +8

    Ayaney ku jecliyaa❤❤❤

    • @XARAGO704
      @XARAGO704 4 дня назад +3

      Mahadsanide abayo wayeuqalata macane❤❤❤

  • @hooyasharaf
    @hooyasharaf 4 дня назад +6

    Ayaaney Aniga wan qabay wan iska Qalay Qanjirkas gabdho iska daweya dhaqtarka hawenka utaga o ushega

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 2 дня назад +2

    Hbo ayaaneyy wlhi anay taas igu dhacday walidkyna uma sheegi kro oo waa ay kuluul yihiin hooyo io aabana malihi aan usheegto qbrigoooda maanku dul ooyaa😭😭😭waxn aaminsanahy ilmo nimo in uu igaaga faidysty inaan bustbl sameestna waa rabaa markaa arko gabar dhowrsn oo gabarnimdeeda hysta Kuna guursata wllhi qalpiyan ayaan umurgaa isoo duceeya wllyal alle darts wlhi qoomamo io shalay sbbtna waalidka aanla joogo ayaa sabb u ah oo idayacay😭😭💔mana guursankro inaan hooyo noqdo oo musqbl sameestna waa rabaaa allhu akbr

  • @MunaClaahi-uz7jj
    @MunaClaahi-uz7jj 3 дня назад +4

    Alla ayaaNe qalbikeyga wax ka guxaya oo aan qof aan la wadaGi waaye ayaa maanta ka hadashey apyo 😢😢 waxan ahaYe gwr xaas ah 22 sano jir 2 sano ayaan wada jogna ninkeyga hal wiil ayaan dhaley umashii kidiba ayaan isku arkey cudurkaas 1 sano ka hor waan la dhoolaa alx lkn xanuun maba dareeemo maxaan sameeyaa gabdho ila soo taliya 😢

  • @SacdiyoCali-v2h
    @SacdiyoCali-v2h 4 дня назад +6

    Ayaneyy Cawa Ana u horeyo waan kuslamay xpptii❤

  • @UmuAbdirahman-z3m
    @UmuAbdirahman-z3m 4 дня назад +5

    Ayaan qurux ❤❤❤

  • @YaasmiinAadan-n557
    @YaasmiinAadan-n557 4 дня назад +4

    xpptii ha ilaawin ayad alle ولا تنسوا الفضل بينكم❤

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 4 дня назад +9

    Rer gobal like me❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 дня назад +4

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @IjaaboHusseinALi-vc2gt
    @IjaaboHusseinALi-vc2gt 3 дня назад +2

    Ala ayaaneey abaayooy aniga isbuci lasoo dhafay ayaa laxanuunsanaa laba xabo yaa iga soobaxay kor iyo hoos mida kore ayaa ixanuuneysay mideeda kale wax dhacan ah malahn hada Alxamduliallah waan kacafimaaday wax yar qanjir ah ayaa ku jiro qali dumar wallhi aad iyo aad ayaa umahadsantay ❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 4 дня назад +3

    Like a maan saari waan bixi macsalaam

  • @UmuAbdirahman-z3m
    @UmuAbdirahman-z3m 4 дня назад +4

    Ayaan qurux leyda ❤❤❤

  • @IQRAGARAADABDI
    @IQRAGARAADABDI 3 дня назад

    Ishuuu naag ku arki lahaay baf Alla haka siiyo

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 4 дня назад +3

    Ayaan qalanjdyda❤❤❤ iinoolaw gcloh❤❤🎉🎉🎉😊😊

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 дня назад +3

    Ayaanay wlhi walashay ayaa laga qalay waliba hada waxay lajiftaa qaliinkii labad oo ilaa cancer xitaa waalaga baaray alhamdullilah inta laqalay hada way fcntahay waa runtaa

  • @XafsoMahamed-iu8ib
    @XafsoMahamed-iu8ib 2 дня назад

    Masha allha abayo mcnto ilahay dhiba iyo dibato ha nagahayo insha allah ♥️

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 4 дня назад +23

    Ilhow ayn iyo team keena indho yar iyo indhoo weeynyaal jaanda naagu kuulmii 😢🎉😂

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 4 дня назад +4

    Hhh ayaaneey anuu 4 bil ba ninka ka cabsanaye anu suni lay guday cabsida wey jirtaa😢Alle ha cafiyo inta xanuunka la dhiban.

