Sxbayalow si fiican aa idinku xiranahay Lkn waa la idinka dareema Siiba carab io shamaq Footballka maaha ina u falaqeyso Sidaa jeceshahay Ee waa sidee wax u dhaceen Lkn qola kale oon arkay Waa ka roontihiin Kor io hoos waa idin wataa 🤞
Koxaha eydan taagerin markey badiyaan si hufan uma so shegi kartaan oo ereyo iyo hadalo uncomfortable ayad adegsataan si raganimo leh aya Loga dhawajiya ama wa la iska dayaa dabecadahas wan idinku arkay marka lagu dhagana qaab macqul oo lodhaleceyo aya jirta lkn waa emotion hadashaan oo si kabaxsan xeerka luqadeed iyo.warbahined ayad ugu sohadashan koxihiina Amana ama daaya wa howl idin taal balse 2das qodob iska saxa Tan kle Tagere Bluez iyo Manchester United Keena mesha 5 nin oo Arsenal tagero Malin kasta lama dhagysa Karee aniga xitaa iso qabta QPR ayan tagera😂
arsenal Laga badiye oo amaane Weli lama arag kooxda kale libinteeda ma qariyo Waa iska dhiiba Inta tabarteeyda Arsenal aaba ugu caay badanahe oo hadi laga badiyo Aniga i xanuujisa Marka loo fiiriyo kooxaha kale hadi laga badiyo isaga qoslaa lee
Maalin dheeli waaxaad falanqaysaan arsenal in ka badan kooxaha kale, runtii markaad weriye tahay waa in falanqayntaadu isu dheeli tiran tahay Ibrahim Carab waa ninka keliya ee runta sheega marka naadigiisa laga fiican yhy, waxan kale hadaladooda waa lalabo,keep going Ibrahim
Carab &Isloow Waa Idiin Salmaya Anigo Ah Tagera Ween The Blue 💙Gar Iyo Gardaro Waa Idiin Wadanaa Guulesta Sxbyal Waana Soo Dhaweyneyna Barnamijkan
Xoogweynta England 💙💯
TAAGEERADA IYO CADAALADU WAA KALA DUWANTAHAY XATAA QOFKA SIIDHIGA HAYA CIDUU TAAGEERO WAAJIRTSAA LKN CADAALADA AYAA MUHIIMA MARKAA SXB IBRAHIM CARAB HAW JOOJIN SOOMAALI MARAMRKA QAAR WAXAAN MACQUUL AHAYN AYAY KUWAYDIINAYAANE KEEP GOING ❤❤❤❤❤
Absolutely shblaal waa one of the best analysts in the world 🎉
Two legends
Kabtan horeye u soco
Aesenal zxp wan idinla taageerna.
Sxb carabka waan ku wataa legenow
Man.city iga soo fiiri
Keep going 🎉
Sxbayalow si fiican aa idinku xiranahay
Lkn waa la idinka dareema
Siiba carab io shamaq
Footballka maaha ina u falaqeyso
Sidaa jeceshahay
Ee waa sidee wax u dhaceen
Lkn qola kale oon arkay
Waa ka roontihiin
Kor io hoos waa idin wataa 🤞
Shabalaala madadaalo ahaan waa perfect lkin aqoon kubadeed kama muuqato xataa markuu wax falanqaynayo falanqaynta uusoo dhagaysana iskama shaandheeyo sideeda buu usoo dhigaa uun😂
Jaalayaal Wax Falanqayn La Yidhaa Ma Jiraan Laba Midkood Noqda Team SHABALALA & ( Rijaal ) oo Ah Team Fadhi-Ku-Dirir Kooxdiina Duuliya Run Iyo Beenba Anba Team Wariye Sida Maxamed Qadar + Zakaria Adan Lkn Idinku Waxa Rabtaan in Kooxdiina Taageertaan Waxna Falanqaysaan Isma Qaadanayso Labadaas Midkood Noqda 😅😅😅
isloow iyo carab rageedii 😀😀😀😀😀
Waxaa tihiin labo nin oo xaqiiqada kahadla marki laga tago in aad taageero arsenal tihiin
Jiilka Gamer isku badalay analysis ku so Celiya
Meshan waxaan ka raba shabala
Koxaha eydan taagerin markey badiyaan si hufan uma so shegi kartaan oo ereyo iyo hadalo uncomfortable ayad adegsataan si raganimo leh aya Loga dhawajiya ama wa la iska dayaa dabecadahas wan idinku arkay marka lagu dhagana qaab macqul oo lodhaleceyo aya jirta lkn waa emotion hadashaan oo si kabaxsan xeerka luqadeed iyo.warbahined ayad ugu sohadashan koxihiina Amana ama daaya wa howl idin taal balse 2das qodob iska saxa
