UGU DAMBAYN WAAN KU GUULAYSTAY INAAN HOOYADAY IYO WALASHAY KEENO RIYO AAN INBADAN KU TAAMAYAY ALHM😭🙈
HTML-код
- Опубликовано: 13 дек 2024
- Welcome boqortooyo 👑
Waxa isharaf ah ina Iguso biirto🤩
Fadlan subscribe isaar 😍
Instagram : amina_abdiqaadir
Snapchat : aminabdiqaadir1
Hooyadey anigoo yer ayey iga dhimatay ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo , qofkii waalidkii u nool yahay haka duceysto waalidka Nasiib ayuu leeyahay.
Ameen allh unaxristaa abowe
Srry wll qali allah ha u naxaristo hoyo mcn adina u ducey mar wlbo wll insha Allah
Alle ha u naxariiso 😢😢
Amiin rabi naxariis wasaca hasiyo hno
Alaha fardooso fadhigeeda ka dhigo. Aamiin yaa alaha.
Dareenkan wu isoo maray wlhi bishan dhamadkeedana waan sugaa hooyadey mcn iyo walalahey oo dhan 😢😢❤
Wallhi wan iska ilmeyeyy wayo qof ilmeynayo ma arki karo😢😭😭😭😭
Sidokale 😢😢
walahi rux oya ya ma arkikari❤
Qofaa saaxiibo nahay waalidkii hadaan arko waa ku boodaa saa ugu xiisay waalidkay awgiii Hooyo cimriga allah kuu dheereeyo Aabo adna allah kuu naxariisto😢❤
😢😢😢😢😢😢 HOOYADEY MAANTA MA SOO DHAWAYNAYO SIDADA OO KALE 😢IIGU DUCEEYA IN ALLAH JANADISA KU SOO DHAWEYO YAA EHLU KHAYR😢😢😢😢😢WAAN WAYEY ARAGEEDA ALLA IGA JECLADAY😢😢😢
Sidayda camal😢
@@ShamsoTarah 😢😢
ilhy haw naxariisto😢😢
@@QueenHappy-e4j Aamiin
Allah ha u naxariisto
Aamina waxaad tahay baari mansha Allah waad iga oohisay walaahi farxad kuwada jooga insha Allah
Amina Wlhi iyado hoyadey aanla joogo aya iga oysisay allow noda hooyo mcn ❤😢
Alla wlh saan u ooyey bismillah baari inaa tahay ayey cadaynaysa😢😢😢 Aamina saa hooyada ugu oyday
😢
Abyo ani xita waye iga oohmyihsey wallhi Allah ha kuu xafido abyo hoyadaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anigu hooyo way iga dhimatay xanuunka dareemo alle ayuunba og allaw unaxariiso
Alaha u naxaristo hn
Abyoh ilhy haw naxariiztoH qabrigana ilhy haw waa siciyoh 😢
@@Zariina124-wh6sl aaminyaarabi wllo qaali
Allah u Naxariisto Wallo u Duceey janada isku arkeysan insha Allaah 😢
Alaaa hooyo allow cimrigeeda dheeray amiinay kaligaa walhi maad oo yine aniga xiita waan kula ooyeye waan hooyo jecalahy
Videogaan wan daawan waayey wllhi😢😢😢 illaahow hoyaday mcn iigu naxariiso inta hooyadood u nooshahayna illahay ha u daayo🤲🤲🤲🤲😢😭
Aamiin aamiin xabiibti 😢😢😢
Amiin amiin yaa rabi walashey
Aamiin walaal
vidiogi inta ugu horayso ba ba iga ilmaysi say😢😢
M.a waxa dareemi kara qof hooyadii arkin mudo badan m.a❤😊😢😢😢😢
Wlhi wan oyayay amino ad aya naga o sisay m.a hoyo mcn alah haku xafido abyo ❤❤❤
Wlhi cadi ban u ooyoy ilhay hooyo nagama qaado 😭😭
Wallahi ilinta Ceshan WaaYaY 12 year ma Arkin Waxaase Ka Sii Xanuun Badan MarkaY Kaa TaGaYso Aadna is MacasalaameynaYsaan Xanuun WallaHi😭💔🥹
Ana sidaan kuu jecelnahy qali😢❤❤ hambalyo maamo kuu timid
Wlh I really miss my mum 😢 😞 😔 😕 but u made me cry 😢 😭 😪
Hooyoo wa hooyo allow hooyo walbe cimri dher no siih 😢
Wlhi xita waxan laoyay wan garan waye 😢😢ano oyan isarke hooyo waa adunka janada iyo kan akhiraba
masha allah hoyo mcn wa iga ohisay Amina Allah ha xifdhiyo hoyo ❤
Wad iga ilmaysiisay aminay hoyadey iso xaususisay allah haysku kiin barkeyo
Inta shaxda la socoto like ii saara Maamada&shukri inee u imaadeen Arooska aamina & Salmaan Enjoa