  • @NaxwoSahal-
    @NaxwoSahal- 3 дня назад +2

    Aniga caqabdo badanaa ii heesto hadne ma heesto qof an si hoose waxa ugu sheego oo uu gudniinku ka mid yahay

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar 3 дня назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 3 дня назад +1

    Mahadsanid❤abyo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 дня назад +5

    Cwaa aniga ugu horeyo 😂😂😂

  • @maxameddeeqciyow2146
    @maxameddeeqciyow2146 4 дня назад +6

    Ayaan ma baxday in aad muqdisho timid waan maqalnay

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 4 дня назад +2

    Muhiimadu dhakhatara aada

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤Guleyso habo macaan

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 3 дня назад +2

    Wan Ku farxsanahay iney dadka canka kasoo hadlaan gudniinka fircooniga waayo Walid badanba wax fahmi❤🎉

  • @xamdiabdullahi8362
    @xamdiabdullahi8362 4 дня назад +3

    👍👍👍

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 3 дня назад

    Mhd sanid abayo mcnto ayaan qurux waa sax dad badan oo la dhiban baa jiro rabi ha u gar garo🙏rer gobal hadii an nahay rali baan ka nahay rabi rali ha kaa noqdo qali dumar ❤ayaney aniga gabar baan ahay rabi sharafteyda iyo cirdigeyga ha i ilaaliyo mustaqbal wngsan sanah rabi ha isiyo adiga iyo asxabtada iso duceya inuu qof wngsan ale igu arsaqo aniga iyo inta ila midka ahba gur wngsan i.n🤲🥰

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 4 дня назад +3

    So arka Cawa lee faraxyasha sifcn u dhaawan donan wayo insanka Wixi iska daa la yirahdo be jecelyihin!

  • @Rizuchanel124
    @Rizuchanel124 4 дня назад +2

    Ayaan qurux❤😊

  • @muna607
    @muna607 3 дня назад +2

    Wlhi waa canun ilahay ha caafiyo gabdhaa habalo ku cibara qaata oo iska ilaaliya guur aan waalidku kul ogeyn ok👍 Raga wixii la dhaho iska daaya oo iskab bax muqalkan idinma quseye wale wey ku so ordaan qaar xaga aan kugu xirneye aya imaanya🙈😂

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 4 дня назад +2

    Wll reerka usheeg inaad hebel isguursateen ninka usheeg

  • @ItsRahmaIbrahim
    @ItsRahmaIbrahim 4 дня назад +4

    Ala ayeney xaly qisadii ad so gudbi say san ugu riyooday yab saka marka laykicinayay saladii subax ban iska so jary sowka ilama layga dilay miyanba tukan karay ma walantihinn saka wllhi saladi sidiba laygu kicin wayay 😂❤ yab

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 3 дня назад +2

    ❤❤❤

  • @CashaCali-kj5uc
    @CashaCali-kj5uc 4 дня назад +2

    Haa gof udha ushaq

  • @FardoosoCabaas-h5u
    @FardoosoCabaas-h5u 3 дня назад

    guuleyso habo mcn❤🎉

  • @BintuOmer
    @BintuOmer 4 дня назад +3

    Asc Ayaaany xbbti Su aashaa iga soo jawaab ani reeer xamar ma ihi bal ayaaan Badr ka aad sheeegto ma cunto dhan uga jeedaaa yaabaye bal mcnto iisoo sheeeg

  • @MaryanMaxamedaxmed-gj3io
    @MaryanMaxamedaxmed-gj3io 3 дня назад +2

    Ayany ani shaley vido gi shali madawan lkn waxan qaba ina qabto sababto ah waxkasta dhici karo waxanun sankara asna wuxanusankara lkn ani maba ihi dadka maserka badan alx lkn xadkudub mayli leheyn ilhy iguma keene xaqeygana lamaqaten xaq nag kalena maqadaleheyn

