Jahawareerka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Soomaaliya. Masar Mise Itoobiya?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2025

Комментарии • 62

  • @biibaaye-o3k
    @biibaaye-o3k 8 дней назад +8

    Xasan sheikh somaliya god dheer ayuu ku riday oo cawaaqibka ka dhashana aan la mahdin doonin boqollaalka sano ee soo aaddan.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 8 дней назад +6

    Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 8 дней назад +6

    Wasaarada arimaha dibada somaliya aqoon xumo iyo waayo aragti la,aan ayaa ka muuqato, ceeb baa taagan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 дней назад +5

    Sanbalooshe iyo
    Cali Balcad waa inay Xirta Itoobiya
    Sidii ay Xassan Qol oogu xirtay
    Wax kale ma astaahilaan
    Allaha ku Salado

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 8 дней назад +2

    يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
    😢 😭 😭 😭
    Madax iimaan laawayaal ah oo Calooshooda iyo Musqushooda udhaxeeya ayaa Wadanka Maamula. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kama baqayaan Naxariisna maleh bani'aadanimo maleh, Wadaninimo malahan...😢Dugaag baahan oo muftarish ah waaye. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baanu Dacwo ooga nahay Allaha naga qabto.

  • @aliabdurahman2204
    @aliabdurahman2204 8 дней назад +3

    Hassan act like one man show

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 дней назад +5

    Soomaaliya
    nin Maskaxiyan xanuusan
    Awalna
    Shaqsiyad ahaan liidatay
    Ayaa
    Hogaanka u qabtay

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 8 дней назад +4

    Somaliya moryaan saqiir siyasateed ayaa wadankii qabsaday oo waxa ay donayaan aan la garaneyn waa group maafiyo ah ilaahow naga qabo adigaaa qayanatooda aysan kaa qarsoneyn

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 дней назад +5

    Soomaaliya waxay noqotay masrax ay ku hardamaan dowlado ishaysto

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 8 дней назад

      Maamul xumo darteed....subxaanallaah

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 8 дней назад +1

      ​@@hafsaali4297Exactly 💯 Those foreigners don't go to Eritrea because a man runs that country! Weak gender confused men that argue with women on social media over clan politics run our country

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 дней назад +3

    Illaahow
    Xassan iyo wax magaradka uu keensaday
    Dalka ka babaadi

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 5 дней назад

    Ninku xaasidsanaa 😂😂😂waxaasaa aqoonyahan idiin ah waad hoogqysaan inta noloshiina ka Shimano cadaabtaas ku jira aamiin

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 8 дней назад +4

    Maxaa dalkeena ka dhigay meel la isku hayto oo lagu tartamo?

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 8 дней назад +1

      يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
      😢 😭 😭 😭
      Madax iimaan laawayaal ah oo Calooshooda iyo Musqushooda udhaxeeya ayaa Wadanka Maamula. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kama baqayaan Naxariisna maleh bani'aadanimo maleh, Wadaninimo malahan...😢Dugaag baahan oo muftarish ah waaye.

    • @2daysago_
      @2daysago_ 7 дней назад

      Lacag iyo hunguri. Dad caado qaato ah ayaa madax u ah somalia

  • @SaidMusse-y2j
    @SaidMusse-y2j 7 дней назад

    Siyaasad xumada xasan shekh dalka halaga bad baadsho

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 8 дней назад

    Bacaac bacaaaaac bacaaaac
    U haneeya wanaaga iyo quruxda iyo nidaamka dawlada iyo kaladambaynta iyo horumarka caalamku dhamaantii u riyaaqay ee jamhuriyada barakaysan ee somaliland gaadhay Maasha-allaah

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 8 дней назад

    Somaliya allaha unaxariisto

  • @KabtankaRuushka
    @KabtankaRuushka 7 дней назад

    Naf-Hurre

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 8 дней назад +1

    Hawiye Siyaasadi Somaliya Jaahwaareer bay ku Riiden Mowqif yeesha , Hassan Shceik MUNAFAQAAD Jooji Please...

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 8 дней назад +5

    Turkiga dhexdhexadin kuma jirto ee danteda ayay fiirsanaysaa badda cas ama gacanka cadmeed haday ethiopia qaadato Somali waa u dhammatay taas Somali ha ogaato ballaayaa madax u noqotay

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 8 дней назад +2

      Why is Somalia even negotiating it's sovereignty over it's UN recognised sea with Turkey or Ethiopia? It shows you how bad things got! Who asked Turkey to meddle in this ?? Why are Somalis negotiating ? Have they got public mandate? No! Hasan Sheik has zero public mandate!

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 8 дней назад

    Si adag oo qayaxan aqoonta aad diblomaasiyada uleedahay inaad uga hadashaan jeclaa

  • @FartunK
    @FartunK 7 дней назад

    iaahiliintaan dalka haysto dowlada dhexe iyo kuwa gobaleedkaba ilaahoow na dhaafi

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 8 дней назад +1

    Somali politicians even the ones in public sound passive and weak! Ethiopia has no right or entitlement to any sea access or ports in Somalia! Period! Journalist act unpatriotic too

  • @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh
    @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh 7 дней назад

    Xasan.hduukahadlo.midnimada.yaauqufaya.qabuuraha

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 8 дней назад

    Aduunyada xabad ayaa ka shaqeeysa walee inaan lagaa waabaneey hadaadan wax iska celin

