Waraysi Xamda Qaali Xabsiga Maxaa Ugu Darnaa Oo Ay Ku Soo Aragtay Liinta Lagu Cabo......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Follow My Instagrame dayaxfilms_
    KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Комментарии • 356

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms  4 года назад +23

    Waraysi Hamda Hiil Hableed Karbaash-ka Na Dhex Maray Daawo
    ruclips.net/video/6oG2-J-j2fY/видео.html

    • @waaraxtv7514
      @waaraxtv7514 4 года назад +1

      #Dayax-flims sxb iga Caawiye si Aan #Subscribe u helo

    • @kerockykingofficiall8239
      @kerockykingofficiall8239 4 года назад +1

      Dayax films zhp horta miyadan guursandeeh

    • @deeqomohamuud73
      @deeqomohamuud73 3 года назад +2

      ❤❤❤🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @mohamedalamein4336
    @mohamedalamein4336 4 года назад +43

    Somali ayaan ahay e like hadiyad iiga dhig

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 4 года назад +156

    Asc Team Dayax Films Waa Wiil
    Naafo ah Oo Jecel Inuu Mar Uun
    Horumar Gaadho Balse Waxaan
    Ku Gaadhi Karaa Waa Garab Istagiina
    Wallyaal Isoo Booqda 😭😭😭😭😭😭

    • @updihakinqurbawi3967
      @updihakinqurbawi3967 4 года назад +1

      Hhhhh

    • @mananmire4085
      @mananmire4085 4 года назад +2

      😰

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 4 года назад +6

      Wcs wlo eraykan ad ayu dadka u damqamaya nafada ah kada malinkale mel haku qoran teeda kale qalbika nafa laka noqdaye maha lixaadka qof hami leh hada tahay lixad lahow ama ha lahan wad kari uun hamikaaka waxad jeceshahayna ilahay haku rumeeyo wlo wana ku saray subcribe ta

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 года назад +2

      @@updihakinqurbawi3967 Wadanka ugu islaamka Badan aduunka
      ruclips.net/video/zhn3oodCDVQ/видео.html

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 года назад +2

      @@mananmire4085 Wadanka ugu islaamka Badan aduunka
      ruclips.net/video/zhn3oodCDVQ/видео.html

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 4 года назад +31

    Mansha alh xamda qali geenyada reer Somaliland keep going sister and brother abdi Rahman 💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️

  • @nasramuse905
    @nasramuse905 4 года назад +47

    Mashallah tabarakallah she’s stunning her make up and henna on point 😍😍

    • @safiyoahmed5108
      @safiyoahmed5108 4 года назад +1

      👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤💐💐❤💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐❤❤👍👍👍👍💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @safiyoahmed5108
      @safiyoahmed5108 4 года назад +1

      RUNTII WAAD ISKUSOOBAXAYSAAN AMASE WAAD ISBAASESYSAAN EE ISCALFADADA OO ISCAJABIYA

    • @drzasmajama3817
      @drzasmajama3817 4 года назад +1

      wlahi she is beatfull

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 года назад +1

      @@safiyoahmed5108 Wadanka ugu islaamka Badan aduunka
      ruclips.net/video/zhn3oodCDVQ/видео.html

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 4 года назад +1

      @@drzasmajama3817 Wadanka ugu islaamka Badan aduunka
      ruclips.net/video/zhn3oodCDVQ/видео.html

  • @shadiyasharaf136
    @shadiyasharaf136 4 года назад +50

    Wlhi inaantan qosolkeeda🤣ku qoslaY waa gabadh furfuraN wlhi

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wlllll subscribe iii saaar alle janadii haku Geeeyo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 4 года назад +44

    Hamday walalo hal waano ayaan ku siinayaa o khayar ku leh walalo is astur qof qurux iyo jidh leh ayad tahay sadka ad xidhantay ayadku asturantay e iska daa marayha kale ad xidhato ta xigata wlaal timahaga astur wa bilaahi tawfiiq

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад +2

      Wllll subScribe iii saaar allle janadii haku Geeyo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

    • @cabdifataxcabdi7252
      @cabdifataxcabdi7252 3 года назад

      Peena maaha wlhi

  • @khadijaabdirahman8445
    @khadijaabdirahman8445 4 года назад +12

    Xamda qaali so beautiful 😍😍

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 4 года назад +22

    Mansha Allah Quruxdii reer Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Duriyada waa daadax hablahoodu 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾 Farxad happy 😃 xamda yusuf Ibrahim xamda qaali qurux 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @NourAhmed-ku7wo
      @NourAhmed-ku7wo 4 года назад +1

