Riwaayad Cusub Maseer | Part 5

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Riwaayad Cusub Maseer | Part 5

Комментарии • 17

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 12 дней назад +2

    Qasal TV wan idin salamy dhamntin cawa ana ugu horeya xata like ❤❤

  • @NimcoMaxamuud-y8q
    @NimcoMaxamuud-y8q 11 дней назад +1

    Cabdi shukrii shaqayso waa runtediidi belo kujecele

  • @Arabduur
    @Arabduur 12 дней назад +3

    We need dhalmadoon to be ended

  • @hasnahaji6991
    @hasnahaji6991 10 дней назад

    Asc Cabdishukri ruwaayadani waa imid ku bah dishay waxaad noqotay dharigii labada dhinac ka gubtay. Xoolo naageed waa sun eh shaqo raadiso oo gumaysiga ka bax. Nin aan shaqaysani shaah waa ka caravan. Mahadsanid 7:33

  • @najmasiciiddumarbila4188
    @najmasiciiddumarbila4188 12 дней назад +1

    Ana uhoreya

  • @NajahAhmed-l2t
    @NajahAhmed-l2t 11 дней назад

    C/shukri iyo beelo waa walaalo

  • @faisalosman4148
    @faisalosman4148 11 дней назад

    Filimkaan joojiya intii oo dhaxda uga tagin

  • @mohamedgureey3372
    @mohamedgureey3372 5 дней назад

    Hhhhhh xoolo dumar dhurwaay aya kagacay qeliyay

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 12 дней назад

    Viva Team Qasaal

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 12 дней назад

    Hadon wa runtey

  • @SahraCadey-f3s
    @SahraCadey-f3s 12 дней назад

    Belo dhibadanaa😢😅

  • @XaawoMaxamuud-x2j
    @XaawoMaxamuud-x2j 9 дней назад

    😂😂😂

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 12 дней назад

    Mama Haboon waxay tiri naag xoolaheeda dhurwaa ayaa ka deeriyey! mah mah daas ma deeqdo tan! Tani waa mid kale waa naag ninkeeda haskiisa masuuruufaysay! Diiniyan waa xaraam! Xaq kuma laha in ay ninkeeda biisho iska dayee ! Kani waa film! .Filmaka magaciisa waa Dulmi Naag nin keeda dulmiinaayo oo naag kale ku bilanaayo ama reer kale ku dul dhisanaayo

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 12 дней назад

    Waaw

  • @SamiroSaid-j8d
    @SamiroSaid-j8d 11 дней назад

    Bisinka macbuudka

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 12 дней назад

    Qofki 3 ayan noqday😂