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 8 дней назад

    Ethiopia waa inaanay bad soomaali leedahay aanay gaadhin

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 8 дней назад

    Maxaa ugu baahanahey ciidima shisheeya hada

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 дней назад

    Somaliya tastur ma laha lagu heshis yahay

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 7 дней назад

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland Somalikushega konfureed
    Wan leyahay qudhun kinaa nagala fogaadaa😊😊😊😊😊

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 8 дней назад

    Somaliya sirteeda wanee kharsadaan eena kasheegin barha bulshda

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 дней назад +1

    Somalia waa xoolo damera aha
    Hawiye waa dad daciifa jecl lacgta
    Iyo Bakhtiiga Tusalee Ali Balcade iyo fiiqi😂😂😂

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 8 дней назад

    Madax weynuhuna dantiisa gaarka ah ee uu wadanka kuxukumayona joojiyo

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 8 дней назад

    Adeer siyaasada bilaa daarood taasi maaha siyaasada,hawiya waxna ka ma yaqaano siyaasada 😂😂😂 i proved from somaliland!!

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 7 дней назад

    Xasan shiikh wuu ku fashilmey arimihii dibadba iyo kii gudahaba

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 8 дней назад

    Odaygan haduu Caqli leeyahay Ethiopia faraha hakala baxo wayo laa aamini karo

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 8 дней назад

    Kan aad waysanayso ayaaba calooshu taagantahay waar qudhunkiina hanala soo galin dadkaasaad waraysataa midba midka kale ka daran walaahibaanay waxba idiin hagaagayn inta fikirka xun idinku jiro

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 7 дней назад

    Hassan DHOQO “PUNTLAND lo jojin maayo” Hal nin oo borso wata. SOMALIA 🇸🇴 FOR SALE BARLAMAN MAJIRO MUSUQMASUQ BA LAGU BURBURIYEY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 дней назад

    Somaliland waxaa la qoonsanyaa meesha laga xukumo oo ah Hargeisa . maamul Gobaleedka ssc ddunak ma aqoonsan sida addunaka u diidna in aqoonsado Somaliland 34 sanno kokaa ninakleh somaliland 4 xaguu afarta ka keney dhulka dhulbahanta kaliya calanka dameerka sudhanyahey oo tuurtey calankii tawaxiidka oo ah calan aan la ogaleyn in dhulka la dhigo lakiin dhulbahtaa sameeyey

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤️🥰🥰🥰👏✅️🇸🇴💙💯🩵💚🤍💙🇸🇴🇸🇴

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 8 дней назад

    Dabac Lee haku jirin somaliyey ciidan adag aan dhisano badii somaliya in ciidan adag si dagdag ah lodhiso maxaad u didan tihiin somaliyey nacasanimada aan iskadeyno horamar aan sameyno dhalinrada hada halaqoro hobkane dowld deen xita aan ogaa qadno ciidan badan adag iyo dhul aan dhisno somaliyey

  • @BigBoss-qm6ud
    @BigBoss-qm6ud 7 дней назад

    Diin maxey sheegta hadaan lagu camal falayn! Midnimo hadaan la hayn, Heshiisya lala galo dalal shisheeye xal ma noqdaan? Somaliyey ma israacnaa oo madaxda ina hogaamiso iskama wada qabana mise waxaan sugnaa sida Falastiin inaan noqono. Maanta Dal ahaan Somalia waxaa ka wacan South Sudan.

  • @Abdinajiibjr
    @Abdinajiibjr 8 дней назад

    Somalia is forced to wage war against Ethiopia. It is if it wants to be a country. 🇸🇴🫡🤵‍♂️

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 8 дней назад +1

      Somali politicians even the ones in public sound passive and weak! Ethiopia has no right or entitlement to any sea access or ports in Somalia! Period! Journalist act unpatriotic too

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 8 дней назад

      Somali men are busy arguing with women on tiktok while their country gets annexed by foreign invaders! Hassan Sheik is Moryan who has houses in Dubai and Turkey and cares not about his clan even let alone Somali

  • @abdulkaderyousefaden7161
    @abdulkaderyousefaden7161 7 дней назад

    Hoyadaa faqashta ka was dheh

  • @MohamedIbrahimAtosh
    @MohamedIbrahimAtosh 6 дней назад

    Sorry for Somali people.

  • @natduinfo
    @natduinfo 8 дней назад

    Ay waalataa, ay carartaa. 😂😂😂

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 дней назад

    Scc ma dawalda Mise WA sedex tuulo on lahayn mamul iyo maskax toona

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 8 дней назад

    Hasha labada geel jecel dhaxduu bahal ku cunaa

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 8 дней назад

    Ethiopia damaceeda bada waad oftahay wasiir sidee baad shaki u gelisaa

  • @sundusmaxamudaadan
    @sundusmaxamudaadan 8 дней назад

    Wdnkeena faraha ka baxay

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 8 дней назад

    Duli baa tahay maxaa ka faidee wayabee maalin walbo qabiil dartiisa madaxada ku aflagadesaa

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 7 дней назад

    O maxa u maleyneysan Ethiopia inay garaneynin somalida ?
    Abiy Ahmed si fican ayu kala yaqana somalida.
    Wa ogyahy hsm inu yahy saqir wax ma garato ah.
    Dowlad qoys ma noqoto.
    Nin qoyskisa ka dhigtay dowlad.
    Dowlad marki horeba lataliye u ahay dahir alasow ma dowlad ba?
    Abiy wa nin adag o fahansan hsm iyo familkisaba