      Duriyadu ma naagta qaawanba oo silkedi iyo nasehedi halka ka muuqdo

    • @susansomaliland1
      @susansomaliland1 4 года назад +1

      Nour Ahmed ma quruxdeedaaad ka makhluuqsan tahay foolxumooy kolay waa kalsooni daro iyo foolxumo ayaad sawirkaaga u soo dhigan waydee kkkkkkk ha cunin ish 💩

    • @NourAhmed-ku7wo
      @NourAhmed-ku7wo 4 года назад +1

      @@susansomaliland1 hhhh wlhy ma fooxumi hadaad iarki kahyd wad igu dakhrami lahyd

    • @filsanfarhan2654
      @filsanfarhan2654 4 года назад +1

      @@NourAhmed-ku7wo hhhhhhhh run sheeg tv wiilka ku taqran waa quruxley

    • @NourAhmed-ku7wo
      @NourAhmed-ku7wo 4 года назад +1

      @@badra5119 sorry hablaha ciidagale wa gob ilmaaderayaal gob baa tihin inantana wa cidagale hablahanaha in aan cayno caado uma lihin

  • @maxamettjr3288
    @maxamettjr3288 4 года назад +51

    Barnamijkan waraysi maaha waa Shukaansi 🤣inta iLa Argaty lik saar🤣

  • @ayuubsaid7874
    @ayuubsaid7874 4 года назад +21

    Team dayax films 👋✌ from muqdisho 💉💉💉💉

  • @TusmoG27
    @TusmoG27 4 года назад +7

    Qeybta la fadhiisaga iska hagaaji wariye, anshaxu waa muhiim iyo ilbaxnimo.

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 года назад +35

    Xamda qaali abaayo is astur alle hku dhwree

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 года назад +20

    Indhiibaa igu xanuunayba waxan big bigle 😀😀😀

  • @saynabxirsi9072
    @saynabxirsi9072 4 года назад +4

    MnCh Alllh hamda qali sharf waa qof farxaamda Alleh ha daaayo wlhi waan jeclhay Alleh fanka ha ka soo hadeeeyo

  • @muunaaar2324
    @muunaaar2324 4 года назад +6

    Ma shallaH xamdi qali waa qof furfuraan qurxdi soomalianad 💋♥️🌹

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wllll subscribe iii saaar alle janadiii haku Geeyo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @xaydarabshir
    @xaydarabshir 4 года назад +6

    Masha allaaah waa qof qalbi wnaagsan

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 4 года назад +20

    MASHALLAH. SOMALILAND DADKEEDA WAY DHAQALEYSAA. XATA MAXABISTEEDA WAY U NAXARISATAA. MELAHA QARKOOD LIINA LAMA SIIYO. IMIKANA JALATO LOOGU DARAY. MASHALLAH.

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 4 года назад +2

      Kkkkk hadana jalata lagu daray dheh Somalida dhaman maxaynu ugu baaqna inay maxabista sida uladhaqman sowmaha?

    • @rodaabdi890
      @rodaabdi890 4 года назад +3

      @@rahmaali2050 Somaliland Allah moye cid ay ka baqda ma jiirto.
      MASHALLAH Allahayaw qowada no siyaadi cidana haysan sii. AMIN

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 года назад

      😂😂😂😂 alla beerka jalatana wayku darsadeen😂😂😂

    • @شيماءمحمد-ي2ه
      @شيماءمحمد-ي2ه 4 года назад

      Hhhhhhh wlhi waa qoslay kulaha jalatana way ku dartay jalatadii aya khatar noqotayba😂😂😂

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 4 года назад +7

    she is happy 😍😍😍

  • @monam7931
    @monam7931 4 года назад +6

    Mansha Allah qurux leey jelkii wabay ku Soo naxday xamdaay kkkk

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wlllll SuBzCribe iii saaar alle janadiii haku Geeeyo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @nasroindho9955
    @nasroindho9955 4 года назад +13

