SAFARKAYGII SWEDEN ILAA SOMALIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 49

  • @Nasrayy-b7t
    @Nasrayy-b7t 2 месяца назад +2

    My family quRuX b4dan tihiin allahuma Barik my family ❤❤❤❤❤️‍🔥🧸🔮🪄 allaha idin barakeeyo. Sumaya and saacid ❤❤👑🎉

  • @Hanna-x4k
    @Hanna-x4k 2 месяца назад +13

    Alla sumayoy kurbaa idishay m.a intaas inaa kaligaa safartay wllhi ma sahlano hambaly
    soodhawaaw quruxay❤🎉

  • @AMALFarhaan
    @AMALFarhaan 21 день назад

    ‏ما شاء الله الله يحفظكم من العين وعلى حسد يا قلبي ويبارك لكم في زواجكم يا عمري و الله إني احبك يا سمية تجنني كيوت❤❤

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 2 месяца назад

    Plz isoo boqda adi iyo teamkaga xbbti RUclips keyga plz
    Siman maxamed 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HibaaqAhmed-kv4ml
    @HibaaqAhmed-kv4ml 2 месяца назад +5

    Sumayo Somalia routine noosoo samey yaah macneyy😚😊

  • @mariamhazzan1103
    @mariamhazzan1103 2 месяца назад

    Na dhaaf stress nagu dishaye 😢 Alhamdullillah hda nabad timid

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 месяца назад

    Sumaye habo insn yare jeclahey tahey hore sico masha alllah

  • @malabey197
    @malabey197 2 месяца назад

    ILAAHAY haniskeen barakeeyo ❤❤❤

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 месяца назад +1

    Masha allah fariid tahey habo

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb 2 месяца назад

    Ale waa beetiisa walaahi marku yurub u soo galo oo sharia qaato baada ognasa wajisa runta

  • @AdnaNuur-z4b
    @AdnaNuur-z4b 2 месяца назад +1

    Sumayooy iloohw Marlene maa ku arko saa hab kuusiinlahaaa😊😊 ilaahaw nakulansiu I.a

  • @ayaanmawliid-y5b
    @ayaanmawliid-y5b 2 месяца назад

    allah idin barakeyo inasha Allah ❤

  • @IqlasBashiir
    @IqlasBashiir 2 месяца назад +4

    Waa lasoo daahday sumayooy 😢😭

  • @fulaanilyrics4958
    @fulaanilyrics4958 2 месяца назад

    Walaahi waxaad u qalantaa 1million subscribe❤

  • @XaliimoAbdirahman-b3o
    @XaliimoAbdirahman-b3o 2 месяца назад +5

    Masha Alaah

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 месяца назад

    Habo sumaye please hatagin hotel inanvwax noqoto marabou habo bby dhashow rabe arko habo qaliyey dar ilaahey kujacelahey hsbo❤❤❤❤❤❤

  • @farhiacalas9682
    @farhiacalas9682 2 месяца назад

    video dhamaad ilaa bilow wa dawaday allow isku daa familygaan ubad badan oo baari ah sii wan idin jeclahay my family my young sister and brother😘

  • @Abdirahimcaana
    @Abdirahimcaana 2 месяца назад +1

    ما شاء الله 🎉

  • @respect1587
    @respect1587 2 месяца назад

    Horey usoco sis ❤

  • @NajmoBashiir-u3s
    @NajmoBashiir-u3s 2 месяца назад

    Amy sisiter farxad ayey iitaha caawa inaan daawado adoo dhulkaaga hooyo nabad kuyimi alxallaah hii nabada kugu keeney 15/8/2024🎉🎉🎉

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 месяца назад +1

    Sumaya wa jeclahay vlog yadada sis.

  • @HamdaHMulac
    @HamdaHMulac 2 месяца назад

    Oo ma adoo inta le saacid is barateen

  • @fartuuninasalax7792
    @fartuuninasalax7792 2 месяца назад +1

    Waa nagasoodahisay cadey

  • @AnuuAbshir
    @AnuuAbshir 2 месяца назад +9

    Gorome Somalia ka tage aby somalia wey halabady is ilaali 😭💔

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn 2 месяца назад

    Luqada sifican uma aqaano kaligeyna wasafri rabaa kenya to Uk markas cabsi iska daree moyaaa lkin ilahey wax kasta ha ii fududeeyo

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys 2 месяца назад

    Abayo mek ap majeclid miyaa adi

  • @FatimaAliadan
    @FatimaAliadan 2 месяца назад

    Welcome qaali dhulkaagi❤

  • @CaashoCaadiimaxamed
    @CaashoCaadiimaxamed 2 месяца назад

    Mashaa allah❤❤❤

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 месяца назад

    Habo saciid makusooracaye habo

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +2

    Somali wan uxiisay sumayo caro nadifa iken swiden kula jooga cara cunaa rabaye😢😢

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 2 месяца назад

    Wexey tiri wxa dhoho wa dhacaan marki borsada 8k loga dari raby wxy tiri kuwaas hdey luman tan ha i harto ha iga darin wana dheceen😢😢sumayo hda xanar isbuuc wa jogta update plzz ma heshay borsoyinkii ani safarka wxa igu calol xun wa alabteyda oo luntaa😢😢😢

  • @israsagal
    @israsagal 2 месяца назад

    Omg❤

  • @aaishaabdullahi5095
    @aaishaabdullahi5095 2 месяца назад +2

    Xayawada ha taban hadi lagu dhahay dooradi maxa u tabatay 😅

  • @EymanHusein-o3r
    @EymanHusein-o3r 2 месяца назад +1

    Cute 😍

  • @farduusdahirwarsame-dx1zm
    @farduusdahirwarsame-dx1zm 2 месяца назад

    Ninkaa wado

  • @marwadiiDaud
    @marwadiiDaud 2 месяца назад

    Abyo jamacada Maso dhameesay

  • @MaahirKhalif
    @MaahirKhalif 2 месяца назад

    ᴡᴇʟᴄᴏᴍ ᴛᴏ sᴏᴍᴀʟɪ

  • @Zaliishupdy
    @Zaliishupdy 2 месяца назад

    Wlhi anu halmar hda somali ka tagi lahaa kuma so lapten😂

  • @MaidoSiciid-xc9xr
    @MaidoSiciid-xc9xr 2 месяца назад

    Awelba niyeey satey iney ka dhunto

  • @AmiiraAhmed-b7n
    @AmiiraAhmed-b7n 2 месяца назад

    Eleporadas ani waaku dhumi lahaaluuqadna maaqan 😢😅

  • @Yungi-w8k
    @Yungi-w8k 2 месяца назад

    Sida ku jeclahy😢lee

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 месяца назад +1

    Next time make sure you wear the right shoes lol

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 2 месяца назад +1

    Ninkqygu markuu imanayo waxna isma soo talaalo biyaheena caadiga ahna wuu cabaa waxna ma noqdo 😂😂😂 waxaas ha aaminin hadii wax la iska ilaalinayo kuwaas gaalada eed la joogtaan iska ilaaliya😂😂😂😂

  • @balqiisosman9016
    @balqiisosman9016 2 месяца назад

    ❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 2 месяца назад

    Ma icajbin dharkagu black adku qurx bdn thy

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 2 месяца назад +3

      Muhiim maaha inee adi ku cajabiyaan😂😂

  • @jasairbashir8341
    @jasairbashir8341 2 месяца назад

    Cute 💕