SHACTARO CAJIIB AH SHAADIYO SHARF AJAKIS YARE WIILO TAAKOW YAHYA HUNTER FALENBO IYO MUNA MISKI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • ‏WAXII FIKIR AH IGULA WADAAG 👇
    ...
    ‏mise 👇👇
    ‏www.snapchat.c...
    ‏100K WAX YAR BAA INOGA DHIMAN TEM DAACAD👑🥰👸

Комментарии • 80

  • @mahamedali-ju5rn
    @mahamedali-ju5rn Год назад +9

    Faleenbo kuma fiicno arimahaan oo kale meelaha kaftanka iyo qaraaxda waa qof difaac iyo is adkeen eey ka muuqato

  • @abdiladhiifabdirizaaq3212
    @abdiladhiifabdirizaaq3212 Год назад +21

    War Camera 🎥 mankaa iga Gadan Waa shaqo Tag Caadiya kwrn Meshuu Fuulo Yaa ila Arka😢😂

  • @rahulqalbi656
    @rahulqalbi656 Год назад +5

    Inta ninka lugahiisa arkosa like ha ii saàrto

  • @wllbaay-ti3wt
    @wllbaay-ti3wt Год назад +2

    Wxaan oo faleembo la yiraahda oo shanta tiir islaamka aadan kaseynin meesha hanookeenin hadii kle supiska raab ma Naga heleysi muna miski hanaka soo dhisin ilmaha muna

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 Год назад +3

    Idiriskaa ka maqan meshan from idiriska

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Год назад +7

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤍💜🤍💜💟✨

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +2

    Masha allah three queens and three king
    V.respect queen shaasha and queen muna miski and queen wiilo ❤❤❤

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 Год назад +3

    War wiilo halaga xishodo kaftanka qar inlaga xanaqo oo qalbiga qofka uronen laga yabaa

  • @sumayosusu
    @sumayosusu Год назад +5

    5:42 ukuyale har iyo hoos😁

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +2

    Queen muna miski ❤❤❤

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- Год назад +7

    Shadiyo 😂😂 àjakis waxkale
    Waa dad talaab sadey 🫵❤️

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Год назад +4

    Walalayaal ilahy dartiis igu igaarsiiya 100ka

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 Год назад +2

    Mash allh dad qaliya cawa wad iga qoslisen

  • @XayaatFaarax
    @XayaatFaarax Год назад +2

    M.a geem going codka oljaan waa isku agjihiin

  • @MaslahMahat-qt8xb
    @MaslahMahat-qt8xb Год назад +2

    Plz karciya walalyal walashen 1000 pifo ramalan plz plz

  • @hodmanmohamed8691
    @hodmanmohamed8691 Год назад

    Ajakis wuu iga qosliya Comedian dhan ah waye wlh

  • @kingyukey112
    @kingyukey112 Год назад

    dhiman dhimankan falembo ha keynin

  • @ahmedabdi7074
    @ahmedabdi7074 Год назад +5

    Shaadiyo iyo Ajakis yaa isku daayo😅😅😅

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 Год назад +2

    Muna miski keep going sister🥰🥰🥰

  • @CASHARA8
    @CASHARA8 Год назад +3

    AJAKIS YARE RUclips MIYUU LEYAHAY MISE WLI WAYE

  • @calicabdi7125
    @calicabdi7125 Год назад

    Muna misk and muna star big fun ayaaan idin ahay guulaysta

  • @nasserarafat6278
    @nasserarafat6278 Год назад

    Muna misky.keep going siz ❤❤❤❤❤

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d Год назад +6

    Ajaa umadeena maaha 😂

  • @ShamsoCabdi-m3v
    @ShamsoCabdi-m3v 8 месяцев назад

    😂😂😂 shadiyo wa wata walahi

  • @KoshinCumar-ug6fv
    @KoshinCumar-ug6fv Год назад

    Saadaadow Shaashka qosolkaas wadankee laga isticmalaa

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow5525 Год назад

    Noo soo abaayo mcn

  • @nimco6594
    @nimco6594 Год назад +1

    😂😂ajakiis 😂😂iyo shashka noo sobadiyaa Ina adera yaal😂😂shashka iyo ajakis yey kamaqnanin😂

  • @saharocabdidiiriye8609
    @saharocabdidiiriye8609 Год назад

    Noo soo badiya

  • @farxiyoxuseen8986
    @farxiyoxuseen8986 Год назад

    Iisoo duceeya murugta baa iheyso iinuu eebe iga korqaado

  • @abdirisaakabshir6295
    @abdirisaakabshir6295 Год назад

    Soo badi abayo teeda kale waxaad su aasha ka dhigtaa mid adak hadii laga jawabi wayo xujo ku xira qofka

  • @reymaazofficial7870
    @reymaazofficial7870 Год назад

    Muno miski B.B.D.mala dagaashay neh maba aragnee maalmahaan

  • @ahmedsahal7396
    @ahmedsahal7396 Год назад +1

    Wijnaldum Liverpool waka tagay rooma u dhelah

  • @enggorod34
    @enggorod34 Год назад +2

    Ajakis umadeena maha, SHAQSHAQ TURISKEE dheh kulahaa😂
    Asxaab is heshay waa ni wataa one love❤

  • @geesguudmedia8347
    @geesguudmedia8347 Год назад

    Kķkkk shactiro waalan iga dheh.