    Xabsigu xaraara😤😤
    Xuriydu mcnaaa😘😘😘

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wlllll subscribe iii saaar alle janadii haku Geeyo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 4 года назад +5

    mash allah beautiful qaail ❤

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 года назад +3

    wlhi frxaamd weeeye weligaa ha ciloon xamda qliyeey♥️♥️♥️♥️

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 года назад +4

    Wooooow ilahaya cadowga haka qabto mcnto inta ku dhiman cimrigaga

  • @maxmudabtidon1960
    @maxmudabtidon1960 4 года назад +23

    Qosol ayay noogu dhamaysay
    Waxan filaya beryaha may qoslin

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 4 года назад +14

    Qoftan jeclaa ayd kentay manta nolow hamda qurux

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wllll subscribe iii saaar alle janadii haku Geeyo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @محبوبةالرحمان-ك3ش
    @محبوبةالرحمان-ك3ش 4 года назад +30

    Cabdirxmn oo an qoslinba ayey ka dul qoslaysaa😂😂
    Mida kle inantu adinkan inanka may ka qaado

    • @ubahshideraage3442
      @ubahshideraage3442 4 года назад +3

      Kkkkkkkkk walaahi anoo markii uhorysay qalbiga ka idhi ayaan arky adoo soqory istaaq furulah Kkkkkkkkk manooli so fanny

    • @nasiriyaaadan8469
      @nasiriyaaadan8469 3 года назад

      😂😂😂adinkay ku haysaa wlee

  • @luulbashiir6781
    @luulbashiir6781 4 года назад +5

    Qoftu mcnaaa♥️cod iyo faraxda

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 4 года назад +1

    Haday yartahay oo ugu yaraan aanu isky dhawaan lahayn maan gafeen.
    Hadii quruxi jirto waa dadka faraku tiriska ah ee ilaahay ku manaystay.
    Viva Xamda qaali.

  • @suhaipupdyoffical9659
    @suhaipupdyoffical9659 4 года назад +6

    First one 💥❤

  • @aishadiamond4131
    @aishadiamond4131 4 года назад +6

    Liinta waa lagu naaxa ku soo dhawaada jeelka

  • @crisaaqabshir9069
    @crisaaqabshir9069 4 года назад +16

    Wr ninkan mama qoslaba iyadana dhakh dhakhdaas bay hysaa 🤣🤣

  • @oumalkairedjama5045
    @oumalkairedjama5045 4 года назад +3

    maschallah qurux badan allah ku xafiyo

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 4 года назад +4

    Xamada qali nin bay ka ag qoslayasaa mantaba anay qosolkaba isku fiicnayan
    Ninka adag ninkaa bila qosolkaa keep on bro craxmaan

  • @maxamedsucuudi8114
    @maxamedsucuudi8114 4 года назад +5

    MzHa AllaaH HamDa QaaLi raHmaNku Ha Ku KaramEey0 zu,aalo paDaN AyaaD Ka BaxzaTay 😘 Qozol iO FurfurnaaN

  • @rayaansaadaq4610
    @rayaansaadaq4610 4 года назад +2

    Mnsha allaah wllhi gabadhaan ler aad ii qancisay xamda allow kudaa wllo aamiin

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 4 года назад +13

    War xamda caadi Ma ahan 😂🤣🤣🥰 from Germany 🇩🇪 Waan kusalamayaaa

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wllll subscribe iii saaar alle janadiii haku GeeYo
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @luckyamen577
    @luckyamen577 4 года назад +4

    She is so funny hamda ❤️❤️❤️😂

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 4 года назад +5

    Walahi somalidu iyagoo lawaraysanayo bay xanjo calashanayaan waa anshax daro ee iska ilaliya

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 года назад +1

    Masha allah inantan qosol fiicana oo kaftan macaanaa

  • @Haldoorka_umadda
    @Haldoorka_umadda 4 года назад +2

    Qoftan hadalkeeda inaba caadi mahan 💜👌

  • @zundusmaxamed7556
    @zundusmaxamed7556 4 года назад +3

    Xamda qaali❤❤🙏👌

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole5119 4 года назад

    Xamda yar wlh cawa aad ayaa iga qoslisay qof funny ah baa tahay oo bulshawi ah walaw ay tahay wareysihaagu ugu horeyey ee aan daawado m a nolow abayo adiga io dayax flims

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 года назад +3

    Funny waye xamda qali👌😂

  • @suhurabdi7953
    @suhurabdi7953 4 года назад +2

    Abdirahmn dayx hore uu soco hno 💋❤

  • @hamdachannel1603
    @hamdachannel1603 4 года назад +1

    Xamdaay maxan yaraanteni isla soo jabnay wlhi aad ayaan ku xasuusta marwalba xamda yuruf noloshu kuma xumayso xbbti