  • @ZahraSiicid
    @ZahraSiicid 2 дня назад

    Maya

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 4 дня назад

    alle hacaafiyo inta la xanuunsan xanuun kaas

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 дня назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 дня назад

    Illhy ha u sahlo guur khr qabo

  • @IqraAhmett
    @IqraAhmett 2 дня назад

    Yabo ayaan waan kuu xiisay wllhi❤❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 3 дня назад

    Wcs abyo ayanah xbbt❤❤

  • @nadifaaden7619
    @nadifaaden7619 3 дня назад +1

    Faaraxyaashu waxa ladho hadawanin ayeyb igu jecelyihin kuso ordan al yaa hada ogaada boqol farax daaaneyse😂🙈🙆‍♀️

  • @SimanSaid143
    @SimanSaid143 4 дня назад +2

    Waw❤

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 3 дня назад

    Subxaanallah allaha caafiyo inta qabta

  • @ansalsaladkhliif
    @ansalsaladkhliif 3 дня назад

    Allah hacaafiyo inta qabta

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 3 дня назад

    Ayaaney baadiyaha meel hakaga dhibin

  • @user-sn7ek6jo3y
    @user-sn7ek6jo3y 3 дня назад

    Ani xata waan isku arkay waxana la wadagay xaajigayga waana dhakhtar wuxuna ii dhehay qalajiye qado hadan waan ka bogsaday alxm

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 3 дня назад

    Ayaan habo gabadh aehelkeeda hausheegto ninkanahausheeto wasaas ma afeefhorelahow ma adkeysi dambe

  • @FalxadCiise-j4s
    @FalxadCiise-j4s 3 дня назад

    Habo mcn ani 15 jir ban ahy guur ma rabo xita hadaan weynado wan ka baqaaa walhi😅❤

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 2 дня назад

    Aroos wacan yaan oron lahaay😂😂😂

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 дня назад +2

    Nagu waxay isleyihin maxay qarinee ayaan manta ay isleeyihin wayna daawanayaan 😂😂😂😂😂😂

  • @cabdicadaani-r7d
    @cabdicadaani-r7d 3 дня назад

    Ayaaney abyo ani Sanadkii 20aad baa galay
    Waxa leygu guday baadiyo
    Waliba si xun aya ley galay 😢
    Abyo dhiiig baxa dartiisa
    Waxa laygu shubay
    Malmal xabag iyo caano danbar ah😢
    Markii hore kaadida igu dhagi jirtay😢
    Markan qaan gaarayna
    Dhiigi ayan ku silcay oo maba so baxayo😢
    Tacbaan aa noqdaa 😢
    5sano ka horna waxa isku arkay Nabaryar oo xaga sare Ee meesha layga jaray iska fahan abyo
    Hada Nabarkii waa sii weynaaday
    Buro cml ayu igu noqday 😢
    Hada ma guursan karo
    Hooyadeyna wa ogtahay
    Lkn dhaqtarba ma awoodno😢

  • @UgbadYusufosman
    @UgbadYusufosman День назад

    Walahi wa igu dhacay xanunkasi anigo uurleh waliba markaan dhalay ayu aad isii bararey isla doctorkan ayan RUclips ka daawadey kadib sadexbilod kadib dhalmadeydii ayu iskiisa u qarxay kadib waka dawobey ano doctorba tagin alx hada wa ficanhy

  • @AishaJama-n6n
    @AishaJama-n6n 3 дня назад

    Aniga igu dhacady guudnika fircawniga ay sabab

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 3 дня назад

    yaa allah illah hacafiyo inta kuyalo anagana illah aya kamagan galnay insha Allah yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @MascudSiyad
    @MascudSiyad 4 дня назад +3

    Asc abaayo raga weykugu xiranyihiin

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 4 дня назад +2

      Iska bax abowe 😂😂maanta kaliya kuwa kale iska daawo Haye dheh ceebwaaye dumar quseeyaa video gaan😂😂

