Bismilah. Iblis jinka ma uusan dhalin ee wuu ka mid yahay. Shaytanka wuxuu galaa wixii caqlileh. Surat Kahf ayat 50. Aadam oo jano ku jiro ayaa shaytan simbrixiyey oo ka bixoyey noloshii uu ku sugnaa. Waxaa loo baahanyahay in lo fahmo shaytan jano ma joogo. Jano. Manrka sidee u surugashay arintan. Waxay u surogashay Aadam baa hilmaamay fariimtee ale oo caqligiisii baa noqday shaytan. Bini Aadamka wey hilmaam badan yihiin. Ale wuxuu nala jecelyay in aan xasuusano.
Jazaka allah khyral jaza sheikhuna🙏🏽
Wa sheekkh aqoonle leh
Jaza kallaah sheikh
Maashalaah sh c/raxman bashiir
Bismilah. Iblis jinka ma uusan dhalin ee wuu ka mid yahay. Shaytanka wuxuu galaa wixii caqlileh. Surat Kahf ayat 50. Aadam oo jano ku jiro ayaa shaytan simbrixiyey oo ka bixoyey noloshii uu ku sugnaa. Waxaa loo baahanyahay in lo fahmo shaytan jano ma joogo. Jano. Manrka sidee u surugashay arintan. Waxay u surogashay Aadam baa hilmaamay fariimtee ale oo caqligiisii baa noqday shaytan. Bini Aadamka wey hilmaam badan yihiin. Ale wuxuu nala jecelyay in aan xasuusano.
Sheikh Kherson Fara badan allah ku siiyo