  • @munayasin3451
    @munayasin3451 4 года назад +2

    Xamda qaali❤❤❤❤❤❤

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 года назад

    Hindiyad Xandaa ka qurxan ee Gabadha SAS ha iga dhihin qosolkeeda ayaan ka helaaa 😍😂👌🤏🏻👌👏🏼👏🏼👏🏼

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 года назад +4

    Xamda qurux nolow wll Insha ALLAH inad is asturtn rajynyaaa

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      Wllll subscribe iii saaar alle janadiii haku GeeeY
      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 4 года назад +2

    M Allah wllshy hands yousuf keep going sis 😘💋

  • @mohamedabdirashiid2543
    @mohamedabdirashiid2543 2 года назад +1

    Qurux iyo farxad iyo hadal wanaageeda malababa

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 года назад +2

    Inta ila aragtay inay isku cod yihiin isuna eegyiin Filsan Ahmed like 👍

  • @Saadana
    @Saadana 2 года назад

    She's very pretty and i like her voice 💙

  • @naciimapriya8499
    @naciimapriya8499 4 года назад

    Mnchlh Taparikalah dayax films hore usocda
    Hamda qli fananad khatara

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 3 года назад +1

    Asc walaal keep going 💪

  • @barwaqoabdilahi4101
    @barwaqoabdilahi4101 4 года назад +1

    Mashalah she,s beutifull

  • @masmaasma9333
    @masmaasma9333 4 года назад +6

    Nagtan wa nag furfuran kaftanley weyi qarpa modaya waxkale

  • @sumayobaashi5027
    @sumayobaashi5027 4 года назад +1

    Waan ku farqx sanahay inaan ugu horeyo

  • @yaasirkaize9160
    @yaasirkaize9160 4 года назад +8

    LugahaYga dhexdooda ee laYga so saaraY mida kle dadku miYanY ogaYn in waxan laduubaYO
    Hadallo shukaansiga so galaYa
    AYaY Ku hdlaYan 😂😂

    • @haniabdullahi2311
      @haniabdullahi2311 3 года назад

      aniga hadha kahore habsi gale kasheletiga ligasosare 🤣😅😅😅😅hasus igalise

    • @mobaraksaad4321
      @mobaraksaad4321 3 года назад

      Lugaha dhexdooda maanu wax ku ooli jirin awal 🤔😂

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 года назад +8

    Naag waxeed ku meel martay😂😂😂

  • @zakariyeismacil1277
    @zakariyeismacil1277 4 года назад

    Maasha allaah walaashay xamda qaali and walaalkay c/raxmaan sidokale waxaan salaamaya dhamaan thim dayax shaw

  • @maryancadey8502
    @maryancadey8502 4 года назад +1

    Maashaa allha ❤️❤️❤️❤️❤️😘😘

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 4 года назад +1

    abdirahman keep going brother

  • @apdirizakyaziin8265
    @apdirizakyaziin8265 4 года назад +1

    Hore usoco pro apdiraxmaan

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 4 года назад +5

    Liintu waa asal bee 🤣🤣

  • @abdiwaliabdullahguduud6231
    @abdiwaliabdullahguduud6231 4 года назад +5

    Dayax bro sheekadan wareysi maahan eee waa shukaansi live ah hhhhh xitaa raaliyo nimo waa laguu shegtey

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 4 года назад +3

    Keep going hno 😁😍

    • @mohamedhassan5590
      @mohamedhassan5590 4 года назад

      ruclips.net/video/E3oZhe-K43I/видео.html
      Lapa qiso oo cajiib
      Daawasho wcn inzha Allah ❤️👋

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 года назад

      ruclips.net/video/epUiXj14yUo/видео.html

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 4 года назад

    Mnsha alh gbdh qrx bdn ilhy ha ku dayo danbigaga ilhy ha dhafo

  • @raxmocdeey277
    @raxmocdeey277 4 года назад +4

    Shukansi ahaa wareysi ma ahan migoo😂😂😂😂😂

  • @mariyomohamedyusuf4904
    @mariyomohamedyusuf4904 4 года назад +1

    Rabi md raaliye u noqotid oo wxii owkaa reebay ka hartid
    Si kstaba ha ahaatee rabi towfiqda ha ku waa fujiyo

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 3 года назад

    Alla jecliyaa gabadhaan waa kaftan miran Masha allah🥰

  • @mumtaasrooda1333
    @mumtaasrooda1333 3 года назад

    Masha Allah xamda qaali waa farxaanad

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 4 года назад +1

    Xamda qali wlhy way kajawabtay

  • @capdiqanibulshawi2983
    @capdiqanibulshawi2983 3 года назад

    Keep going pro

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 4 года назад +9

    1:04 xamda mana waalaysaa labadaada lugood mopilka dhex gala cidi soo saari maysee😂😂😂