Anaa ku dhahay ha ka shakinin wlhi 🎉
Salman wa kee 😂😂😂😂
Maba isqadankarane aminaa aad uga weyn Ma mantan baranay waagii ay isku cusbayen ila iyo hadana la soconaye lkn waxdidayo Majoran haday iska heleen
@@ima6291
Enjoa maa Aamina ka ween sidee? Wll maxaa kaa qaldan
Salmaan Enjoa iyo Aamina C/qaadir 5 mar Enjoa ween ee caadi iska dhig
@@ima6291 see ku ogaay ineey ka weeyn tahay enjooy???:waxaa igu maqala inuu nin soo guursaday oo caruur hore u soo dhalay oo kala tageen xaaskiisii hore. mida xigtaa aamina iyadoo tiin ega aad uyar beey wadanka timid anaa daawan jiray ee adugu sawirkaaga natus bal aan ku aragnee😂😂
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🦋ugu danbeen hooyo way ku timi Ana Alxm❤
Amina wlh wad IGA ohisay abayo hoyo inay kuimado wan kufaraxsanahy ❤❤❤❤
Mashallah sis ❤❤ say salaams to habo mcn and Shukri qurux ✨️
Sister, keep going your mother coming a sister Amira❤❤❤
Allow inta ay hooyooyin koodi dhinten unaxariiiso oo anigu kamid ahay
Abyo maa wax noosoo dubtid aaminay mxa kugu dhacy waaba kujeclene ina ader talantigada waan jeclaa adi ee abayo wax soodub 😢❤❤
Waku ilmeyey wlhi M.a allow ku dhaf😢😢😢😢😢
Wllhi waan ooyay wllshey mcney allaha kuu daayo dhamaantenba allaha ino dayo intay ka dhintena alle janadi haku kulmiyo wllhi ila markan qorayo waa ilmeynayaa😢😢😢😢❤❤
Waxan u ilmeyay garan mayo wllhy alla ilhyow qof kasta walidki uda waxan galay xasus wakhtigan hooyaday ka fogaday alx hada wn lajoga❤😢
Wllhi ilinta ceshan wyey illhyow hooyoyinkeyna no xifdi yaa rbbi 😢😢
Wlll anaga dhan naga ilmaysiisay ax alxm dheh hooyo kutimid 😢😢😢
Aamina waa iga whisky ilahay hoyayinken hanoo daayo inti dhimatayna nacariisti jano allaha jacket waraabiyo❤
wllhi wa ilmeyay abayo hoyo Alle haku deysto baariyad baa thy ❤
Amiin
Masha allah hooyomacan allaha dhawro❤❤❤
Wlhi wan la ilmiyey😢😢😢 m.a aalle haku daayo
Aamina congratulations abayo macan ana waa kula dareema hoyadey macan markey ii imanesay walaahi soo xusuustay farxada hoyadey sarirta markey jiifto waa taba jiray inay iyada tahay alxm hooyooyinka alaha noo xafido farxada waa kula qaba aqwaan mansha alah ❤❤❤
Masha allaah allaah ha isukiin daaayo aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi
Hooyoyy yaaku heli kaqaa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wlhi wanaga oysiisay amino hoyo macan ilahey hakuu fidiyo😢😢
Alla Aaminay qalbigaad naxanunjisay hooyo macan wn ku xisay allaha kuxafido abyo hooyo
Masha Allah wllshey qaaliya ifarax sanaaw❤
Wlhi cadi aya ilin igaa imatee allow hoyo mcn idaa waa iftinkaa dunida. love mum mcn❤❤❤❤❤
Masha Allah tabarakallah 😥😥😥
Hooyo 😭😭😭😭
Masha Allah qurux Allah haa idin xifdiyo hooyo waa shi qaali
Mansha allah walhy wan wan qirody ilahy hayno xafido hooyo mcn❤❤
Wlhi wan oyay masha Allah 😭
Masha Allah abyo kudhana ye Katagin abyo hooyo la an awar waye walahi aniga 11 Sano ma arki hooyo macn wan u xisa
Rabi cimri iyo caafimaad ha idiin saa ideeyo Hooyo❤❤❤
M.a.allah.ku.xafido.hooyadaa.mcn.walaahi.waankula.ooyay.hooyadeey.mcn.dhimatay.i.soo.xasuusisay😢😢😢😢
Ay aamin hoyaded boqorad idhashay isku magac yihin mama mcn❤🥺👸😊
Mamo khadra jaarkeygii xalaasha ahaa❤❤❤
