Waan idin salaamaya Saacid iyo Sumaya, Iga raali ahaada ha u moodina in aan xaasidnimo ku dhaqmayo lkn dadka labee u qaybsamaan (introvert and extrovert) Saacid waa qof Introvert ah waa qof aamusan xidhxidhan aan jeclayn hadalka badan iyo wax lamid ah halka adiga (Sumaya) tahay gabar bulshaawiyad ah oo hadal badan cid walbane la xiriiri karta, marka maanta dhan intaa dhihi lahayd raali ahaada ama waa markiisi koowaad waxaa ka haboon in aad iska dhaafto Saacid oo adiga bes ku koobnaato (Vlogs/Routine) Xumaana maahan, keliya qof walba qofka uu yahay ha lagu ixtiraamo Saacid waa qof deggan oo keliga jecel fadlan ha dhibin. Mahadsanid
Abaayo aad Baad umahadsan tahay Saad inooga fakirto oo aad ino jeceshahay allaha kuu jeclaado anaga dar Allan ku jecelnahay abaayo video aad inoo heyso ino so Gali adoo cuntada kaso jarin sidoo kale saacid dumashigeena nah banaadir ayaa wado shidan ku taalaa iyo maqaayado shidan view qurux badan leh waliba dhanka jaamacad leyda u badan tahay oo jaamacad badan ku yaalaan wadada isbitaal kalkaal dhinaciisa ama dhabarkiisa danbe ayaan kawadaan markuu tago wareeysi la yeelan karaa dadka wadooyinka maraayo waan hubaal dad badan oo idiin jecel aarkeysaan waliba tageerayasha suaalo ha uso diyaariyo oo lays kula kaftame karo ama aqoon ah sidaan idiin dhihi lahaa abaayo sidoo kale liido markaa la tagaaayo waxay fiican tahay abaayo 6:00Am subaxnimo ama 7:00Am subaxnimo waa cidlo view shidan ayeena leedahay laamaha dar alle jeclahay kamid tihiin guleysta abid❤❤❤
Sumayo quruxey anaa u horeeyo manta Ramadan mubarak my family ❤
Sumayo afgooye volog kasoo duub dheh dumashi
Sumayaa quruxa walshya mcn❤
Wa sida no garatay abayo❤
Liido arortii ugu jeclhy in aado ❤
Masha Allah ❤❤❤
Waan idin salaamaya Saacid iyo Sumaya, Iga raali ahaada ha u moodina in aan xaasidnimo ku dhaqmayo lkn dadka labee u qaybsamaan (introvert and extrovert) Saacid waa qof Introvert ah waa qof aamusan xidhxidhan aan jeclayn hadalka badan iyo wax lamid ah halka adiga (Sumaya) tahay gabar bulshaawiyad ah oo hadal badan cid walbane la xiriiri karta, marka maanta dhan intaa dhihi lahayd raali ahaada ama waa markiisi koowaad waxaa ka haboon in aad iska dhaafto Saacid oo adiga bes ku koobnaato (Vlogs/Routine) Xumaana maahan, keliya qof walba qofka uu yahay ha lagu ixtiraamo Saacid waa qof deggan oo keliga jecel fadlan ha dhibin. Mahadsanid
Keep going ❤
Masha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
So dheg abyo ku hore io kuwa ad hyso dhan so dheg 💋😭💃
Dabka so dub dheh 😂❤
Snapchat mxa ugu qoran neh😂❤
Horta sumayooy video aa dhaheysey RUclips ka dhameystirta oo diyarada ahay aawey😳
Soodig
Sumaya yrey hppt bagad adigu uso codeysy si khatara u codaysa videoyadee😅❤
Sobadi abayo
Masoome saacid😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sumayo xaafadeyda baad hormartey be
haa nosodhika🎉
Ramadaan Mubarak ❤
Abaayo aad Baad umahadsan tahay Saad inooga fakirto oo aad ino jeceshahay allaha kuu jeclaado anaga dar Allan ku jecelnahay abaayo video aad inoo heyso ino so Gali adoo cuntada kaso jarin sidoo kale saacid dumashigeena nah banaadir ayaa wado shidan ku taalaa iyo maqaayado shidan view qurux badan leh waliba dhanka jaamacad leyda u badan tahay oo jaamacad badan ku yaalaan wadada isbitaal kalkaal dhinaciisa ama dhabarkiisa danbe ayaan kawadaan markuu tago wareeysi la yeelan karaa dadka wadooyinka maraayo waan hubaal dad badan oo idiin jecel aarkeysaan waliba tageerayasha suaalo ha uso diyaariyo oo lays kula kaftame karo ama aqoon ah sidaan idiin dhihi lahaa abaayo sidoo kale liido markaa la tagaaayo waxay fiican tahay abaayo 6:00Am subaxnimo ama 7:00Am subaxnimo waa cidlo view shidan ayeena leedahay laamaha dar alle jeclahay kamid tihiin guleysta abid❤❤❤
Taleex hana geeyo😂
❤
😂😂 sacid haso gafin
Noso dhig ayago jarin waka sugena sumayo
Lanjen 10/100
School bulusida noso duub pro I.a
Kuwaas noo sooo gali Hankook sooo jarjarineeee
Xppti afgooye soo dumb dheh
Somali marabno 😂😂 Ana joogo ee Sweden aa aqonin noso dhig😢😂
Haye😂
Dabka so dub dheh 😂❤
Sobadi abayo
😻