  • @hamdajama1287
    @hamdajama1287 4 года назад +1

    Manshalah hamda qaali waa funny

  • @waverunnerstudio614
    @waverunnerstudio614 4 года назад +3

    Really am great fun to Hamda qali...alaa yartaa cod mcna

  • @apdallamahamedalim.a7334
    @apdallamahamedalim.a7334 4 года назад

    Waaaw liintu waan ubaahnaa haddiiba lagu naaxaya kkkk waan salamaya walashey iyo wll cabdraxman ilove you ayan idin leeyahay kuli bahda dayax films waa cabdalle

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 4 года назад +3

    Intii barmaamijkan kaheshaay iisaara SUBSCREB

  • @saamiyaaxmed5234
    @saamiyaaxmed5234 4 года назад

    dayax films hore u socda

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 3 года назад +1

    ❤💯🙏👍

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 года назад +4

    Kulahaa labada lugood dhexdooda ayaa mobil lagasoo saaray kadibna maxaa kusii xiga😂😂😂😂

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 4 года назад

      Waxba kuma xigan gabrkale ayaa ka soo saarty hadday jirto ooy mobilekaasi Ku qarsatay

    • @AliHassan-rx2pm
      @AliHassan-rx2pm 4 года назад

      Mobilka hablo askaraa jiree oo dumarka baadha ee inaanta cayda kadaaya

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 4 года назад

      Mobile ma ninba soo saaray gabadh ayaa soo saartay

    • @abwaansharmakegermany
      @abwaansharmakegermany 4 года назад

      Dee mooji maxaanu ka garan waxa😂😂

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 года назад

    Dayax Filims keep going

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 4 года назад

    Best style Qosol daadax reer Somaliland

  • @calanleisac6707
    @calanleisac6707 4 года назад +3

    Waan idiin salaamayaa adi iyo xamda qaali way shidan thy wlhi waa qof furfuran salaan iga gaadhsiii

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 года назад +3

    #Xamda_QaaLi sHe is Funny 💚💬❤
    #AbdiraHman0w ku qab0 Xabadan waD izku zoo bxayzaan tLHi zhpi inad iz Qabtaan bn mooday pA
    #I_am_Joking 😅😅

  • @qalbisaliimchannel7559
    @qalbisaliimchannel7559 3 года назад

    M.a tinteeda maxay marisay gabadhan illahey ha u barakeyo

  • @nimcoyuusufcismaanismaacii7136
    @nimcoyuusufcismaanismaacii7136 4 года назад +1

    Kkkkkk sidokale salama❤❤❤❤❤❤👍👍👍👌👌👌👌✋🙏

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 4 года назад +3

    Usheg niicda ma jeclid qaarba comment ga niic la taagan😂

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 4 года назад

    Masha allah qosolkeedan ka helay

  • @tiriik454
    @tiriik454 4 года назад +1

    Kkk jacayl qofka tigtoinoow ku jira kkk ayaa ka adkaanka walaahi waa runteed

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 3 года назад

    Xamda qaali iloved you

  • @marwaanyare3154
    @marwaanyare3154 3 года назад

    keeping pro

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 4 года назад +1

    xamda waa majaamalo walaasheed

  • @duwanetiktokchannel4015
    @duwanetiktokchannel4015 4 года назад +7

    Ala maxad wax qarisay maba xasusten anigu wlhi melaha qarkod wax Ku qarso ano haya layga qadi laha

  • @احمداليتيم-ق8ي
    @احمداليتيم-ق8ي 4 года назад

    Abdirahman iyo hamda qali salan gobed 😍😍😍😍😍😍 horay usoco

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 года назад

    Dee labadiinu ika war haya waad isku so baxaysane mansha allaah

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 4 года назад

    Gabdhan maba taqan sida lugaha la isu sarto Ee mey iska daysato luga istaqfurulah wiilki bey lugteedii lowyaha ka sartay wiilkan Aniga Maha kursigan ladaba gadin lahaa. Wey qurxontahay Masha alah Lakin lugaha sey yeshay ma qurxoona.

  • @isbadalkanolosha6019
    @isbadalkanolosha6019 4 года назад +2

    Dhiyawn kkkk

  • @maxamadshareere1448
    @maxamadshareere1448 4 года назад

    Xamda happy waye wlhi