Ow, Masakiin Amina cadey❤️😭alhamdulilah marhadu illahay riyadiiyadii ku rumeeyey..Hooyo Mcn Walasheen Soo dhawada ❤️👍
Alow hoyo yinkene ino xafid 😢yaa rabii 🤲🏼
Baye ilaahay hooyo haku xifdiyo walad baariya baad tahay masha allah
Melkastana blog bad isartay subxan Allah
😭😭😭alle hooyo ha ku dayo wan iska ooyay wllhi
M.a 😢 amina waa naga ilmeysisay
Masha allah
Waligey anu wax firsanoh San uma uynin😭😭😭😭hoyo mcn
Alle ilahayow malintan igu sin oo ii fududee malintay hooyaday iyo walaalahy ii Iman lahaayen allow soo dhawe malinta yaa allh wan sugi la ahy 😢😢😢ameen
Waan ilmeyay wlhi
Allah hakunaxaristo hooyo mcn 😢😢😢
Aminaay inshaAllah after one year ayaan rabaa inaan imaado
Mashalah well come mummy ❤❤
Ala hoyo cimri der iyo cafimat kusiii😢hooyo deythaa ikusoduceyaa😢
Masha allaah alle ha idin xafido abyo qaali adiga iyo hooyo mcn iyo shukriba
Mnsha alh wlh hooyo jano wa dareenka ugu qalisan adunka hoyo aragtideda alla ha idayo wayo badan hoyaday mcn😢❤
😭hooyo wa jno adUnnn AllaH kU dyO aaMinoYyy mNTa oo aYyy kaa tgySo aYa Ann knA kU sO ceshteyy sis nolow from AwdaL 💙🤍💙😊
Abaayo 🎉macnto😢waa kulaooyay 🎉hooyo soodhawaaw
Wlhi wan ilameyay hoyo mcn ku xisay😢😢
Wlhi waan kula ooyay aamina ❤ illhay ha inoo daayo hooyo mcn ❤
Mazh ALLAH Malin Qurux Badan huno AAMIINa 🎉❤❤❤❤❤❤ALHMADULILH ILHAY ba Mahad iska leh from Borama jano ❤❤🎉❤❤❤❤
😢😢😢😢whi mahdlikro wan iska oyaya alx dhe wlshey amino illhey ayamahle kukeny hooyo mcn iyo abyo hooyo idhuko hadd argoto qorlkas😢😢
Way fcney inan sida laabta uga galo hooyaday lkn ma awooda ima arkayo ima maqleyso qof walo waalidkii u nool yahey markan arko ilmo waxan dareema dareen ina dareemo karin qof walo hooyadii u nooshey Janadii ku hoyo maamo 😢😢😢😢
Wlhi wan la ooyay aamina hno ilahay hooyo ha ino daayo Ana way iga maqan tahay inan nabad isku aragno ilahay ka baryaya😢😢😢
Amina waad iga ohisay walahi
Masha allah ❤ Hambalyo imanshaha hooyo mcn
Allow malintano kale itus oo hooyadey mcn ila kulansi 22 sano kasowaregatay 😢
Mchallah hamblyo Sstr Amina me tooo me too last time I seen my mom It was 7 years ago inchallah one day I will wait mam❤🤲
Mashaa hooyo mcn❤
Masha Allah Masha Allah ❤❤❤hooyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allh waan la ooyey wlhy😢😢
Wlh wan ilimeyay allh hooyo yinkena cimri dhere iyo cimado wangsan iyo cafima hano siyo amiin ya rabi 🤲🤲
Alla hooyo mcn allaha ku xafido wlhi waan ilmeeyay❤❤❤❤
Wali waxy ahyid inaad lugaha kaShumiso hooyo mcn❤❤❤❤
Waa la ilmeeyay illahow hooyoyinkeen no dhaaf❤
Mashaa Allaah Abaayo waada naga oohiseye see camala ani qofo ooya hadan arko bese waaye waa bilaaba anigana🥹
HooYo Qadra Nuur CaateeYe❤❤❤
Wllhi waan oyey hooyo meel waloo joogato nodal yari😢😢😢😢
Naa waa ilin dhamaysanee waa see😢
Amiino calosha a na huresay ani go iliinta titiraayo an isaraky
Pyo wlhi wa iga oohisa alh kubarakeyo 😢
Masha Allah Tabaarka Allah 🤲🏻❤️❤️
ALLOW HOYADAY JANO HADYAD UGA DHIG😢❤🤲🤲🤲
M.a Hoyo MCN miss you really 😢 gorme kuarki donaa hoyo😢😢😢 hoyo aragada waa necaw hoyo nolow 😢hoyo MCN kuma wayo hoyo miss you miss you miss you miss you 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha Allah hooyo macaan Allah ku daayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🌹🌹
😢😢😢😢