Tan kle Tagere Bluez iyo Manchester United Keena mesha 5 nin oo Arsenal tagero Malin kasta lama dhagysa Karee aniga xitaa iso qabta QPR ayan tagera😂
arsenal Laga badiye oo amaane Weli lama arag kooxda kale libinteeda ma qariyo Waa iska dhiiba Inta tabarteeyda Arsenal aaba ugu caay badanahe oo hadi laga badiyo Aniga i xanuujisa Marka loo fiiriyo kooxaha kale hadi laga badiyo isaga qoslaa lee
Bahashii diin ka Dhigeen maba Oga Si Walba Kooxdaada 30 Kulan Isku Xigto Looga badiyo Xata in aad Xifaaltami kartid kk😄
Maxed qadar oo kalaa la rabaa
Ustaad waxaas dhib ma keeneysa
Falan qee yayaal aad aad sida xaqiiqda ah ka hadla soo maalida falan qayn iyo taageerada iskaga qaldan
Walaahi somalidu runtii
Waxlayaaba leh oo mucjisaa waaye
Dhamantood xataa adoo aqoonleh
Ayey ku shakigelinayaan
Sabtoo ah markey taagereyaal yihiin hadad lasoo istagto kox
Aa tagerto wexey ku fiicantahay
Wexeykuleeyihiin tageeraa utahay
Way hadanan tageere eheyn aan
Kubada cagta udawadaa
Wamahad santihiin Ibrahim islow aarka chamakh iyo dhamaan kasooqeyb galayaasha falanqeynta waxaa la idinkarabaa
In aad qabataan madal sports oo
Dhalinyarada so maliyeed lagufahansiiyo wax ladhaho kubada cagta aduunku isa uu u isticmaalo iyo sida somalidu u isticmaasho sabtoo ah qabyalada iyo siyaasad in lagu mashquulo oola dhegeysto ama ladaawadi
Wexeykeentaa in uu qofku barto qabyaadada lkn hada barato sports waxad baratay bulshadu
In ey maskaxada ka koraan
Maalin dheeli waaxaad falanqaysaan arsenal in ka badan kooxaha kale, runtii markaad weriye tahay waa in falanqayntaadu isu dheeli tiran tahay Ibrahim Carab waa ninka keliya ee runta sheega marka naadigiisa laga fiican yhy, waxan kale hadaladooda waa lalabo,keep going Ibrahim
Ada u mahdsantihin
Carab iyo izlow
Dhamntiin madx inoo saaran tihiin falan qeynta io ciyaaraha marka laga reebo rijaal io muuudey 😂kuwas taageero bes u hadlaaayan
Nimanyohow rijaal iyo muudeey waxooda falanqeyn maahan xaqiiqna kama hadlaan
carabow saadasha shabalaala maa noguso dartiin
Arsenal umada kahadheen😂
Mk 😂😂 yuu Tageera Hadda Noo Sheega😂
Liverpool iyo milan
Waa arsenal sida maqlay kkkk
Wara falanqeynta so badiya.... ilaa hada wad ficantihin hore usocda
Sxb islow tinta dhaqsi ayay kuso bxdy m.a
Labo damiin oo arsenal tagera tihin mxad noosheegaysin markaa lol 😂😂😂
Islow iyo arab wad asiibten lakiin sida rijal okale tageradas okale waa khalad
isqaqabsi ayaa inaga batay
Carab wllka kooxdan fc next season iskiiga bax Liverpool iu imaaw madax dagsi le dahay
Arsenal xaa dhantin 30 years AA Hal horyaal qadene😂
Shabala isbuca danbe keena
falanqeytiina waa dawada Wana barnamush fiican lkn mushkiladiina waxa ay tahay dadka ciyaaraha idinka falanqeeyo badankoda waa dadki waayaha danbe ciyaaraha bartay oo kubada marki ay statatics noqotay kusoo biiray waa idinku yaryihiin dadki kubada caadiga a oo ciyaaryahanka si gaar ah xirfadiisa u qiimeyn jiray meeshas soi saxa
Sax
Labo qabiir anan si tageresan u hadlin