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Год назад

    10:15

  • @faadumomoha5797
    @faadumomoha5797 Год назад

    Scw Scw

  • @RidwaanHurre
    @RidwaanHurre Год назад

    Nooso badiya
    Good luck

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Год назад

    Shaadiyo aa daawadey mana qoslin
    Maka yelye

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад

    Aar camera manku waa is not easy 😂😂halka fuushan yahay ayaa iga gadan shaqo fiican ayuu hayaa 😂😂

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 Год назад

    Wlaahi Ajakis Yare Waxba Lagama Qaban Karo,

  • @abdulwiseman2175
    @abdulwiseman2175 Год назад

    Muqalka sobadiya ajakis yare iyo shaadiya yan laga rebin

  • @cawiladen4379
    @cawiladen4379 Год назад

    Willo Abaayo 75 kg

  • @ahmedabdi7074
    @ahmedabdi7074 Год назад +2

    Wijinaldom liverppol muu udheelaa😅😅😅

  • @haliimahayaat9082
    @haliimahayaat9082 Год назад

    Jakaarta so ilawdeen

  • @abdisalandahir7103
    @abdisalandahir7103 Год назад

    Qosol igu maharin

  • @ikramnurmohamud5340
    @ikramnurmohamud5340 Год назад

    Camera man ka is not easy 😂

  • @yahyeabdirahman4475
    @yahyeabdirahman4475 Год назад

    Soobadi

  • @Alish863
    @Alish863 Год назад

    Soobadi wllo

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад

    mashaalaah 😂❤😂❤ of

  • @cabdiwahaabjaamac758
    @cabdiwahaabjaamac758 Год назад

    Uf uf

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Год назад

    Keep going 💪 ✨ 👌🏾 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kaalididiriis257
    @kaalididiriis257 Год назад

    Video kan waa qalad

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Год назад

    Dhandhan maa ahen waay yared adiga wali dhandhan eh qadha hees xun dharka marka tuleysidb kuku nacney

  • @leeylomaxamed3031
    @leeylomaxamed3031 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @caskaaxmed4003
    @caskaaxmed4003 Год назад

    Game Ka Saan looma dheelo qofka hal mar ayuu wax dooran kara Marka kle choose malahan wixi rawa loo diraa su,al ama xujo

  • @tayosiirsaleeban1229
    @tayosiirsaleeban1229 Год назад

    Wlhi wax walba wax igu daran xigmad darad cagad wax ciyaari jirtay wakhti aan aad u yara lkn wad wan Isla yab iyaguna dad ayay usoo gud binyan waa cibro wax ka soo fakartay oo ka baran dagtay soo gudbi abyo sida Asad xaji ma you tube barda kale macanah wax aya ka soo fakaren Soo duban deedan waa lagu wad dayday sida lag raba adan

  • @aragsantaman8231
    @aragsantaman8231 Год назад

    Ajaa iyo shaadiyo 🤣🤣🤣🤣

  • @yaasiinupdirahman1495
    @yaasiinupdirahman1495 Год назад

    first❤❤

  • @cashoxasan
    @cashoxasan Год назад

    Ar isku kaadi soo daaneetiyaaa

  • @saciidomohammed5800
    @saciidomohammed5800 Год назад

    Barnaamijka kooxdaan soobadi

  • @MaxamedMeema-ym8tb
    @MaxamedMeema-ym8tb Год назад

    Hhhhhhh

  • @saciidomohammed5800
    @saciidomohammed5800 Год назад

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘💋

  • @Nfisoabdullahicaliciise
    @Nfisoabdullahicaliciise Год назад

    😂😂😂😂😂

  • @zakiiyow9822
    @zakiiyow9822 Год назад

    Malin walbaa wax soo duuub

  • @saciidomohammed5800
    @saciidomohammed5800 Год назад

    Ajikis pranki .

  • @Fofoahmed88
    @Fofoahmed88 Год назад

    120kg waatahay

  • @sabarinmaariyow3136
    @sabarinmaariyow3136 Год назад

    Vaar😂😂😂😂

  • @saamiyasiman9742
    @saamiyasiman9742 Год назад

    😂😂😂😂

  • @Osmanyare-vn1bv
    @Osmanyare-vn1bv Год назад

    Lol😂😂😂😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад

    Ciyaal xamar ilaahow farxada usiyaadi

  • @WllFate-mp3ng
    @WllFate-mp3ng Год назад

    Soobadi

  • @sahrobeelo7895
    @sahrobeelo7895 Год назад

    😂😂😂😂😂

  • @mahiimmihiimhusseinahmed
    @mahiimmihiimhusseinahmed Год назад

    😂😂

  • @ibtisamisse1563
    @ibtisamisse1563 Год назад

    😂😂😂😂😂