    • @nadifaaden7619
      @nadifaaden7619 3 дня назад +2

      Abowe muqalkan dumarka ayu qiseyaa hada iska bax😂😂🙈

  • @feis9082
    @feis9082 3 дня назад

    Ashan

  • @user-dp7on9qz1s
    @user-dp7on9qz1s 3 дня назад

    Wn ka qawanaa because 4 aya alle u baneeyey wx aan ku noco meesha ma yaaaaal

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 4 дня назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 День назад

    Waxaas wax ween ma aha waa in aay u sheegto
    Waalidkeeda
    Iyo ninka aay guursaneysaba
    Hadiikale waxay noqoneeysaa
    Qiyaano

  • @ansalsaladkhliif
    @ansalsaladkhliif 3 дня назад

    Ayaney ayaantan jikada may kagashidantahay

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim7628 День назад

    Ayaaneey xanuunkaas aniga laba jeer ayaa layga bixiye labadii jeerba qaliinba layga gooye mid waliba anoo gabar ah oo lay guursan layga baxshe waayo maba guursan Karin oo waxaan ismoodi jiray inaa nin noqon rabo wlhi waa xasuustaa dhaqtarkana markuu iga bixiye warqad ayuu ii qoray cadaynaysa in waxaas layga baxshay sababta mararka qaar guduhu aad ugu jiraa oo waa qasab in lagu furaa

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed 2 дня назад +1

    Walshay ayaan gobdoon

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 3 дня назад

    Daqtar Aniga xanunkas maqabo Alxm Lakini mar mar ninka iskafuur iiqabani galmada xanun wa😢raxo wax ladhaha maarkin😂

  • @MarwaQaali
    @MarwaQaali День назад

    Bisinka Ayaaneh cudurkaas goormey lo.ogaadaa neh qofka markuu guursado muu.isku arkaa mise before guuraaba la.arkaa jawab

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 3 дня назад

    Kkkk Ayaaneey umaleen maayo inay dhaafayaan ragu way dhegeesan bn filayaa😂😂😂

  • @IndhoosAhmed
    @IndhoosAhmed 3 дня назад

    Wxn fikirkeyga ku birinayaa gabadhan wllsheen abaayo
    Horta waligaa been hasheegin intaad nooshahy siiba walidka wuu sidrnyhy
    1,aad ninka aad shukaansaneyso inaad guur soo martay ku shukaanso mrkaad heshiisaan
    2, waa in aad aabbahaa wacdo oo aad tiraahdo abbe inan guursado oo aad ibixisaan rabaaa balse arin aadnaan ogeyn baa jiro in aan ninkaan kuguursanayo inaan gabar aheyn arinkaaa iyo arinkaa baa igu dhacay xiligaa ayuu igu dhcay wiilka ay dhashay ilaanta aad qabteyna naga dhexeeyeen
    Aabow wn qaldamay maqaldame waa ilaaahay intaaa qalbiga ayaa kuheystay oo uurku taalo igu moqotay wnnogahy inaan sharafkiina meeel uga dhacay siiba adiga aabo icafi shalay anigu wn ku qiimeyn waaaye balse adigu maaanta iqiiimey abbe mcne
    WXN rajeynaaa in tladeydu ku anfacdo byo qalbigaaga alle hakuu qaboojiyo alle hana xafido
    Waalidkaa hadaa shaeysato il gooni ah ulahaaw hadii aad awoodo xajka gey

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 3 дня назад

    Aniga saaxibtey walashed oo yar ayaa qabtey marka eeyso qangartey isku aragtey wey qarsatey dhiican ayaa imadey oo iyadaa riix riixdey markasee sheegtey anagana waxan baraney cafimad gabadhiy isbital aalagey wuuna kuso noqdey marlawad waa laqala lagu dhahey hadeey daawo wax kuu tarin

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 4 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤😢😢😮

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e 3 дня назад

    Ayaan abaayo qaali sheeko gabadhii nin suudka iibisay nogu soxiji

  • @HabonDaher-b7t
    @HabonDaher-b7t 4 дня назад

    Ayann gabdonn hbbi❤

  • @nashaadnalka331
    @nashaadnalka331 17 часов назад

    Wlhi ano gabara iyo ano hada garoob ahba kii qudbo siro ila imado block sara wayo nin an ku qudbo siresto idhahay inusan mustaqbal dheer iga rabina icad .
    Anigana ku meel gaar in liga dhigto marabo

  • @RaaxoJilacow-o9d
    @RaaxoJilacow-o9d 4 дня назад

    Ayaan. Qosalka naga. Dhameesay. Gabartaan. Naagta. Ka duceeysatau

  • @asham4641
    @asham4641 4 дня назад

    Hadi u ku shego ayaney markas Aya la rabay inad garar ka garto

  • @KowsarAbdi-j4w
    @KowsarAbdi-j4w 3 дня назад

    Ayan hoyadey ayaa nabrkas kaso baxaaa ilhow ii cafii mar mar wu kaso baxaaa 😢

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 3 дня назад

    Waxaan odhanlahaa ha usheegin ninka aad guursanaysid waxaad ku tidhaa gabadh reer soomartaan ahay markaa hadduu kugu raacana axsan haddi kalena ku kugu raba allaha kuu sahlo allahna dambi dhaaf waydiiso taladana allah u dhiib

  • @macaaneeyahmed
    @macaaneeyahmed 4 дня назад

    Aayaney anigo igu yaalay abyo mcn 2018 aya layga qalay 17sano ayan jiray hooyady mcn anigo xanunsan iyado dhar iga badaleyso ayay aragtay lkn wuxu iga yaalay k.. korkiisa wana layga qalay alx dheecan malaheyn qanjirkeyga wxn is dhihi jiry caatonimada ku keentay

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 4 дня назад

    Alaahy kaa Aleeh nin naag guursadeey nijaaas ayuu igaa yaahaay 😂

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 4 дня назад

    Wlhi ayn indho waayneey inaad sidaa odhaneeyso wlhi waan ogaa maseer kaaga waan arkeey 😂😂😂

  • @RaaxoJilacow-o9d
    @RaaxoJilacow-o9d 4 дня назад

    Abaayo. Ayaan. Waxaan kulaqaatay. Talaadaa. Waayoo. Runta. Lagama. Maarmo. Abaayo. Runta. Ha. Iska sheekeeto. Gabarta

  • @maymuunabdi4009
    @maymuunabdi4009 3 дня назад

    Wllhi anaa isku arkay😢ano 15 jiro ba nin ley siiye xanuun ani io asaga mar walbo wais dagaali jirne mrka sarirta😢kdib uur ba yeshay wn dhalay asaga wu maqnaa 2sano kadib bu imaaday meeshi wx xiran camal be noqotay isbital ba lai geeye wxa ladhahy qaliin wye wa ley qalay dr wuxu dhahy 3bil nin haw dhawaan ninkeygina wu baxay waqtigisa dhamaday kdib wakala tagnay gurigena aaday hooyo aya mamo dr ah iigeysay wxy dhahdy sidi ayey kuso noqotay meshi wey sharmatay😢xanun bn daremi jiray mamadi ayn ushegay wxy dhahdy wxs xanunka kugu hayo gubnin ayey rabaan hda 5 sano ayn garoob ahy nin leyma maqashiin karo wxs dr ayn utagi lahaaye ninki an kala tagnay bn kashakisanhy tel ayuu iigaday ano leh marabo asaga aya ikenay malin walbana aan isku noqono bu kuhayaa maquusto dad ba wxy idhehen telka gub ninkn wxa laga yaaba wxy laso labanayo inu mel wx kuogyahaye iso duceya asxabey xanun bn isku arkaa caaro habenki huro la,aan nin hdu ila hadlana wn nacaa mrkey guur tagto

  • @NastehoInadauud
    @NastehoInadauud 4 дня назад

    Wuxu kushega cafimadkaga carurta kawaresana😂😂😂😂 ayaney

  • @AishaJama-n6n
    @AishaJama-n6n 3 дня назад

    Abayo hooyo lawadaga

  • @XARAGO704
    @XARAGO704 4 дня назад

    Wawa